SOMALIA'S NATURAL HOT SPRING WATER (BIYO KULULE) | MUKHTARNUUR VLOG #14 | HD | 2016
HTML-код
- Опубликовано: 17 ноя 2024
- LIKE & SHARE the video if you enjoyed :) Thanks for watching.
Drop a COMMENT & SUBSCRIBE for more weekly videos from SOMALIA.
-
-
-
-
-
-
-
-
-
-
Twitter: MUKHTARNUUR
Snapchat: MUKHTARNUUR
Facebook: MOKHTARAHMEDMOHAMED
Instagram: MUKHTARNUUR
Email:
mukhtarnuurofficial@gmail.com
-
-
-
-
-
-
-
CHECK OUT MY INTERVIEW ON HALDOOR SHOW.
• #Haldoor | QEYBTII ...
Quick S/O's :
ABDALLA BOOTAAN FB
www.facebook.c...
ABDALLA YUSUF FB
www.facebook.c...
Abdulaziz's Instagram : Abdulazizoow
Habib's Instagram: Habibjama
Guleed's FB:
www.facebook.c...
Omar's FB:
www.facebook.c...
Mohamoud's FB
www.facebook.c...
Intro and Nasheed:
Somali wa aftakher - Abdulrashid Muhiadin
Link:
• Video
Salam Aleikom.
subxanallah mukhtaar walalkey
boosaaso waxaan uheystay meel aan jirin wlhi dhagta lee kamaqlay somalia dhan muqdisho ayaan katagay.
horay usiiwad walalkey wadanka waad najecleysiisay aniga iyo caruurteyda inaan imaano ayan rajeynayaa soomaaliya hanoolaato
شكرا أخي👍👍👍👍
ma sha allah , somalia is beautiful . i am nigerian and i would like to visit somalia one day because of your vlogs mukhtar
Welcome brother! You aren't a guest here indeed you are one of us
I am happy to hear that brother. Welcome!
muhammad ismail u have a really Somali name
Mohamed Abdi he is probably Somali😂
Adna somali lool trust me
I don't know if it's me but I get so excited to watch his vlogs
me too😃😃😃😃😃
same here 👏👌
me three 😊😀☺
ikr
me too
Thank you guys for showing the beautiful side of Somalia. I love watching your vids all the way from the USA.
Love love love your vlogs, love from mugadhisho. Inshallah xamar will be as peaceful as bosaso
Insha allah walaal and all places in our beloved country .. please share if you like it :)
I'm really excited Mukhtar Nuur's VLOGs , en thank all of our Somali social Hard Workers ,,,,, I'm so proud of You Guys.
#LoveFromSweden.
Masha allaah 😭isha allaah wa iman dona
@PEACEBOY IS ME
You are from Somalia but you live in Sweden
this is amazing. thanks for educating me on my home country I didn't know there was a place called biyo kulule
You are most welcome walaal. please share if you like them.
Hees ayaba jirta layiraah biyo kulule
Wadankeena hodanka
Dhinicisa barigaa
Biyo kulule lagahello
Lovely trees and landscape
I haven't heard Grandma's voice in so long, thanks Abti the vlog was amazing as usual.
Awww abti mcn
Mukhtar Nuur waxaad tiri wiilshii lahaa biyo kuluule cid leh majirto waa meel reer puntland u dhaxaa hadeey hada cidii yeelataay maogi lakiin waagaan ogaa free
i want to be friends with this guy Mukhtar, he gets to travel a lot, salute bro! And that little girl's accent is so cute -- straight up reer bari lol
I love my country I love bosaaso I love my people dhamaan I can't wait to go there next summer from uk London I will visit all somalia inshaa Allah.😍😍😍😍😇😇😇😇👍thanks guys God bless u🌺🌺
You've never been?
TaNetjer Warrior millions of Somalis have never been to Somalia
A legend Is among you! That's nonsense. We are only about 9 million people. Most Somalis are back home
TaNetjer Warrior No, 10million currently live in Somalia and over 1 million live in either Kenya or Ethiopia, around million live between the West and Arab countries
A B not yet inshaa Allah soon.
