Mo Faami - Call me (Official Video) Somali music

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • The new song is availble on itunes spotify / call-me-single
    Hadaad ka heshey Liketa hala garab marin 👍
    Channelka labaad ee Mo Faami / @faamcozy
    instagram : www.instagram....
    Tiktok : / mofaami
    Facebook: / mo-faami-1586180701705082
    **********************
    ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
    **********************
    Email: maadmed23@hotmail.com
    **********************
    muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
    **********
    qisooyin kanaalka dadweynaha
    qiso cajiib ah
    #dadweynaha
    #somalimusic
    somali music
    lyrics:
    bildhaan wacaneey
    udgoon badaneey
    ku doortee idooro
    dhamaan iga dooro
    hey call me
    magacaad rabtid you can call me
    Call me Call me
    hey Bbe
    wadnahaad barkatood dhex dekeysee
    aniga iyo adi Baby ma is daweynaa
    niyadeena isu baahan isasiinaa

Комментарии • 4,3 тыс.

  • @HIMHOOYOIMADEIT
    @HIMHOOYOIMADEIT Год назад +2301

    My brother this is another level🔥🔥🔥i am so happy for you bro.

  • @ABBIR.OTO4
    @ABBIR.OTO4 5 месяцев назад +392

    Yaa dawanaya 2024😂

  • @LiiCaatoOfficiall
    @LiiCaatoOfficiall Год назад +2987

    another level pro mo

  • @hassank4857
    @hassank4857 2 месяца назад +56

    Hesta waxa kamacan quranka aya ka macan❤❤❤❤❤

  • @kaneeco2568
    @kaneeco2568 Год назад +1294

    1M markay gaarto like ta haila dhaafin 🥰🤗✌🏻🙏

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +1262

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️

    • @yasminali7943
      @yasminali7943 Год назад +9

      اللهم صلي وسلم على نبينا محمد
      Wll waa run jazaakallahu kheyra.

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 Год назад +7

      Amen ya RABBI ❤

    • @belelali
      @belelali Год назад +6

      Amiin ya rabi

    • @muscab8581
      @muscab8581 Год назад +1

      1:38

    • @sultanmaame762
      @sultanmaame762 Год назад +3

      Salalahu calayhi wasalam 🥰 😍 ♥️ ❤️

  • @Salah_sanaag
    @Salah_sanaag Год назад +1436

    A new begining and a wonderful song, welcome to the art scene 🎶🔥

  • @ashqarboy
    @ashqarboy Год назад +72

    mo Faami u didi it bro😍🤩

  • @aminaahmed6647
    @aminaahmed6647 Год назад +562

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي وقلبك وقلوب المسلمين على دين الإسلام .

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak Год назад +535

    Qof kasta Oo qoraalkayga arkay waxan u rajynayaa caafimaad iyo cibaado suuban ❤️

    • @maankey6048
      @maankey6048 Год назад +2

      wanba iska jecelhy comontiga inan iska fiirsad0😂😂😂😂😎🤙

    • @abdikadarsalatali1375
      @abdikadarsalatali1375 Год назад +1

      Ilasoxariir from canad 🇨🇦👍🤣

    • @Chadmali
      @Chadmali Год назад +1

      Sidookale wllo❤️

    • @usameismail3023
      @usameismail3023 Год назад +2

      In sha Allh dhmntepa

    • @jungkook5831
      @jungkook5831 Год назад +2

      Mahad sanid abayo adigana sidoo kale quruxay ❤😘

  • @aswaaancabdilahi5798
    @aswaaancabdilahi5798 Год назад +599

    Ugu danbayn wajigaagii waan arganay☺️ laakiin wlhi diriiqa aad kusocto kamanu helin hadaanu nahay team dadwaynah iyo moh famli🥺

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 Год назад +22

      Exactly 💯 anba sdoo kle caqliga saliimka ah waa sidaas 🤔

    • @yasminali7943
      @yasminali7943 Год назад +13

      Wllhi wllalayal wanba isku naxay markan sidaan ku arkay lkn Allaa hanuunka iskaleh Allah subxanahu watacala hasoo hanuuniyo .

