ABAABALA _ PRANK_ MEEL XUN GAARAY _ ABAABALA OO GACAN QAAD SAMEEYAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
    HASSAN SOYA
    FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND RUclipsR.
    FOLLOW ME
    / hassansoya
    / hassan.alish. .

Комментарии • 115

  • @omarali2444
    @omarali2444 Год назад +24

    Saliga nabiga idinka agdaaran Masha Allah 💞

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Год назад +20

    THE BESST BERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE & THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MUHAMED SCW SCW SCW😢💔💯

  • @jokar1m
    @jokar1m Год назад +47

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh
    subscriber isoo dheh RESPECT🔥

    • @ibraahimmuqtaar4060
      @ibraahimmuqtaar4060 Год назад

      Janada wadee leedahay maheysaa wadadaas adigaaba jano shegayo kafogoow camalkaa hadda gacanta kula jirto isku ekeysii ruux jana doon ah hagaaji madaxaga,wajigaga mo,ogtahay inaad ilaahey laxifaal tantay quruxdada bedeshay towbad la,imow dhaqankaga wax kabadel taqwada badi ilahey wuxuu ku amray samee wuxuu kaarebay kajoog
      Ilaahey karajee waxwalboo kheyr ah xaggiisana yaala waad heli inshallaah

    • @qadarmjanagale2173
      @qadarmjanagale2173 Год назад

      amiin

  • @mohaanofficial9522
    @mohaanofficial9522 Год назад +18

    Ani iyo adiga aqrinaayo qolraalkan qabrigena beer beeraha jannada ka mid ah ha nooga dhigo ✨

  • @nidaamiye8443
    @nidaamiye8443 Год назад +20

    Walhi waa istaabaheenaa kulahaa😂 Prankiga runta ah kanaa u aqaanaa🤣

  • @ficanali4795
    @ficanali4795 Год назад +20

    Masha Allah soya legend keep going pro 💪 🙏

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 Год назад +11

    Abaabala fulay sanaa cidma hayso isgaa is haya 😂😂

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Год назад +10

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥💖❤😍

  • @mahadinhoofficial2109
    @mahadinhoofficial2109 Год назад +6

    Abaabala legend wayo wlhi😅

  • @maryannur2123
    @maryannur2123 Год назад +2

    Wlhi Abaabala qimaha ay dumarka leyihin u yaqana Axsan nin rag ah yaqey xalaal waye wlhi

  • @adrisshagi1255
    @adrisshagi1255 Год назад +1

    Ababalaa. Maxanaqo hiii. Haye wa mahadsantahay macalin Mr hiiii. Cirka owjira

  • @abdinajiib7049
    @abdinajiib7049 Год назад +3

    Waan istaabaneynaa mxuu kawadaa abaabala 😂😂😂😂😂

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Год назад +2

    Maasha alaah my brother soya keep going 😁😁❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @haykalpoi8896
    @haykalpoi8896 Год назад +1

    Badaan la adaa kulahaa 😀😀

  • @aidarusmohamed877
    @aidarusmohamed877 Год назад +5

    Abaabala xeelad dagaal ayuu yaqaano mar Haddii lagu celinaayo laysma waalo Energy-ga Ayaa lumaayo hadhow markaad battery 🔋 low Soo qorto oo lagu dhaho orod Iska celi Waa maraa tamar badan lumisay 😂😂

  • @wllsharma8282
    @wllsharma8282 Год назад +2

    Idinkaa caadi matihiin horay usoco team soya❤️❤️

  • @cimraanahmed8160
    @cimraanahmed8160 Год назад +1

    Wllhi wuu iga qusilsiyaya Ababal🤣😂🤣😂

  • @axmedqeyr7720
    @axmedqeyr7720 Год назад +2

    Kan baranki waa dhaafay ee waa gardaro caadi ah

  • @badhaadhoupdisamet9468
    @badhaadhoupdisamet9468 Год назад +2

    Ba goronka ma somalind ayaa ku xardhen 🥰❤👍

  • @idrisnurahmed3504
    @idrisnurahmed3504 Год назад +2

    Waalahi waa the best prank Abaabala waa laga boleystay talyow noo soo badi

  • @arafaatnoor6844
    @arafaatnoor6844 Год назад +1

    Wax yar an istabano kulahaa😂😂😂😂😂

  • @nimcohooda1593
    @nimcohooda1593 Год назад +1

    Maasha allah wllky lajan lajan barbaariyey

  • @ckaafiaadan2207
    @ckaafiaadan2207 Год назад +1

    Xasan soya wllhi marnaa mishakaan saan kuwad wllhi waan wataa barnaamishaka hhhhhh

