4tan arimood oo keenaya dadku iney ku hadal hayaan!!!!(cajaa,ib)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 12

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 9 дней назад

    Masha alllah❤

  • @Shaamm128
    @Shaamm128 9 дней назад

    Waa run waa la igu soo mashquuley

  • @MaxamedAbdukdir
    @MaxamedAbdukdir 10 дней назад

    Waa jiraan dadka ku mashquulo dad aanba ka war hayn .... shukran walaal...

  • @OsmanOsmanmahamud2023
    @OsmanOsmanmahamud2023 10 дней назад

    Shukran caaliya. Waa lagu waayay intee kabaxday

    • @caaliyashuceybchannel
      @caaliyashuceybchannel  10 дней назад

      @@OsmanOsmanmahamud2023 adaa mudan walaal qaali ilaahey haidin xafido waa kuu joognaa

  • @HakimiJunior
    @HakimiJunior 10 дней назад

    Maamo love you 😢❤

  • @aichahassan9284
    @aichahassan9284 10 дней назад

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @AyFaayow
    @AyFaayow 10 дней назад

    Wlhi waxay igu xasdeyn wey kibir badanthy ilahayow naga qabo adaa qadir ehe waa waxan hada waxbo qabsan karinbo😢😢

    • @caaliyashuceybchannel
      @caaliyashuceybchannel  10 дней назад

      @@AyFaayow qofkii dantiisa yaqaano waaye kan ay ku tilmaamaan kibirka ilaahey ayaa kaweyn

  • @sahrah9372
    @sahrah9372 10 дней назад

    Gabar aan qaraabo nahay baa nafta ee keentahay xaasidnimo anigoo waxwalba siinaya kadibna xidhidhika ujaray waxy bilowday inay I amaanto dhag jalaq umasiin markii udambaysay waxay meel cod iga soo duubtay iyadoo dhahaysa waxaan kuugu hambalyeenayaa sidaad meel walba qaniga uga tahay ilaa iyo yaraantaydii waa lay hadlhayn jiray uun anigoo miskiin oo wax aan lajoogaba jirin laakin akhlaaq wanagsan baan lahaa taasbaa laygu xadi jiray

    • @caaliyashuceybchannel
      @caaliyashuceybchannel  10 дней назад

      @@sahrah9372 xaasidka iyo kan kugu mashquulaba meel dhaw ayey nooga soo baxaan ilaahey ayaase kaweyn