    • @luqmanadanali87
      @luqmanadanali87 Год назад +6

      Hhhh war somalidan mashqul badana war mesha kabaxa nacala hoyadin ku yaale

    • @Mohammed_Jacob
      @Mohammed_Jacob Год назад +6

      Waaw m.a adiga oo kale Ayaan u bahanahey faallada ugu fcn ayaad bixisay Ayaan ku dhihi karaa👌

    • @Mohammed_Jacob
      @Mohammed_Jacob Год назад +1

      @Luqman adan Ali
      Noocada halkan inuu reply soo dhaho ma'ahan go nacalad adiga ayay kugu talahe innagu walaalkayna Ayaan cishanoo haynaa ee ka bax adiga meesha.

  • @djfrance5455
    @djfrance5455 Год назад +185

    Waa Codsi Hdaa iga dan beyso like isaar💔🥰1.M Waa Another level

  • @mahamedibraahim6156
    @mahamedibraahim6156 Год назад +404

    1M Views marku gaaro like 👍ha ila dhaafina👍👍

  • @SharmaBoy
    @SharmaBoy Год назад +72

    Cunigaan yariiska maa naga waalayey 😂😂😂😂😂🩸🩸🔥🔥🔥🔥

  • @hudailwaad8267
    @hudailwaad8267 Год назад +268

    الله يهديك🥺
    اللهم إنا نعودبك من الحور بعد الكور🤲
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك🤲🥺

  • @apdyrashiidmohamoud1356
    @apdyrashiidmohamoud1356 Год назад +237

    Allahu masali calaa nabiyaaan mohomet ❤

    • @axmedxuseen4558
      @axmedxuseen4558 Год назад

      MO FAAMI QOFKALE AYAAD U DHIIBTAY HEESTA CODKANA WAA KAAGII PLZ NAGADAA HANA WAALIN WAJIGAGA ZAXDA AH LA IMO LAGENOW 😅🤞

  • @mohamedmario4511
    @mohamedmario4511 10 месяцев назад +29

    What a beautiful song Somalia music is magical love you guys big love from nigeria 🇳🇬 🔥❤️

  • @ruweydahadem5179
    @ruweydahadem5179 Год назад +129

    Dadka aan inta badan dhagaysto kamid ahayd lkn sidani waa is qiima rid wll ee sidaadii kuso noqo wlhi wiil diinta ka ag dhaw kumodi jiray waana sababta wax kasta aad dhahdo u aamini jiray dadkuna qisoyinkoda gaarka ah kuuguso bandhigi jiren🥺 qalbigu wuuu daciifaa se sidan iska bedel kuma wacna adi iyo mustaqbalkagaba🥰

  • @noorabduwelisalah7804
    @noorabduwelisalah7804 Год назад +174

    Ilaa hada ma aminin waxaan rajeenaayaa inaad adiga eheen qofkaan ✊🏻💯

  • @hodanxasan9649
    @hodanxasan9649 Год назад +132

    qoraalkayga hadaad argto lik hila dhaafin😂😅

    • @cumarguray6711
      @cumarguray6711 2 месяца назад

      Zxiip waa oga qoslisay kulama dhafayo cawa ano waliba aan dalkii hooyo joogin Ayan like kusiinaya. Libiya Ayan Kaso salamay 😂

  • @mushtaaqrasaas4742
    @mushtaaqrasaas4742 Год назад +117

    Qof kastoo wanaagsan meel ayuu ka xun yahay markaa walal anigu hadda kuma lihi wad xuntahay laakiin wad ku soo socota ee ka soo noqo 🥺❤

  • @asuumabintmohamed2267
    @asuumabintmohamed2267 Год назад +56

    Asc wr wb
    Walal ma wanaagsana inad ku kibirto haduu ALLE kuu nimceeyay oo UMADIISA KUU SAKHIRAY SUBXAANA ALLAH
    اللهم اهدنا الصراط المستقيم

