Car car car Ethiopian ha yimadan bada somaliya...hada rag ma hysto waxan hysta dani iyo xasan ..lkn balan ku qaaaday inan so kiciyo jenaral mxamed caydid iyo jenaral maxamed siyad bare RABI ha u naxariiisto ameeeen...ragaas ba yaqan Ethiopia by from growe puntland Somalia 🇸🇴
Adiga iyo waxaad ka soo jeedo ayaa ALSHABAAB ah axmed isir ooma laha waxaad ka sheekayn ee odaygan aan dhergin ee wecelka ah ee wadanka iibsnaayaayaa ah Alshabaab iyo qashin ee runta liqa waana hubaa in kismaayo oo uu ku washay lagu dili doonoo
Hadal badan laga roon,xasan shiikh wuxuu hore u saxeexay heshiiskii somaliland iyo DPWORLD isaga oo daaha dabadiisa ku jira maantana sidii oo kale wuxuu boodhka ka tumay heshiiskii MOUda ee muuse biixi iyo Abiye kala saxeexdeen isaga oo ku bedeshay dhaqaale inuu qaato,meelna iska dhigo masuuliyadii uu somalida u hayey,ALXAQIIQA.
Nin gurigiisa joogaa gaado leh. Niman aan deegaan ka aqoon oo aan helin waqti badan oo ay sahan badan ku samayn karaan is gaaday ee wax kale inay jiraan uma eka.
War ninkan xasan maxamuud xasan munaafiq WA in lays ka qabto. ninka Maxa ka qaldan siyaasi ka liito Tariikhda Somalia Ma so Marin Dalka Qatar was u wayn Bu ku yahay hadan latska qaban.
AS CAXFIIDOW ENGLISH KA LABA LUQAD MIYA LAGU KALA FASIRA ADIGA QAXAD DHAHAYSA BADA LA QAATAY KOW SAALIM DHOORE IYO HORU FADHI MIDIA WAXAY DHAHAYAN LAMA.QADAN YAAN RAACNAA ISACDIHIINA ILEEN ANAGA MA ARAGNO QORAALKA TURKIGA COMENT KA SOOBIXI XBB
@@Fowzia69 waxkaste ahato taas adunka aqon sanyahay geeda naar Ethiopia 🇪🇹 nagesato wacalka maline noqoto wuu banen xassan hal sana udhiman wuna tagaya mid qerqabo axmad madobe melsara iman hadana ka hor malaga u iman dilaga xunee shisheyah hosta ku sitaa
@@zahraabukar4382 ADOON YAAD KU CAAYI IDINKABA YAQAANA OO IS GUURSATIINE DAD WAXBA FAHMAAYA MA TIHIIN EE MA LA SOCOTA HORTA HSM XAABSADE IN SOMALIA BADEEDII SAYLAC IIBISADAY? DOQONEEY HURUDOOY MARKA MUXUU XORAYNAYAA DALKEE XOREEYAY SOW KAN IIIBDANAAYA?
Jumca Mubaarak dhamanten thnk U Brtsv keep Goin ✅🌿
Mashallah noolow waraye Abdixaafid
Masha Allah
Car car car Ethiopian ha yimadan bada somaliya...hada rag ma hysto waxan hysta dani iyo xasan ..lkn balan ku qaaaday inan so kiciyo jenaral mxamed caydid iyo jenaral maxamed siyad bare RABI ha u naxariiisto ameeeen...ragaas ba yaqan Ethiopia by from growe puntland Somalia 🇸🇴
Jumca mubaarak A.hafid
wlc brother 🙏👍👍👍👍
Subxaanalaah Somali xoog iskuma maquunin karto illaahay xaqa ha tuso madaxda somaliyeed aamiin
Guul somaliland ❤❤❤❤
Jubaland❤
Hassan sheikh wucu carashe cidamadi DF.
