Sidaan udilnay abeesadii

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 213

  • @CanabAden-bl3cr
    @CanabAden-bl3cr Год назад +23

    Maansha Allaah gabadha kaliyoo aan ku xiranahay channel keeda keep going abaayo ubaxeey

  • @samraa13
    @samraa13 Год назад +13

    Gabadheyda o yar ayaa ila fiirsaneysay markii abaasada laso dilay o geedka la saari rabay ku kulahaa hooyo tan biyaa abeesada haa ayaa dhahay kulahaa maanta dhan waxaa sugaayay wax shabeelka o kalaa o lugo leh 😅😅😢 shabeelka tvga ayey ka aragtaa😢

  • @makoislaw
    @makoislaw Год назад +10

    Baladkaa ka daran inta xabad naga dishay abeeso nagama cunin e reer baladoow cabsida iska daaya waxaan waa qadar lkn hala dadaalo alow balaayo kasto naga qabo allaha ku xafido dhaqan kaaba ❤

  • @umumahda3563
    @umumahda3563 Год назад +2

    Rabiyow naga hay adaa awoode

  • @shooadamh4088
    @shooadamh4088 Год назад +9

    Bismillah 😢 mnta dhan meelaha iska firfirinayaaa 😢😢 cawa yaa i jifan rabo😭😭 wlh geysiyaal tihiin ilhy ha idin ilaaliyo wlalhay 😢

  • @saidabokor3890
    @saidabokor3890 Год назад +6

    Mashllah guulayso wlalal waxaad tahay qofaka dhaqankiii weli Dadka baraya guulayso

  • @xogsideboy
    @xogsideboy Год назад +5

    Wax walba kafilo dadkaga wlshy mida xalmarintana ana kaxalmariyey ❤xalna qaado ❤

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Год назад +6

    Meel walbaa nuqsaanteeda leh adduunka meeljanno ah majirto ❤

  • @elmimaxamud7959
    @elmimaxamud7959 Год назад +2

    ASC WAR KA QAADABHADEEY KU DHACAANTO GEEDKA NEEFKII DAAQA WAA KU SUMOOBAYAA GOD BAA LAGU GUBAA HADHOOW LAFAHEEDA AYAA LAGU SUMOOBAA MARKA GUD AA DAB LAGULA SHIDAA KADIBNA WAA LAGU ASAA EE KA QAADA GEEDKA

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Год назад +3

    Walaashey waan boogaadinaay RUclips-kaada oo wax laga faaido soo dhigta , dad badan ayaa jira wax ay soo dhigaan oo waayeen shacabkeena qabyaalad ku mashquuliya adigana jazakumulaah kheyr intaa in ka badan ayaan kaa sugeynaa insha Allah.

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 Год назад +3

    Walaalo xabada iyo gaariga. iyo abeesadu isku mid maahan. Mas aan u necbahay iyo libaax 😪😪😪😪 geesiyad ayaad tahay masha Allah

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Год назад +5

    Sawabta gedka qalalan loosarayo waxan filaya inay tahy Si aysan xoolaha daaqaya geedka waxba uga sogarin markay caleenta daqayaan haraadiga jirkeeda

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 Год назад +1

    Wll Alle haku xafido aad ayaan u jeclahay muuqalada quruxda badan ee aad noo soo diyaariso

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Год назад +2

    Mashaa Allah Walashay
    Alle ha idin xifdiyo dhamaantiin
    Aamiin Aamiin ya Rabbi

  • @maxfuudahmed8372
    @maxfuudahmed8372 Год назад +2

    Guriga baadiyaha kuyaala siduu iskga ilaaliyaa ama uga hortagtn abeesada ama maska si aanu usoo gelin ilayn guryahsi waa guryo nugule?

  • @saraaly4020
    @saraaly4020 Год назад +1

    Alla waa run ramadaantiii ban badiye aday wan kusoo argay iyadoo tirarka hoosta kaqodaysa😂

  • @leylocismaanmaxamuud4567
    @leylocismaanmaxamuud4567 Год назад

    M.a waa weerar barakaysan

  • @naeemaabdulkhadir2946
    @naeemaabdulkhadir2946 Год назад +2

    Subxana allah allah haidin xifdiyo

  • @mohamedliban59
    @mohamedliban59 Год назад +1

    Ilaaahaay haydinka badbaadsho

  • @warda4257
    @warda4257 Год назад +2

    Allha idinka badbaadiyo ani waba ka qixi lahaay xaafada dhan yaa rabi

  • @mohamedliban59
    @mohamedliban59 Год назад +2

    Maaad ku gubtaan godka walaaley

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Год назад +2

    Awesada waa cadaw ilahey hana badbaadiyo amiin

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Illaah ha kaa badbaadiyo Beled iyo baadiyo meel walba wax Bini’aadan dhibo ayey leeyihiin. Raali ka noqo wax kasta oo dhinaceena kaaga yimi. Badbaado Allaah.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Год назад

