Masha allah wlhi wan jiriricooday markan maqlay qisadada iyo weynida aayatul kursi waxay iso xususisay qiso walashay ku dhacday beri ay joogtay dalka sucuudiga reer logu geeyay qadamonimo oo aha dadka ka ganacsada dadka xubnahooda aya wuxu ilaahay kaga badbadiyay fadliga iyo weynida aayatul kursi kadib markay aqrisatay
@@ayuubaxmedmedia السلام عليكم ورحمة الله وبركاته حبيبي رمضان مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ولا تنسونا من صالح دعائكم aad ayaan kuu salaamaa sxbkay qaali ayuub axmed tan kale qisadan oo kale waxay iqabsatay 3 sano ka hor lkn waxba maanan akhrin waxayna udhacday sidan; waxaa isku dhagay albaabka qolka caruuta markaas iyada ah ruuxna gudihiisa kuma jirin waxay ahayd xilli casar ah suuqa ayaa la iiga yeeray markaan imid si kasta intaan yeelay waan furi waayey kadib waxaan isku qancinnay inuu gudaha ka qataarmay mana aanaan arki karin inuu kujiro iyo in kale albaabku jiingad iyo alwax ayuu kasamays naa adigu ugu dambayn daaqadii ayaan jabiyey maadaama gurugu cariish ahaa (markaan gudaha galay waxaan arkay wax qataar ah inuusan ku jirin markan soo qabtay si aan ufurana albaabkii wuxuu iisoo raacnay sidii albaab riixnaaa walahi) maanta qisadaada ayaa iso xasuusisay runtiiii. mahadsanid wll qaaliya ab iyo isirba alle hakuu barakeeyo
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته حبيبي رمضان مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ولا تنسونا من صالح دعائكم aad ayaan kuu salaamaa sxbkay qaali ayuub axmed tan kale qisadan oo kale waxay iqabsatay 3 sano ka hor lkn waxba maanan akhrin waxayna udhacday sidan; waxaa isku dhagay albaabka qolka caruuta markaas iyada ah ruuxna gudihiisa kuma jirin waxay ahayd xilli casar ah suuqa ayaa la iiga yeeray markaan imid si kasta intaan yeelay waan furi waayey kadib waxaan isku qancinnay inuu gudaha ka qataarmay mana aanaan arki karin inuu kujiro iyo in kale albaabku jiingad iyo alwax ayuu kasamays naa adigu ugu dambayn daaqadii ayaan jabiyey maadaama gurugu cariish ahaa (markaan gudaha galay waxaan arkay wax qataar ah inuusan ku jirin markan soo qabtay si aan ufurana albaabkii wuxuu iisoo raacnay sidii albaab riixnaaa walahi) maanta qisadaada ayaa iso xasuusisay runtiiii. mahadsanid wll qaaliya ab iyo isirba alle hakuu barakeeyo
@@naciimaabdirashiid5589 waa ramadan wana jumca rabbi waxan ka baryaya inu qalbiyadena no qabojiyo melan ku dagno na geeyo inshallh don’t worry wllshay allahu macana 😢🤲🥰
I love this guy for the sake of Allah ,may Allah azza wajala grant you jannatul firdous ameen ya rabbi my Allah protect you from the fitnah of this world and the whisper of shaytan 🤲🏾
Laa ilaaha ila Allah Moxamed Rasuulu Allah salla Allah calayhi wa salim
Maanta illah ayaa og xaladeyda cunugeyga ayaa hospital kula jiraa waa inaa hada aqriyaa insha Allah asxbta isoo duceeya fadlan illah dartiisa!
Alle ha caafiyo caafimaad dagdaga hasiiyo
Aamiin Aamiin Aamiin
Allow caafimad hakusiyo wll
Ilaahay ha ku caafiyo sister aamiin aamiin
Allah hano caafiyo wll nunah wa inaga wada xanun san yahye.
اسال الله العظيم رب العرش العظيم
Ilaahay haku caafiyo cunugagag iyo inta umad islaam wada xanuusan 🤲🤲🤲🤲🤲🙏
Alxmdulillah Alxmdulillah Alxmdulillah Alxmdulillah Alxmdulillah Alxmdulillah
Ayub aad ayaad u cod macaantaye quraanka isoo duub
aaaah yashfii wa yacaafi shifaa laa yaqaadiru saqama
Allahu akbar ilaha awod leh
Sirtu waa yaqiinta iyo kalsoonida uu qofku ku qabo rabigiis iyo quraanka
Khayr badan ilaahey haku siiyo
Subxana Allah wlh waan oyay yaa rabii awooda adaa leh Allah akbar
Masha Allah baraka Allah
Wallahi this made me cry . May Lord is so generous. His bounties are vast. But we fail to get to know Him . اللهم لك الحمد
Indeed😥💯
Alxamdu lillah. Takbiir Allah Akbar.
