Video gan waan dhamaysan kariwaayey xasaan xuseen isagaaba wahaabi sheegte wxy wahaabiyo ayuu ka digay mida kale culimada aad ku qorteen jadiidiyo bal hal masalo oo ay jadiidiyeen ama hay sameeyeen yagu hada bal sheeg xasaan xuseena waa nin mad-habka khawaarij ta qaar waa faqay manhajkiisuna waa manhajkii cabdilqaadir cabdirisaaq
Gaalad wada tihin
Kan waa nin waalan dad qaar ayaa shikh uaqaana maogi
Video gan waan dhamaysan kariwaayey xasaan xuseen isagaaba wahaabi sheegte wxy wahaabiyo ayuu ka digay mida kale culimada aad ku qorteen jadiidiyo bal hal masalo oo ay jadiidiyeen ama hay sameeyeen yagu hada bal sheeg xasaan xuseena waa nin mad-habka khawaarij ta qaar waa faqay manhajkiisuna waa manhajkii cabdilqaadir cabdirisaaq
xassaan oo itixaadkiisii takfiiriyiinta ahaa safka salafiyiinta ku daray, waa yaab.
salafiyiinta cadawgoodu waa uu fara badanyahay.
@@jibagale30magan46 adi hadaa tahay qof muslim ah oo muwaxid ah janalkaan dad suufi oo gaalaa lehee ha aaminin qabuuriyiin waynaatay waaye dacwada towxiidkee kasoohorjeedaan sh xasan hadaa moodeesit nin takfiir ah waxaa kutakfiirisaa lagaarabaa
Mahadsanid 😂
Kasoo daawo tanaaqudaadka xasaan
منهج الهذاة بين الجفاة والغلاة
منهج الهداة بين الغلاة والجفاة ولكن منهج حسان فرع عن منهجهم وهو متطرف
Janalkaa soo kii mushrikiinta qabuuriyiinta sooma,aha yaa wax inkarumeesaniba waad ceeboowdeena dadki dhan wee idinfahmeen
Ma isku qarxinaa mushrikiinta markaa😂😂
Wlhi ku sareen subscribes ashcariyow suufigi
Qof aan qaldameynin majiro lakin waxaan xun sheelha aad adiga raacsantahey inaad wax diinta khilaafsan ku raacdo ma aha
Sh xasan xusen aadan abuu salmaan alaah dartiisa ayaan ujeclahey maxaa yeeley waa geesiga diinta qof welbo qaladkiisuna cadeynayo sheekh ha ahaado ama uu san ahaanin waa uu sheegayaa ley qaladkiisa
Qof walbana saasaa laga rabaa
@@musdhafaaissack6326 هداك الله
Wahaabinimo inaad kudhimato ayaan kaaga baqaynaa
Link daa yo jahilyooni ilahay ha kugu so hanuuniye mushrik bad tahee