Waxan filaa heshiskaaa iyo wada shaqayn la.anti xidhibanada iyo wazirada intaba waxa ka dambeeyey BESHA CAALAM kuwa la dhoho oo aan raali ka ahayn in somalidu waxqaba iyo isku tashi la imaato waxa ugu wayn ee ay ku rakaateyaaane ay tahay waan ku biilnaaa ee taladeena qaaado Alle ha inaga qabto hagarta iyo hagardaamadoo kuwaas madaxdeenana alle ha fahamsiiiyo wadadii ay uga bixi lahaayeen ku tiirsananta besha caalamka
Farmajo ayaa shuruud ka digay in saaxiibkiis Abdiweli lagu beddello haddii u iscasilaayo isna uma abaal gudin sxbkiis Farmajo markuu noqday madaxweyne ha Somalia isna ahaa Puntland madaxweyne heeda
Soomaaliya nabad waxaa ka hor taagan Baarlamaanka ayaa dhab ah Ila tahy maadamay dawlado fiican ka hor iman jireen qaarkood. Allow cilmi & caqli sii dadkeena.
WAA LAGU QASAARAY, WAA CEEB IN KANOO KALE LA DHAGEYSTO LANA SIIYO PLAT FORM, HADII WADANIYAD DHABA AY KU JIRTO HA DEGO GAROOWE! LACAGTII UU XADAYNA HA KU CUNO DADKII LAHAA DHEXDOODA
A Wali Gaas, maaha nin abaalka guda, dhabar ka toogashada ayuu aad u yaqaanaa. Taasna waa siyaasada sida ay Somaalidu u yaqanaan intoo badani, nasiib xumo.
Xasan shiikh iyo farmaajo rajadii laga qabay dowlad somali oo la aamini karo god ayay ku rideen amniga somalia waxuu noqday kubad la isku turturayo ookle
Dr Gas's future as Somalia's President is brighter than ever.
Thank you Hanolato for the Intro.
Dr Gaas Waa All Time Blockbuster
Hhhh film mala jilooya nio😂😂
Waxan filaa heshiskaaa iyo wada shaqayn la.anti xidhibanada iyo wazirada intaba waxa ka dambeeyey BESHA CAALAM kuwa la dhoho oo aan raali ka ahayn in somalidu waxqaba iyo isku tashi la imaato waxa ugu wayn ee ay ku rakaateyaaane ay tahay waan ku biilnaaa ee taladeena qaaado
Alle ha inaga qabto hagarta iyo hagardaamadoo kuwaas madaxdeenana alle ha fahamsiiiyo wadadii ay uga bixi lahaayeen ku tiirsananta besha caalamka
I love hanoolaato
Keep going sxb
Abdi wali waa nin oday ah
IMAANKA ALLAH KAA QAAD FARMAAJO WELIGIIS BA SIDAAN UNBUU BALAN LA'AANTA U QABAY NIJAAS BUU AHAA KAAS ALLAH BA NA DHAAFIYE
Siyaasadda "luuqada cayda iyo aflagaadada shakhsi gaar ah waa ka mamnuul mudane.😅
aar maxaa tiri. very friendly interview. Ayaanle is just getting red-hot. congrats
Kawaram hanoolato hadii uu sualaha horey uso diyaarsan laha channel ka wuu Laba qarxiii laha
Legends abdiwali Ali gaas. Ayaanle wad mahadsan tahay wll
Ayaanlow warayso khayre
Big man dr gas welcome again.
Maan shaa alaah soo dhowoow madaxwaynaha
mustaqbalka ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
1
Ayaanle mahadsanid in doora
Hanoolaato ❤
Eid-Mubarik 🎉
Khayre warayso ayaanle
The next guest should be mohamed updullahi farmajo
Sodaa warey sigaa 2 baad e cawali cali gaas
sxb Kan farmajo ma waraysanaye waxkale sheg xataa qof marexana ma waraysanyo waayo waa qabyaladiate
Nin ballan leh maaha farmaajo.
