MUUXU YAHAY HUBKA RUUHSKU SIINAYO XUUTIYIINTA YEMEN? ISRAAIIL OO KA WELWELSAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • MUUXU YAHAY HUBKA RUUHSKU SIINAYO XUUTIYIINTA YEMEN? ISRAAIIL OO KA WELWELSAN
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #Somalia

Комментарии • 16

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 2 месяца назад +3

    Wax badan waalisku hoos huursana inshaallaah waxan rajeeynenaa lubaanta laga shide gaza iyo yaman inee qashinka iyo wasaqda iyo tabar darrada reer galbeedka baanka keeni doonto

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 2 месяца назад

    Guuleysta.

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h 2 месяца назад +1

    Maraykan Iyo Yuhuud Ilaahay Dhabarka Hakajabiyo Waanbaranay Maraykan Wuxuu Burburiyay Dalalkii Islaamka Oo Kala Ah Ciraaq Yemen SuuriyaFalastiin Afgaanistaan Liibiya Soomaliya Suudaan Hada Wuxuu Kacabaadayaa Xuuti Oo Uu Kuhaysto Sideed Utaageertaan Shacabkaa Masaakiinta Ee Yuhuuda Iyo Maraykan Iyo UK Iskukaashadeen Xasuuqooda Ilaahay Waxaan Kabaryayaa Maraykan Iyo Yuhuud Inuu Aduunka Katirtiro Waayo Waakibir Iyo Awood Sheegasho Ilaahay Awoodiisaana Kaweyn Waxwalba

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 2 месяца назад +5

    AWOODA REER GALBEETKA DAKAM HAALIKUM

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale 2 месяца назад

    Taasi waa sax waayo maraykankuba soow naato iyo ugraayn

  • @cabdiaadannanismastaana2110
    @cabdiaadannanismastaana2110 2 месяца назад

    Haye rukumathii anna dhageyste ku rukuman hbn tv

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 2 месяца назад +2

    GUULAYSO RUUSHKOOW.

  • @muminamir-t1y
    @muminamir-t1y 2 месяца назад

    ❤❤❤✌✌✌💯💯💯

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 месяца назад +1

    Maraykan wuxuu adeegsan karaa sacuudiga iyo imaaraadka oo ah ayda dabadhilifka iyo basaasiinta yuhuuda iyo reer galbeedka

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 месяца назад

    Waxa maraykan sheego waa mala awaal buunbuunin iyo been ruushka waan taageeraa lkn wax qabadkiisa iyo taagaradiisu waa gaabis

  • @JawharMohamud
    @JawharMohamud 2 месяца назад

    Warkan waabn dhagaysanay shalay e waa see

  • @abdikadiralin2085
    @abdikadiralin2085 2 месяца назад

    waa Sucuudiga, wuuba la hadlay Putin by telephone. lkn waala ogyahay in uu yahay rufiyaan reer galbeed. Putin dantiisa ayuu la socdaa iyo xldaha😊

  • @Mumtaazcabdiqadir
    @Mumtaazcabdiqadir 2 месяца назад

    Hubkaa haday helaan wax badan ayey kacaawinayaan

  • @HousseinAboubaker-pw4ff
    @HousseinAboubaker-pw4ff 2 месяца назад

    Walibana hubka uugu khatarsan ha siiyo isagoo ka fikirya ruushku si loo wiiqo aawda reer galbeedka cadawga ah

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 месяца назад

    Mareykan wa doqomo qatarta ka weyn gaza ka socoto sow hubkey siiyan israiil maxa diidaya ayagana xuuti xamaas iney cidkasta siiso hub mareykan wuxu waddo wa la jiifiya banan la jojiya banan tasna wa laga gudbey mareykan mana oga in la fahmey

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 месяца назад

    No so gudbi barlamanka turkiga oo ka doodi doono in somaliya la geyo ciidamo deg deg ah badda somaliya wana markey maqlen in yuhudda ay so qoren in somalilend saldhig iyo marinka muhiimka loga bedesho aqonsi la siiyo somalilend