KADIS AYAAN UGA DHIGAY SAFARKAYGA // KADIB MAXA DHACAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • WELCOME GUYS

Комментарии • 121

  • @Baro25
    @Baro25 6 месяцев назад +91

    Macaan gooyaha xusuuso oo nabigaaga ku salli, inaad nagusoo biirtana way na dhiirri gelinaysaa nagumana khasaari doontid idanka alle, nasoo booqo allaha ku sharfee.

  • @mukhtar274
    @mukhtar274 6 месяцев назад +29

    When you are together with one video really I enjoy in that moment 😊 so I hope that you comeback as soon as possible.

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar wll mahadsanid

  • @Ayaaniita112
    @Ayaaniita112 6 месяцев назад +29

    Dirisle waxas ma qoro meesha lacag ayuu moodayey iney ugu jirto😂😂😂

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад +1

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @hodanmohamed8046
    @hodanmohamed8046 6 месяцев назад +11

    Waalan scm ashwaaq Maxamuud aad baan ugu farxasanahay inaad 40k marayso se uma qalantid qaali bisha ramadaan nasoo update garee every day routine baa rabnaa hadaa aboodo aad kuu jecelahay wllhi si kastoo tahay jag baan kugu ahay😂😂😂😂😂 ramadaan kareem huuno from hargaysa

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsand

  • @user-ho7ln5su3y
    @user-ho7ln5su3y 6 месяцев назад +21

    usagaa bilaabey safar degdegga ah , ka xaabxaabso hee

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад +1

      Asc sabiskaraayb noo saar wll mahadsanid

  • @user-vh8fe8oj2f
    @user-vh8fe8oj2f 6 месяцев назад +8

    Safar salaamaa abaayo ilaahay haku Nabad geeyo I.a

  • @iamhamza1874
    @iamhamza1874 6 месяцев назад +5

    Shaadh-cade--Idirisle> waxa ku tusinaysa in uu Vlogan yahy mid la isla ogaa 1:Marka aad qof kaliya thy meelna aad ku sugyso qof kale waxa uu qofku faadhiistaa meel uu dadka haareerihiisa maraya uu ka arki karayo..2:Sideedaba dareenka jidhku amaba dareemayaasho waxa ay la shaqeeyaan laf dhabarta,laga yaabaa in halka danbe ay wax kedis ahi kaaga dhici karaan,sidaa darteed dhabarka waxa lagu beegaa meel aad ku kalsoon tahay..3:Labada qof ee is jecel marka ay kala fogaanayaan waxa ay isu sii macasalaameeyaan si diiran oo dareen leh..4:Miiska cuntada ayaa iyaduna Vaar weyn ah hhhh.

    • @iamhamza1874
      @iamhamza1874 6 месяцев назад +4

      Sidaa darteed marka qodobadaas oo dhan la eego si qoto dheerna loo lafa guro waxa halkaasi ku cad in uu ahaa Vlog ama Video la isla ogaa duubistiisa.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 6 месяцев назад +6

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @IbadoDheerad-rl6px
    @IbadoDheerad-rl6px 3 месяца назад +1

    Ale darti ayan kuu jeclhy❤❤

  • @Mrfariid
    @Mrfariid 6 месяцев назад +6

    Ma filin ayaad soo samaynaysaa noosoo samee❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar wll mahadsanid

