waa abaal laawe ha u bixin qalas iidle waxa tahay aabe xalaal ah oo mumin ah munaafaq ayaa usoo jawaabeysaa faraha ka qaad iimaan laawaha bro we love you iidle
Iidle dahir waxuu ku washay Socail media hadba qof u ku dhaga shaqadiisa sas ah adna kuma uu garo, malin meesha marto 10 sano masoo marayo kaas cafis mayaqano waa nin hunguri badan xaal anaga kaa sinay ❤️❤️💕ilamahagana waa ilmahena ilahay haku xafido mar dambe hakasoo hadlin shaqo Ha u furin shaqo la aan aa heaso 💕💕horey usoco iidle yare jir oo joog walalo
Waa qalad in uu caayo ilmo oo walid u yahay ilmahaga anaga dhan ayaa walid u ah kana difaaceena cidii aflagaadeyso lkn bro adiga hala qasan asaga oo kale hanoqoon
Idle ha u gafin waalidkiisa mana wanagsana adigana kuuma fiicna mida kle adiga maxaad ka shaqeysaa oo aad ku faaneysa soow adiga xaaraanta cuna adiga is hagaaji runti qof caqli badn ma tihid aamusnaanta ayaa kuu fiican
ASC IIDLE FANAN SOMALIYED OO MACQUULA SUMCAD IYO SHARAF KU LEH UMADA SOMALIYED KU DARSO AABE MASUULA QAALIYA QIIMO BADAN ILMIHIISA SI QURUX BADAN U KORSADA WAXAAD TAHAY U NOOL SIDII BOQOR TOYO OO KU DAYASHO MUDAN AABE ISKU FILAN
SHAQEYSTA HEESIHIISA LA JECEL YAHAY SHACABKIISU JECEYAHAY SHACTIRO BADAN QOSOL BADAN ANAGOO DHAN BAA KU TAAGEER SAN QOMULUD CALASEY WAA DULIYAD AAN SUMCAD LAHEYN OO DAYUUSA AAN DAMIIR LAHEYN WAA 6O JIR UU KA CAQLI BADAN YAHAY XAWAYANKA DUUR JOOGTA AQAS CALEEG ARAGAA NACTAR UF
iidle awalba sxbo isku camira aya aheydeen hadana adiga caaytamaya asaga waaba kula kaftamay e ka badbadis waaye waxaaga xoolo tahay hadana adiga gardaran awalba ina u camirtid hadana ku caaay wa hdaa ka yeelo
Wan kaa qadney idlow salanta sharafta badan alle haku cafiyo allena haku sharfo dahir damerna haku dayaninee iskadaa waa dayus weynadey waye wasaqaas yu ku wasaqeyninee
The one and only ildle yare 🥰🥰🥰🥰
Abo fcn baa tahy oo ilmahisa korsada m.a alle haku xafido wll iidle
yaan lagu waalin iidle yare VIVA dhawn inta ka xunNoloshiisa
Iidlow wll Aaba fiican ayaa tahay
Illahay na caruur taada hakua garab
Galo caafimaad haku Siiyo iyo risiq
Xalaal ah oo waasica Daahir calsow
Ma is taahilo inaad la hadasho ❤
Wllo mash Allah my brother keep 🎉🎉🎉
Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)
waa abaal laawe ha u bixin qalas iidle waxa tahay aabe xalaal ah oo mumin ah munaafaq ayaa usoo jawaabeysaa faraha ka qaad iimaan laawaha bro we love you iidle
idle haa la dayo
Qof sharf leha baa ilmhisa kursada abo fican baa ilmhisa kursada e waxan iska dafa cafimada kaga ka mahimsan
Horay u soco idle yare daahir candho wa garac
Idle yare Legend
Yaarabi cafimad haku siiyo
Zhb dahir wa nacas 60jira inta wiil yr u dhali kro buuhystaa😊
❤❤❤❤❤❤
Legends Idle
iidle nin kaas hl tirsan caafimaad kaada aaka muhiimsan walaalkee
caruta allah hakula korayo wll
waa qaldan tahay xarami idle waliidkisa baad ugafeysa
Qabiil baa ku wado isku xishow daahir duli ha difaacin
asc iidlesln sare
Wll iidle ale hakuxifdo
Dahir waa shaydan
Sxibikeya runteee adi ayan kuracisanahaya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ nolowo waliga sxbkey❤❤❤❤
Iidle guuleyso
Idle hadal ma taqaanide hees un wll hadal badan o bilaa micna ah shaqsiyadaada dhaawaceysaa bulshada ku jecel shaqsi bilaa macna haku noqonin
Iidle suldaankeena noo daa ina adeer
Iidle dahir waxuu ku washay Socail media hadba qof u ku dhaga shaqadiisa sas ah adna kuma uu garo, malin
meesha marto 10 sano masoo marayo kaas cafis mayaqano waa nin hunguri badan xaal anaga kaa sinay ❤️❤️💕ilamahagana waa ilmahena ilahay haku xafido mar dambe hakasoo hadlin shaqo Ha u furin shaqo la aan aa heaso 💕💕horey usoco iidle yare jir oo joog walalo
Ilaahey kacabso iidlow soon ayaaa lgu jiraa
Idle nin rag wad dhaftay intan abo arkayey walahi wili ma arag nin kudhigmo markii laguu wayey ceeb ayaa cay lagaga dhigay miyaa ilmahada dheymanka dahir faciisa haradsado wey buxan kuwa nociisa lkin adiga maba tihid kii u wax kashegilaha war waxan xaywanka ah muxu aha marba reer afkiisa sudho
Iidle daahir caay kaama mudna
Wax kasta dheh isaga wlal lkn iidlow waalidka daaaa oo ceeb haga sheegin waa iga tal0
Waa qalad in uu caayo ilmo oo walid u yahay ilmahaga anaga dhan ayaa walid u ah kana difaaceena cidii aflagaadeyso lkn bro adiga hala qasan asaga oo kale hanoqoon
Iidloow, Daahiir Candho iska daa meeshu joogo yuu geynin. Waa wax dhintaye
idle wll guleso
Walaal bil barakeysan ayaa lugu jiraa please iskadaa is qabqabsiga ma fiicna please 🙏 Ilaah dartiis iskaga daa.
