Soomaaliya waxeey u muuqataa mid gabi ka laalaada, Xasan hadoow wax ka badalin loo joojimaayo.1aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 июл 2024
  • Soomaali waxeey u muuqataa mid gabi ka laalaada, Xasanah diid in oo cid u joojiyo aragaanee maheey ku biyo shubato

Комментарии • 23

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 25 дней назад +5

    Asc.
    Wax uu qabto Xassan Shiikh ha joogtee wax badan buu qaribay.Markuu meesha qabtay soomaaliweeyn rajo fiican bay qabtay.Hase ahaatee dhib badan buu Xassan abuuray.

  • @alisha33.
    @alisha33. 25 дней назад +3

    Weligiis nin fiican ma ahayn ee waaloo il duufay ee ilaahay ha qabto

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 24 дня назад +2

    Qanjeeyow saxiboow barneymijkaada waan xeeseynaa fadlan iska ilaali qabiil ❤❤❤❤

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 23 дня назад +2

    Xasan Sheikh shalay iyo maantay waa isku mid ah Taariikhdu waa qoran tahay.
    Soomaalidu waxaay Tiraahdaa* war dhafoor buu Ku yaalla*

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 25 дней назад +3

    Eng waxaan kuweydiinaa x sh waddanka maxaa horomar Ow u Qaptay ama mshrruc ow hirgaliyay waa suaal

  • @abdiazizmohamed3665
    @abdiazizmohamed3665 25 дней назад

    Waasaas

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 25 дней назад

    Asc Qanjey waan ku salaamay From Riyadh Manfoxa deriskii bashi .c.bashi

  • @abdiqanihassanelmi2362
    @abdiqanihassanelmi2362 25 дней назад

    MUNAAFAQ BEENAALE IIMAANLAAWE

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 25 дней назад +2

    War ninka safaaradaha kaqabta uu kaxaraashayo umada soomaaliyeed iyo shabaabka uu dalka gacanta ugalinayo

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 24 дня назад

    War hadalkalaba mataqaanid oo xasan aheeyn.kkkkkkkk

  • @yusufbotan
    @yusufbotan 25 дней назад

    Asc qanjeey arinta xasan iyo dowladii soomaaliyeed Meel ku sheeg?

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 25 дней назад

    Sidii qof waalan ayaa u sheekeynaysaa waayo mar waxaad leedshsy marna waxaad leedahay su'aal ayaan kuwediinayaa hadaba waxaa ka muuqata in aad leedahay waanku waayey e xiliimagacaw

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 25 дней назад

    Adiga waxaa rabta miyaa noosheegee.

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 25 дней назад

    1:36 talo waa lagala quustey ee wax kale ha loo sheego.

  • @fadumashirwa1959
    @fadumashirwa1959 25 дней назад

    Asc qanjeey thanks 🎉

  • @ismailmohamed9007Alibulay
    @ismailmohamed9007Alibulay 25 дней назад

    😅

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 25 дней назад +1

    Dalkeenu wuu la degay xasan qabyo weliba wuxuu isa siiyey in dalku xamar yahay, balse badbaadiyaha Soomaaliya waa Puntland waana dhisan tahay

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 25 дней назад

    Ninkaan indhaha uu wax karko waa indho meel kale ku xiran
    Qaaman iyo quruxaan soo arkay
    Xasan wax sheeg kaagama baahna ee cid kale lahadal

  • @asmaali7208
    @asmaali7208 25 дней назад

    Waxaan oo dhan waxaa kadan beeya daarood oorabo inay x sh fashiliyaan

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i 25 дней назад +1

      Daarood ma wuxuu ka dambeeyaa in uu Qabuuraha faagto ninkan jaageeysan ee Dowladnimada u haysto in aay tahay meel laga taajiro?! Nin lacag raadiyey dal ma maamulo! Rijaal labo qalbi ma leh.

    • @user-nv3ps2wg2v
      @user-nv3ps2wg2v 25 дней назад +1

      Qabuuro faage, dhul boobe, qabuuro qode, mayd gate

  • @gare12
    @gare12 25 дней назад

    GABI DHACLE EN AFKAADA MAAHA EE ARKA HORE KU HADAL AFKAADA MIDA KALE ADIGOO MA GUDBA AH MIYAA BIRMADE TALO SIIN WAR BAX OO QOLKAADA ISKU XIR KKKKKKKKKKKKKKKKKK