WIIL MUCJISO AH OO HEES RAP AH KAGA NAXSADAY BAABA JEY IYO DAAHIR CALASOW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 225

  • @Cabdilahiismaacil0
    @Cabdilahiismaacil0 2 года назад +160

    KU SALIYA NABIGEENA SCW SCW SCW 🤲❤🙏

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 2 года назад +56

    c/fitaax ama baaba jey aan la hadlaayaa siiba baabajey danbigaaga allaha dhaafo laakiin wiilkaan yar mustaqbalka leh oo quraanka bartey ha u horseedin naar ee walaaloow ha u horseedin meelaha xun xun sida heesaha waa wiilka aad adiga dhashey ayuu kuula mid yahay

  • @nimcoahmedmohamed9511
    @nimcoahmedmohamed9511 2 года назад +36

    Quraanka kaga faaiidayso codkaagaa quruxda badan maamo hees aakhiro iyo aduunyaba faaiido ma leh alle wax ka khayr badan ha ku siiyo

  • @suldaanhaaji9313
    @suldaanhaaji9313 2 года назад +19

    Mr babjeey keep going and maanka and wiil enjoy my brothers wiilka waa legend kusoco dheh dhiiragalin ayuu ubahan yahy 🥺🥺🥺🥺 plz babajeey garab qawo

  • @umuamal4810
    @umuamal4810 2 года назад +8

    Ilmaha yar yar haaka waalina quraanka ha bartaano saas ayaa ufiican fanaan wax tari maaye

  • @abanurmohamed7915
    @abanurmohamed7915 2 года назад +16

    Ana ugu horeyo maanta pls igu sharafa like ta caliyada ah waaku dhimana😂😂🤣🤣✌️✌️

  • @mrliicaaye2852
    @mrliicaaye2852 2 года назад +15

    Ninka ragga wuu noqdaa shiid✌💯🦁

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 года назад +50

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
    Kaliya nagusoo biiir❣❣💔

  • @AhmedMohamed-uz1xg
    @AhmedMohamed-uz1xg 2 года назад +10

    Mansha Allah dhaha wiilka yar alle xaga khayrka haku hanuunsho

  • @mo_cazorla1949
    @mo_cazorla1949 2 года назад +9

    Wilkaan Hala Gacan Qabto Wa Tallented❤👍

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 года назад +35

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💜

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 года назад +42

    Legend always babajey

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 2 года назад +15

    Fariid weeye wiilkani maasha allaah

  • @mowlidnoor965
    @mowlidnoor965 2 года назад +5

    Dahir Calasow Hadi ugaaro muqaalkan wilkan yaar wey ukalakece🌹🌹🌹😂😂😂😂😂

  • @munamaanka9250
    @munamaanka9250 2 года назад +5

    Roy manka baba jey waad naga qosli seen whi wan idin wata hore usocda❤❤😂😂

  • @ahmedabdi1463
    @ahmedabdi1463 2 года назад +1

    Baaba jey sxb waxa ka rabaa garab sxb waan ku baryaa sxb wll mcn ii soo jawaab

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 2 года назад +4

    Keep going baaba jeey iyo labdiisa Wii o fanaaniin ta ah Wad iga qoslisen nin Rag rayaan iyo ciil wa Soo maraa horey u soco injoy yariisow ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aliyusuf1165
    @aliyusuf1165 2 года назад +28

    Masha allh waa cunug talent leh waxaan leeyahay keep going

  • @queensomali5463
    @queensomali5463 2 года назад +5

    😥Wlhi inankan Yar Waa Ilmo Yaroo Qalbi Wngsn Illhay Haso Hanuuniyo Dhabo Khataru Ubahan Yahay Inu qadee☝️

  • @gogoup3203
    @gogoup3203 2 года назад +16

    *200K* ila dabaal daga Ramadaanka✔✔✔

  • @abdizamedjama5020
    @abdizamedjama5020 2 года назад +22

    His smile is another level

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 года назад +23

    Manshallah 😍 keep going ❤ 💪

  • @cumaraxmadxaaji8928
    @cumaraxmadxaaji8928 2 года назад +4

    geep going my brothey wlhi legend baba jeey wan wataaa soo sar baba

  • @officialnunkey9945
    @officialnunkey9945 2 года назад +8

    Wiilkan Talented Man waye wlx

  • @mohamedeeqhassan5262
    @mohamedeeqhassan5262 2 года назад +3

    Asc baab anigoo ah maxamed deeq dalnuuriyewiilkan wawatahormar wanagsan aingana baba wanjeclahay fanka waxan ahayfananqarsan oonajecel inooheeso

