Ha ooyin hana ciishoon wacal laguma oran karo nin aabe magaciisa yaqaan iyo qabiilkiisa baad tahay in shaa allaah waad helaysaa aabe iyo reer adeer soo noqo adoo faraxsan
Ilaahay SWT ha u soo dhaweeyo Cabdiqadir shiine cali in helo Aabihii oo cafimad qaba, hooyadii Alle ha u naxariisto jannatul firdaws Alle haku abaalmariyo, qalbiga Alle ha u qaboojiyo Cabdiqadir, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🤲
Shiikhaasha joogta boosaaso please u soo raadiya wiilka aabihiis allah kuu soo sahlo. Somali waxey hurumar u gaari waysay waa qabiilka sida xun ugu dhaqmaan
Allaha u sahlo wiilkaan aabihiis si deg deg ah hooyadiina allaha u raxmo abtigiisna illaahay qayr ha siiyo habaryartiisna allaha soo hadeeyo cabdulqaadirow illaahaaga ku xurnow badina inaad had iyo jeer ku saliso nabiga calayhi salaatu wa salaam qadarta illaahey ha illaawin nicmadda hadda aad haysato ee uu illaah ku siiyay fiiri kuna xamdi adduunyada kaamil ma noqoto hadaad aabe hesho xataa dunida waa lagugu imtixaanayo ee samir janada si aad u gashid aabana bi idni llaahi waad hellaysaa allaha kusoo celiyo adoo faraxsan
Allaah ha la kulmiyo Aabbihii. Fadlan. Qofkii Waayadaas boosaaso deganaa oo ninkaa garanaya wiilkaa ha caawiyo Maadaama badanaa foormooyinka inta badan ay xaafaddo ku yaalaan.Illaahaay ha u rumeeyo rajadiisa wiilkan dhallain yaradaa 16:27
Walal haa Chisholm sorry 😭😭 caloosha ii huuray wallahi , abtiris ani xaata ma aqaano dadkii ii dhalan wan la jooga , magaacda sadaxan hadaa taqaano waa enough, somali qabil abitiris facooda ka rabaay in shaa allah waadi heli dadkaada walal niuaada khayer usheeg , dadkan hadlkooda haa maqlin
Maamo maadaama oo boosaaso ku dhalatay boosaaso tag oo AABE magacaas ku raadi. meeshii aad ku dhalatay oo AABE ka shaqayen jiray KA SOO RAADI. INSHAA ALLAAH WAA HELI DOONTAA AAMIN .
Fadlan share dhaha walaalo mahadsanidiin
Hello 👋 ASC wll
Ilaahow u sahal reerkoda adiga ayaa awood lehe Amiin yaa rabi calamiin
ILLAAHey ha u sahlo aabihiis,walaahi Soomaalida qabiil aa naarta geynaayo,.
Ha ooyin hana ciishoon wacal laguma oran karo nin aabe magaciisa yaqaan iyo qabiilkiisa baad tahay in shaa allaah waad helaysaa aabe iyo reer adeer soo noqo adoo faraxsan
Ilaahay SWT ha u soo dhaweeyo Cabdiqadir shiine cali in helo Aabihii oo cafimad qaba, hooyadii Alle ha u naxariisto jannatul firdaws Alle haku abaalmariyo, qalbiga Alle ha u qaboojiyo Cabdiqadir, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🤲
Walaahi waa dulman yahay wiilkan ilahey aabe ha kuu sahlo war ragoow cuqubada aad ilmaha ka geleysan joojiya subxanalaah😢😢
Shiikhaasha joogta boosaaso please u soo raadiya wiilka aabihiis allah kuu soo sahlo. Somali waxey hurumar u gaari waysay waa qabiilka sida xun ugu dhaqmaan
Ma jira Qofa wacala ah ruxa walaba waxa dhalaya hooyo iyo Ababo illahaya ha ku sahalo rabi ha ku soo ifatimaya inshallaha faraxda waye ku dabesa
Allaha u sahlo wiilkaan aabihiis si deg deg ah hooyadiina allaha u raxmo abtigiisna illaahay qayr ha siiyo habaryartiisna allaha soo hadeeyo cabdulqaadirow illaahaaga ku xurnow badina inaad had iyo jeer ku saliso nabiga calayhi salaatu wa salaam qadarta illaahey ha illaawin nicmadda hadda aad haysato ee uu illaah ku siiyay fiiri kuna xamdi adduunyada kaamil ma noqoto hadaad aabe hesho xataa dunida waa lagugu imtixaanayo ee samir janada si aad u gashid aabana bi idni llaahi waad hellaysaa allaha kusoo celiyo adoo faraxsan
Sxb qofka yar ee aabihii ama hooyadii weysan waxaad usheegtaa in uu alle ku xidhnaado oo uu tukado salaadkastana alle ka dalbado in uu waalidkii helo😊
Ilaahow u fufudeey aabihii inuu helo. Waa la damqadey wiilkaan ilaahay oohintaa farxad ha kuugu bedelo inshallah inshallah
Waa qoof kii igu naaxadinta baadana ee caallosha i xaanuujiiyey miiskina hooyo raabiiga wiini haaku soo dhaaweeyo
Habaryar sabar ilaahay ha ku abaalgudo. Abaahana xaqa Alaah ha fahamsiiyo. Aad baan uga xumay i lagu ciilaa Subxaanalah. Somali Alaah ha so hadeeyo.