  • @user-zh7hy1xq2l
    @user-zh7hy1xq2l 6 месяцев назад +9

    Is gaad gaad allaha isku kiin tuuro😂😊❤❤❤❤

  • @Jeo_tyga
    @Jeo_tyga 6 месяцев назад +6

    4:14 ciyaalka xaafada lee dareemi karo arintaaan😉

  • @sayid5352
    @sayid5352 5 месяцев назад +3

    4:14 ani walasha maan ahay jawab kama hayno dirisle😂

  • @user-jm9yd8sx7i
    @user-jm9yd8sx7i 6 месяцев назад +5

    ❤❤❤❤ Alaah haku samma geeyo sis

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 6 месяцев назад +8

    Wa kaqad qaali salanta

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar wllo mahadsanid

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 6 месяцев назад +1

    Ashwaaq Gabar nool uga jar intuu Samiixa ku sameeyay 💪💪💪

  • @CabdiraxmanCali-po3zj
    @CabdiraxmanCali-po3zj 4 месяца назад

    isku waara lamaanaha qarniga walahi wan idin jeclahay❤❤❤❤❤ noolada keep going

  • @ruumi1665
    @ruumi1665 6 месяцев назад +4

    Qoftii ashwaaq ahayd aad bay u dhuubatay
    Dabada weyn kubabka iyo bawdyuhu dumarka qurux bay u yeelan

  • @Bandaasproduction
    @Bandaasproduction 6 месяцев назад +6

    It’s a prank for sure. Revenge waaye cidii fahamtay!

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar wll mahadsanid

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 6 месяцев назад +4

    @dirisle gabadha meherso , Djibouti 🇩🇯 imoo

  • @user-dj3lg7tt8z
    @user-dj3lg7tt8z 6 месяцев назад +12

    First person ❤ ashwaaq iyo dirisle sorry inkastoo dooneyney inaad vlog oo ramadan noso samesan

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад +1

      Asc sabiskaraayb noo saar wll mahadsanid

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 6 месяцев назад +1

    Wooow good job, you did it alla maxan sugayay inad Prank run ah aad ku samaysay inkastoo uu real prank noqon karo..

  • @MohamedAhmed-hy5wn
    @MohamedAhmed-hy5wn 6 месяцев назад +4

    Wir sehen wie du sie liebst sxb cabdi
    ist deine Runde ❤❤❤❤❤❤❤❤❤Masha Allah 😂

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar wll mahadsanid

  • @user-hw6qw2xk9p
    @user-hw6qw2xk9p 6 месяцев назад +6

    Save journey my sister ❤😂😂😂😂

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar wll mahadsanid

  • @MASLAX4K
    @MASLAX4K 5 месяцев назад +1

    WAXAAN HUBAA INAAD KAHELAYSO MUUQAALO KUCAJABGALIYO
    OO YAR YAR OO TAYO LEH OO DIINI AH
    HADDII AAD SUSBCRIBE INOOSOO DHAHDO 100K SUSBCRIBERS 1MAALIN INSHA ALLAH❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 6 месяцев назад +3

    Isla hada uun so isla may socoon yaa la waalaya😮😮

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar wll mahadsanid

  • @SuhebaSuheba-j7u
    @SuhebaSuheba-j7u 2 месяца назад

    Ma isjecishinhin ninki samixa mxa ku baray😅😢😢 ala bayey samixay ninkaday laqadayet😢

  • @saciidoxasan7378
    @saciidoxasan7378 6 месяцев назад +2

    Somali star xanta naga daba geeye hadaa nhy team snap

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 5 месяцев назад

    Xaaraan ha ku wada soconaysaan nikaax ‼️⁉️ subxaanallaah ❓

  • @user-uw4bx3wb8z
    @user-uw4bx3wb8z 6 месяцев назад +3

    Dhadhaan hada maqasho waatan milixda kuyar sabbtana wa jilitaan iyo isqalqaloocin aqas qof xayi ah iska dhig 😂

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @sfhjmgdkl
    @sfhjmgdkl 6 месяцев назад +5

    Abaayo meshan quruxda badan magaced?

