Waa mahad san tahay video af somaliga aad nooga soo gudbisid qaasatan kuwa ku saabsan anxiety and depression oo ah kuwa dadkeena ay adag tahay inay fahmaan.
doctor Asad I used to watch your videos months ago specially videoga aa panic attack kaga hadlaysay, that time I was having frequent panic attacs. Ilaahay khayr haku siiyo😔
@@mohedsaed4393 haa walaal, hadda waa fiicnaaday Ilaahay mahadii. Therapy iyo dawooyin baa mudo badan ii socday mar dhaw bay ii dhamaadeen sidaydii hore baanku soo noqday alxamdulillaah🤲🏽
Jazakalah dr aniga iyo caruurteydaba waan qabnaa wax yaalo badan oo aan daawaday kheyr Alaha ku siiyo mar hore in aan arko ayaa igu wanaag sanayd waan rafaadnay waan garan la’aa waxa na hayo InshaAllah email ayaan kaala soo xiriiraya mahad sanid walaalo
Thank you very much You are doing Great job
Thank you marwalbo waa kula socdaa doctor noo sii wad جزاك الله
Waa mahad san tahay video af somaliga aad nooga soo gudbisid qaasatan kuwa ku saabsan anxiety and depression oo ah kuwa dadkeena ay adag tahay inay fahmaan.
Masha Allah ❤
doctor Asad I used to watch your videos months ago specially videoga aa panic attack kaga hadlaysay, that time I was having frequent panic attacs. Ilaahay khayr haku siiyo😔
Hada sidii hore ma dhaantaa walaal?
@@mohedsaed4393 haa walaal, hadda waa fiicnaaday Ilaahay mahadii. Therapy iyo dawooyin baa mudo badan ii socday mar dhaw bay ii dhamaadeen sidaydii hore baanku soo noqday alxamdulillaah🤲🏽
Somali maala yacni ay jilyihiin. Waa run. Cilmi qaarkod ma rabaan
شكرا جزيلًا لك
Jazakalah dr aniga iyo caruurteydaba waan qabnaa wax yaalo badan oo aan daawaday kheyr Alaha ku siiyo mar hore in aan arko ayaa igu wanaag sanayd waan rafaadnay waan garan la’aa waxa na hayo InshaAllah email ayaan kaala soo xiriiraya mahad sanid walaalo
Dr. Mahalakshmi. Kumar. Wanda afka. Somaliyega. Allah. Mubarak codsi. I. Teengeery. Maalahadili. Kaart. Ee. UK. Maan. Maaqalyen. Wiildka.
Walaal ma fahmin waxa aa soo qortay. I didn’t really understand your comment so feel free to send an email to drasaddahir@gmail.com
Asc allaah ku caawiyo sidaad umada ucawiso from hargaysa
ASC wr wb walal waankusalamay salaankadib salaankadib, umabaahnid inaad kudhashid English waayo bulshada aadkadhalatay aya kubaahan unabaahan talobixintaada maybe ina wakhtiqaadatoh in Chennai ka labartoh LKN One day One-time chennal kaagu wuxunoqonin mid lawadabartoh insha'Allah.
Bulshada somaliyeed waxajira xanuuno badan oo aduunka kajirah aysan aqooninah kunadhacah somalida.
Marka walobaahanyahay dhakhtar xanuunada maskaxada ama jirka qaybihiisakale kudhacah midmid usharaxa hadaytagtay caruurta ama dadka waawayn.
Walaaley keep going.
Wajizakalaahu khayra jzaaa
Thank you so much
Tonight subscription mudanthy
Thanks Dr waxaan ku weydiinayaa maxaa waaye ma normal baa enxiety ga in la dareemo xiliga period time ka