Deeqda waxbarasho ee dawlada TurkigaTurkiye Burslari 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Our New Website: somalischo.com/
    Official linkS: somalischo.com...
    PLZ subscribe and like our channel
    You can also follow me on social media
    📸 Instagram -
    / yusuf_shire.. .
    🐦 Twitter -
    / shiremuse​​​​
    🔵 facebook -
    / yuusuf99​
    CAMERA GEAR
    [www.youtube.co....](www.youtube.co...)
    Affiliate links
    📌 [amzn.to/3vlFFc7](amzn.to/3vlFFc7)
    📌 [amzn.to/3hSTryT](amzn.to/3hSTryT)
    📌 [amzn.to/3fmYwOq](amzn.to/3fmYwOq)
    ▶️ My FAALLOBUUG Playlist
    [www.youtube.co....](www.youtube.co...)
    DISCLAIMER
    This channel is created in good faith for informational and educational purposes only. All persons associated directly or indirectly with this channel and videos use their best efforts in preparing the content. The accuracy, completeness, and correctness of the information shared here are our top priority and we will always be at our best in delivering quality content.
    However, you are advised to always make your research and ask when not too clear.
    Lastly, my description may contain links to other websites or content belonging to or originating from third parties, and when you click on them, I get a small commission. So thank you.

Комментарии • 89

  • @Zakeria1
    @Zakeria1 8 месяцев назад +9

    Waan isku diyaari sanadkan for master degree
    Shahada jamcadda waan haya iyado tastiiqsan wasarada waxbarshada iyo wasarada arimaha dibadda
    Shahada dugsiga sare waan haya iyado tastiiqsan
    Passport waan haya
    Only purpose statement iga dhiman
    Thanks ustad

    • @nabila.ibra1213
      @nabila.ibra1213 7 месяцев назад

      Purpose statement iga so accounka aa ku xareysaneysid Kuma dhax qoreysid

    • @YahyaKalif
      @YahyaKalif 3 месяца назад

      Interview ma lagugu casuumay?

  • @Fariida5
    @Fariida5 8 месяцев назад +3

    I already started my process on turkiye burslari
    Thnks walal Yusuf Shire

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 8 месяцев назад

      Xagee jogtaa wll

    • @yusufshire
      @yusufshire  8 месяцев назад +1

      You welcome

    • @Fariida5
      @Fariida5 7 месяцев назад

      ​@@habilgaraad2441 Mogdisho

  • @user-ps5cq6bq2f
    @user-ps5cq6bq2f 8 месяцев назад +4

    Mahadsanid ustaad yusuf shire sida noogu soogudbiso fursadaha calamka kajira.
    Ustaad waxa kasoo hadashaa barnaamijka YALI, goorta uu furmo iyo shuruudihisaba. Mhadsanid markale

  • @TrendingInsights24
    @TrendingInsights24 Месяц назад +1

    maalinta aan video gaan daawanaayey waxa aan isku dayaayey in aan fahmo qaabka loo xareynaayo maanta oo ay 6 bilood kasoo wareegtay waxa aan sugaayaa natiijada interview gi aan maray.
    thank you so much mr Yusuf shire

    • @yusufshire
      @yusufshire  Месяц назад

      @@TrendingInsights24 you welcome all the best

    • @Rayanayy
      @Rayanayy 28 дней назад

      Agence miya kuuxareyay mise adiga kaligaga xarestay? interview-gana somali miya kaqaday mise qaab online eykaga qaaden?