Xasan sheikh hadalkiisu uu isbudhinaya
Somaliland alle waxaan awoodiisa ku wydiisanyna cadalad hoorumar nabad iyo dhalintayadoo asaagood ka horysa muusena geesi dhulkiisa jecel oo run yaqaana ayuu ahaa horumbuna ka tahyg iyo inuu cadawga Somaliland geed ku xiidhy Somaliland waa wada muuse kii yiimada iyo kii tagaba alle nimcada hano siyaadiyo madaxwyna cusuubna hawsha haw fududeeyo ❤❤❤🎉🎉
Waa masiibo qaran wiilashii somaliyeed in nin danaysanaya sidaas isugu dhameyo intii somalia ugu xuma uguna caqliga liitay aya xukunka ino qabtay dareen iyo damiir lahayn its very sad maha wax lagu farxo kugu dhimay oo kaa dhimay illahay kuwan hanaga qabto waa labadii ugu caqliga xuma historyga tariikhda somalia
Embassadorka falaqayntisu dhinac bay rarantay!
Qabyaalada aad wadaan cid aad wad uga badali kartaan ma jirto waa balan in aad ku jabtaan dowlada Somalia 🇸🇴 waa guuleeysan
Inshaa Allaah. Somalia 🇸🇴
Way guulaysan. Laakiin mooryaanta Xasan Ayax wataa maahan DAWLAD. Waa Cawaan Usc ah mana noqon karaan Dawlad soomaali oo midaysan metasha
Dowladu xageeh joogtaa mooryaanta Hassan shiikh iyo geedanaar isku dirayaan maahan dowled umada allaha kaqabto
DOWLADA SOMALI MA JIRTO MID HAWIYE OO AAN QORSHE LAHAYN AYAAD WADAAN WLHI ADIGAA KU JABI DHUL DAAROOD XAA KAA SOO JIRA WAX KAA QABYAALAD BADAN MA JIRTO WAA ADIGA BADIHII SOMALIA IIBSADAY HADANA JUBBALAND MA IIBSANAYSAAN XAARAAN AYAY KA TAHAY
@@mrniceguy8663AXMED DHULKIISA AYUU JOOGAA DHUL MOORYAAN LEEDAHAY MA JOOGOBSOMALI MA JIRTO
Cunsurigan nagaleexi
Waa run asshyaadiin wu yahay dhuxulayste
Laakiin xasan dhiiqo waa doqon
Adiga iyo waxaad ka soo jeedo ayaa ALSHABAAB ah axmed isir ooma laha waxaad ka sheekayn ee odaygan aan dhergin ee wecelka ah ee wadanka iibsnaayaayaa ah Alshabaab iyo qashin ee runta liqa waana hubaa in kismaayo oo uu ku washay lagu dili doonoo
The zoom call 📞 is very poor
Heer uu ka gaarey qabiil ayuu rag dhintey mitda u duceeyey mitna habel lee yahay Somali Ma dhowa in ay ka guuraan qabiil
Nabad alle hana syo
Qabiil ba ka uraya mar walbo mj 😅😅
Qabiil ma qof aan aqoon ayaa jiro HSM XAABSADE qabiil ayuu badihii Somalia u iibsaday
Hadal badan laga roon,xasan shiikh wuxuu hore u saxeexay heshiiskii somaliland iyo DPWORLD isaga oo daaha dabadiisa ku jira maantana sidii oo kale wuxuu boodhka ka tumay heshiiskii MOUda ee muuse biixi iyo Abiye kala saxeexdeen isaga oo ku bedeshay dhaqaale inuu qaato,meelna iska dhigo masuuliyadii uu somalida u hayey,ALXAQIIQA.
War ninkan xasan in la dilo ama malkul mowd cunaha qabto moye 1$ WA u lacag wana gun,guntuna ma xishooto mana dharagto
Nin gurigiisa joogaa gaado leh. Niman aan deegaan ka aqoon oo aan helin waqti badan oo ay sahan badan ku samayn karaan is gaaday ee wax kale inay jiraan uma eka.