Mahadsanid RW
Askari ugadiis ah tacsi iyo lacag iyo safar iskugu dar waa dal lahaysto Dr Cabdiwali maaaha
Dr Abdiwali Mohamed Ali Gaas waa aqoon yahan Soomaaliyeed
To be fair and precise the Farmajo government in 2011 was one of the progressive administration but unfortunately the Big boys never wanted.
sidaad sheekada isula fahanteen ee u sheekaysanaysaan baaba cajiib odaygu waa iska bashaal farxaan ah
Gaasoow, puntland maad deni ka qabataan?
Masha Allah Dr gaas is the future president
🎉🎉🎉
wariye rug cada ah ** ayanle keep going**
Farmajo ayaa shuruud ka digay in saaxiibkiis Abdiweli lagu beddello haddii u iscasilaayo isna uma abaal gudin sxbkiis Farmajo markuu noqday madaxweyne ha Somalia isna ahaa Puntland madaxweyne heeda
Farmaajo, Sheekh Shariif baa dadka baray oo raysalwasaara ka dhigay-wuxuuna ugu abaal guday inuu diyaaradaha u diido ama uuba dilo.
@@mayo3607sax walaahi
@@mayo3607 Shariif Asagoo afgaduudun Oo shabaab Ahoo Aan qorin aqrina Cabdulaahi Yuusuf Baa dad kadhigay Oo dad Soomaaliyeed Iyo adduunkaba baray. Nimankaan Kaloo Dhan Waa Wadda aqoonyahaniin Qurbaha Kayimid. Sheikh Sharif waa jaahil duurka kujiray Oo Cabdullaahi Yuusuf Bini'aadan kadhigay.
Wlh wa xasusta arinka buuqa o dhawac aya dhabanka iga so garay dadki banan baxaya dhagax igu dhufteen
Cabdullahi Yusuf
Soomaaliya nabad waxaa ka hor taagan Baarlamaanka ayaa dhab ah Ila tahy maadamay dawlado fiican ka hor iman jireen qaarkood.
Allow cilmi & caqli sii dadkeena.
Ayaanle hadalka ha uu saaxin aa kadhgeeso siida uu ugano please hadalka ha ka dhax galian history qaafka
C wali gas amaan baa mudandihiin mudadii xukumadiina
❤❤❤🎉🎉
Aad ayad u mahadsan tahay ayaanle waxaan rija qeyb Ka Lee yahay in documentary laga sameyn doono wareysiyada aad yeelato marwalba labeentii ummadaan dhibka kasoo daashay reysalwasaare hore mahadsanid sida aad u iftiimisay sidii dalku ahaa xiligii adkaa
Ayaanle adi iyo c.wali waad isku egtihiin
Somalinimo waa qaali runtii Farmaajo wadani buu ahaa Qabyaalad neceb
waa maxay waxani ma habar baa
WAA LAGU QASAARAY, WAA CEEB IN KANOO KALE LA DHAGEYSTO LANA SIIYO PLAT FORM, HADII WADANIYAD DHABA AY KU JIRTO
HA DEGO GAROOWE! LACAGTII UU XADAYNA HA KU CUNO DADKII LAHAA DHEXDOODA
BEENALE DR GAAS WUXU KA XADAY MAJIRTO OGOW INAAD AKHIRO LA IMAANAYSO
Kasese waa xuduudka Uganda iyo congo
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Farmajo waxaa beddelay Shishiye ha Burburka Somalia ka naaxay.
Waa ku aammaananyahay inuusan waligiis oggoleyn in Dalkiisa lagu gumeysto
Cabdiwali Cali dhusaye
Baraxley 😊an qabsana maxa ka raceeey😂😂😂😂
Please #Hanoolaato wax walba Isla ilooba bal #Maxamed Cllaahi #Farmaajo asagana wareysiyo ka qabo si kastaba hakugu qaadatee odayga su'aala fiicana usoo diyaari wa nin akhyaara ileene😂
Hadow dhiyar yahay wa laga qada wareysi 😂 Hanoolaato wa madala Somaliweyne
Ayaanle imboow Farmaajo iyo Kheeyre proboganda badan oo bug eh waa ka suubin jirtay oo intii necbeyd aad wareysan jirtee.. hada maxaa uga leexleexataa "dowlada hiraab" mise afkaa laguu buuxiyay?
@@cosab8912 yaa heshiis ah mise derin aaka dhacday oo aduunka dhan waka dhacsan tahay😂😂😂
@@Rahmah-Mercy Af Wax cunay xishoo.