  • @cabdulaahicadde384
    @cabdulaahicadde384 Год назад +2

    Ninkaan oo aan is Taaban meesha maka baxaayi ku lahaa

  • @calimarcellocalimarcello8085
    @calimarcellocalimarcello8085 Год назад +1

    Lagant nin weyn zooyaa horey usoco baro

  • @heersareofficial8272
    @heersareofficial8272 Год назад +1

    Kkkk xasan sooya aabahaa cune feerahaan ma celin kariye kulaha

  • @baaricade3354
    @baaricade3354 Год назад +1

    Wow very good
    See Camal Nawat majirtooo kkkk hhhhhh 😂

  • @maxamuudcabdi960
    @maxamuudcabdi960 Год назад +1

    Asc sxb soya away hee prankiyadi baaba jey sooqabo

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 Год назад +1

    XASAN SOYA. MUQALADAADA. HOOS AYUU UDHACAY. SXP MARKA KOR ISKU SOOQAAAD💯💯👉👊👊✊️👊

  • @shaaficishafinho9218
    @shaaficishafinho9218 Год назад

    Walaahi brank waali eh waaye qosol iyo ilinaa isku daray hhhh🤣🤣🤣🤣

  • @libaanmohamed434
    @libaanmohamed434 Год назад +1

    Kulaha bada la aadaa🤣🤣

  • @fowziyaaliadam7280
    @fowziyaaliadam7280 Год назад +1

    Legend sooya hore u soco

  • @Anwaralichannel
    @Anwaralichannel Год назад +1

    Hormar wacan zhp

  • @wllsharma8282
    @wllsharma8282 Год назад +1

    Badaan la adaa kulahaa

  • @maankacadde2068
    @maankacadde2068 Год назад +1

    Pro wxaa kaa codsanaa pls inaa asad hagio fariin iiga gudbiso maahan fariin xun waa mid caadi ah hana iga tegin pls ila soo xeriir si aan kuhu faahfaahiyo farinta pls 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
    Keep going pro from Mogadishu somalia 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @susuanihafow7823
    @susuanihafow7823 Год назад +1

    Another level of soya length

  • @xasanabdirahman7451
    @xasanabdirahman7451 Год назад +1

    Hhhhh Abaabala Waa Laku Helay Maanta Nabee

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 Год назад +3

    Big legend hasan soya 💯🙏🫵🏻💪

  • @maaidomuqtaar6481
    @maaidomuqtaar6481 Год назад

    Keep going

  • @shamsamohamed6078
    @shamsamohamed6078 Год назад +1

    Hormar wacan wll

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 Год назад +2

    Sorry Guys it is Prank 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hamseapdy8426
    @hamseapdy8426 Год назад +1

    Camerada Qofaa haaya😳

  • @abdirizackrashka4883
    @abdirizackrashka4883 Год назад +1

    Aniga midan layabey waxy tahy sooya markuu maqnaay maba la bod bodeynine scml ii cel celiyaaa miya micnaha😂😂😂😂

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said Год назад +4

    Prank Show🔥

  • @cabdifataaxkabanle9734
    @cabdifataaxkabanle9734 Год назад +1

    Abaabalah waa nin dulqad badan lakin qalad maqadanayo

  • @cumarbulshaawi4918
    @cumarbulshaawi4918 Год назад

    Ani caan ahy isoqabo hee kuwata wllke xasan soya iyo teamkisa

  • @calimarcellocalimarcello8085
    @calimarcellocalimarcello8085 Год назад

    Abaabala oo xoog la socon la yahay yaa iska celin karaba hhhhhhhhhhhh wllhy hadii uu kugu fadhiisan lahaa wiish xitaa makaa kicin keheen hhhhhhhvv

