Islamkii oo la yaban Israel sida ay wax waliba u smaysey wxay is weydinayan ma jin baa la shaqeya Maya ee sirtu waa wax barashada io aqoonta dhalinyaro an wax barano 😊❤
عن جندب بن عبدالله رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((من سمَّع سمَّع الله به، ومن يرائي يرائي الله به))؛ متفق عليه Jundub Bin Abdullahi رضي الله عنه Nabigu (SCW) waxuu yighi : ( QOFKII IS-MAQASHIIYA DADKA ILAAHAY ( SWC) WUU UGU GARGAARA IS-MAQASHIINTAAS . QOFKII DADKA IS - TUS TUSA , ILAAHAY (SWC) WUU UGU GARGAARA IS-TUTUS KAASI . ( MACNIHII XASANAAT ILAAHAY AGTIISA KUMA LAHA) WAA XADIIS LA-ISKU RAACAY ADEER XUSEEN
Sh gaalada Hanoi xayaysiin ayaga caawa ka cabsi badan cidkasta wana khashifmeen hadeed reer galbeedku oo qalabkooda oodhan aduunka wa tuurayan halkaana khasaare wayn aya ku dhacay
Lubnan in la garac aad ayaan u raba in nasaha laka tumo xita waaba jeclan laha 11 wiil 2 gabar somalia eey ku xadgudben xabsiga eey ku guben naxaris maa lahen wasaq waayey marka cadalad la keeyna nah ayaga is diley eey dhehen waa isku hiliyen qof nah maa soo hadal qadin xita dibada maa garin
Subxaanallah wadaadkan shiicada ah been ayuu sheegaya , carabta oo dhan haday is ku tagan israel oo kaliya is kama dhicin karan.. Insha'allaah shacabka falastin allah ha u gargaaro
Nin kala wa raysanay shalay qarayyada pagers iyo radio gacanta wuxuu yiri jaamacadda american kutaala lebanon way bedelaysay pager jooda every 15 days ! timir laf ayaa kujirta ! iyagu ba gacan ayay kulee yahay kolay
Waxaa wax lala yabo ah Xisbulah waba la gartey oo dagaal bey kujiran ama hala ga adkado ama ha adkadan aa dowlad da Lubnaan iyo bulshada dowlad daas sodorata maxaa kaqaldan sidey wax katihiin oo inaad wax Iska celiso iyo inaad isdhiibto maxaa kadhaxeyo
Skeekhow bahal logu talagalay dadka in masqaxdooda lagu mashquuliyo si uu qofku ugranwaayo wax dhab ah iyo wax been habeenkiina markay sexdan waxayarkayan wax aan xaqiiqda ahayn iyo qurafad qofku wuxuu noqonayaa qof iska nool waa gradii in badan lagu celcelyo allow ugargaar muslinka dhibka lagu hayo
عن جندب بن عبدالله رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((من سمَّع سمَّع الله به، ومن يرائي يرائي الله به))؛ متفق عليه Jundub Bin Abdullahi رضي الله عنه Nabigu (SCW) waxuu yighi : ( QOFKII IS-MAQASHIIYA DADKA ILAAHAY ( SWC) WUU UGU GARGAARA IS-MAQASHIINTAAS . QOFKII DADKA IS - TUS TUSA , ILAAHAY (SWC) WUU UGU GARGAARA IS-TUTUS KAASI . ( MACNIHII XASANAAT ILAAHAY AGTIISA KUMA LAHA) WAA XADIIS LA-ISKU RAACAY ADEER XUSEEN
عن جندب بن عبدالله رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((من سمَّع سمَّع الله به، ومن يرائي يرائي الله به))؛ متفق عليه Jundub Bin Abdullahi رضي الله عنه Nabigu (SCW) waxuu yighi : ( QOFKII IS-MAQASHIIYA DADKA ILAAHAY ( SWC) WUU UGU GARGAARA IS-MAQASHIINTAAS . QOFKII DADKA IS - TUS TUSA , ILAAHAY (SWC) WUU UGU GARGAARA IS-TUTUS KAASI . ( MACNIHII XASANAAT ILAAHAY AGTIISA KUMA LAHA) WAA XADIIS LA-ISKU RAACAY ADEER XUSEEN
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Shikh mohamed Israel iyo maraykan flasdiin sidaas umasilciyen hadaysan dowlaha carbt ay ugu horayso sucuudiga kutagerayn xizbulaahi wax haysk dhicisa rer Qasa oo go,donba sanadby hortaganyihiin marykan iyo yuhuud
Allah is sufficient
Subxaanallaah, Walee markey qowm haduu xadka ka baxo oo uu kibro arlada korkeeda, Illaahey SWT wuu qabtaa qabasho aad urdaran, waayo qeylada dadka lagu furo Illaahey baa ku cadaabey umadihii hore, marka hadii lagu deysado awooda Rabi waxaa in qabasho adag la qaban doona
Allow muslimka ha diciifin awaad sii yarabi 😢🤲
Allahumaamin Yaa rabal caalamin
Aamiin insha Allah
Xasbunalaah wanicmal wakiil,ILAAHAY ha guuleeyo dhamaan reer Falastiin & reer Lubnaan, Allahuma Aamiin Aamiin.