    Yaa ALLAAH (Subxaanahu Watacaalah) Qabrigeena astur.
    Thanks for sharing

  • @mjofficial820
    @mjofficial820 Год назад +2

    no more badio wlh😢 kulaha wadadha jijiftaa huush 😢😅😅

  • @Daily_Noise.
    @Daily_Noise. Год назад

    Rattle snake very deadly gesiyaad😮

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp Год назад

    Mansh alah miyi wa cadi abeso iyo mas libax iyo bahalba dhulkaad joogta wa ciid guduud wa hoygeedii abeso iyo masba

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Год назад +2

    ALLA ha idinka xafido

  • @amiincuuke2813
    @amiincuuke2813 Год назад

    Alla quruxleeyda Soomaaliya see loo jiifanayaa cawada allow na amaanso meel aan joognaba

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Год назад

    Anigoo dhan xaal iiqaado from uk waliba baadoyahana waan jeclahay

  • @hassanabdirahmanabdi5624
    @hassanabdirahmanabdi5624 Год назад +2

    Ilaahey haku barakeeyo

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 Год назад

    Alle ha idi xafido wll

  • @yaqubabdi9532
    @yaqubabdi9532 Год назад

    Walaley,mesha bisad geysta ( nyanyur geysta o bahalaha inka dameeyso

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Год назад +2

    Facebook baa kasoo daawaday lkn halkaan like inaa kuu saaro baa usoo galay

  • @mohamedliban59
    @mohamedliban59 Год назад

    Iska jira walaal xiliga roobabka aad bay usoo baxdaaye subxaana ilaahow idinka badbaadi amiin Amina amiin

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 Год назад +2

    Abeesadu waa khatar illhy ha idinka qabto abyo hada ka hor intaa badiye nala geeyay gobolka doolo meel kurtinle la yirahdo badiyihisa baa buushki habeenki abeeso weeyn o barabaro cidcid u eg leh baa noso gashay subixii baa la dilay ma ilaw😭😂

  • @maryanl804
    @maryanl804 Год назад

    Subxanalah illahaybaa idinka qabtay waa halis abeesadan

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra Год назад

    Yaa ku yidhi dil. Walagaa jari doonaa.

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Год назад +1

    Abeesadaan waa abeeso carajiif waana halis 😢abriska sidaa uekyhy

  • @azallegaming2791
    @azallegaming2791 Год назад

    Wll. Hadilina. Xaywaanada aan waxba idinka galabsanin. Alle Haku sharfoh

  • @najmahassan2200
    @najmahassan2200 Год назад

    Naso badi yqy wa jclhy videoyadan cml

  • @doone9873
    @doone9873 5 месяцев назад

    Abeso lama dilo ogada rer badiye abeso lama dilo waxa jira maska qaar an la dilin ogada mida kale abeso wixii ale u qoray ayey cuneysa wa nefley marka please iska dhafa yan la dilin please

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 Год назад +1

    Abeesada waxay dhashaa diigaanyo.. 100 xabo bay hal mar dhashaa. Baa la dhahaa

  • @habibamohamed6305
    @habibamohamed6305 Год назад

    Feed hasaarine good u mooda
    Oo aasa geedka xoolaa daaqaya we
    Ka daaya

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 Год назад

    Ka guur wll gurigan wada abeesada

  • @Cataray-h8p
    @Cataray-h8p 5 месяцев назад

  • @sagalmaxamuudcali4332
    @sagalmaxamuudcali4332 Год назад

    yaa rabi naga badbaadi bisinka jabarakka raxma wlhi wey weyntahay gedkaa qalalan waxaa laga wadaa abaayo geed aan caleen leheen oo od cadaad ah afso maligu waa ubadanyahay wlhi ubaxey alle dartii kujclhy hore isoco

  • @noahD1636
    @noahD1636 Год назад

    🐫🐫🐫🐫

  • @cawodhalad7072
    @cawodhalad7072 Год назад

    Weyni badna subxnllh 😩😭bes waye Guriga wan ka qixi laha wlh

  • @Haaruunyare-oh9pp
    @Haaruunyare-oh9pp Год назад

    Abeesa carra jiif wlhi halis waaye waxayna halmar dhashaa 9 mas iyo hal abeeso waxaana 9ka mas ku jira maska loo yaqaan mascaddaha waana mas aad u halis badan

