Dadka markay arin ku dhacdo maxay u aflagaadeeyaan madaxweynaha taasi waxaan u arkaa khalad sababtoo ah Ninka maayarka iyo maamulka gobolkiisa ayaa waxyeeleeyay ninkan oo shaqadii ka eryay sida uu inoo sheegay waase la iska fahmi karaa dadka noocaas ah in ay jidmar ka dhiganayaan in ay ku dacwoodaan waxkasta oo ku dhaca Madaxweynahaa sidaa nagu sameeyay waana sifo khaldan Dimoqraadiyada in khalad laga fahmaa waa foolxumo iyo jahli
MAyaarka waaa sasxsanyahey shaqdiisi i baad ku qabsatey i naad Waiirka arimha gudhaa MAxmed gaahin ianad la hdsho aheyn ma aha adddo shaqaale ah in aad madaxweyna hprtiisa wax kaga sheegto
Bulshooy waa layaab kii inta yar inoo qabtay ee wuxuu qabtayna aan arkayno hadaan nidhaa hala badalo oo ku gaajoonaya halagu soodaayo xageenu usoconaa mee dadki wax garatka ahaa waar hadla oo inamadan yar yar ee raba inay meesha ka xoola urusadaan ku dhaha naga fadhiista haday riwaliba cido sawtan la jabay
Anigu reergabilay ma ihi habeen dhawayd ayaan gabilay tagay mansha allah aad baan ugu bogay duqa magaalada aad baan ugu duceeyay se hadalkaaga waxaa ka muuqata in aad munaafaq tahay tuuga siday aniga illatahay waayo waxaasaa la igu eryay garanay laakiin lacag baa lacunay waxay ka dhigantahay in aad meel ku socoto madaxwaynuhu kaayeeli maayo nin sidaa u hadla teeda kale waxaan reergabilay leeyahay ku fara adayga maayarkiina wax qabadka leh
Ma shaqaalaa mise waa siyaasi cajiib madaxweynahu ma codkuu soo siiyey amiin
Goob farxadeed bay ahayde siyaasad ku may haboonayn. Cidii ku eriday waajibkeeddi ayay gudatay.
M amiin ka aan ahayn ee mayer la doonayso ma habaryartaa baa dhashay muxuuse kuu geystay amiin allaha weyn baa u qadarey mayernimoe
Mayar cod dad ku yimi sidu u dhaha adeer muusaw naga badal rer gabilay sheekada iska qabta
Wa run codka shacabku ku yimi si yar xilka loogama qaadikaro wax wayn o dhaca mooyaane ninkan wa jaahil
Madaxwaynahay ma baalashle ayaad mooday sida madaxda loola hadlo miyaanad aqoon bad ayaad gashay walahi ale hakuu sahlo
Maayirka gabiley io berbera dad la bedelikaro maahan, waxqabad koda uucad yahy
Yaa ku yidhi
Ina riiraashoow ma maayirkaad Ka cabanaysaa mise madaxweynaha in aad toos u abaarto bay ahayd kaad Ka cabanayso.
Bad baad gashay aanad dabaasheeda aqoonin oo aad waliba ku sii jirtaa
Subxaanallah Subxaanallah Waa Dulmi Alle Allow umada kaqabo Tuugtan yaawaduud Ax 😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏 Sory Sory Huuno
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN..
haddii madaxweynuhu awood u leeyahay inuu badhasaab beddelo markaa madaxweynuhu wuxuu baddali lahaa dhammaan badhasaabyadii dalka oo noqon lahaa maayarada xisbiga Kulmiye
Dadka markay arin ku dhacdo maxay u aflagaadeeyaan madaxweynaha taasi waxaan u arkaa khalad sababtoo ah
Ninka maayarka iyo maamulka gobolkiisa ayaa waxyeeleeyay ninkan oo shaqadii ka eryay sida uu inoo sheegay waase la iska fahmi karaa dadka noocaas ah in ay jidmar ka dhiganayaan in ay ku dacwoodaan waxkasta oo ku dhaca
Madaxweynahaa sidaa nagu sameeyay waana sifo khaldan
Dimoqraadiyada in khalad laga fahmaa waa foolxumo iyo jahli
Mel. Masakiinta labegsanayo baad ledahy dimuqaradyad sobaro dimuqadiriyada micna heda
dhulgariir haku dhaco insha allah dimoquraadi waaxay uf
Caqligu ha idin shaqeeyo hadii aydaan caqli shaqeeya meesha ku haynina
Caqliga saliimka ahi ha idiin sheqeeyee ku daba fayla oo talada qaata dimoqoraadiyad iyo horumar iyo siyaasad midna garan maydaane waxma garatayajay
Lkn Allaah baa waxbiyee Allaah Bari walaa madaxwayne waa miskiin Kula mida
BUSHAARO BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO MEELKASTO JOOGTAAN.
waa dhaqanka iyo dulmiga dalka ka jira in lagu dacadiyo
Adigu ma siyasibaad ahayd mise shaqaale mida labaad nin baad weerartay waanaad kujabtaye hacaban ninku waa adoo kalee
*Maayarka ma dadba soo doorta mise madaxweynaha? Cajiib*
Waa adeerkaa Madaxweyuhu Masaariifta waad iska qaadane ha werwerin....
