Waxatahay ninka kaliya ee xaqa kahadlo ee ha ujojinin xasidka sheydamada cayatamayo waxad kusocoto Sheekh Shantay waa xaqa ilahana kugu jecel ee amano allah amano rasuul kunfayo kun
Shantay gawdha wa fasiq lkn waxy ku jirta danbi galimo garsisanyn dilkedu wa xaran wa la garaci kara inta aya banan lkn dil waxu ka banan yahy . Sinada dilka ah wa tan 4 qof ay arkan aydo lawada xubin isku jirn lkn hadaysan jirn qof argtay iyaduna qiran lama dili karo
Matihid sheik ee diinta magaceeda dadka ugu gafaysaa kadaaa Dadka ha nacsiin diinta 2k baa ku daawato markasta dhaqaalo ficn kama soo galayo youtube saasna waa u qaylineee
ILLAHOW ha NO kaxafid illah waxanka baryay 4 adiga kale oo kushaneyso oo wacyagalinta kala qeb qadato dintena dhaqan kena illahow nosogar god ayay ku is dhacoysa dinti iyo dhaqan ki ba aamin yarabi
Sheikh shantaay ilaah haku xafido kuwaas inaad edbisaa ilaa waalid malaha inaga qabsadah malaha markaa ciyaalka ayaa inaga kagaribin
Wallaahi nijaas ayaa tahay qof sheiikh kuugu tilmaamo wuu danbaaba diinta kuma arkeyaid meel cowrada muslimka ama gaalka lagu sheegey adiga ilaahey ayaa umadda kaaqaban doono
Subxaannalah waye dadka dhahayan Muslim ma joogan miyaa mogadisho
Runta ku dhimo shantay good job
Ilaahay ka baq
Inalilah waa inali rajucun wale gabdhihi Somaliyed xishodki way katagen abayashina dhalay iyo wiilashi ladhashay waxey noq den damir laan taso kale sharciga halakeno wexey fafinee dhaqan xumo iyo din xumo islamaka oo dhana nala yaban iyo galadaba dhaqan xumada tiktoga iyo barah bulshada waa ceeb wax yalihi laga xishon jiray inbanan lala yimado ee sharc iyo maxkaadi haloo yelo dhaqan xumada talo muqadisho waa runtiis Sheekh Shantay wuxuna kahad lay runta qofne ha ujoojinin xaqa aad wado ilahayana hakula garab galo
Gabadhan reerkooda ha ceshtaan qof aan la dealing ma jirto....walidiinta waa in sitoos loo la hadlaa iyo qabiilka😮😮😮
Asc Sh-Shantaay afka Alle kuma gooyo haka harin kuwa fasaadka faafinaya
Waxatahay ninka kaliya ee xaqa kahadlo ee ha ujojinin xasidka sheydamada cayatamayo waxad kusocoto Sheekh Shantay waa xaqa ilahana kugu jecel ee amano allah amano rasuul kunfayo kun
Ilaahow inta xumaha wada naga qabo.
Takbiiiir
Shantay gawdha wa fasiq lkn waxy ku jirta danbi galimo garsisanyn dilkedu wa xaran wa la garaci kara inta aya banan lkn dil waxu ka banan yahy . Sinada dilka ah wa tan 4 qof ay arkan aydo lawada xubin isku jirn lkn hadaysan jirn qof argtay iyaduna qiran lama dili karo
Shantaay maanta waad saxan tahay ku soco dhilaa ku dhashay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Shekh Shantay Wuxu laqelinayay watan okale wataa Manta dhacday Ceeeb badanaaa. alaw na astur 😭😭😭
Walahi ani waa yaabay dadkan intey ka imaden Acudu bilah waxi kale ey hoos kasameyan aka daran ilahow umada ka qabo nagahan iyo nimankan dhawanka xun 🤮🤮🤮🤮🤮
Matihid sheik ee diinta magaceeda dadka ugu gafaysaa kadaaa
Dadka ha nacsiin diinta
2k baa ku daawato markasta dhaqaalo ficn kama soo galayo youtube saasna waa u qaylineee
Kkkk Sheikh Shantaay funy weeye Maxaa tiri guskiisa aaaaa
Balmoodawoolo oo si kale uu u dhoho
Yunaani waa faasiq
Caaya qabiilada
Wallaahi hodayada adiga ku dhashey ayaa war kadiidey caasi ayaa tahay
Qalad waye aniga oojooga wadan gaal uma adkeysan karo qalad kan ku socdan gabadhan
Sheekh Shantay adigoo kaliyah ayaa ka hadasho xaqa iyo wixii qaladada lakin Sheekh yadii kale waxad moda ineyabo ansho xumada shaqo kuleheen waxa muqadisho kadhacayo ee ilaha umadan dulman ee reer muqadisho oo lola imanayo dulmi iyo anshax xumo baraha bulshada kusodiray ee ilahey hanoka xafido waxan rajeynaya ineey inlasaro maxkamada diinta iyo uqafta sida ugu dhaqasaha badan ayada iyo inta lamida fadlan Sheekh Shantay guul❤
Sheeq alaah ku xifdiyo
Saxiix waa runtaa
Asc shantaay ilahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ haku xafido walalkaga
😂😂😂😂 astagfirullaahul cadiim
Asalaamu caleykum walaalkey hakacaajisin si'aad foolxumada ula dirirto (waa zaman adag) kheyr allah hakusiiyo
Ku soco
Allahu akbar
Kani sheekh maaha
Sax waye hadalkada
Sorry😢😢allahu akbar
Waakuwata shiiqa
Maya maya masraxyada
ILLAHOW ha NO kaxafid illah waxanka baryay 4 adiga kale oo kushaneyso oo wacyagalinta kala qeb qadato dintena dhaqan kena illahow nosogar god ayay ku is dhacoysa dinti iyo dhaqan ki ba aamin yarabi
Sax Waaye Shubo Kasta oo Walid Keda Ceshan Wayen in La Cebeyo
Viwes aaa Meel xun kagalay 🤣
May maya xaq ayad kahadleysa illahow nokaxafid
Shantaay walaahay dadkan runta way diiden
Sidan lagu socdo wa Sida galada ufurteen bararka lagu tunto xasbunalaah ya rabi
Tolow hablahan miyaney dad la dhalan
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
War sheekh shantaay 🤣🤣🤣🤣
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Runte
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