  • @xafsonuur1805
    @xafsonuur1805 Год назад +36

    Wall ilaahy dartii ayaan kuu jeclaa waxay sidan 🥲wll ilaahy kabaq oo soo laabo wll tani waa wadadii halaaga iyo jahanabo 😭 ee ka soo noqo
    Waxan jeclaa inaa wejigaaga arko mudo badan waana ku hamin jiray inaa maalin uun ku arko lkn wll si farxad leh nomaad tusin 🥲 wll maanta waa aduunyo berina waa aakhiro ilaahy kabaq 🥲🥲

  • @ahanaadam9061
    @ahanaadam9061 3 месяца назад +57

    2024 yaa soo booqday heestan😂

  • @hannanapdilaahi2306
    @hannanapdilaahi2306 Год назад +305

    Ugu dambyn wajigaagi wn aragnay mashllh lkn wllo dariiqan aad ku socoto ma fcne kasoo soo noqo insha allah😁🤲

  • @asiaahmed5380
    @asiaahmed5380 Год назад +36

    Subxana Allah
    Rabigii ku abuurtay ka cabso willow Somali xuman inay isku dhiiri galiso mooyaane macno kale ma leh

  • @nimcoabdullahi5104
    @nimcoabdullahi5104 Год назад +50

    Wan aamini la ahay Inu yahay wiilkaan naqanay wiilkan wll wadadan Kuma ficnee uso laabo rabigii Ku abuuray o ka cabso 😢😢🤲 Allow so hanuuni yaarabi dhamanten Allah ha nawada hanuuniyo 🤲🤲😢

  • @JeradCameron-zl6ll
    @JeradCameron-zl6ll 9 месяцев назад +9

    Am from Uganda but l have loved the song , the producer z good wow what a wonderful track keep it up , am here in Mogadishu

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 Год назад +764

    Maasha Allah waa ku faraxsanhy inaa ugu danbeyn wajigaga arkay 🥰💞lkn walalkay muqtaarow intaan waad igala wanaagsanayd kuguna taageerayo wadadaaan waxaa ii ahayd roll models kayga marka walalkay caanimana kuuma dhinee ma aqaan waxa kugu kalifay anyway waxaa jeclaan lahaa inaa wadadiinii hore ku soo laabato mahadsanid legend 🙏

  • @zakariyemohammed9808
    @zakariyemohammed9808 Год назад +708

    Song 100%
    Style 100%
    Reaction 100%
    Voice 100%
    Inaba cadi ma ahan 🔥😭

  • @apdallafarah5611
    @apdallafarah5611 Год назад +37

    Mowjado. Qaldan. Baa. Dhex. Gashay. Zxp. Ee. Adiga. Isla. Hadal. Oo. Dib. Isku. Sax. 💔💔
    Meeshan. Hormar. Maleh.
    Aaqirana. Waa. Jirtaa🙏🙏

  • @njmalthria6999
    @njmalthria6999 Год назад +6

    واخيرا شفتك كم سنه كنت انتظر اشوفك سنتين ونص الله يحفظك لما شفتك والله عيوني تدمعت يا رب ربي يحفظك ما اعرف ابكي ولا افرح💝💝😥

  • @nasriinamagan5738
    @nasriinamagan5738 Год назад +36

    Wajikaga inan aragno waa rabnay in bdn ilaa 2019 meelahas kula socday lkn kuma frxin wadadan aad qaaday sxp 💔

  • @kubabdhamaysley8160
    @kubabdhamaysley8160 Год назад +140

    wan ku xumahay adigoo dadbadan u ahaa role model noqday fusuq gale😭💔

    • @bushradagane9105
      @bushradagane9105 Год назад +7

      Sorry walaahay alle hasoo hadeeyo

    • @duulmedia3736
      @duulmedia3736 Год назад +5

      DADWAYNAHA hadan aragnay OGAANSHO na 😫🥺😭

    • @khadarcaafi0708
      @khadarcaafi0708 Год назад +2

      @@duulmedia3736 ogaansho chanell kiisa labaad Omar inshaar video bu sawirkiisa saran yhy wad arkii kartaa hada u bahanth6