    • @abdihafidh1718
      @abdihafidh1718 6 месяцев назад +1

      la piazzetta sarit ayaa ladhahaa

    • @sfhjmgdkl
      @sfhjmgdkl 6 месяцев назад

      @@abdihafidh1718 shukran walal

  • @abdifatahhussein4041
    @abdifatahhussein4041 4 месяца назад

    waa ka aarsatay caadi ma aha

  • @abdi-salamxadi7661
    @abdi-salamxadi7661 5 месяцев назад +1

    Waxani wa wax la isla ogyahey sababta dirisle marka lo imadhey laba weel aya yaley mesha iyo laba qob o cafeya aya lajogey marka waligiin ya filin la idin jilin

    • @user-wz1mx8sn2c
      @user-wz1mx8sn2c 5 месяцев назад

      Wax garad baa tahy waxy somalida sameyan dhan waa fake anagey naga waalayaan😂

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 6 месяцев назад

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @user-nb9mi9od8k
    @user-nb9mi9od8k 5 месяцев назад

    Bishu matiii labaadbaa mise tiisadexaad mise bishii horuu ahaaa video ga😂

  • @SuhebaSuheba-j7u
    @SuhebaSuheba-j7u 2 месяца назад

    Ma isjecishinhin ninki samixa mxa ku baray😅😢😢 ala bayey samixay ninkaday laqadayet😢 1:42

  • @Zudayshabiib
    @Zudayshabiib 6 месяцев назад +8

    Allaw iskiim siii❤😊

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar wll mahadsanid

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 6 месяцев назад

    Gabarta saar idirisle ❤❤ sxb bay ku leedahee mxaa kaa si ah

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew 6 месяцев назад +1

    Labadan mais jecelyihin mise.waa.walaalo😊

  • @AliadamAbdulrahmaan
    @AliadamAbdulrahmaan 6 месяцев назад +3

    Dirisle 😂😂😂wuu xanaqy

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar wll mahadsanid

  • @yacinhassanbouh1358
    @yacinhassanbouh1358 6 месяцев назад

    Safar wanagsan iyo ado nabad ah

  • @maxamedcabdi7218
    @maxamedcabdi7218 6 месяцев назад +6

    Nabad ku tag

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar wll mahadsanid

  • @KS-wk6uk
    @KS-wk6uk 6 месяцев назад +1

    They're dating.

  • @Naxariis_lugaleh
    @Naxariis_lugaleh 6 месяцев назад +1

    Beenalahi mee kuhayay dirisle waala xidhay😂😂

  • @AfeniShakoura-zl1jz
    @AfeniShakoura-zl1jz 4 месяца назад

    Guulyso

  • @gulledmahdi9117
    @gulledmahdi9117 6 месяцев назад

    Allaha Kula garab gallo walaal

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 6 месяцев назад

    derisle gift sii saacad iyo burshileeto

  • @salmanuur-bu3od
    @salmanuur-bu3od 5 месяцев назад

    Please meshan magaceyga🥺?

  • @King__of__pubg__rohan
    @King__of__pubg__rohan 6 месяцев назад +4

    Hhhhhhhhhhhh. Heshaya 😂😂😂

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @naimaabdi9715
    @naimaabdi9715 6 месяцев назад

    Abyo meesha magaceeda ma igu caawin kartaaa

  • @zabaaxnuur3443
    @zabaaxnuur3443 6 месяцев назад

    Waliba ayadoo 1hour ka dhimanyahay bixitanka😢

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 19 дней назад

    Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Alfredo-v7i
    @Alfredo-v7i 6 месяцев назад