Masha allah markan ku dabashay ceelka wn xasusta bananka marka uso baxdid is badal wayn bad daremaysa mahadsanid bro waxan rajeyn magaloyinka kalena inad nala wadagtid waxay gaarka u leeyihiin 🙌👍
We have such a beautifull country mashallah
That is true :) Please share if you like it.
I saw your vlogs today,so impressing so loving..keep it going...please make some videos on somali islands off kismayu..
Wooooow!!!!! Bossaso deeqa iyo Biyo kulule waan u xiisay dhawaanna waan imaan doonaa.
Hi Muqtar, I would like to say to u many thanks for the new flog. and also I would like say hello to Abdi Azis , and other friends specially u r mum and zamsam. It is amazing place Biyokuluke, and Bossso.
Thank you walaal. Hope you enjoyed it. Please share if you do.
Gul somali melkastey jogan
qofkii search ku raadshay bosaaso oo ila mida like😂😂 saar😂😂😂😂✋😂
angiaa kula muda abaayo sihaam,mar kasta ,subax ala keeno markaan soo kaco boosaaso search aaan ku raadshaa.
thank you walaal for the beautiful vlogs you always post you and abdiaziz are great personalities may Allah keep you and your families safe always Amiin
Ameen ameen walaal thank you :) Please share if you like it.
i was there yesterday amazing place and wonderful expereince!!
inshallah I will visit there oneday😍😍 love your amazing vlogs mashallah mahadsanid walalo 👏👏
Insha allah
WOOOOOW!!! Wonderful Bossaso.
InshaAllah a More Developed Somalia 🇸🇴
Rageedii baa tahay sxb mukhtaar. Hanaga joojin Vlogs Ras casayr ilaa raskambooni. On the behalf of your somali weyn viewers we would also like to see Djibouti, Jigjiga, Garisa IF it is possible by any chance.
Waad igu ogtahay insha alalh :)
yes can't wait for u to go back to Mogadishu♡that is my home town 🏠🏠thank u
Yeah u getta come Home so we can getcu homemade biyo kulule (baaf lagu shubay biyo kulul)
We are back ! Go and check the latest :) Don't forget to share.
'We will get him after 10min when he is properly boiled' LOOL dead 😂😂
Hot springs are great for the skin.
Mashlh mashlh waa meel wacn runti mustaqbalka ina daga jeclhy waa walalkina somaliyed ooo idinka sosalamaya hirshabelle magala madaxda jowhar ..somaliya allaha mideyo
I would love to go there I'm going this summer, but I'm not visiting Bosaso :( I WANNA VISIT BOSASOOOOO
Thank you very much for the impressive vlog.
keep it up 👍👍👍💕💖
Correct, we also started to follow up watching his great videos
Thank you sir :)
yes that's my country😤😏
my people united
👉👬=💪👈
wonderful VLOG masha Allah
Thank you walaal :)
Oh waan uu xisay bosaso waxaa igu danbeysay 9 years ago im sha allah one day wan uso noqonya 😘🤩
this is way better than the one in Alain abudhabi ....... natural and very relaxing after you bath.
I was alain and biyo kulule same year 2014
asc mukhtarnur. waanku salaamey. wlh ninyahow shaqadaad hayso ma ahan mid lasoo koobi karo. oo waxad meesha ka saartey sawirki aduunku nagahaystey. guul baan kuu rajaynayaa. alle hakula garab qabto waxa aad hayso.
Ameen walaal sare dhamaanteenba wadanku anaga ayuu nasugayaa .. fadlan la wadaag saaxibadaada :)
insha allah thanks
Thanks Mukhtar for another great video!
Thank you again brother.
Masha Allah keep up the great work love watching your vlogs❤️
Actually am so excited to watch this video...... And continue there
Love your vlogs as always جزاك الله خيرا
Jazaki allah khier walaal .. Please share if you like it :)
i enjoyed every bit of this vlog. please keep doing what your doing you surely are great at it. may Allah be with you.
Ameen walaal. Please share if you like them.
that food they were eating looked so good
Yeah it is always amazing to eat fresh food.