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 Год назад

    Sharcigee baneeyay in abeesada la dila

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 Год назад

    Subxaanalaah aad ayey u weyntahay god u qoda ee aasa masoo raacayaan mas iyo xayawaan kasto aasa

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Год назад +1

    hhhh fariid way iga qoslisey

  • @abdullahihagi7741
    @abdullahihagi7741 Год назад

    Abeesada dhimatay shinida ku foofta malabkeeda waa daawo aad u fiican

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 Год назад +1

    Walal ubax wa mahadsantay inaga marqaati ka ah oo ma taqaanid beenta-beenta iyo pranki toona wxd tahay gabar dhaqan suuban. Ana kaa xaalmariyey. Lkn saxitaan wxn kugu sheegaya ABEESADA waa diin in la dilo. Taas ogow

  • @abdulahiburhan1626
    @abdulahiburhan1626 Год назад

    Dhaqan kabay waa janis subageeda shiilo oo dadka dadka siidaha qalaleeen ayaa lamariyaaaa walaale kaga odeyso dhalada caterka waxaa nalaga siyaaa 💯 # waan ku dadka seexda qalaleen 3 habeen ayey seedaha ku furfurmaan

    • @abdulahiburhan1626
      @abdulahiburhan1626 Год назад

      Waan kurabey dhaqan kabay xageee kalo sooxariiraaa ina ader

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 Год назад

    Masha alah abayo mcnt amana alah mel.kastlo ad jogta amana aalah ilah qarabkaga haqalo hurmar waacan ayan kurajena

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Год назад +1

    dhaqankaaba
    Abrisku waa bahal sida maska u eg oo qofka aan oqoon wuxuu moodaa mas cade waa bahal qatar ah oo abeesadan wuu dilaa oo isagaa ugaadhsada wuu liqaa iyadoo dhanba, meel kuma wada noolaadaan Abrika iyo Aseesadu, mascadaha ayuu u egyahay oo madaxa abeesada ee dhakaara buu leeyahay, isagaa ka xun oo qofka uu cuno manoolaado waa halis

    • @saidmohamed745
      @saidmohamed745 2 месяца назад

      Mas cadaha iyo abriska isku mid miyaa

  • @cawodhalad7072
    @cawodhalad7072 Год назад

    Wll suaal ayn qaba muqalada mxa ku edit garysa ma laptop ayd hysata mise mobilkaga

  • @Farhiya.w
    @Farhiya.w Год назад

    Qori maheeysataan miyaa abaayo

  • @khanyashky861
    @khanyashky861 Год назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 Год назад

    Allaha barakeeyo wilsha dilay abesadas halistaaa

  • @halawieaden4008
    @halawieaden4008 Год назад

    Subxaanalaah abaayooy ilaahay ha idinka babaadiyo bismilaah

  • @mohamedliban59
    @mohamedliban59 Год назад

    Abaayo geed lama saaaro waala gubaaa hasaarinina meel aa waysoo noolataye gubo

  • @caashafarax5257
    @caashafarax5257 Год назад

    Lafahudu waa halis wllo

  • @cawilyare6432
    @cawilyare6432 Год назад +3

    Omg 😲 side ugu noo shahay meshaan
    Abayo halke waye meshan Ilahay ima geyo Africa adna isaga sotag

    • @hani7940
      @hani7940 Год назад

      Hhhhhhhhh. Fulay

    • @malakinaboqor4143
      @malakinaboqor4143 Год назад +3

      Africa waa taa kasoo jeedo lama huraan waa cooska jiilaal

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 Год назад

      USA xitaa wey joogan masaska sheeko. Mid kale nin kasto wadankisa isaga ayaa dhistey.

    • @HassanAhmed-ty6xw
      @HassanAhmed-ty6xw Год назад

      Hhh ma waxaad moodey in wedku africa keliya jiro!!!, takale africa sow dhulkaaga hooyo maaha gaar bariga africa

  • @Kaif-b3j
    @Kaif-b3j Год назад

    iLaahy ha idin kaqbto bahshaan waxaay kubdan tahy meesha ciidaa

  • @mariammohammed7198
    @mariammohammed7198 Год назад

    Subhanallah

  • @mohamedadenjama7247
    @mohamedadenjama7247 Год назад

    Masayn bayleedahay abeesadu

  • @mahamudmahamad1267
    @mahamudmahamad1267 Год назад

    Abesada waa xaamila

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Год назад +2

    Masha cida gadudan wa halqa badan tahay

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Год назад

    mashaalaah 😂❤❤❤

  • @nastexokhaliif4473
    @nastexokhaliif4473 Год назад

    Bismilllh

  • @farxadubawaaaniga-vk7th
    @farxadubawaaaniga-vk7th Год назад

    Basin kushuba

  • @Zaara548
    @Zaara548 Год назад

    anaconda 🐍miya aktagan tihiin aboow aboow 😮inta kle wa so qori wayay cabdi cabsi waye😢😢😢