  • @nacimaabdirisak6626
    @nacimaabdirisak6626 2 года назад

    So celi wilkn baba wlhi funny wye tankle hmplyo 500k horey usoco baba jey

  • @shiineugunje4972
    @shiineugunje4972 2 года назад +3

    Wiilkan waa wiil badali doono shoma boy iga qor 🙋🙇🙇🙋

  • @maxamedheersare4323
    @maxamedheersare4323 2 года назад +7

    Legends ayaa is helay keep up brothrs

  • @anababdi1507
    @anababdi1507 2 года назад +3

    M.a will fani ah kadhimo qaran keep going

  • @sucaadboocame4434
    @sucaadboocame4434 2 года назад +1

    Baaba jey isLa soo xiriir wl mcn

  • @saciido1235
    @saciido1235 2 года назад +1

    Mn sha allaaa wiilkan waa wiil aad u awki badan hadana bartay qur aanka kariimka ah waxaa o ran lahaaa heesaha iskadaaa oo wax kale la imow

  • @mowlidnoor965
    @mowlidnoor965 2 года назад +5

    Faarid hadaad maqli jirtsay waakan🙏🙏🙏🙏🙏🔥🔥🔥💯💯💯

  • @alimahamed4664
    @alimahamed4664 2 года назад +2

    M.a allah xafido wiilasha wan tageraa

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 2 года назад +3

    Masha Allah horey usoco yariso

  • @safyaadamabi1360
    @safyaadamabi1360 2 года назад +3

    Mashaallah babajey keep going

  • @abdullahiali6897
    @abdullahiali6897 2 года назад +41

    His smile❤

  • @axmed_gaba_8
    @axmed_gaba_8 2 года назад +4

    Wiil hol kar ah my young pro hori usoco proda

  • @luul5654
    @luul5654 2 года назад +4

    Masha Allah guuleyso

  • @ahmedabdellahi7058
    @ahmedabdellahi7058 2 года назад +1

    Baaba jeey wilka yar ka waani fananimo ka waano kheyr allah ku siiyo

  • @ciiltireproduction1622
    @ciiltireproduction1622 2 года назад +3

    Legend baaba jeey waa ku wataa

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 года назад +3

    Mashallh best talent wllhi

  • @fadumaxirsi5842
    @fadumaxirsi5842 2 года назад +4

    Masha allaaha ilahay hadin xafido amiin amiin yaaa raaabi 🙏🙏☝️☝️☝️🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @awoabdi7648
    @awoabdi7648 2 года назад +5

    Muniir aqaa ayuu u qosol eegyhy wiilku 🤣🤣🤣🍀

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 года назад +3

    Masha allaha ma 🥰♥️♥️❤❤👌👌

  • @joodhaaofficial4534
    @joodhaaofficial4534 2 года назад +1

    M.a pro TalenT baad Ledahy nina Talentigisa Laguma Naco Pro GuuL Ku Rajynya

  • @saramoha5305
    @saramoha5305 2 года назад +2

    M.a farxada wax la sisto malaha keep going willasheyda 👍

  • @sacedxozan3088
    @sacedxozan3088 2 года назад +1

    Wll injooy

  • @xamdaxussen1462
    @xamdaxussen1462 2 года назад +6

    Inaankaan yaar waan wataa iistaqfurulaah 😂😂😂

  • @fartachannel8002
    @fartachannel8002 2 года назад +3

    Reer dagmadeyda dharkenley waa idin xisay 😭😭😭😭😭

  • @cabdallamohamud7150
    @cabdallamohamud7150 2 года назад

    First fiirsi & first comment

  • @armanlove4348
    @armanlove4348 2 года назад +7

    Legend Always legend

  • @feysalyareofficial1526
    @feysalyareofficial1526 2 года назад +3

    Asc awalan baaba waan ku salaamay baaba waxaa tahay qof runtii dhiiragakiya ah
    Balse waxaan kaa codsanaa wiilkaan waa wiil yar hadana afarmar qur'aanka kariimka dhameeyay waxaan araktideeda ku beeqaamilaahaay in ad u raadisid wado an wadadaan aheen adigane waxaad ku helesaa ajir aan lasokoowikarin fadlan waa iga codsi maanta hafiirinin aduunyo berine waa aaqiro salaan boqortooyo baaba jey

