Masha allah wll allaha ku sharfo waxaan kaa codsan lahaa inaad mar ka hadsaho ama aad ku soo celiso deep web ama internetka hoose mahadsanid aadan sahan😍😇🥰
waxa laabtoodu qarinayso ayaa ka badan intaas shaydaan caabudka mar hore ayay ka taqaluseen masiixiyiinta waana sida ay baa'inta dacaayad taariiq beenaadka eey muslimiinta ugu wadaan hada لا تحزن ان الله معنا waxa nagala rabaa waa in aan fahano yaan nahay xageense tiigsanaynaa
Asc wll ADAN SAHAN waxan ku xiranahay channelkaga io wax yaalaha aad so baarto wll waxan ka codsan laha inaa warbixin noga so diyariso suuqa (forex) in laga shaqaysan karo io in kale waan ku warersanahy wana barta lkn inaa ku shaqaysto aayan wali ka shakisanahay mahdsanid🙏💯
Shajaratul dur waxaa dishay naag uu qabay boqorki ay xilka u dhiibtay kadib marki ay boqorka dishay, xaaskii ninkeda laga dilay ayaa ku amartay adoomadeda iyo shaqalaheda dumarka ahaa in ay kab ku dilaan sidas ayayna u dhimaty wxa lagu dilayna ma aysan ehen siyaasad ee wa in ay dishay ninki qabay kadibna ay naagtisa ka horesay oo markiba hore ka hinaasaned ay ugu marmarsiyooto ka aargosigeda
*mac-hadka Al-FAJRI Online Academy ee barashada qur'aanka kariimka ah iyo culuumtiisu waxa uu qaadanayaa arday cusub ee ha moogaan nagala soo xidhiidh tell:0633984627* ama kuso biir group what's appkan👇 chat.whatsapp.com/BvZ2RrU9dbo23W94fYnOgv ka faaidaysi wacan walaalyal
Aqoonyahan Aadan bal barnamij kaso diyaari خطبة الجمعة للشيخ عبد الرحمن السديسي Qisadan wan maqlay balse sifaahfaahsan umahayo wll Aadan wad Ku mahadsantahay sida aad nogu so gudbisey جزاك الله ruclips.net/video/C7N6ZVi81Lk/видео.html
qisadaasi waa ta ay waddo islaanta " EDNA ADEN" the same story, islaantasi siyaasadda haa ka fariisato, Somali nacaybkana haa joojiso, haddii kale waxaan u aqoon san doonna taas oo kale. islaantaa qooro yar yar ayaa u qarsoon. islaan maba u eka, waa in la baaraa,waxa ay ku haysato labadeeda lugood dhexdooda.
kkkkkkkkkkkk wlh waa iga qosal siisay funy aya tahay ino sobadi shekoyinkan okale wll 😍😍😍🇸🇴😍
Masha allah wll allaha ku sharfo waxaan kaa codsan lahaa inaad mar ka hadsaho ama aad ku soo celiso deep web ama internetka hoose mahadsanid aadan sahan😍😇🥰
Hadaad ilaahay jeceshay like sar nabigana hadaad jeceshay subscribe hubaal warar ku xiisa galiya waad heli doontaa 🙏🙏🙏🙏😻😻
Subscribe taada ilaahay ma barakeeyo xataa hadii aad heshid 1B subs🤲
Kusaaray adna isaar
Xitaa hadii aad u dhimaneeyso kuu saari inta aad magaca alle weeyne iyo nabigeena Muhammad scw aad ku tuugsaneeyso xishoo waji kguma yaalo miyaa
Scw intii nabiga jecel
Scw
Mahadsanid macalin aan jecelnahay
جزاك الله خيرا ( gaalo in ay ceebahood qarsadaan kuweenana ay uunbuuniyaan way u tashteen. )
Mzha allh wllky Aadan Khadar
Alleh ha ku sharfo wll qliya
waxa laabtoodu qarinayso ayaa ka badan intaas shaydaan caabudka mar hore ayay ka taqaluseen masiixiyiinta waana sida ay baa'inta dacaayad taariiq beenaadka eey muslimiinta ugu wadaan hada
لا تحزن ان الله معنا
waxa nagala rabaa waa in aan fahano yaan nahay xageense tiigsanaynaa
wll adan waxaad ka hadashaa imtixaanka dawlada ee ardayda wada dhaceen🙏💯
mahadsanid wll adam
Shukran wllky aadan sahan
Mzha allH zxp Ilahy Aqliga haku barakeyo
Masha allah masha allah shukran akhii
Adan zahan hore usoco zhp legend ❤💯❤
thanks wll aadan
mahadsanid
magaca islaamka alle subxana watacala kor ha uqaado mar walba .