Ina adeerkaa hal Mar ayuu hiil kaa rabah waa markaa u shegti meesha lagu qalanayoh
Sedex Cancer siyaasiyiin ba Soomaaliya soo martay
Sakiin
Madoobe
Qoslaaye
Maxa u dhahii waysaay barii miska hooskashaay kwrn 😂😂😂😂😂😂
Qeyb 3aad miyaa hartay waa qabyee mise wa intaas
Ninkaan qabiileyste waaye
A Wali Gaas, maaha nin abaalka guda, dhabar ka toogashada ayuu aad u yaqaanaa. Taasna waa siyaasada sida ay Somaalidu u yaqanaan intoo badani, nasiib xumo.
EDUCATE YOURSELF ON POLITICS
POLITICS HAS NO FRIENDS BUT HAS INTEREST.
@daarood9835 Ballan ka baxa, beenta iyo qabyaaladu kuma mid ag oraahda qalaad ee aad soo xigatay. Mr Gaas intaas kor ku xusanba wuu ku sifoobay.
@@FreemanV99 Bacaaac Ciilbaa kuhayo. Dee Kaalay professor kusas. Uff
Xasan shiikh iyo farmaajo rajadii laga qabay dowlad somali oo la aamini karo god ayay ku rideen amniga somalia waxuu noqday kubad la isku turturayo ookle
Wanoo yar yareynee miyaa
Qeebta 3xaad laso dhakhso
Waligeedba soomaalidu
Waa danlay
Cabdi wali asbaabta uu soomaaliya
Kuyimid waxaa lahaa farmaajo
Lkn abaalkii uu farmaajo
Kuu galay.umaad gudun
Waana dabaca soomaalida
SOMALI PEOPLE ARE CONFUSED WITH POLITICS
Waraysi xasan ali khayre loo baahanyey waliba dhinacyo badan taabanaya wariye adoo mahadsan
Ayaanle waxaad leedahay farmaajo waxaa loo badalay inuusan lahayn awood uu doorasho kuqabto si kumeelgaarka looga baxo ...
Halkaas waxaa kamuuqata inaad wali u cuqdadaysantahay farmaajo
Farmaajo Inuusan allaah aqoonin oo uusan balan laheyn uu munaafaq yahay waligiis na ahaa baa halkaas ka cad sababtoo ah qof kitaab ka quraanka ku dhaartey oo ka baxay waa qof aan diinta islaamka shaqo ku laheyn
Siyaasi wax waayay warkiis miyaa aamine
Kan soo kii Farmajo oo waziir ka digay ku yiri Muqdisho is not Somalia
Wareysigii waziir abdi nuur waxuu ahaa farmaajo ayaa sharuud ka dhigay inuu gaas RW noqdo
Gaas na faan ayaa ka muuqdo kkkk libinta ayuu u diidanyahay farmaajo
somalidu way ilow sha dhowhiin.
wxaso dhan waan iska ilownow gaasow.
Umalen mayo Dr cabdiwali gas sidu u hadlay in uu Dani u hadli dono saa maba ahan nin so jabhadeyaye😂
😂hhhhhh meelbaa ka fekereysaa runti balse wareysigaba ma ogolaan donaa horta
War ayaanle, maxa waye waaxan majeerteenka ah oo aad malin walbo no keneysiiid? Majeerteen mucaaradkoodi aa hada bilaabi rabaan. Billah aleyg naga daa waaxad waadiid please and please
Xawadle iyo abgaal isku kacsan
Ayaga kuu taliya kuuna Talin doone dulqaado
Allaha ku caafiyo
IGNORANT MAJERTEN SOMALI MA AHA MIYAA SICK SHIT FACE
Ma kii kufoorarinjiray Baa dabaqa kaasootuuray. MJ laandheerasaanaa cowru waa Ayagaa.
DHURWAA! baa laga sheegay haddii KABO lay geliyo Alxamdullillah haddii kalena AWALBA waraabaan ahaa … sax? Macnaha waxaan u fahmay AWALBA Ruux NADIIF ah ma ahayn sax? 🙈
What boring man?
ARE YOU FUCKING EXCITED MAN THEN FUCKING IGNORANT
Ayaanlow warayso khayre
Ayaanlow warayso khayre
Ayaanlow warayso khayre