Maxaybka soo dooneen meesha ma hooyadoood ayaa lagu haystay
War ninkan xasan maxamuud xasan munaafiq WA in lays ka qabto. ninka Maxa ka qaldan siyaasi ka liito Tariikhda Somalia Ma so Marin Dalka Qatar was u wayn Bu ku yahay hadan latska qaban.
DALKA WARKIISA WAA DHAMAADAY ETHIOPIA LOO SAXIIXAY
Ninkan wixisu waa ku tiri ku teen war ma hayo waa sheekadi social media taalo un.
Asc kuli soomaali waxaan abaarayaa shirqoolka turkigu kusameeyay bada iyo xeebsha somaliya isagoo turkigu isku xidhaya danahiisa soomaaliya iyo itoobiya, waa xaaraan heshiisku sheegu waayo itoobiya waxay hore u haysatay dhul soomaaliyeed ee hore intana miyaa loogu daray? Masuuro gelayso hasoo celiso itoobiya dhulka ay haysato ee soomaaliyeed
Waxaas ma jirto HSM XAABSADE ayaa wax walba iibsaday
WAJI LABAAD OO DAGAAL AH MIYAY SOO WADAAN?
Uqubadii farmajo aya haysata somalia truely speaking.
Kaas ey ey dhalay oo kale ayuu ahaa
Sax
qabyaaladii oo qof ah ayaad keentay maanta caalin waa qalbi jiis qabyaladaysta ah waliba aan is qarin aqoon
Adiga meesha waxaad u fadhido waa qabiil runta qofka sheega ma qabiil ayuu u hadlayaa HEM Munaafaq badaha iibsnaaaya ayaad haysataan
SOMAALILANOW LAGA REEYSAY MUUSE . GUUUUUUUL IYO GOBANIMO
Xassan dowlada soomaaliya waa inuu caasimada 3aad usoo gacan galiyo.
Axmad madoobe waa inuu taqalusaa
HSM XAABSADE WAX WALBA WAA IIIBIYAY BADII DHULKII MARKA JUBBALAND IIB MAAHA XAARAAN AYAY IDINKA TAHAY QASHIN QASHIN WADA DHALAY OO IIMAAN LAHAYN AYAAD TIHIIN WAANA KU JABAYSAAN MAR WALBA CAR SOO AAADA JUBBALAND
Cabdi.xaaf
Cid.dhaxdhaxaada.miyaad.weyday
Maxaa laguu sheegi lahaaa ? Waxaad rabtay HSM XAABSADE in loo raxleeeyo 😂😂
AS CAXFIIDOW ENGLISH KA LABA LUQAD MIYA LAGU KALA FASIRA ADIGA QAXAD DHAHAYSA BADA LA QAATAY KOW SAALIM DHOORE IYO HORU FADHI MIDIA WAXAY DHAHAYAN LAMA.QADAN YAAN RAACNAA ISACDIHIINA ILEEN ANAGA MA ARAGNO QORAALKA TURKIGA COMENT KA SOOBIXI XBB
BAD IYO BERIBA WAA U SAXIIXAY HSM XAABSADE WADANKII IIBI TURKEY WAA U SHIRQOOLEEN NINKA ISAGOO KALIGIIS AH
Cabdi xaafidoow Ciidan jubaland mise Ciidan ka axmed madoobe kkkkkkklk
Been Maha somaliya Mamul Gabaledada aya ka awood badan Dawladu malaha cidan iyo awood marka waa inay iska amusta
Been badan shaydan
WAA RUNTIIIS
Ahmed Madoowe waa alshabaab taas cid moog ma lahan cida soo raacdana waa alshabaab
HSM XAABSADE AYA AALSHABAAB AH AHMED MAAHA ALSHABAAB HADUU IDINKA REEYAY OO DHAGAHA IDINKU DHUFTAY KAMA DHIGAYSO IN UU YAHAY ALSHABAAB
