Soomaaliya waxaysan garanin in shisheeye isku dilayo waxaana sabab u ah sìyaasiyiin tabcane ah oo dalka iyo dadka iyo diinta midna aan dan u hayn ee mudan in layska qabto
Doorashas waa sharci daro xataa haduu hunguri ka hayey waa in lasoo qabqabto waa waa wada yaal jubadland marka dowladu xaq bay u leedahay in ay soo qabato xasana ha ogaado taas baa u taal hadhow
axmed guuuul ninkale nama xukumayo namana matalo 🤲🤲🦁🦁🦁🇬🇲🇬🇲💪💪💪🔥🔥🔥🙏
Mw ilyaas Soo Dhawaaw🎉😊.
Ahmed ka fiicaneh senator ilyas
Yaa dorteey kaana waar Bentaa daaya😂😂😂😂😂😂😂
Madaxweene Ilyaas soo dhawaaw
wa benta qofyahow anaga joogna nin hutel ku xiran wa benti damu jadiid
Soomaaliya waxaysan garanin in shisheeye isku dilayo waxaana sabab u ah sìyaasiyiin tabcane ah oo dalka iyo dadka iyo diinta midna aan dan u hayn ee mudan in layska qabto
Waxaa tallabo dhexdhexaadin looga baahan yahay wax garadka ,Odayaasha,Culumaa u diinka ee ku nool Magaalada Kismaayo inay arrintaan damiyaan.
Doorashas waa sharci daro xataa haduu hunguri ka hayey waa in lasoo qabqabto waa waa wada yaal jubadland marka dowladu xaq bay u leedahay in ay soo qabato xasana ha ogaado taas baa u taal hadhow
Gurigiina ayuu layaway madax wayne
Nin Hasan sodiray
Oo daroda waa daba qodhi hala
Dilo,halaxiro waxa
Liita darodbaa leh
Khatumo hawiye
Wax Uma shegi
Karo
Horta ogaada tan in ay fawdo tahay. Mucaradka away barlamankisa
Haku riyonina in ilyas mw ka noqon dono XASAN sheq aya masul ka ah dadki ku dhinto kismayo
Beenaale
Beenaale