    • @yaso875
      @yaso875 Год назад

      Kama filanyn wlhi

    • @abujurayd2913
      @abujurayd2913 Год назад

      @@duulmedia3736 ogaansho wajigiisa wala arkay

  • @maxamedcabdi5249
    @maxamedcabdi5249 Год назад +197

    Song 100%
    Place 100%
    Voice 100%
    Excellent WORK

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi Год назад +68

    Sesi, melodisi, müziği, tarzı hepsini siz yaptınız.Somali türkülerine bayılıyorum yaşasın Mo Fami abi.Seni çok çok seviyorum. 🇹🇷 🇸🇴

    • @hanaansaid114
      @hanaansaid114 Год назад +7

      Xaliimo caluul kuus 😂

    • @kardeslerim628
      @kardeslerim628 Год назад +2

      Bende severim

    • @abdulmajid-tc9pz
      @abdulmajid-tc9pz Год назад

      Annenin ***** -yahuda tahaye wase turkç ma kgu cusub - Somali ki hadal hadi kale yuuka ki dhashe shib dheh qaxbayhy

    • @MiinaApdi
      @MiinaApdi Год назад

      @@kardeslerim628 💜

    • @MiinaApdi
      @MiinaApdi Год назад

      @@hanaansaid114 Aloşayda maha ka raba

  • @aminaqurux4910
    @aminaqurux4910 Год назад +26

    Wll illhi kacabso dad kujcl ayad hesata wanagna kubartay naf iyo shaydhan yey kaxogbadin wil qurux iyo aqlibadan bathy wadadan umaqlantid kajog wll sxno xunxun dadad ledhyna kahar kubal kuwa wanga kulatalinayo illhi hanawada hanuniyo diamantén 🤲🤲🤲😭😭😭

    • @cayto6936
      @cayto6936 Год назад

      Wllshayeey qofku izaga inaad tiiza uga sheekayzo mawacna hopey giiza weeyan😂

  • @Mohamett_gurxan
    @Mohamett_gurxan Год назад +74

    Nin kaliye Codkisa ka Caansan yahay Mo faami The Legend One Of a Kind 🥰

  • @abdirahman24h
    @abdirahman24h Год назад +332

    Another level Somali music to the world 🌎

  • @mohayaska7561
    @mohayaska7561 Год назад +12

    Omg, The Lyrics the Music The rythim The scene and the way they recorded 🙆‍♂️ This is insane 🔥

  • @Asulla751
    @Asulla751 Год назад +42

    Waryaaa ilahy ka baq dad badan baa kugu xirnaa oo aad ufiican wanagaagii dartiis sidan maxa waaye intan wixi ka danbeeya wajigaagana waa la arkeye ilahyna waa isku dirtey allhuakbar😢

    • @xabiibomacalin7350
      @xabiibomacalin7350 Год назад +4

      Ani waawa amini la'ahay walhi walawada jeclaa lkn hada lanacaa🤥🤥

    • @Adammohamed777
      @Adammohamed777 Год назад +5

      Hada ayuu ka sii wanaagsan yahay sidii hore, ee hadey ku dhibeyso just isaga tag, nac nacda iska daayee

    • @khaalidjaamac4856
      @khaalidjaamac4856 Год назад +1

      time kuma haye camal yelo

    • @luqmanadanali87
      @luqmanadanali87 Год назад

      @@xabiibomacalin7350 kk wxn day hada nacdo iyo hadi kleba kuuma oga ninkan ha is rafadin naya hada ka bax chenelkan