Weycadhy gabdhaha in islaanku uisan kumadin lkn iyagaa holaadiyay wayab hore usoco saxb
Mashaa alaah wll
Mahadsanid sxp sahanka diri dhaba somaligalbed
MAXAMED CABDI WAHAAB
barnaamij kasoo same bro wa muhim.
❤
Mashallah Allah ku xafido my dear bro
First
Waxey ahayd iney ku adkeysto inuh ilmaheesu mucjiso kuna fasirto inuu ilmuhu bilaa aabe yahay ayduna hooyo iyo aabe utahay adigu iney dadka khalkhaliso waayo cilmi badan majirin baryaha sida DNA
Aadan sxb waxaa tahay halyeey waxbadan nafahansiyey ale tariikhda baad baal dahaba kagashirta
Wxaad nso diyarisaa Mxay arday intas oo kun ugu dhaciin imtixanka fasalka 8 2020 iyo wxaad kadhi hilahyd dhalin yarda kudhac day imtixan wll waa iga codsi
Walal barnamijka ma ogtahay noo bilaw aad ayan ugu bahanahay dalabka naga aqbal walal adoo mahad san
Thanks bro
Thnks
Zxp waxad no sheegta calamad diskaanka mahadsani
Mnsha Alaaah hore usoco wll
Mashallah❤
Aadan sahan keep going wll
Wcs Mahadsanid sxb
Asc wll ADAN SAHAN waxan ku xiranahay channelkaga io wax yaalaha aad so baarto wll waxan ka codsan laha inaa warbixin noga so diyariso suuqa (forex) in laga shaqaysan karo io in kale waan ku warersanahy wana barta lkn inaa ku shaqaysto aayan wali ka shakisanahay mahdsanid🙏💯
Waberi media kahelaysaa
macha allah
Walalkay ama walashay waxan ahay wiil soomaaliyeed oo youtuber ah hadaa tahay qof horumarka jecel igu caawi wllo soomaalino 👎👎👎👎👎👎👎👎
OO IISAAR SUBSCRIBE
Shajaratul dur waxaa dishay naag uu qabay boqorki ay xilka u dhiibtay kadib marki ay boqorka dishay, xaaskii ninkeda laga dilay ayaa ku amartay adoomadeda iyo shaqalaheda dumarka ahaa in ay kab ku dilaan sidas ayayna u dhimaty wxa lagu dilayna ma aysan ehen siyaasad ee wa in ay dishay ninki qabay kadibna ay naagtisa ka horesay oo markiba hore ka hinaasaned ay ugu marmarsiyooto ka aargosigeda
Adan hore usoco zhp
Masha allh
Maasha alaah pro keep goin i am bisoa
rabi naarta jahanaba
kaa xoree jaxiimoo
jiibsoo fardawsoo
janadii ku nooloow
Philasoph Aadanoow
Asc wll hre usoco
Wll qisasu saxabada noo soo badi plz
keep going
Hedhe waxay dumarka kiristanka ah u islaaman waa markay dhacdada maqlaan 😧😆😆😆😆
*mac-hadka Al-FAJRI Online Academy ee barashada qur'aanka kariimka ah iyo culuumtiisu waxa uu qaadanayaa arday cusub ee ha moogaan nagala soo xidhiidh tell:0633984627* ama kuso biir group what's appkan👇
chat.whatsapp.com/BvZ2RrU9dbo23W94fYnOgv ka faaidaysi wacan walaalyal
Maansha allaah
Walaal Qalli Ii saara Subscribe
Insha Allah 3K Inoo Balan Ah
Allahow awoodi Islaamka nosoceli
Aamiin Aamiin...... wll Horta magaca aguero iska badal magacaa aabahaa kubadal ama naaneys Somali kadhig waa iga waano uun
Masha allah macalin
Maansha allah
Mnsh allah
haddii qooraha la iska taabanayo waaba sheeko kale, markaa mid madoow miyaa shaqaa qoora ka taabashada ka shaqeeya?