Waaaaaw biyo kulul caadi ma ahan masha allaah waa meel qurux badan ar igeeya biyo kulul
انت بتقولنا معلومات ماكنا نعرفها عن الوطن شكرا لك
العفووو ولال .. لا تنسو تسو شير شكرا
+Mukhtar Nuur إن شاء الله
Maasha Allah Allow Anoop nabad qaban I gee amiin
Wow M.A Bosasa deqa 😭 wxa iga xigta 7sano oo dadaal iyo dhabar adyg ah insha’allh ❣️🥀😻🌴🏝🏝🏖🛳🛥⛲️❣️ I will come back insha’allh 🤲🏼
What is the camera used both for the under water and to record the vlog? The quality is amazing and I have been thinking about documenting things I am doing.
I think he used gopro hero 4 session which is good..
+adnan mutua thanks
waaaw inaba caadi ma'ahan wadanka ilaahow nabad nasii aanku dalxiisnee wadankeena sxb adigana mahadsanid.
Ameen walaal .. Adigaa mudan!
muqtar mahadsanid wlhi meeshaan cml cumaanaa ku maqlay hadaaba anaka leenahay allc
jimcihii aa sugeynay 👍Masha Alah walalkey mahadsanid wlhi dalxiiska ayaa dhiirigalin utahay ✌👌💯✔😘🌹🌹🌹
Aad iyo aad walaal waana waajib :) .. Fadlan share ku qabo hadaad ka heshay.
U inspire me my brother
The men side is 99 percent better. The ladies side wasn't as 'chill'. Mashallah I'm glad you took your friends there for their first time and the world aswell. Let em know where it's hannin patna lol..enjoyed this tremendously
where are the fiminist party in puntland abayo when you need them? 😂
+Jamol Jamol lmfaoo righttt how dare I demand equal rights
Nostalggia 😂😂😂😂
who cares if u knew it was better maxaad u geli waysay qaybta ragga illeen meesha suuli ma ahane
Hope they take my advice and allow local businessmen to invest.
Masha Allah, its nice to see it biyo kulule natural spring water
Mukhtaar waagaan ayaan ku daawan jiray iyo kahor.lkn adiga naga jiifatay.Aroos wacan.
Asc, salaan kadib Mukhtaar Nuur ma leedihiin meel laydinkala soo xiriiro sida Gmail, Facebook
mukhtarnuurofficial@gmail.com Walaal halkan iga la soo xiriir.
I like samsam at 1635 biyo kulule imaada waa Idin salaamayaa. Thanks inshallah abti / adeer
Mukhtar caadi maahan mahadsanid,vlog yuusan kala go in
Adigaa mudan walaal. fadlan saaxiibada la wadaag.
Love ur volgs keep it 🇸🇴❤️
*vlogs
Thank you
Masha.alaah br waan ka helay fidiyowkan aad ayaa umahadsantahay
Adigaa mudan walaal Fadlan la wadaag saaxibadaa ..
masha allh wax fiican asamayseen ilahay ha idinbarakeyo tagerihina an ahay
Ameen walaal mcn dhamaanten ba fadlan la wadaag saaxiibadaa..
Masha allah Allaha barakeyo Somali
never mind it mukhtar nuur. waan ku heestaa waxlaha aa soo galiso thanks for that.
+Abdirizak Ruush Aad baad u mahahsantahay bro
masha allah dhul barwaaqo ka buuxa Ayeey joogaan
nasiib badanaaaa I wish one day inaan tago biyo kulule
Wax kaa haysta ma jiraan any time imow walaal :) Lana wadaag video gan saaxibadaa
Hobyo galkacyo garacad wasil qandala muqtaar waxbadan ayaku dhiman
Aniga biiyo kuluul waan maqly oo kaliya insha Allah waan tagyaa halkan
maashaa allaa waa muqaal aad iyo aad tayadiisu usarayso waad ku mahadsantahay hawsha fican ee aad haysid anigu waxaan ka mid ahay dadka si tooska ula socda banaamijlaaga waan ku farxay quruxda dalkeena hooyo qurbaha umaanaan dhalanin lama huraan waa dhulka hooyo
Masha allah Aad baad u mahadsantahay walaal. Waana si wadayaa howshaa . Fadlan la wadaag saxibadaa hadaad ka heshay .. Mahadsanid.
NEW Subscriber keep it up man
Thanks Please share :)
Igu halee sxb
Biyo Kulule waaba barbecue ku samayso taandhana deg waw oneday wlhi wan rajaynayaaa insha ALLAH
Yuri Boyka inshaĺah come there you feel like home
Biyo kulule cml Insha Allah I will visit one day
Salam, Does it have a separate female section?