Allahu akbar shukran walal
maasha alaa jisaakumulaahu kheyran waad mahadsan tahey
Wlhi Aayatul kursi Aniga ku badbaday habeen cadaw idili rabay
Allahu akbar illahow nagu xifdi
Mansha allah. Alaha. Kodhafo amin amin
Allah suxaana watacaalaai cunuga yar ha kuu caafiyo
Mash allh jazaakallhu qeyran
Ilaahow isoo hunuuni isoo duceeya
Wallaahi inadan been sheegin waa xaqiiqo warkaas
Waa xaqiiiqa jirta walaal in aayatul kursiyi ay leedahay awood layaab leh rabbina kurba walba kaaga faydayo waliba salliga nabiga ayaa sii dheer isna iyo inaad dhahdo لاحول ولا قوة الا بالله.
Jazaakallaahu Khayran Akhil Kariim 🙏
Masha allaah allaah ku barakeeyo
Ramadan kariim
Mnshlh wa quwadi aale cidi aale tos u talasarata waxkasta tos bey u hesha
Maaansha Allah .
Maasha allah wa ayad cajiba hadad 5 saladood kadib aqriso
Amiin 🤲 amiin 🤲 amiin 🤲
Alle ha kaa jasaai siiyo
Allaahu Akbar
Masha Allah bro
Abwe thank you ilaaheey hakuu siyadiyo cilmogaga
Masha Allah tabarakallah
Islamku waa nimco alhamdullahi
Walhi wan arkay faaiida ayatul kursi
maansha.allaah.allaahu.akbar
Wlhi waa run marwalbo walwalo ama dhib iheysto wn aqristaa alhamdulilah illahy murugadeyda wuu daboolaa
Maashaa allah guulayso
Mansha Allah tabaarakallah allahu akbar
Insha allah waa yahaye
لا اله الا انت سبحانّگ انّي كنّت منّ الظالمينّ💝
Waa loo isticmala intaa sheegtay oo dhan xata!😌👌🏻
Walahaye isagoo duug guriga hortagan ayan ayatulkursi akhriyey wuuna naga tagaye waa aayada aad uqaaliya
Mansh allha walal soobdi qeyrak
Allahu akbr
Jazaakallaah.walalkey
Rabbi hakaa Abaal mariyo
Wanaaga Aad ummada la Wadaagtey.
Xaqiiq weeye
Ayatul kursigu waa. Cajiib allah ayaa awood oo dhan iska leh💕
Masha allah wlhi wan jiriricooday markan maqlay qisadada iyo weynida aayatul kursi waxay iso xususisay qiso walashay ku dhacday beri ay joogtay dalka sucuudiga reer logu geeyay qadamonimo oo aha dadka ka ganacsada dadka xubnahooda aya wuxu ilaahay kaga badbadiyay fadliga iyo weynida aayatul kursi kadib markay aqrisatay
Masha allaah
Caajiibtini mada quraanka ayay kamid tahay wllahi allow naga yeel dadka aamina quraankaaga sharafta iyo karaamada badan aamiin yarabi
Jizaaka Allah kheyr.
Allaahu akbar
Maash Allah illah ha kusiiyo qeer badan
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم لك الحمد حتى ترضى ولك الحمد بعد لرضي اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا يارب العالمين
Masha a Allah
Mash allaah ❤😊
Masha’allah TabaraakAllah quraanka illahi waa furaha nolosha iyo tan akhiro
Allaha kaa abaal mariyo ustaad alle ha inaga aqbalo
Dhamaan muslimiinta Ramadaan mubaarak ❤🤲💯
Oh up
Allah qalbiga haa i qabojiyo . Ii soo duceyaa dhiib culuss ayaa ilaa
So daristeey. Ii duceyaa walaal
Masha Allah ayuub Allah hakuxiftiyo ilaahay waaqafuraxiim wax walba waa kusahlaya yaarabbi
Shukran wllkay
Adigaa barakeysan, xafidaka Allah.
MashaAllah mashaAllah ustadhi jazakaAllah kheir
Jazakallah khayraan
ASC Ramadan mubaarak
Macha Allah wllkey wlhi wan ilmeeyey awooda Allahae Allahu akpar Allahu akpar
Ustaad noo soo badi xadiisyada bisha ramadaan
M Allah al alahu akbar
Mashllh bro AAYADAN XALAAY ayan kutukanay tahajudki
masha alaah juzakaahu kheeyran kheeyral jazaa sida wanagsan aad noola wadagatay qisadaaada ku dhacaday iyo ayatul kursi sidii alaah ku caawiayay
Jasakallh wllo ayuub
Maashaa,Allaah Tabaarakallaah!. Awooda Allaah lama soo koobi karro.
