Maamulka Koonfur Galbeed oo bilaabay howlgal ka dhan ah Al-shabaab

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 окт 2024

Комментарии • 24

  • @Gaashaan-Tv
    @Gaashaan-Tv 2 года назад +8

    Somali people is about to finish Al-Shabaab once for all! #Strong #Somalia 🇸🇴💪🏾❤️
    Guulaysta my people 🇸🇴❤️

  • @mohamedkamor723
    @mohamedkamor723 2 года назад +7

    Guuleeyso mdxweyne laftagareen

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 2 года назад +1

    Iskadullqada shabab halmar ba dhiman xor iyo nabad kunolow guuleysta from canada.

    • @SamiirCumar-l1m
      @SamiirCumar-l1m 7 месяцев назад

      Canada ka imoow Kali koofur galbeed xureey😂😂😂

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 2 года назад +3

    ASC
    CIIDAMADA SOMALI GUUL GUULIYTA WELIGENA.
    CADAWADA ALLAHA HA JABIO
    CIIDAMADA SOMALI VIVA

  • @fahadibrahim9435
    @fahadibrahim9435 2 года назад +5

    ka sifeeye konfuur galbeed, khawaarijta nacala ku yaala.

  • @munajama5103
    @munajama5103 2 года назад +1

    Ilahey ha inila jiro cidamad shisheye hanagabaxan wilasha somaliyed ba ka adaag ku wan wlhi hadii ayaga lamaal ka liyo ilahow wadaan kena no nbade qurbaa nadilee amiin

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 года назад +1

    Masha-allah Guul Iyo Gobanimo Soomaali Weyn Iyo Ciidanka Dowlada

  • @sucaadosman5116
    @sucaadosman5116 2 года назад +6

    Saas Waaye Is Xoreeya

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 года назад +1

    Shabaab hadii mar hore saan halanbeey loogu qaadi lahaa edeb bay yeelan lahayeen

  • @inabashir1970
    @inabashir1970 2 года назад +1

    Guuuuul Alla wiilasheena geesi sanaa Alloow garabkooda gal cadowga konfur galbeed rabo inee Dib udhigaan mayeeleeyno

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 года назад +2

    Ex taliye mahad wa geesi asago kale somali Allaha seeyo, Cimrigana Allaha u barakeyo salan sare xidhiban mahad.

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise9024 2 года назад +2

    Wasiirka qorayga wuxuu uwatay igu sawir isagaba malaheen khiyaanoole

    • @Cadar49
      @Cadar49 2 года назад

      Waa guubaabin waana loo baahan yahay in madaxda ciidanka la joogaa ma fahmeeysid Shiiq Ilyaas masha Allah waan ku faraxsanahay in ciidankii garab istaago

  • @mohameddahir2137
    @mohameddahir2137 2 года назад +3

    Khwaariigta laaya qaranka haguulesto guulesta guulesta guulesta

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 2 года назад +1

    guulayso sheekh ilyaas

  • @samiirafeysal5583
    @samiirafeysal5583 2 года назад +1

    Illah ha cirib tiri shabab mel walbo ay jogaan Askarta qaranka waxan leyahay illah garabkiina ha ahado mar walbo

  • @yusufosman8714
    @yusufosman8714 2 года назад +2

    Qurunka yaan laga harin inta mid ka nol yahay

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 2 года назад +10

    Raga u dhameeya laaya gaalada

  • @calielmy9358
    @calielmy9358 2 года назад +1

    When Somali people are united no force can defeat them alshabab.must be eliminated.

  • @xoogadalka7079
    @xoogadalka7079 2 года назад +5

    wadada xamar iyo baydhabo xiriirisa alshabab halaga xureeyo

  • @daahirabshir3943
    @daahirabshir3943 2 года назад +2

    Asc mey walniintaa
    Adibaa obsodow haytee.!!!

  • @somalitiktok2878
    @somalitiktok2878 2 года назад +1

    Waxay ciidan ka gabanaya mrkay maqlen xabada dadka somaliyed yaan la waalin alshabab hubka wxa siya kuwo dowlada ka mid ah mrka wx laso afjarayo ma jiran

  • @hawa8224
    @hawa8224 2 года назад

    😅😅😅😂