Kun toban kun ka xoog badan Allaha ka dhigo muslimiinta Falastiin iyo Lebanon. Aamiin
Gaaloo dhan ayaa iskugu tagtay muslimiinta Falastiin, Lebanon iyo Yemen. Allaha u hiiliyo.
Allahayoow muslimiinta isku xir oo u hiili.
Islamkii oo la yaban Israel sida ay wax waliba u smaysey wxay is weydinayan ma jin baa la shaqeya
Maya ee sirtu waa wax barashada io aqoonta dhalinyaro an wax barano 😊❤
Ku saliya nabiga❤
Iimaanka Allah ha la qaado sucuudiga waa munaafiqiin Allah ka furtay boqortooyada barakada Allah ha la qaado beetka barakeydan ma astaahilaan.
xaq baad ku hadashay
Bismillahi raxmani raxiim wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
Alle masibo hakurido yahud
Allah ha ugargaaro Muslims oo dhan ganta dulmi wada Allah ha qabto inshaallah Allah nasri deg deg ah Baan ka sugaynaa Inshaallah
Allahumaamin
Aamiin insha Allah
Xasbunallaah Wanicmal wakiil, thnk U Sheekhena
Illaahay ha guulayo Xizbulllaah iyo Falastiin aamiin
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sheeq inaan kula hadlaan rabaa
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️
ilahayow reer lubnaan ka xafid sharta ilmaha dijaal cawir ee isasoo baheystay
Aamiin insha Allah
Saudi iyo imaratka waa labo cadow waana meesha lagabaabi.iyo muslimiinta Alle hahoojiyo madaxdooda ficilka xun cadaabka halagalaan kufaarta iyo gaalada
Aamiin insha Allah
Ilaahayow caawi oo u gargaar reer Falastiin iyo intii Cadow gumeeysanayo.Aamiin.Gumeysi laguma noolaankaro Walaahi😢
Subxanallah ilaahay nacalado yahuuda
Subhanallaah
Scw scw scw scw scw sheikh wcs jumca Moubarak all muslimane doua preay Hamas support Palestine Gull gobonimo xiisbuulaah yamane Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
NASRALLAH, WUXU SHEEGAY AYA RUMOWDAY, U YIRI GAALO NOMA KALA HARIN.
❤wcs ❤alaha xafido sh xasan nasru lah ❤ alahu akbar ❤❤❤❤❤
Arinkaan waa argigixiso weyen🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sacuudiga in la waydiiyo su aalahaas waa muhiim Waayo Sacuudiga hadalkiisa iyo Ficilkiisa Isma lahan
Allow u gargaar umadda muslimiinta reer libanan
Aamiin insha Allah
Waa shayaadiin muslimiinta argagixinaayo ilaahow kaqabo
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا وفلسطين و اهل غزة ولبنان اللهم عليك اليهود الظالمين
Scw
☝️ Lacnadi ☝️ KORKOODA ☝️ Ha ☝️ AHAATO ☝️ natanyahu ☝️ IYO ☝️ WAXII ☝️ TAGEERSANBA ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️
عن جندب بن عبدالله رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((من سمَّع سمَّع الله به، ومن يرائي يرائي الله به))؛ متفق عليه
Jundub Bin Abdullahi رضي الله عنه
Nabigu (SCW) waxuu yighi :
( QOFKII IS-MAQASHIIYA DADKA ILAAHAY ( SWC) WUU UGU GARGAARA IS-MAQASHIINTAAS .