Honey u soco habeenkiina ha soco abahaa alle ha kuu sahlo walashada xiriiri
Abdi aziiz si niyad ah ayaa kugu duceeyay walal ILAAH haku siiyo aduun iyo aaqiro kaamil ah wil kaan maskiinka ah na ILAAH abihiis ha u so fududeeyo amiin
aabo ku aawey warka dadka iskadaa ha oonin yaa. allaah❤❤❤❤❤❤❤❤
😞🥺😔 Habo/Eedo Inshaa'Allah Khair Aabo 🤲 Allah Soo Sahlo WiilKeeni Ha'😭'Oyin.
ALLAH USAHLO ABIHIIS WIILKAN WAA WIIL RAGEED GUULEYSO BROTHER INSHA ALLAH
Ale ha u sahlo aabahiis iyo abtirkisa insha allah ado faraxsan baad nosoo noqon walalkey caloosha adkeyso mar hadii aabo lagu yiri sheekhaal waad heli
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo aabaha amiiin amiiin yaarabi
لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم 🥹🥹
ilahy haku fududeeyo si dag dag ahna inaad abaha ku heshid ban ku rajaynaya nin rag ah waxa ka oysiiyay dheel dheel mahan
Allah ha so dhaweyo ha oyin wan haaysan wil abihi ugu daayacay
Adna alle haku xadido wiilkaa yarna alle aabihii ha u keeno aamin aamin
Alx dheh abahaa magaciisa waa Taqaan dad an magac haynin aa helo adi waa fududahay wAA HELEE ISHA ALLAAH
Abdiaziz Allaha ajar iyo xasanaad kaa siiyo aamiin mashallah tabaarakallah xafidullahi
Wiilka yar siduu u egyahay waxa sida u galay ehelkisa hadal xun ku dilay. Reer abtigiisa dhibaateyay oo qalbiga ka jabiyay
Allaah ha la kulmiyo Aabbihii.
Fadlan. Qofkii Waayadaas boosaaso deganaa oo ninkaa garanaya wiilkaa ha caawiyo Maadaama badanaa foormooyinka inta badan ay xaafaddo ku yaalaan.Illaahaay ha u rumeeyo rajadiisa wiilkan dhallain yaradaa 16:27
Ilahey ha u sahlo aabahiisa oo cafimad qaba😢hooyadisa ilahey ha unaxariisto🤲
Illaah ha uu so sahlo aabahis.
Dad damiir leh mahiin dadka kucayaya abtirsigada sheeg wilka inshaallah waa heley familkada.
Habo illaahey haku sahlo Aabahaa ayey daana sifiican bey kuu soo kori see shugran dheh in badana illaahey ku xam di warka dhalin yaradana ha u joojin
Ilaheey hakuu saqiro aabahaa wlky mcn aadaan ugu xumahay wllhi qalbigaa i xanuuney wllhi ilahey hakuu saqiro 😢
Wll Rabbi ha kuu sahlo waalidkaa, kuwa ku caaynaayo ku dacweey degmada oo la soo xiro ka dibna cagaha laga garaaco...