Eebow wuxuu daahir familkiisa degaan degmada Raage Ceelle magaca halkaasi ayuu kasoo helay.
Iska celi dameer calasow sharma banaanka iska mariyey
Walalkay iidlowkan yuusan ku dambaajinine iskaga aamus ilaahayna ku reeb bes
Idle ha u gafin waalidkiisa mana wanagsana adigana kuuma fiicna mida kle adiga maxaad ka shaqeysaa oo aad ku faaneysa soow adiga xaaraanta cuna adiga is hagaaji runti qof caqli badn ma tihid aamusnaanta ayaa kuu fiican
Qabiil baa ku wado cawaan baa tahay nin aan ku ogeyn baa difacesa isku xishow daahir duli waaye
Kolay wu dhaama dameer calasow
Wad qaldandahay wayo inad u jawabto waa khalad ka amus asaga hadaalo
Daahir ayaa kaa qaldan noo qabiil from hg
2badaan bari yaa kusoodiray
Wacalka kadhac
Wacal waa wacal
ASC IIDLE FANAN SOMALIYED OO MACQUULA SUMCAD IYO SHARAF KU LEH UMADA SOMALIYED KU DARSO AABE MASUULA QAALIYA QIIMO BADAN ILMIHIISA SI QURUX BADAN U KORSADA WAXAAD TAHAY U NOOL SIDII BOQOR TOYO OO KU DAYASHO MUDAN AABE ISKU FILAN
Iska cafi waa Saaxiibkaaye
SHAQEYSTA HEESIHIISA LA JECEL YAHAY SHACABKIISU JECEYAHAY SHACTIRO BADAN QOSOL BADAN ANAGOO DHAN BAA KU TAAGEER SAN QOMULUD CALASEY WAA DULIYAD AAN SUMCAD LAHEYN OO DAYUUSA AAN DAMIIR LAHEYN WAA 6O JIR UU KA CAQLI BADAN YAHAY XAWAYANKA DUUR JOOGTA AQAS CALEEG ARAGAA NACTAR UF
ninyahow af dabolan wa dahab ee iska amus mise lacagti la aruriyay aya rabta hada
ADUNKA NIMAAN RUclips SIDI DOCILO ISUGUCAYOW AYAN UGUNACBAHAY , WARYA DAYUS IDLE SHAQO RADSO
Af Somali sax ah sida looqoro baro marka hore. Maxad sheegtay lamaba fahmine.
@@kaafisaabdi1669 far mia ubahantahay
@@iceplay18 Farta RAG bey u baahanyahay.
@@iceplay18 qofyahow afsomaliga jajabinaya gabadha kadhac runta ayey kusheegty idle na maba kuaqne kabax maxa kucaynaysa hada wax isku fal nio
Kusoco😂😂😂😂😂😂
IIDLE ILAAHEY WAXAN NOOGA TUUGAYA DHAMANTEN IN ILAAHEY NAGU KULMIYO JANATUL FIRDOWS ACLAA
Miyuunan ahayn midkii kula kurboonayay marka xanunsaned
Hhhhhhhhhh ka qaley iidle yare
Wku wataa legent aya thy
Iidle legend waye iska ceeli Candho abdulle Calasow
Inta aderkeey lacag magacada ku aruuriyay hadu ku siinin waa ceeb & qayaano, waka xumahay iidle walalkis ilahey meel kale haka siiya qeer cafimad ku dadaal EE iska dhaaaf dagalka .so sorry subhallaahi.
iidle awalba sxbo isku camira aya aheydeen hadana adiga caaytamaya asaga waaba kula kaftamay e ka badbadis waaye waxaaga xoolo tahay hadana adiga gardaran awalba ina u camirtid hadana ku caaay wa hdaa ka yeelo
Khaakh tuf nacaladi kugu dhacday