  • @yaasircarab9183
    @yaasircarab9183 Год назад

    Hhhhhh abaabala wuu cabsahoya

  • @nabiilshariif4190
    @nabiilshariif4190 Год назад +1

    Xasan sooya 👌

  • @zeinabaabdi5675
    @zeinabaabdi5675 Год назад +1

    Assallam allykum

  • @zaydaadankheyrow8336
    @zaydaadankheyrow8336 Год назад +1

    Feeraha maxa leysku saaraane hhhh

  • @carabyare4231
    @carabyare4231 Год назад

    Kkkkkk sxb soobadi

  • @ayubhassan8220
    @ayubhassan8220 Год назад

    fadlan Idiriska itaabo noo sooqabo hhhhhhh
    mahadsanid

  • @alioucisse3207
    @alioucisse3207 Год назад

    Camera manka jini miya lama arko miyaa

  • @imkeymuusic5665
    @imkeymuusic5665 Год назад

    Ciltire woo iga qosolsii

  • @ciiseaajacade16
    @ciiseaajacade16 Год назад +1

    Hadaan sankagaharo kulahaaa

  • @nistexo821
    @nistexo821 Год назад

    Wll qali

  • @hibougaas5600
    @hibougaas5600 Год назад

    Kkkkk ilaa badaa laa adaa

  • @abdijabaarabdullahi6384
    @abdijabaarabdullahi6384 Год назад

    Prankigan qofka duubay xaguu taagan yahay?
    Ma fahmin ani 🤣

  • @cabdiraxiincabdisalaan4893
    @cabdiraxiincabdisalaan4893 Год назад

    Guuxa maxaa masaajidka mowliidka laga aqrinooyo waye zax

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Год назад

    Keep going bro

  • @dhamestirandumar9966
    @dhamestirandumar9966 Год назад +1

    badan kuu qaadana kulaha jini maa tahay 🤪🤪🤪

  • @maaidomuqtaar6481
    @maaidomuqtaar6481 Год назад

    Pro

  • @sharmaboy5466
    @sharmaboy5466 Год назад +2

    Ihih

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Год назад

    Hal mar an istabano aa kkkk ninkan bada la ada kkk ababala

  • @abuhaamed4899
    @abuhaamed4899 Год назад +2

    Badaan Geen lahaa Lugu Lahaa kkk
    Ar Gabdhaha Sucuudiga Ku Dhashtay Maa La Tabtaa 😂

  • @ciiseaajacade16
    @ciiseaajacade16 Год назад

    Ani iyo adoo istaawanin kulahaaa ababala

  • @najibjr1167
    @najibjr1167 Год назад

    Soya prankiyasha Badi caadi maahan

  • @banaadirifamily3584
    @banaadirifamily3584 Год назад

    Xasanoo mawkiidkaa kusoo fasaxday bee

  • @apdallahialiizack7222
    @apdallahialiizack7222 Год назад

    Aan is taawano aaa kkkkkkkkk

  • @xasanmahdi881
    @xasanmahdi881 Год назад

    Ababala 100 ka tagtaY

  • @wiilqaran6165
    @wiilqaran6165 Год назад

    Kkk ilaa badan uqaadaha kan

  • @faafinta7175
    @faafinta7175 Год назад

    Ar abaabala umad mah adi dhan inaa ku qadataa ku garacaa

  • @aliismailhassan30
    @aliismailhassan30 Год назад

    Hi

  • @osmanarto6089
    @osmanarto6089 Год назад

    🤣😂🤣😂waan fuurey

  • @xasanadan8352
    @xasanadan8352 Год назад

    Is taawano lee jirto AA

  • @abdulahibidixole6125
    @abdulahibidixole6125 Год назад

    Soodhawee zxb kamirada niyo

  • @cusmaanmaxamedabdi5684
    @cusmaanmaxamedabdi5684 Год назад

    ❤❤❤❤❤

  • @ramlaabdulla9265
    @ramlaabdulla9265 Год назад +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👌

  • @cilowjey3768
    @cilowjey3768 Год назад

    Hhhhh

  • @faaygureey4700
    @faaygureey4700 Год назад

    kkkk markow hubsaday inuu imaadhay ayuu dagal bilaawaay

  • @somaligangis3824
    @somaligangis3824 Год назад

    Soobadi saxib

  • @ismahanabukar7565
    @ismahanabukar7565 Год назад +1

    Abuukar

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 Год назад

    Kkkkkkk

  • @nimcaangermany2159
    @nimcaangermany2159 Год назад

    Calankeena jamuuRiyada iimuuqdaa

  • @kamalgemar359
    @kamalgemar359 Год назад

    Dhaartii meeday

  • @user-bf2xx2mx9t
    @user-bf2xx2mx9t Год назад

    Hhhhhhh 🤣😂😂😂😂 kkkkkkkkkk 💃💃

  • @nuurabdallanuur1226
    @nuurabdallanuur1226 Год назад

    Kkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķk

  • @abdimahadshuriye8492
    @abdimahadshuriye8492 Год назад

    Hada lo ka xanaqeysid wale warba ku sugayo

  • @kingmoha9760
    @kingmoha9760 Год назад

    Idiriska itaabta nosoqabo

  • @nabiilshariif4190
    @nabiilshariif4190 Год назад

    NOSOO BADI

  • @shaaficishafinho9218
    @shaaficishafinho9218 Год назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aadansheekhmuuse
    @aadansheekhmuuse Год назад

    هههههههههههههههههههههههه

  • @yuyekb5077
    @yuyekb5077 Год назад

    Lo gisi Aan dhihi hadan rabo

  • @cadnanncali4557
    @cadnanncali4557 Год назад

    Laf ka weyn weku jibisa

  • @user-hj5si8ep2e
    @user-hj5si8ep2e Год назад

    😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @amuuncadey4693
    @amuuncadey4693 Год назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👌

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 Год назад

    😂😂😂😂

  • @bilebaashi3538
    @bilebaashi3538 Год назад +1

    Pranka been ah somali hadaa nahay waaba hooshena

  • @najmamahamud1853
    @najmamahamud1853 Год назад

    Somaliland maad joogtaan