DEGDEG: Xil Abiib oo Ciro weerar ku qaaday & Xisbiga Wadani oo xog culus laga shaaciyay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 ноя 2024
  • DEGDEG: Xil Abiib oo Ciro weerar ku qaaday & Xisbiga Wadani oo xog culus laga shaaciyay.

Комментарии • 14

  • @NaimoDagan
    @NaimoDagan 2 часа назад

    Keep going 😊😊❤

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 2 часа назад

    Walaal warkad cadaa

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 часа назад

    Madaxwayne muuse wuu tanaasulay Badaa hasoo gelin😂😂😂

  • @AXMEDGaagale-q7h
    @AXMEDGaagale-q7h 3 часа назад

    Waxan waxa isga horkeenayo shacabka doortay ciro xitaa maayarka hargaysa waana hore wax udhadhay oo cabdi raxmaan tuurba waa tii lahiyi dawlad tuurle toosi mayso waxana mar kasta waxan wada habar awal oo dhan

  • @AXMEDGaagale-q7h
    @AXMEDGaagale-q7h 3 часа назад

    Dawlad tuurle toosi mayso waxaana waxa wada reerka habar awal in tooda badan waanay noo cadaatay ee hawshiina wata

  • @abdibosnia1867
    @abdibosnia1867 3 часа назад

    M.Abib waa garaan duumis

  • @AdanCali-qi1mn
    @AdanCali-qi1mn 4 часа назад

    War ilaahay halaga baqo

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 часа назад

    Xabsigaa uroon Xabsiga maxaa keenay waanu gawracaynaa

  • @AXMEDGaagale-q7h
    @AXMEDGaagale-q7h 4 часа назад +1

    Waa laga khaldan yahay m abiib hanu nahay reer wadani waxaana waxa ka danbeeya reer kulmiye

  • @ALIELABEHMoubarik
    @ALIELABEHMoubarik 4 часа назад +1

    Beenaalahani waa habar awal

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan Час назад

    Ina abiib ma immaan karo Hargeysa. S.land

  • @AXMEDGaagale-q7h
    @AXMEDGaagale-q7h 4 часа назад +1

    Waxana waxa ladoonayaa sidii cabdi raxmaan tuur looyidhi dawdal tuurli toosi mayso laakiin wax laga dhaxlo yaan cidka wax laga siin

    • @kingone1-d6z
      @kingone1-d6z 3 часа назад

      War huwan maatidaada iyo magaaladaada usoo bu'aysa iska celi ana waan ku garabtaaganahay cudud ciidanba
      Iyo cadawga dibada oo taagtiisuba yar tahay jabuti iyo somalia adoo og in dantooda iyo danta somaland is diidantahay waar tubta ha inaga leexinina war albaabka somalia ha inagu furina
      Intaasi ma ceebaa mise waa lexjeclo
      Tan ina mooge waa maayar iyo shacabkiisii waa magaaladii uu u shaqaynayay iyo dadkii ku noolaa keliya in uu qanciyo oo uu soo horfadhiisto ayaa ka xigta sidii maayiradii soltelso , ina muraad, hero, iyo cidin oo kle
      hadaad intaa isla fahmi wayno
      Ciidankayagu cidla ku dhiman maayaane deegaamadaydaan u baahan Huwan yahay huwantu keentay aday kuu taal waxad yeeli