Ninkan qabyalad heso hado dikter ehen axmad xasaan meqa madaxweyna ka dambesay muxuu 13 sano hal magalo kaliya ufadhiyaa qabileste waxiid inaa ku dhegestaba qalada bax Ninkan c/xafid wuxuu ukenaa inoo dowlada somaliya caayo markasta dadka ka soo horjedo tageero RUclips kaga odaygan qabilestah unacay yusan idam bajin manta igu ka dambeso
Dowladu xageeh joogtaa mooryaanta Hassan shiikh umada waxeeda kuxalaalsanayo madoowadbaa
HSM XAABSADE MAAHA MADAXWEYNE MANA AHA DOWLADU MOGADISHU KALIYA SOMALIA WAA FEDERAL 4.5 AH MARKA AXMED MADOOBE WAA MADAXWEYNAHA JUBBALAND MEELMA OOMA SOCDO WELIGIIS WUU JOOGAYAA MIDA KALE 13 SANO AYAAD TIRI EE INTUU NOOL YAHAY WAA JOOGAYAA MOORYAAN WAX WALBA IIBSNAAYSA QOFNA MADAXWEYNE OOMA AHA AQLIGIINU MAXAAN CUNAA MAXAAN DHACNAA WAAYE SOMALIA BADEEDII AYAAD IIIBSATEEN MARKA JUBBALAND IIB MAAHA EE OGOW YAASE IDINKU DHAHAY HAL MAGAALO AYUU JOOOGAAA 50 MAGAALO KA BADAN AYAA XOR AH OO NABAD AH MARKA HA NOOLA IMAANINA DHAQAN XUMADIINA JUBBALAND MAAHA DHUL MOORYAAN KA TALISO AMA WAX KANOG TAHAY WAA DHUL DADKII LAHAA JOOGAAN U TASHADEEN ILAASHADAAAN MAAHA DHUL BOOB DHAC KUFSI KA SOCDO XEEBAHEEDANA IYADAA LEH HSM XAABSADE MA IIBSNAAAYO WAANA KA DIIIDNAY MANA IMAAN KARO DAMEER HSM
@@Fowzia69 waxkaste ahato taas adunka aqon sanyahay geeda naar Ethiopia 🇪🇹 nagesato wacalka maline noqoto wuu banen xassan hal sana udhiman wuna tagaya mid qerqabo axmad madobe melsara iman hadana ka hor malaga u iman dilaga xunee shisheyah hosta ku sitaa
@@mrniceguy8663 tii farmajo kala jirto hado dowlad ahaa farmajo hassana wuu yahay hado ehen mahan lkn madobe oo Ethiopia sakay hosta kula jiray cidanka somaliya xabasho iyo shabab udeeg saday miyaa wadaniya la baryaa miyaa
@Fowzia69 geedanaar iyo gurguurte isma dhaamaan in alle somaliya kaqabto maahane wallee wowlad la.arkimaayo
Ninkaan aad waraysanayso wuxuu sabab unoqon doonaa inaad weydo cidku dhageysata waayo waa nin jiran oo caaq ah oon waxba ka aqoon
Yaa dhagayso ku yiri wax xanuunsan baad tahay ninka fikirkiisuu ka hadlay yaa dameer
@Fowzia69 kuwa jirkooda ka ganacsada ayaad warkooda leedahay oo qaba h I v
Madowe waa laso Qabana ciyaar wa galin danbe
YAA QABAN ? CIYAAL XASHIISH BACK SII IYO HSM XAABSADE MIYAA QABAN?😂😂😂😂😂😂
Qoryo iska soo gata 2 dagaal oogeyaal
IN AY IDIN QAATAAN AYAA FIICAN ILEEN WAXBA MA FAHAN TAAN MOORYAANEEY HSM
XAABSADE BADIII UU IIBSADAY KA SHEKEEEYA
Abdihafid this is my last time I’m watching your chanel you don’t deserve subscribe qain batahy
ISKA BAX HSM
XAABSADE AYAAD RABTAA IN LAGA HADLO LA TAAGEERO NO WAY BAX HA SOO LAABAN
@ dalxoreye tagero idinkama baahna adon yahy afka uga dhiga magacisa