  • @ayaanabdilahihirsihasan2869
    @ayaanabdilahihirsihasan2869 8 месяцев назад +1

    Mahadsanid wllo Yusuf shire

  • @Ahmedfaransa
    @Ahmedfaransa 8 месяцев назад +1

    Thanks ustaadii

  • @Hazeeeeeeeel
    @Hazeeeeeeeel 7 месяцев назад +1

    Thank you dear

  • @nasramaxamuud7218
    @nasramaxamuud7218 8 месяцев назад +3

    Wllo scholar shipka bachelor's ee yurub nosoo badi Insho allah

    • @yusufshire
      @yusufshire  8 месяцев назад

      Wllo kanba xaree yurup kama dhacde wixi kalena waan so dhigin

    • @nastehafarah-rw3yj
      @nastehafarah-rw3yj Месяц назад

      Abowe hada ma xarrsan karaa 2023 aan dhameyey school xanun dartiis u did dhacay😢

    • @nastehafarah-rw3yj
      @nastehafarah-rw3yj Месяц назад

      Abowe hada ma xarrsan karaa 2023 aan dhameyey school xanun dartiis u did dhacay😢 10:34

  • @KhaLidAbdiQorane63
    @KhaLidAbdiQorane63 8 месяцев назад +1

    Thanks teacher

  • @shaaficiciise4733
    @shaaficiciise4733 8 месяцев назад +1

    Wcs yusuf shire waad mahadsanthy wll muuqalka xiga ee qaabka xareynta nosoo dadaji si aan waqti fcn ugu helno allah haku barakeeyo sxb

  • @mohamedabdullahi7041
    @mohamedabdullahi7041 8 месяцев назад +1

    Thanks ust 👍

  • @mariaomar1537
    @mariaomar1537 8 месяцев назад +1

    thanks pro

  • @cumarcabdi2809
    @cumarcabdi2809 8 месяцев назад +1

    Thanks Brother

  • @saidsilva8322
    @saidsilva8322 7 месяцев назад +1

    Ustad yuusuf laptop miya lagu samynyna mise mobile kaga mrka xaraysanysi. Mahadsanid

  • @AminaZahra-mw1cl
    @AminaZahra-mw1cl 8 месяцев назад +2

    ❤❤❤

  • @user-yo9bs5ki
    @user-yo9bs5ki 8 месяцев назад +3

    Walal noo yar samee group laga discuss qodobayada ugu muhiimsa mina fadlika

    • @yusufshire
      @yusufshire  8 месяцев назад

      t.me/+MKi2aNh-PjJmMDU0

  • @hafsayuusuf4183
    @hafsayuusuf4183 8 месяцев назад +1

    Thanks

  • @xamakowramram7730
    @xamakowramram7730 8 месяцев назад +6

    Sclorship America nooga wrn full funded ah

  • @esseademabdi5140
    @esseademabdi5140 8 месяцев назад +2

    Asc yusuf shire sxb IsDB scholarships maxaa kadhiman

    • @yusufshire
      @yusufshire  8 месяцев назад

      Ma hubo waan eegin

  • @YoungAustralian65
    @YoungAustralian65 7 месяцев назад

    Wll ASC Waxaan ku dhammeeyaa waxbarashada sare ee Turkiga sanadkan master degre, ma codsan karaa deeqdan waxbarasho .

  • @abdiwahidsaed1134
    @abdiwahidsaed1134 7 месяцев назад

    Ustaad waad ku mahadsantahay fursadaha tiro beelka ah ee aad dhalinyarada Soomaaliyeed lasoo wadaagaysid.
    Ustaad step-ka afraad ee ardaydu jaamacadaha kala dooranayo waxa laga yaabaa haddii uu luuqadda English ama 30% English ah uu doorto, waxa dhici karta ama badan in international exams lagu xidho sida Toefl, IELTS, GMAT iyo kuwa la mid ka ah. Markaa ardaydu haddii uu doorto jaamacado Turkish ku baxaya oo aan shuruudo kale la gu xidhayn, hodhow thesis-ka ma Af-turkish ayaa lagu qori mise English ayuunbaa lagu qorayaa.
    Mahadsanid.