    • @xabiibomacalin7350
      @xabiibomacalin7350 Год назад

      @@luqmanadanali87 macaanto maxa kugu dhacay 🤔🤔

  • @mohamedshumraani99
    @mohamedshumraani99 Год назад +14

    One of the best ever ❤ 🙌 ♥ love you Somalia 🇸🇴 from Saudi 🇸🇦 saudia Arabia

  • @Mirnamuxuyadin88
    @Mirnamuxuyadin88 Год назад +13

    0:24 bidhaan wacaneey, udgoon badaneey jah heesta top wye bilhi 🙆‍♀️❤❤😍 maxa wjigaada sugeynay cod qurux 🍬❤

  • @AbdullahiAhmednuur
    @AbdullahiAhmednuur Месяц назад +6

    Jabra ya soradiye 2024

  • @edabsansedahooyaded3530
    @edabsansedahooyaded3530 Год назад +8

    Finally wajigaga wan araknay 🥰lakin iskada heesha bowe 😩🤤

  • @maryamash1322
    @maryamash1322 Год назад +5

    Alle ha ku soo hanuuniyo
    Masaasaa kuu danbaysay
    Soomaliye idinkuna ha ka waalina
    Oo macaasi ha ku taa geerina uu ilaahay caasinayo waxani waa khalad ku dhaha itaqu allaah

    • @xabiibomacalin7350
      @xabiibomacalin7350 Год назад +1

      Wallhi Ana soqori raway

    • @maryamash1322
      @maryamash1322 Год назад

      @@xabiibomacalin7350
      Nacam ikhtii qof walba oo damiir leh wuu ka xumaanayaa

  • @qadarciisegalbeyte2662
    @qadarciisegalbeyte2662 Год назад +5

    Heestaan 10maalmood ka yar ayey one million kugareysaa💥

  • @filsanfilsanmaxamed22
    @filsanfilsanmaxamed22 Год назад +6

    Sugitaan dheer kadip oo aan Ku daalay walipa ugu danbayn wxn arkay wajigaagii wxnan rajaynayaa inaad adiga tahay shakhsigii aan sugayey mudada badan inaan arko wajigiisa
    Ilahay ayaa mahad leh alxmdullilah

  • @Halla4321
    @Halla4321 Год назад +39

    Wow another level Wye music Io video editing ❤️lkn ani shiiq Ku heystay 😭😂😂😂

    • @zaki799
      @zaki799 Год назад +2

      Wallahi anba wadaad u haystay

    • @najmamoha1306
      @najmamoha1306 Год назад +2

      Qof walba shiikh haumalen

  • @qoraneofficial3613
    @qoraneofficial3613 Год назад +11

    Nio waxaan la.aantoodaaba shidneed maxaa kugu watay xitaa hadaaa heesaha dhageysto waaa wax adi kuu gooniya lkn markaad bananka la imaato waa halis weyn dambiga midka ugu xune wuu yahy allaah kusoo hanuniyo 🤲

  • @burburcade7908
    @burburcade7908 Год назад +21

    I've watched this song more than 15 times I can't believe it's Mo Fami, can it ever happen?

  • @mirnaaaali6169
    @mirnaaaali6169 Год назад +14

    Inta og iney hestani 1m gaareyso waliba ay dhafayso

  • @suhaybdaahir9745
    @suhaybdaahir9745 Год назад +28

    Ascm Zhpo Horta wd Cod macaantay
    Lkin sidii Hore ayaa wacneed
    Ee zhpo Wadadaa Ka soo laabo
    Waayo waxa ay kugu wadaa
    Boos aad uxun
    Waxa kaliyee aan
    Ku odhanayaa
    Alle ka baq☝🏾☝🏾

    • @abaskawiilqarn585
      @abaskawiilqarn585 Год назад

      Dadka Calaacalka Kadaa Nio ma awalbuu Shiikh Ahaa ninku 🤨👎👎

    • @luqmaan753
      @luqmaan753 Год назад +1

      Runta aad usheeegtay wll

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase Год назад

      @@abaskawiilqarn585 Adeer, run buu sheegayaa, dadku wanaag bay ku barteen iyo qisoyin uu so gudbiyo ee heesaha iyo sheeko caruureedka dadka haka dayo