QOFKII DADKA IS - TUS TUSA , ILAAHAY (SWC) WUU UGU
GARGAARA IS-TUTUS KAASI .
( MACNIHII XASANAAT ILAAHAY AGTIISA KUMA LAHA)
WAA XADIIS LA-ISKU RAACAY
ADEER XUSEEN
Allah baa waxwalba kasareeyo
Mayee WAXAY SAWIREEN hudhud1,HUDHUD2 IYO HUDHUD 3. TALKING TOO MUCH DOESN'T HELP!!!!!ACTION IS NEEDED!!!!!!
Subxanallaaah wlhi qiyama yar aya kudhacay reer nignaan iyo Muslim odhanba Illahow kuceli ayaga
Aamiin insha Allah
Sh gaalada Hanoi xayaysiin ayaga caawa ka cabsi badan cidkasta wana khashifmeen hadeed reer galbeedku oo qalabkooda oodhan aduunka wa tuurayan halkaana khasaare wayn aya ku dhacay
Kuma xayaysiin ee waxa Jira ayuu sheegay muslimiinta waxa halkaa dhigay waa taxadar la aan
Sheekhoow waxaa jira wariye aad kuugu eg ( قناة الغد)ka shaqeeya magaciisa waa (سامي كليب)
Muslimiinta waa qaar gaalo u shaqeeyo iyo qaar hurda oo hilibka gaalada noqday.
Aad io aad
Plz Sheikh jooji xayeysiisyadan kaniisada eed sponsor gareynaysid
Subxaanllaah
Fulaynimada jooji sxb rag isdaynmaayee
Salaamaad waaba arin dhibtiisa leh hadii is gaadhaiimi waxaa lagu furo waabay ina soo gaadhi
Allow ugar gaar umada muslimka ah lkn hadii aad wax samee San weeyso waa lagula wareegayaa waana lagugu ciyaa rayaa umad wax qabsan weeysay waa lagu ciyaraa 😢😢😢😢😢
Shiikh waxbeloah hanoogadhigin iyo argagax dadkaasi dadargagaxa mahan wadadgeerida aqbala tankale fiilooyinka iyo balayashu markadabayl xoglihi sodhacdo sidasay ufooryan hadana waxasababay hansada ama xawaaraha diyaradas joogahoose kusoconaysa dabaysha kadhalatay balse lubnan xizbulah waxas maqadanayso intakalese yelked
Illahow uga gaar Reel Lubnaan Yaa Rabi
Waxaan waa sheydaan shiici ah
Waxaan filaayaa waxaa la joogaa wakhtigii Xaqu guuleysan lahaa birtu joogsan lahayd Gacant Muslims saren lahad on Friday made due please
Wcs
Asc
Telegram Ka cinwaankiisu maxaa waaye walaal?
Waxaasi "Qiimo Malaha "Caruurtaa Lagu Cabsiyaa"
Xisbullah Hadley haysanin difaac diyaarada, sideey ku sutra galaysa inay radiyaan diaaradahaas
Iska badal I pad ka aad wadato3,Haddii aad ka gadatay Reer Galbeedka iska tuur, Kana soo iibso GHINA (Shiinaha)
Waxaanlayaabanahay maraykan iyo xulufadiisu hadakadib ciday argagixiso kutilmaamidonan iyo inxishodkiilumay
Dulmi diid sxb. Khaliijka hadalkiisa iskaba daa. Wax aan hubka reer galbeedka iyo Israel ahaynba ma haystaan qalabka isgadhsiintu waa sahalo. Kuligood waxaa laga iibiyay diyaraha F16 iyo F35. Taangiyada, madaaficda iyo xitaa hubka yaryar waxa uu uga yimid reer galbeedka iyo Israel
Yahuda wey udamatay iyo America
CARAB WA MIDDI LAGU XASUUQI LAHA.