  • @jimcaleabdi4197
    @jimcaleabdi4197 8 месяцев назад

    Please the next video we are waiting

  • @fatimaali4345
    @fatimaali4345 3 месяца назад

    Walal qof canug yar wadato sidu usaamena conditionskoda maloo ogolyahay mise

  • @YoungAustralian65
    @YoungAustralian65 7 месяцев назад

    Wll ASC Waxaan ku dhammeeyaa waxbarashada sare ee Turkiga sanadkan master degre, ma codsan karaa deeqdan waxbarasho

  • @user-fn1gk6he8h
    @user-fn1gk6he8h 8 месяцев назад +1

    Wllo TikTok iga soo jawab waa ku dalayi sharusaad nalka igu qorn please su, aalo ayaa rwa inan ku weydiiyo😢

  • @IeseAli-ke4kd
    @IeseAli-ke4kd 8 месяцев назад

    Yuusufow wll kasoo hadal exams ACT iyo SAT kee ii fiican ma arag qof somaliyo si detail ah uga hadlay

  • @axmedqoslaaye2557
    @axmedqoslaaye2557 7 месяцев назад

    USTAAD WAXAAD KA SOO HADASHAA DEEQDA WAXBARASHO EE HUNGARIAN

  • @user-fn1gk6he8h
    @user-fn1gk6he8h 8 месяцев назад

    Txn wllo la soo dhakhaso qofka school dhameeyayi ma gali kara

    • @yusufshire
      @yusufshire  8 месяцев назад

      Haa hadaa 21 jirto ama ka yartahay

    • @user-fn1gk6he8h
      @user-fn1gk6he8h 8 месяцев назад

      @@yusufshire isoo jawaab wllo

  • @ibrahinasad
    @ibrahinasad 7 месяцев назад

    Mr yusuf bro malmahan waad amustay wana ku sugaynay deqii waxbarashada ee Romania iyo Australia walashaciyay kamadan hadlin link na maadan soo dhigan ee walal bal halka wan ubahnayn ee ka soo hadal

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 8 месяцев назад

    Runtii aad ayaan kugu mahadcelinaya yusuf shirow

  • @shareecoliibaan300
    @shareecoliibaan300 7 месяцев назад

    Sxp meel aan kaala soo xiriiro ii soo sheeg

  • @horeusocod5377
    @horeusocod5377 8 месяцев назад +1

    30 jir kwrn

    • @yusufshire
      @yusufshire  8 месяцев назад

      Heerkee rabta inaa xarayso

  • @user-ml2dv9us8w
    @user-ml2dv9us8w 8 месяцев назад

    Degree marka dhameyo ustad ma layso celini mise masterkana wa si wadi kara iso jawb

  • @saamiyaali5830
    @saamiyaali5830 2 месяца назад

    Sidee uxaresanaa hee school waa dhameyay isoo jawaab pls wll😢🙏

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 8 месяцев назад

    Video kalle ka suggena shb mahadsanid

  • @xamakowramram7730
    @xamakowramram7730 8 месяцев назад +1

    Thanks wll shire waxaa fiiri saa scholarship Columbia university displaced students

  • @somalikids1567
    @somalikids1567 8 месяцев назад

    Ustad sanadka laso dhafay ayan schol dhameyay hada jamcad ayan dhigta hig school maku xareysan karaa

  • @hamzaabduwahidahmed1872
    @hamzaabduwahidahmed1872 8 месяцев назад +1

    ID ga dhalashada malagu xaren kara qofka passport heysan

  • @XamseCraxmaan-ym2qm
    @XamseCraxmaan-ym2qm 8 месяцев назад +1

    Yusufow zxp IELTS iyo TOEFL ma awoodo jamacadayduna labada may shardiyin markaa wll waxad ii sheegta exam kle o calamiya o english ah o somalia ka heli karo sida SAT ka oo burco yaala alxamdulilah ???
    Zo jawab alle hala abaal mariyee..