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 Год назад +135

    2 weeks 1M views wn sugeynaa Mo Faami 🔥

  • @zakiazonda648
    @zakiazonda648 Год назад +353

    Mo fami wad naga walysaa wajigii dadka wad tustee😂
    Codka 100%
    Music 100%
    Video editing 100%
    Laxanka 100%
    Style ka 100%
    Keep going

    • @nayarina4229
      @nayarina4229 Год назад +21

      Haa lkn keep going hadhihin aniga wxan ula talin lahaa fanka yuu ku birin sababtoo qofka kaliyo heesta dhagesta dambiga waa la leedhy ee wll umadena yee kaawalin🥺🥺waan kula talinayaa qof ku jeceloo kaliyaa wax kuu sheega🥰lkn qofka kaa xun oo kaliya ayaa ku dhahayo keep going 🤨

    • @setahyy
      @setahyy Год назад +2

      @@nayarina4229 meshan masdij ma ahane qud bada mesha kala kortag😂

    • @phathimamahomed5914
      @phathimamahomed5914 Год назад +1

      @@setahyy 😂😂

    • @nastehamaxamed5854
      @nastehamaxamed5854 Год назад +5

      @@setahyy qof walpo fikrad uu leyahy marka meeshan masjid waye laguma dhihi marka edab yelo

    • @zakiazonda648
      @zakiazonda648 Год назад +1

      @@nayarina4229 calaacalka igala dul tag aniga kii heestan qaday man kula noqdy wll orodo luuqa ku waani
      Qof walba alle ayaa xisaabinyo adigu taada daryeel wll mar kle

  • @fadumaahmed9080
    @fadumaahmed9080 Год назад +33

    What a beautiful sound ❤🤴 ugu danbayn wan ku faraxsanahah araga wajigaga🤴

    • @ayaangeelsugestyle4294
      @ayaangeelsugestyle4294 Год назад

      Wiilka chanalka leh iyo wiilka heesayo mahalbaa walal

    • @bushroyy
      @bushroyy 11 месяцев назад

      @@ayaangeelsugestyle4294 Haa

  • @xasan343
    @xasan343 Год назад +4

    Waryee mo faami miskiin kuu maleynayee ileen waa another level

  • @saahilstarhd10
    @saahilstarhd10 Год назад +41

    I can't to wait this

  • @Fatehdholayare
    @Fatehdholayare 3 месяца назад +4

    only inta anan ka xiso dhicin hestan 🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @Tooxcade
    @Tooxcade Год назад +9

    ABSOLUTELY ANOTHER LEVEL OF SOMALI MUSIC, THE VIDEO AND THE SONG IS FANTASTIC. WELL DONE BRO'S VIVA SOMALIA😍😍😍

  • @mudalibabdulle3576
    @mudalibabdulle3576 Год назад +74

    melodious actually, this should go viral 😱😇💛

  • @muniramohamed4102
    @muniramohamed4102 Год назад +93

    This guy is full of suprises,proud of your new step keep going🎉💪🏼

  • @kalafazii7055
    @kalafazii7055 Год назад +31

    Fikradeyda hadaan ka hadlo heestaan 1M views way gaaree am sure 👌 ❤

  • @zulekhahazzan4735
    @zulekhahazzan4735 Год назад +1

    marki ugu horysy ee uu afka furty balayaaa ka so bxdy another level wlhiiii😭❤️❤️❤️

  • @alonewllakarama9288
    @alonewllakarama9288 Год назад +46

    Brother, this is another level that I have not fulfilled for you
    I really cried when I heard your voice
    My friend, brother, I say go ahead, I'm really with you
    Talya the song really touched my heart really brother go ahead
    Never underestimate a brother who really says something in this song
    You are beautiful, may God protect you brother. Go ahead brother👌👌👌❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥🎶🎙🗣❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 Год назад +30