Maraykanka ayaa qayb ka ah fawdadan
Runtii codadkaasi waa digniin loo dirayo lubnaan waxaana uroon inay nabad iska qaadato inta ilaahey nasri ka keenaayo hadii kale waa sida qasa burbur iyo dhib
Lubnan in la garac aad ayaan u raba in nasaha laka tumo xita waaba jeclan laha 11 wiil 2 gabar somalia eey ku xadgudben xabsiga eey ku guben naxaris maa lahen wasaq waayey marka cadalad la keeyna nah ayaga is diley eey dhehen waa isku hiliyen qof nah maa soo hadal qadin xita dibada maa garin
Nasrallaah ma afayanka kooxdaa? Xizbullaah afayan maleh miyaa? Maxuu uhadalaa mar walba? Iyadoo jabhadaha kale ay leeyahii afyan sida yaxya sariic iyo usaama xamdaan iyo abuu cubaydah? Soo jawaab.
Niigu waaxan amiin saanahay xaata dhuul gaariiki weeina ee turkiga haaliigey in laaga daabeeyey o baada dheexedooda laa waaxa laaga saameeyey
DULMI DIID AL KU DHOORO UMAADA MUSKINKA OO AH SOMALID RAALI BAAN KA NAHAAY ALE HA KU BARAKEEYO AMIIN
Maadaxawiini Iran saan baa loo diileey
Hadaa waa sidaaa 😂
WCS SHEEKH SCW ❤ SCW 🫀 SCW ❤
Shekh wad jabtay
Iran cashir baa loo dhizgay wax ay sammayn kartaa
Subxaanallah wadaadkan shiicada ah been ayuu sheegaya , carabta oo dhan haday is ku tagan israel oo kaliya is kama dhicin karan..
Insha'allaah shacabka falastin allah ha u gargaaro
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Sacuudiga munaafaqiin aya qabsaday
Baq baqdas waxba marto runtu waa gacan ka hadal
Wakhtigi la ridaayey Qaddafi masaajida sacuudiga waxa ka socdey qunud lagu habaaro Qaddafi maantana duco looma ogola dadka lagumaadayo Balka waran arinka
I think Israeli is actual Dijal cawaar yahhuu acuudu bilaah
Lidka diaaraaha majiro miyaa side loo rido
Lubnaan ma heysato miyaa ilaa iminka wax diyaarado lagu soo Ridey.
Arinkas Lubnaan dhibka iyo faa'iidada laga helayo ayaa aad ubadan wayo tignolijiyada iney hubka ugu xun yahey bala ogadey calamka oo dhan ayaa kubararugey
Muslimiinta waa ineey ruushka kasoo iibsadaan isgaarsiinta 😅😅😅
Nin kala wa raysanay shalay qarayyada pagers iyo radio gacanta wuxuu yiri jaamacadda american kutaala lebanon way bedelaysay pager jooda every 15 days ! timir laf ayaa kujirta ! iyagu ba gacan ayay kulee yahay kolay
Israel dabaal waye aduunko dhan ayay isku soo jeedonosa
Bootoda joojiya ee dhaqaaqa dheh 😂
Israël huubka badan waxba uma qabaneyso réer galbeedka uqa licey harakii libaxa lakine xamaas ba oqaatey oo qasartey qorma laqatakey warkaa
Israël bootedeedi wey dhamaatey wexey noqdeyne nabruudki kanicdii sanka ufareysatey
أللهم. عليك اليهود وحلافاءها
Waxaa wax lala yabo ah Xisbulah waba la gartey oo dagaal bey kujiran ama hala ga adkado ama ha adkadan aa dowlad da Lubnaan iyo bulshada dowlad daas sodorata maxaa kaqaldan sidey wax katihiin oo inaad wax Iska celiso iyo inaad isdhiibto maxaa kadhaxeyo
Skeekhow bahal logu talagalay dadka in masqaxdooda lagu mashquuliyo si uu qofku ugranwaayo wax dhab ah iyo wax been habeenkiina markay sexdan waxayarkayan wax aan xaqiiqda ahayn iyo qurafad qofku wuxuu noqonayaa qof iska nool waa gradii in badan lagu celcelyo allow ugargaar muslinka dhibka lagu hayo
Siiriya Lubnaan yamen Falastiin Gaza intuba suxufiga weyo cida xasuqeyso been baloshegey ah kursiga wad joogey saa aduunka na lacag ayaad kumamuleysa