ههههههههه😅😅😢😢garac mxa aragty😂
Hhhhhhhhhh wlhi waaqusle
Aqoonyahan Aadan bal barnamij kaso diyaari
خطبة الجمعة للشيخ عبد الرحمن السديسي
Qisadan wan maqlay balse sifaahfaahsan umahayo wll Aadan wad Ku mahadsantahay sida aad nogu so gudbisey جزاك الله
ruclips.net/video/C7N6ZVi81Lk/видео.html
Allh
Xog badan baan ka faa'iday mahadsanid
Asc maxa cirka ama hawada ka dhigay bluug
Maxa se bada ka dhigay bluug
MHDSND
Sxb manta codka mawanagsana ??
Waan akhriyay sheekadan shajaratu durna mahaa sidaad moody e waxa nafta lagaga jaray kab waxaana dilay jaaryadahii qasriga waxaana ugu laaban karaa buuga layidhaa xukaamail al-mamaalik
Please daawade Buuqo channel kayga oo Subscribe iisaar
Sxb dhagax laguma diline karbaash ayaa lagu dilay sidaan taariikhda ku haayo
walaal albaab kasta oo ka xiiran allah haku furu subscribe isaar
Wllo sual ayan ku weydin adigu mahadsan maxay kala yihin mansoniyd iyo yahud
Allah ka cabso xili kasto walalyal
Please Shere Me Sahanka Xogaha
Codsi wll qudbadii sheekh abdul raxman sudaysi ee jimcihii dhaweyd ila soo eeg
Shajaratu duru ninkeeda ayey gacanteeda ku dishay kaso ah boqorka masarka oo dhan
Third person 🤣🤣🤣❤❤❤🇸🇴💥💫💝🤴
Sxb codsi ayaan wataa tarikhda saxabada maad nooso diyarisid si aan ugu dayano si aad ajri alle uga heshid
MCLINKAYGII 🙏
WAXAAN WIIL KUGU XIDHAN MCLINKAYGII BARNAAMIJ WALBA OO AAD SOO DHIGTO WAXA KA KORAR SADA WAAYO ARAGNIMO MCLINAKYGII ADUUN YADU WAA MAALME IFKA HIBO KU NOLOW AKHIRANA HALKII ROON
Asc
SubxanAlah
Diinta islaamka dumarka ma necbo lkn ragaan islamks isku sheegayo ayaa neceb raga uf😮
qisadaasi waa ta ay waddo islaanta " EDNA ADEN" the same story, islaantasi siyaasadda haa ka fariisato, Somali nacaybkana haa joojiso, haddii kale waxaan u aqoon san doonna taas oo kale. islaantaa qooro yar yar ayaa u qarsoon. islaan maba u eka, waa in la baaraa,waxa ay ku haysato labadeeda lugood dhexdooda.
Baadarigii waa Dhalay🤣🤣
MAHADSANID WALLOH
Waxad Barmamij ka So Diyarisah Sucudiga
Sheikh Sudais maxa Lagu Haysta ?
Sucuudiga maa ku dhagan sheikha.....?
@@maxamedcabdinuur1470 Al Jazeera Ayan Ku Arkey waxa Lagu Haysta Sudais inuTageray iney Sucudiga iyo imaradku Heshiis la Galan Yuhuda!
Frist
Shekadaa wey macan tahy qosol iyo layab wayee wlhi
Shanka xoga pro PINNED igu qabo🙏🙏🙏🙏🙏
SUBSCRIBED hala isiiyo dar ilahay
Soo daweeya walalayal
Beenahooda inay daboolaan wax walba way u sameeyaan
Joan pope . Film ka sameeyeen
Mnsh
Ma jeceshahay horamarka
Ma doonaysaa il dhaqale
Ma tahay shaqaale dhiban
Ma doonaysaa xoriyad dhaqaale
Ilasoo xishiidh 252634558521
Waa xqqq masul
ruclips.net/video/8jA2qvE4s-Q/видео.html VOLG HARGEISA SOO DAAWO✔
ruclips.net/video/usN3Ft9a-0o/видео.html
Waa in laga faideystss
Kkkkkk caqli yaraa gaalada
Wlllka
Waxaad kasoo copy yaysay nio (StepAgencyNews) shajarudur baad kusoo dari sheekada kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk nio wax cusub la imo
SUBSCRIBE usaara (StepAgencyNews)
oo hadaanay soomaali ahayn maxaa diiday in la soomaaliyeeyo ileen waa taariikh e, Badowsanidaa
Copy mafiicno wll
Lakiin dhaliishiisa unbaan tusahayay
Ee ma khalad baa
Go hunt your dream
Barashada quraanka si bilaasha oo online Ah Fadlan hadad donaysid laso xidhiidh 0633170051
Asc