    You lost weight sister and what happened to your left eye

  • @Ruaaab
    @Ruaaab 6 месяцев назад

    Waxaas somalistar inta kaso arakte😂😂😂

  • @user-cade
    @user-cade 6 месяцев назад

    Kolba midkan umad ma ahaane intuu ka tagin inaad ka tagtaa ila Quman😂

  • @user-sm2rw2uz1e
    @user-sm2rw2uz1e 6 месяцев назад +7

    Nabiga ku soli

  • @adnaanmohe1290
    @adnaanmohe1290 5 месяцев назад

    Labadana wa mala yacni

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 6 месяцев назад

    Ninkan nagaha Ogaden ka maxu ku aqriye

  • @hindaahmed-n6v
    @hindaahmed-n6v Месяц назад

    😊😊

  • @BilanQaldane
    @BilanQaldane 6 месяцев назад +1

    Somali star ben ma shego😂

    • @sahraahmed6884
      @sahraahmed6884 6 месяцев назад

      Waa beenlow boqol been shegeen arkay

  • @naimaahmed364
    @naimaahmed364 6 месяцев назад

    Yaaab Naa nin wan ku qabin inta ad melaha la meraysanayso uuf

  • @nuurmaxamedabubakarshiines4996
    @nuurmaxamedabubakarshiines4996 6 месяцев назад +6

    Ishwaaqey anoo yar ayaan kujeclaadey

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar wll mahadsanid

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 5 месяцев назад

    Familkaadii miyaa ticket kusoo jaray markeey kaa yaabeen saas beey ila tahay😂

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 5 месяцев назад

    Even they don’t pick up their trash shame on you guys

  • @Cananhassan
    @Cananhassan 6 месяцев назад

    😂maxaa naga galay waye 😅

  • @farhiyamohamed606
    @farhiyamohamed606 6 месяцев назад

    Tan wa iberkeda

  • @wacaysdheeg5290
    @wacaysdheeg5290 5 месяцев назад

    Marka danbe ka fiirsda miiska in hore u wada fadhideen wa ladreemya 😂😂😂

  • @saharadahir3939
    @saharadahir3939 6 месяцев назад

    Abyo mashene inte wayo

  • @zakariyeabtidoon9264
    @zakariyeabtidoon9264 6 месяцев назад +2

    ❤🎉

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar wll mahadsanid

  • @ubahsuleiman1879
    @ubahsuleiman1879 6 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 6 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Najla.kitchen
      @Najla.kitchen 6 месяцев назад

      Asc sabiskaraayb noo saar wll mahadsanid

  • @Ridwanmohamed-qq5og
    @Ridwanmohamed-qq5og 6 месяцев назад

    Aros❤😊

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 6 месяцев назад +1

    👸❤️❤️❤️🙏

  • @basharaaniofficial2919
    @basharaaniofficial2919 6 месяцев назад +1

    Dirisle calool baa ka soobaxday

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 6 месяцев назад

    Mais aroostiinoo

  • @munaomar2230
    @munaomar2230 6 месяцев назад

    Beenbay Naga Ibinayan Hada isku melbay kaso labisten Dharka laysku so egaysistay say naga dhadhicinayan ismaynan Ogayn 😂😂

  • @Najuuomar418
    @Najuuomar418 6 месяцев назад +1

    Asaaga been been ka aheyd adigana run runbaa ogadhigtay

  • @user-kh2cm1cb9e
    @user-kh2cm1cb9e 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤😂😂

  • @SuhebaSuheba-j7u
    @SuhebaSuheba-j7u 2 месяца назад

    Ma isjecishinhin ninki samixa mxa ku baray😅😢😢 ala bayey samixay ninkaday laqadayet😢

  • @SuhebaSuheba-j7u
    @SuhebaSuheba-j7u 2 месяца назад

    Ma isjecishinhin ninki samixa mxa ku baray😅😢😢 ala bayey samixay ninkaday laqadayet😢 1:42

  • @Sunduswithsause
    @Sunduswithsause 5 месяцев назад

    ❤❤

  • @SuhebaSuheba-j7u
    @SuhebaSuheba-j7u 2 месяца назад

    Ma isjecishinhin ninki samixa mxa ku baray😅😢😢 ala bayey samixay ninkaday laqadayet😢

  • @SuhebaSuheba-j7u
    @SuhebaSuheba-j7u 2 месяца назад

    Ma isjecishinhin ninki samixa mxa ku baray😅😢😢 ala bayey samixay ninkaday laqadayet😢