Muuse adeer iyo waxaas ma yaqaano
GAAAW Bad baad gaashay. MAA CIIL QAABE ayaa wax loo sheegaa. reer SL Muse waa kaas.
Shaqadan Shaqo kawanaagsan Alle haku siiyo aamiin yaarabi Subxaanallah
muuse hadii uu waxa ku kacay waa in lala xisaab tamo waxaasi madaxweyn maa ah muuse ilaahay xasuuso maalin ayaad ka tegaysaa
Dadka may Allah wax waydistaa
Intay qof biniaadam tuugsanayaa
Subxaana llah
alle aya jireee ha u jabin jiilka muse bxii
MAyaarka waaa sasxsanyahey shaqdiisi i baad ku qabsatey i naad Waiirka arimha gudhaa MAxmed gaahin ianad la hdsho aheyn ma aha adddo shaqaale ah in aad madaxweyna hprtiisa wax kaga sheegto
Waa dulmi waa in shaqada lagu celiyaa
Doqon
Muuse waa kaas..
Madaxwaynuhu.mawiilashuu.nagatahriibinayaa
Meel uu ku dacwoodana ma leh. Maayarkaa awood leh, muwaadinku xuquuq ma leh.
Ilahay shaqadaaaaa shaqo ka wanaaagsan hakuusoo fududeeeeeyo wlh y waaa wax lgaxumaadeeeee diiqad iyo niyad jb ayaaakamuuqata waaaana wax fool xum insidaaa bulshada looladhaqme
hoyi,afkina,hasta
Waa iskudhexyaac iyo fuudkii qarmacda iyo maraqi geela oolaisku dhexday ooay cadaaladi kajirtay soomaliland noqotay
Si Fican Ayaad Ulahadashey
Shaqaale dowlodeed ayuu aha waa khalad inuu siyaasad ku mil moh mayerku wuu ku saxanyahay in shaqada laga eryoh.
Hhhhh abalkiisi was lamriyay
Wxaan iri madalkaa loo shaqeeyaa Mise kolba ninka kursifadhiya
Bulshooy waa layaab kii inta yar inoo qabtay ee wuxuu qabtayna aan arkayno hadaan nidhaa hala badalo oo ku gaajoonaya halagu soodaayo xageenu usoconaa mee dadki wax garatka ahaa waar hadla oo inamadan yar yar ee raba inay meesha ka xoola urusadaan ku dhaha naga fadhiista haday riwaliba cido sawtan la jabay
Waad xidhan tahay laga bilaabo imika
Hal xidhalahan kalr aya shaqada kuso socota lagaga eryaya
😥😥😥
Cadalad xumida muuse eega
Ninkani dowlad kumuu habonayn inu ushaqeeyo e beeraha haloo diro janiska halku xilka ii badal o idalac odhanlaha ayu doontay nin shacab soo soorten inu naga badal idhahdo
Ninkii noolow maxa aragti kuu laaban🙆♂️
Ciida cun hadee hadaba.
Hhhhh
Waar ninkani waa ahlu mirqaan
WAAR MADAXWEYNE MA JIREE WAA QOF UMMADDA KALA DILAY, OO DALKII BAABI,IYEY, OO HANTIDII BOOBEY,OO CUNSURI AH, OO DIKTEYTOR AH, OO DADKII IS NACSIIYEY, OO DHUL BOOB LA YIMI,HADDAAN LAYSKA QABAN MUUSE,,,,SOMALILAND KA DANBEYN MAYSO MUUSE
😂😂😂😂 ha wareer dheh.
Waar ina biixi dulqaad yaraa.
Xogta dalkeena
Afsomsli xumadi baa bad eedey xiin midhan weeyi xidhibanadan danbe .🤣🤣
Waa ruuntisa ee is badel ku wu fiican yahay.
.
Jacayl aan lagula wadin, wakhtigaaga ...
dee adigu shaqaale ayaad tahaye maxaa kaa gallay baddaa
Muuse qabyalad dishay.