    • @amiinsosman8161
      @amiinsosman8161 2 года назад

      Masha allh waan kugu raacsanahay wllke fikradada aad ayey u wanagsan tahay

  • @abdimajiidhussein4232
    @abdimajiidhussein4232 2 года назад +2

    Baaba Jeey keep koing

  • @libaxatogdher996
    @libaxatogdher996 2 года назад

    BAABA JEEY WAA CIYAALKA XAFADA

  • @yaxyemaxamed4046
    @yaxyemaxamed4046 2 года назад +1

    hayyyyyyyyy

  • @jambaagro8018
    @jambaagro8018 2 года назад

    Baaba wiilka dhexda iyo wiilo isku keen qosolka

  • @hilaalphotography52
    @hilaalphotography52 2 года назад +3

    NIO WIIL YRE HEESO MA FCN HA KU DHIRI GALIN

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 года назад

    Wiilkan yar wax khayrle udir macalin rap faaido maleh

  • @maankacade3310
    @maankacade3310 2 года назад +2

    Wax kale

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 2 года назад +1

    Dahir Calasow lagend

  • @prosperitybintuibrahim2434
    @prosperitybintuibrahim2434 2 года назад

    Baabaa wiilka yar heesaha kaqabo hakugarabsiinin uraadiya shaqo xalaala plz wiilka yar ee quranka bartay ee qalbigiisa uu kujiro quranka yaan heeso loogayn qofkii garabkusiiyo isagaa umaqan aakhiro heeskasta oo uuqaado danbibaab kuleedahay xataa hadaadan heesta samayn aadan tumin oo aadan qaadin waayo bilowgii baad lugkulahay wiilkayar murtida ale siiyay ha u isticmaalo si aan hees ahayn

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 года назад +1

    BABA JAY MUCJIUSO MACNAHEEDA MA TAQAAN WA ADIGOO KALE BAALO UUN MEL LA AATE EY

  • @yaxyesaciid6312
    @yaxyesaciid6312 2 года назад

    Baabajey waan kuu xiisay

  • @amaljuju7625
    @amaljuju7625 2 года назад +3

    Waxan jeclanlahay wiilkan iyo sharma boy ine isla hesan

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 2 года назад +1

    Muxaadaradii Sheikh Salaad Kadib Inta
    Daawanayso Like Saara HaLkan👍👈🤣

  • @khalettmed6986
    @khalettmed6986 2 года назад +1

    Baba keep going

  • @jeynabismail2457
    @jeynabismail2457 2 года назад +1

    M.alllah top legend

  • @cajaboofficial2271
    @cajaboofficial2271 2 года назад +3

    Wiilkaan Yaan laga xaday erayada 😂😂😂😂😂🤣🤣

  • @mohaabdalle5147
    @mohaabdalle5147 2 года назад

    Ligen waaaa ku wataaa

  • @faizamohamed6914
    @faizamohamed6914 2 года назад +2

    Babajey wilsha yaryar wadada fican ku hag hes adun iyo akhiraba waxba kama tareso pls

  • @fariahussein6665
    @fariahussein6665 2 года назад +2

    Keep going bro

  • @Iam_sabrie
    @Iam_sabrie 2 года назад +3

    Maaanka love you brother ❤

  • @gac.planofficial1186
    @gac.planofficial1186 2 года назад

    Komantiga 2aad Ayaan ahay
    Aad Ayaan ugu faraxsanaha

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 2 года назад +1

    Comentigeyga hadaad aragtid 3k wax yar iiga dhiman igaarsii wll

  • @aabshirhonestabshirhonest3067
    @aabshirhonestabshirhonest3067 2 года назад +3