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
😢😢😢ilahow usoo dhawee wiilka yar noloshiisana caawiya lacag uu wax ku samaysto siiya wuu adkaysanaya baahina way haysa wiilka
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo Asxaabtada❤
Wiilkaan abahiis uu weeysab yahay waxaa uga sii xun ciil sokeeye ayaa ugu darsamey ilaaheey ha u saqiro
Ilahow usahal abihis wlhi gurka qudba sirata xanunkano ayuleyahay wlhi 😢😢 ilahow usahal 😢cilkan waxa usabab ah gurka sirta ah😢
Ha ooyin waad Heleysaa inshaa allaah
Ilaahow u sahal aabahiisa
ALLAHAY HA KUU SAHLO WAALIDKAA HA MURUGOONIN ALLAHII NA LAHAA TALO SAARO
Somali waa dad dhib badan Subxanallah ilahsy unada xaqqa ha tuso 😢😢
Allah usahlo aabo 🥺😭
ilaahey aabihii ha u sahlo waan u duceyneynaa
Ax ax ilahay hakuu soo fududeeyo abahaa insha allaah
Yaa rabi allow usahal wlhi ciilbuu dareemayaa caku soomalida qaarked dadka iyagaa faquuqa oo cuqdad gelsha war alle ka cabsada oo umada nabad gelsha
somalida qof dhiban sii dhiban , allow ciilka ka saar willkan
Ilahayi ha ku sahalo abo amin
Ilaahay hakuu sahlo hbo waan ka xumahay
Muuqaalkii iigu xanuunka badnaa waye aan daawado 😢😢😢😢😢
Walal haa Chisholm sorry 😭😭 caloosha ii huuray wallahi , abtiris ani xaata ma aqaano dadkii ii dhalan wan la jooga , magaacda sadaxan hadaa taqaano waa enough, somali qabil abitiris facooda ka rabaay in shaa allah waadi heli dadkaada walal niuaada khayer usheeg , dadkan hadlkooda haa maqlin
Allaha U Sahlo Aabahees Bi Raxmate Allash
ALLE HAKU SAHLO AABAHAA ASAGA OO NABAD QABA AAMIN AAMIN AAMIN
Da,da uu jiro iyo 2 guur waa masiibada hada uu ku jiro oo kale allaha ku sahlo
Allaha u sahlo ha ooyin hooyo waad heleysaa insha allah
illaaheey ha u sahlo aabihiis wiilkaan yar, soomaaliyey kadaaya wiilkaan yar dhibaadata asaga iyo dadka lamidka ah oo allah kabaqa
Ax somaliyeey wiilka hala saacido insha allaah
Allow kuu sahal
allaha
kuusahlo
aabahaa
Sorry brother inshallah watheli abaa
Somalidan wamahay shahilka qabil wamahay micnihisa bro come to djibouti ware anika hita qabilkay maakanii
Ilaahay abaha hakuso aruuriyo wll😢
Ilaahay hakuusahlo wall 😢😢😢
Alle SWT ha kuu soo dhaweeyo Xaaji
Somaliyey ninkan wax yaqana haduu jiro haloo sheego insha aallah
Yaa Allah, I feel sorry for him
Aabo la aan xanuun badanaa, dadka imtixaan badanaa Allow usahal Aabahiis.
ALLAHA USAHLO ABIHIIS OO NABADQABA
alle subxaana watacaalaa hakuu sahlo yaa rabbi aabahaa
😭😭😭😭😭😭😭💔ilhow u sahal rabiyoooow
Maamo maadaama oo boosaaso ku dhalatay boosaaso tag oo AABE magacaas ku raadi. meeshii aad ku dhalatay oo AABE ka shaqayen jiray KA SOO RAADI.
INSHAA ALLAAH WAA HELI DOONTAA AAMIN .
Amiin yaarabi
Allaha kuu sahlo wll mcn
Allow usoo sahal yaa rabbi
Allaha u sahlo ciddi dhashay Allahuma aamiin
Sheeqaaley wiilka soo garab istaaga waxaa tihiin inta badan dad diin iyo sharafleh
Waa ee ciileen wilkaan
Shaqlaan badanaa Soomaalidu waa shayaadiin. Musilmiin mahan
Illaah ha u sahlo aabahiis
Illheyoow u sahal
Walle aaqiro suaal waa jirta maxaa loo faquuqaa waa nin Soomaaliyeed subxaanallah
Alle ha u fududeeyo aabahii way ciilen wilka yar
Ilaah ha u sahlo aabihiis
Alah kusahlo. Ababha kuabtiirso reer. Aabtaga reer abee ugooy haana ooyiin mardabe waxatay. Niin raaga
Allah kuu soo sahlo wll
Soomaaliyeey ubadka yaan la dayicin bisinka 😢😢😢
Waa qasan yahey
Sorry😢
Subxaanallaah allahayaw sidegdega ukulmi inankan iyo aabihii🤲
Allah Ku Sahlo Abahaa😢
ILAAH ha kuu fududeyo helida aabahaa
Aamiin Aamiin Aamiin
Ilahay hakuu so sahlo.
Ilaahoow u sahal faamilkiisa
Ilaahey haku sahlo aboowe
Allah ku sahlo aabe
Alaha.ku hiliyo adkeyso bariyow walahi wad ka guleysanaysa.jahilinta dadkena somalida wu ku badanyahay
Illahay ha ku fududeyo wllo Illahay ha ku sooo dhaweyo aabah 😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wabil seyraad❤
Allha usahlo Walidkiiiii waa murug
Alaha usahlobi idni laah kariim
قهر رجال
Wlhi waa xanuun alle ha u soo sakhiro aabihiis