Ilaahayow umadaadan dhibtootey u gargaar😭Ilaahayow Cadowgaan dulmiga ku dilayo Umada baabi'i oo la waayaa.Aamiin yaa Allaah.Aloow badbaadi inta ay weli ku qarxin Miinoda.Aamiin.
Nin weyn aya tahay Af xaar ne waa tahay bal tallow raginimadada iska so hubi waa adiga sida nagihi caytamee shekada maseyrka Iwlm dumarka aya lagu ogaa
Subxanalah Alle ha unaxaristo inti ku dhimadey
Illahey haunaxariisto dhamaantod inaa lillahi wainaa ileyhi raajicuun
Alle ha caafiyo inta ku waxyelowday dhibatada
ALLAHA ugargaaro umada dhib waye wllhi
WANAAGN ASXAABTA AALLAH CAFIYO AAMIIN
Yaaa Allah Yaa Rabi Yaa Raxmaan
Kawarijta allha naga qabto shartooda allha kuceliyo 😢😢😢
Subxanallah war mudan mawalan tahay cajiib
سبحان الله
😢😢subxaanalah
Allaah ha ka baadiyo muslimiinta
Ilaahayow umadaadan dhibtootey u gargaar😭Ilaahayow Cadowgaan dulmiga ku dilayo Umada baabi'i oo la waayaa.Aamiin yaa Allaah.Aloow badbaadi inta ay weli ku qarxin Miinoda.Aamiin.
Axmed madoobe waa shaqeynayaa .. qaraxyadii ayuu soo bilaabay
Allow dhibatdan naga sar😢
Suxaanalaah
Waa dhibaato
Kkkkkkkkkk Xero shabaab iska dheh Xamar kkk
Farxad waa joogi ladhay Yuhuud isku dhiig ma tihiin?
Waa.xagee.😂😂😂😂
Subxanallaah
MUQDISHO OO QARAXYADII DIB UGA BILOOWDAY ( XASAN XOOLO AYAA KA DANBEEYA )
Munasar and Ayaan umahadsantahay madam and xogaha muhiimka ah motoole Ayan away marki ey waxdhacan qofka ugu horeeyo ee,aanka,ogaado warranty markaa lahada Haye.
Alle haka qabto umada islamka e malin walba bila sababta lagu laynayo waliba qaar diintena wanagsan sheganay ay ku hayan
kamiroyinka hala soo celiyo
WALAHI WA XALAD KALO QUUS AH😢
Duqoshinka wa naf la cari shacab unbay ka Adag yihin shacabka wa Bilaa damiir wallahi ayagana Rali ku Ah
😭😭😭😭😭
,abaniga hadi wax laga tabto waka siyasi xanaqsan iyo nin xilaga qaday dhexdodan ku dhimanena shacabka ilah aya umaqan
Asc
shabaab.marki hore waxa abuuren dadka xamar deganayeen
NAAGTA MAXEYTAHAY HABAZREYSO CUNUGA BISINKA
Wan umaleynaye intii lagu mashqulsaa raas kamboni iney kusoqulqulayan
Waa wilki kowaad kuso diraye waye munasarow
😂😂😂 RUclipsR KA LACAK TA XAARAAN AH AYA LAGA RAADINA. WAX WALBO AYEY SHEEGAYAN
Horta qarax hawiyo leee maa loo geyaa
janis kaas dowlada ayaa siisay
Ilahow dowladi Mohamed siyad bare Allah ha unaxariste tas camal noken
isaga ayaaba dictator ahaa qabiileyste ah
Xassan Gurguurte Xamar ayaa uga baahan xorayn iyo nabad u raadin intuu Raaskambooni kusii indhacadyahay!
Nin weyn aya tahay Af xaar ne waa tahay bal tallow raginimadada iska so hubi waa adiga sida nagihi caytamee shekada maseyrka Iwlm dumarka aya lagu ogaa
Subxanallah
Been law
😢😢😢😢