Thanks aboowe aan akhristaa markasta
masha allah tabarakallah jazallah khyr
allah qabriga ha uwaasiciyo (ayaan u aqaanaa)
Mar hadii aad fahantay waa khayr
@@ayuubaxmedmedia
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته حبيبي رمضان مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ولا تنسونا من صالح دعائكم
aad ayaan kuu salaamaa sxbkay qaali ayuub axmed tan kale qisadan oo kale waxay iqabsatay 3 sano ka hor lkn waxba maanan akhrin waxayna udhacday sidan;
waxaa isku dhagay albaabka qolka caruuta markaas iyada ah ruuxna gudihiisa kuma jirin waxay ahayd xilli casar ah suuqa ayaa la iiga yeeray markaan imid si kasta intaan yeelay waan furi waayey kadib waxaan isku qancinnay inuu gudaha ka qataarmay mana aanaan arki karin inuu kujiro iyo in kale albaabku jiingad iyo alwax ayuu kasamays naa adigu ugu dambayn daaqadii ayaan jabiyey maadaama gurugu cariish ahaa (markaan gudaha galay waxaan arkay wax qataar ah inuusan ku jirin markan soo qabtay si aan ufurana albaabkii wuxuu iisoo raacnay sidii albaab riixnaaa walahi)
maanta qisadaada ayaa iso xasuusisay runtiiii.
mahadsanid wll qaaliya ab iyo isirba alle hakuu barakeeyo
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته حبيبي رمضان مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ولا تنسونا من صالح دعائكم
aad ayaan kuu salaamaa sxbkay qaali ayuub axmed tan kale qisadan oo kale waxay iqabsatay 3 sano ka hor lkn waxba maanan akhrin waxayna udhacday sidan;
waxaa isku dhagay albaabka qolka caruuta markaas iyada ah ruuxna gudihiisa kuma jirin waxay ahayd xilli casar ah suuqa ayaa la iiga yeeray markaan imid si kasta intaan yeelay waan furi waayey kadib waxaan isku qancinnay inuu gudaha ka qataarmay mana aanaan arki karin inuu kujiro iyo in kale albaabku jiingad iyo alwax ayuu kasamays naa adigu ugu dambayn daaqadii ayaan jabiyey maadaama gurugu cariish ahaa (markaan gudaha galay waxaan arkay wax qataar ah inuusan ku jirin markan soo qabtay si aan ufurana albaabkii wuxuu iisoo raacnay sidii albaab riixnaaa walahi)
maanta qisadaada ayaa iso xasuusisay runtiiii.
mahadsanid wll qaaliya ab iyo isirba alle hakuu barakeeyo
Mnshlllh jazakallh wll
Alla sida aan ugu baahanahy AAYATUL KURSI , ALLAH hakaa Farxiyo wlal waan akhrisanaya ALLAH ha waafajiyo akhriskeeda marwalba
hadanba warersanahy qalad iyo sax waxan u kala garan lahayba i haysta alxm wan huba ducadan kaga baxaya😢🤲🥰 wad mahadsantay ayuub 🙏
Abyoh wlhi sidookle🥺🥺
@@naciimaabdirashiid5589 waa ramadan wana jumca rabbi waxan ka baryaya inu qalbiyadena no qabojiyo melan ku dagno na geeyo inshallh don’t worry wllshay allahu macana 😢🤲🥰
@@nuuraabdirizak2083 inshallalah xbbty illhy hnoo fudedeyo
@@kaderaroppleh raxmaanku Hakaa dulqaado hppi waa aduun waa laga baxyaa wxz🥺🥺🤲
Walo saliga nabiga scw badso wad qaboobi insha alah
Mazha Allah jisakallah akhii
MashaAllaah shiikh Allaah hakuxafido jasakalaahu kheer
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أخي العزيز
Allahu Akbar 🙏
Masha allah
mashaAllah tabarakallah shukran sheikh may Allah bless you and your family Amiin ya Allah
Masha alah
Dhirigaliyaha codka quraanka waan iska shabahna masha alalh
Qiso cajiiiib ah wlhi
Mahadsnid hada anagunana samenana wlhi aad iyo aad ayaad ugu mahdsantay Alleh miisanka hakusaaro aaad ayaad nagu faaidaysay ayaad wliba noolawadagtay masha alh
Masha allah laaquwata ilaa billah mahadsanid walal
Masha Allah. Ramadhan Mubarak🎆
masha Allah Ramadan Mubarak
Mansha Allaah Allaah Haku Barakeyo Waad nofaidaysay. Jannada. Allaah Haku Gregory 🦋🦋🦋
Allahu akbar
Way jirtay wax walwal iga heestay an xalna ulaha waad icawisay wana aqrina i.a thank suhaib🥰
taatka magaranayan uun, lakin wa Ayat kursi kufaditho waye maashalaa
Masha Allah alla ha kaa ajarsiiyo aamiin yaarabi
Jjaza akalaah wall illahay misanka xasanadka hakugu daro
Jasaakalaahu khayr
I love this guy for the sake of Allah ,may Allah azza wajala grant you jannatul firdous ameen ya rabbi my Allah protect you from the fitnah of this world and the whisper of shaytan 🤲🏾
Jazza akalaahu khyr wllo
Waad mahadsanthy wll
ما شاء الله❤️
Maashaallaah allaah yaxfadka
Jazkallah qeer
Masha allah
Masha Allaah Alxmdulilah 🥰🥰🥰🥰🥰🙏
mansha allaah illaah ha ku xafido
ماشاء لله قاري أيوب أحمد