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 Год назад

    Waa waajib in ladilo marku roobku yimado oo dhulka cagar noqdo timaadaa

  • @habibahared5321
    @habibahared5321 Год назад

    Lkn bay ban ku aqana ta yar ba abeeso ukasa

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 Год назад +4

    No more baadiyo 😂😂

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 Год назад +1

      No more Abaarso

    • @rajorumeyn6633
      @rajorumeyn6633 Год назад +1

      Waxaan idlahaay caruurtan qurbaha ku dhalay geey anigii baa qabsaday 😂

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 Год назад +1

      @@rajorumeyn6633
      Gabadh reer miyi ahaan jirtay ayaa Cadan u dhoofayay waxay Ku Maqnayd lix Bilood, kadib Baadiyii bay Ku soo Noqotay, Hooyadeed baa Ku Tiri riyaha cadays inooga soo lis Riyaha ORGI Wayn bay soo qabsatay Oo xiniin Yaha Ka tuujbTuujisay Markaasay Tiri Hooyo dhiiqi Maayo, kuwaas ayaa inagu soo batay beryahan

    • @XamdaAdoontiiAlle-dd7od
      @XamdaAdoontiiAlle-dd7od Год назад

      😂😂😂

    • @rajorumeyn6633
      @rajorumeyn6633 Год назад +1

      Ani waligey hal mar ayaa u qaxnay 11 day ayan joognay baadiyo waa jeclay

  • @xasanadan573
    @xasanadan573 Год назад +1

    Wiilka way iska muuqatay hurdada iyo naxdin buu la hadli laah, dhaqan kabana nuuca beenta ma ahaa,xaal ha siiyan dadka waxa ku tuhmay,

  • @drromantic095.24
    @drromantic095.24 Год назад

    Wcs

  • @yussufomardahir8552
    @yussufomardahir8552 Год назад

    Geed qalalan waxay ka wadaan geed angagan
    Hadaan kuusii faafahiyo waa.geed dhintaya

  • @queenmaria8075
    @queenmaria8075 Год назад

    Anooo hurdaaaayo hadey ii imaaaaato waaaaaaaaaaaw hooooy😢😅😂

  • @alikooll3665
    @alikooll3665 Год назад +1

    maxaad u dilaysaan xayawaanka

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Год назад

    Abaayo wa firsawaye shalay walaahi

  • @mahamedali5019
    @mahamedali5019 Год назад

    M.Allah

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Asc. Hadii la dilo lama soo dhaweysto oo kuwa kale ayaa imanaya ayaan maqli jirey.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Год назад +2

    Dhaqan kaaba is not easy

  • @yusramaalim4865
    @yusramaalim4865 Год назад

    Shaley video mafurin cabsi Daqan kabay dul socotka marku iqanino daqtar aya laidigi jirey , wana sababta an dulkeyga ogabaqo

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 Год назад

    Subxanallah 😢😢😢

  • @CabdilaahiZaahid-vq4ce
    @CabdilaahiZaahid-vq4ce 3 месяца назад

    Abguri❤

  • @mohamedliban59
    @mohamedliban59 Год назад

    Ciidan culus baatihiin

  • @Hafsabilanchannel6337
    @Hafsabilanchannel6337 Год назад

    Ala maxaan galgadud abeeso ku dilay anoo waliba gabara 10ilaa 14 intaan jiray hadana 13 ayaan ka maqanahy

  • @abdikadiromar5868
    @abdikadiromar5868 Год назад

    Kaba dhadheer oo adag Soo iibao

  • @ayanabdirahman9654
    @ayanabdirahman9654 Год назад

    mas iyo abeeso kuligood libax baa dhaama yaa huu ha imaqashiin

  • @mohamedadenjama7247
    @mohamedadenjama7247 Год назад

    Abas kuul iyo abesaba afkooda wada

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 Год назад

    Masku meel kasta waa joogaa waxaan arkey reer RUclips leh oo Arizona USA dagan oo dhahey halaq baa nafta noo keeney

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 Год назад

    Mugow abeeso aan dilay iyo raadkeeda aan raacay cabsi badanaa

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 Год назад

    Haday orod dheer leedahay maydaan doonateen

  • @Zurich527
    @Zurich527 Год назад

    Dhaqankaabay Abesada aad disheen kaliya mesha ma joogtee asxabteedii sed uga baxsaneysaa

  • @mucaashaqiintawalalkod4810
    @mucaashaqiintawalalkod4810 Год назад

    😮Yaa Allah weynin badana