    Heestiisa waansugilainahay

  • @anasmohamoud8621
    @anasmohamoud8621 2 года назад +1

    Kolley alle haso hanuniyo

  • @dahabahusseinhaashi1978
    @dahabahusseinhaashi1978 2 года назад +1

    Horay usocda somali

  • @yaxyecalimaxamedrooble2265
    @yaxyecalimaxamedrooble2265 2 года назад +4

    Bᴀᴀʙᴀᴊᴇʏ ᴍ,ᴀsʜᴀʟʟᴀʜ ᴡʟʜɪ ʟᴇɢᴇɴᴅ 💝💝💝💝💝💝💝☑️💟🦋

  • @rayanrazhit5322
    @rayanrazhit5322 2 года назад +5

    😅rabkiyaba qati ka tagenene ma gabayadi schoolka lagu dhiganayay baad noga dhigi rabta mid aad adigu isku adisay taa kama yelin wax kale la imaw😒gabayga wixi curiyay ma xasusto lkn waxan xasusta inuu magacisu aha afkeyga hoyo oo uu qaday mid kamid ah gabayaayada canka ahh waxana lagu qata dugsiga sare naga daya cayarta marka😆

  • @mahadfarah4679
    @mahadfarah4679 2 года назад +2

    Mash Allah sxb

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 года назад +2

    Wacaleykum salam 🥰 ♥

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 2 года назад +1

    Canugaan saaid ayuu iskaga waalay wllhi wallhi dad walan muqdisho wee jogaan

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 года назад

    waan wadanaa rabeerka yar

  • @shukrishacnishukriabukor5598
    @shukrishacnishukriabukor5598 2 года назад +1

    Reer uuraaye

  • @ismailcosta7726
    @ismailcosta7726 2 года назад

    M duksi mxa dcay wll

  • @ismaelabdulahihaashi1114
    @ismaelabdulahihaashi1114 2 года назад

    Sxp wakuwadtaa wllhi

  • @axmed76official47
    @axmed76official47 2 года назад +2

    Baabajey waa carabka waxan Lagaga siinayaa

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 года назад +1

    Habo dahira calsawo waa nini caya gabdhah maina walba uxu cayaa gabdhah Somaliada

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 2 года назад +2

    Masha allaah

  • @zalimhussein6118
    @zalimhussein6118 2 года назад +2

    M.a waa wiil farxaan ah lkn heesaha wx fcn maaha

  • @ubaxadan8779
    @ubaxadan8779 2 года назад

    Baaba jeey wiilkaan waaba isku aftirsanaa bee waaba layaabay wllhi aniga waxaa lii dhahaa ubax Aadan maxamed waxaa liigu daraa cabdi marka asiga iiwaydii bal maxaa loogu daraa c/fitaax Aadan maxamed maxaa loogu daraa

  • @cabdecabdalla6528
    @cabdecabdalla6528 2 года назад +2

    Baaba jey❤❤❤✌

  • @mofarah3972
    @mofarah3972 2 года назад +1

    Aqli alle siyay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 года назад

    fadir anaga waxan u naqna qofka aan soomin indinka maxa u taqnaan

  • @mohamedslowchennel1111
    @mohamedslowchennel1111 2 года назад +1

    Caaqil waaye cunuga yar walaahi qufkii raba inuu walaal tinimo ii caawiyo welcome

  • @MaxamedAhmedhoch
    @MaxamedAhmedhoch 2 года назад +1

    Wan saray sxb qali ah babaje

  • @hakimziyech9400
    @hakimziyech9400 2 года назад

    Baaba jey wiilka hakawalin

  • @xaaworashiid4991
    @xaaworashiid4991 2 года назад

    Xaawo Rashiid

  • @umumaxamed9578
    @umumaxamed9578 2 года назад

    Waa qoslay walahi wiilkan yar waxaa leeyahay fanka waxba ma yaalano only waa maaweelo ee eedo mcn wax baro jaaniskaga ka faaideyso intaa yartahay hooyada iyo aabahaa sideey kula jecel yihiin samee iska daa fanka wax fiican ma aha hadaadan deyn karina hakuu noqdo maaweelo bes oo waqtigaga dhan ha wada gelinin waxbarashadada xooga saar

  • @moudabdiwali7551
    @moudabdiwali7551 2 года назад

    Baba Jay caïman iyo cimri dharar ayant kurajaynaya saxiib hanbaliyo hanbaliyo hanbaliyo