Yes it has
masha allaàh Mukhtaar Video Yawyadaada waa Lasodaa frm Saudi u VIP
Masha allah salaan sare
Am I the only one who's never heard of this place lol interesting tho 👌🏿
Will discover more places insha allah :) Please share if you like it.
Bashaal wacan buu ahaa nice vlog full support baan idin haya
Mahadsanid walaal fadlan la wadaag saaxibadaa..
Soomaaliya adinkoo kaley ubaahantahay.dalkaan saan uquruxda badan daneystayaashu ay kala goo-gooyeen.Ilaaheey ayaa kumahadsan Soomaaliya weysoo noqotay ayadio waayo aragnimo dheer sooqaadatay.Boosaaso,Barbara,Braawe,Baydhabo,Balcad,Baladweyn,Buulaberde.Berdaale,Buuhoodle.wadajir,Caddaalad,Nabad.Soomaalinimo.
waaw muqtar inaba caadi ahan wadanka ayuba makala Baraya 👍👍👍👍
Haaheey walaal share ka ha ka ilaawin :)
Are you planning to go to Laascanood, Sanaag, Hargeysa or Burco.
Will go there insha allah and do vlogs and explore more and more insha allah. Stay tuned.
what a magical land
I love what u guys do❤️
Thank you
wow waa meel cajiiba oo dalxiis kumac wadan waa heesana balse dad maheesano
The water is so clean daaaam
Masha allaah mukhtaar Ani bes waaye waba masayrey inan bosaso biyo kulule soo galo waaye aadban oga helay muqaalada qurux da badan ad wadanka noga soo gudbiso indhahaanku doogsanaa thnks wll lakiin waxaanku waydinaa meesha godka biyaha lagalaayo halkaas xabo bes miyaa mise dumarka iyo raga 2 waye? ?
dumarka qayb gaar ah ayey leeyhiin ragga waa kaad arkeysay caruurtana waa leeyihiin waa goob ku wacan booqasho :) Hadaad ka heshay video ga fadlan la wadaag saxiibada.
Good waye qeyb dumarka haduu leyahay inla maal galiyona marbaay imanee insha allaah thnks wll
Haye wan u sii gudbinaa mar horana wan u diray qaar
Mahadsanid :)
maashaa allaah mukhtaar shukran
Adigaa mudan walaashay .. fadlan share garee hadaa ka heshay :)
Man that park is way btyfull than the western parks
Adeer ma garabaa ma lugbaa? Maya geeleeni weeye 🐪
dadkaan diidan camera da why maxa waye sababta
+Abdirizak Ruush Waa choise walaal qofka waa xor haduusan diyaar u ahayn waa diidi karaa .. Adiguba waad didi kartaa ee waxaas dhibaato maahan laakin waa dhaqan soomaalidu waa dad neceb in lagu gaado camerada wana wax dabiici ah qofku in uu isdhowro.
At the time I was there for my first time getting in there is burning but trust me bro you'll need to pei 😂😂😂
Masha Allah bro mukhtar inabo cadi mahan biyow kulul
Mahadsanid fadlan la wadaag saaxibada.
mesha gold ba kujira
Make a vlog about badhan bro
^_* will go there insha allah
Masha Allah
Go to eyl or calula
Insha alah one day :) Share if you like it.
hypotherminal ayaala dhahaaa aaway geology yaadii
We such beutifull country mashallah
Indeed! Masha alalh Share please!
Masha allah ❤❤❤❤🎉
how high is the water
Mohamed Ismail natural spring very warm from hills. ... it's bit first you can have it Alain
meesha mas malaha miyaa
where are the females? or is there a specific side for them.
Yes i have heard there is a place for females but its not as nice and warm lol
ayansomalia ahmed it is nice and warm what you talking about i have been there several times
Najah dhawre ok cool
Sanadkasta ciida kadib ayaan galnaa anagoo dumar ah ragga time nasiiya dhahnaa yakheey hhhhhhh
I a somli so I understand what they are saying
Masha Allah i love it
hhhhhhhhhhhhhhhh qasaal waaa kabiyaha gala mukhtaar geela wax kabaro