    • @yusufshire
      @yusufshire  8 месяцев назад +1

      Sxb imtixaanadaas Somalia lagama helo lkn Turkidu kaama raban

    • @XamseCraxmaan-ym2qm
      @XamseCraxmaan-ym2qm 8 месяцев назад +1

      Thanks walal waxa jirta shahaadada aan haysta wa somaliland suurogal matahay in lagu bedelo ta somalia iyadoo natiijadaydii aan heystay laygu qorayo xog maka haysa wll arinkas ???

  • @shaaficibile6672
    @shaaficibile6672 8 месяцев назад

    Ma xareyn kara qof 30 sano jir noqonaya Bisha April ee sanadkan?.

  • @waayowaayo3097
    @waayowaayo3097 8 месяцев назад +1

    Pro wax passport ah ma haysto hadii aan sameeso is dhahana ma heli karo qarashka passportka ee mxa xal ah

    • @yusufshire
      @yusufshire  8 месяцев назад

      Card mahaysata dawladeed wax muhinaya magacaaga iyo da daada kaasa kugu filan

    • @waayowaayo3097
      @waayowaayo3097 8 месяцев назад

      @@yusufshire pro waxan joga somaliland cardka codaynta bes ba haysta wax card ah kaas ka wrn

  • @esseismail5236
    @esseismail5236 7 месяцев назад

    statement of purpose iyo declaration of value labaad baan jeclaan lahaa inaan ii kala sheegto ?

  • @mohamedamiinabdiaadan6821
    @mohamedamiinabdiaadan6821 8 месяцев назад

    Passport aa iga dhiman hada soo sameesto lacag ama liiga rabaa

  • @saidsms8488
    @saidsms8488 8 месяцев назад

    Wll hadii shahaadadii ay ii maqan tahay weli masii xereyn karaa

  • @adanxidig2279
    @adanxidig2279 8 месяцев назад +1

    21 in uu qof ku kayarado mashardibaa

    • @yusufshire
      @yusufshire  8 месяцев назад

      Wa inu da daas jira ama ka yarada haduu degree ama jamacada heerka 1 aad xaraynayo

  • @hafsayuusuf4183
    @hafsayuusuf4183 8 месяцев назад +1

    Abowe

  • @engrxiddig
    @engrxiddig 7 месяцев назад

    Muuqalka 2 soo gili

  • @hamzaabduwahidahmed1872
    @hamzaabduwahidahmed1872 8 месяцев назад +1

    Sida loxareyo laso dhaqso

  • @user-ml2dv9us8w
    @user-ml2dv9us8w 8 месяцев назад

    Ani degree ba xaraysanaya markan dhameyo degree ka malayso celinini mise mastarka wa sii wadi kara ustad iso jawab

  • @abdilahihussein8135
    @abdilahihussein8135 7 месяцев назад

    Culuumta Shareecada Ma Helaya Master ?.
    Iso Jawaab

  • @SharmarkeAOsman
    @SharmarkeAOsman 8 месяцев назад +1

    Wall Jaamacadaha afka ingiriiisiga ku baxaya maku jiraan qaar aan Ielts iyo toel iyo English exams ka kale kugu xidhayn?

    • @yusufshire
      @yusufshire  8 месяцев назад

      Kuwo imtixaano iyagu leyihin qaada jira lkn waqti hore ba igu danabaysay ka baar website ka

  • @ElmaOfficial01
    @ElmaOfficial01 8 месяцев назад

    fursadaan hadan ogaan lahaa 2020 markan jmcada degree bibaaabayay wn ka faidaysan lha lkn hda wanba dhmeeyay

  • @Ahmedfaransa
    @Ahmedfaransa 8 месяцев назад +1

    Thanks ustaadii

  • @user-ml2dv9us8w
    @user-ml2dv9us8w 8 месяцев назад

    Ani degree ba xaraysanaya markan dhameyo degree ka malayso celinini mise mastarka wa sii wadi kara ustad iso jawab