    Asc wll muktaar zxp waxan ahaa will dhalinyaro ah oo inbadan kuugu xidhnaa oo qisooyinkaga la socon jiray...
    Bani Aadam banu nhy waano kama marano mrka wll sidan si quman maaha caqliga saliimka ah uma cuntamo sidan wax ka badel insha allah qisooyinkaga kusoo labo wax na anfacaya inoo soo gudbi if iyo aakhiraba waxan rjayn in friintaydu kusoo gadho hadi aad diinto iyo hdii kalaba waa dhankag.
    كنتم خير أمة تخرج لناس تامرون بالمعروف وتنهون عن المنكر )
    قال الرسول صلى الله عليه وسلم(آلذين نصيحة )

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe Год назад +50

    Legend behind scenes camera another level amazing 👏💯

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Год назад +5

    CHARACTER ayaa layiraahdaa in hadba nooc isku ekaysiisid
    waxani waa Talent waana wax dunida kajira qof walbana ma samayn karo sababtoo ah adigoo Gangs iska dhigaya ayay dadku kaa fahmi karaan inaad iska dhig dhigayso lkn ninkani lagama fahmayo characterka uu sameenayo
    Dadka leh sheekh ayaan kuu malayn jirnay oo awal miyaad taqaaneen wuxuu ahaa adinkaa meel cidlaa qoor sagaaro ku hayay lolz
    Gabo Gabo - Mo Faami waa Talent

  • @yahyemohamud1647
    @yahyemohamud1647 Год назад +6

    Ciyaal Xamar like iisaara👏❤️

  • @somaliroyalfamily5028
    @somaliroyalfamily5028 Год назад +4

    Wow’ just wow
    🎶
    🕺
    💯
    Great job 👏

  • @AmaalMuhyadiin
    @AmaalMuhyadiin 7 месяцев назад +8

    Heestaan kama daalo wlhi ❤

  • @Xr21mohann
    @Xr21mohann Год назад +4

    Heesta aan jeclahay heesaha danbe ee cusub waa hit song mo faami bro keep going🙏❤️✔️

  • @ahmedmohamedelmi8393
    @ahmedmohamedelmi8393 Год назад +23

    Cajaa'ib Cajaa'ib Cajaa'ib 🙏
    War Nio Maxaa Talent Kugu Duugnaa inader Bal Tan Hakugu Danbeyso Uun Ileyn Dad Badan Baad Hawada Ka saareysaa ileyne Legend 👏

  • @xasasiyt6035
    @xasasiyt6035 Год назад +12

    Zxp hesa ha wax fican mahan marka dhimato xata dad ba dhagesan dono ado qab riga kujira ba qadanayo dambiga so dhan 😢😢pls iska saar ❤walal an jec lahay bathay dhib inu kugaro majecli waxan shaydan ba qur xinayo 🙏 pls da 🥹

    • @abaskawiilqarn585
      @abaskawiilqarn585 Год назад

      Halagaa Raaxesto Quruxy 😊👎🤬

    • @Diiriye14
      @Diiriye14 Год назад

      Subxanallah illahay haso hadeeyo isaga iyo annagaba

    • @vhdcomps5912
      @vhdcomps5912 Год назад

      @@abaskawiilqarn585 maa laga dhex hadlaya

  • @abdirahmanibrahim2234
    @abdirahmanibrahim2234 Год назад +51

    I can't wait My legend you are my favourite somali singers 🥰🥰🥰🥰 come back 🥰🥰🥰🥰
    Also you're my favourite RUclipsr 🥰🥰🥰
    Mo faami

  • @Ronaldo-tz6cu
    @Ronaldo-tz6cu Год назад +1

    Nin wax badan Ayaan ku xirnaayo xaga aqlaaqda aad ugu fcnyahy dhanka heesta mo faahi waa heesaha wax badan ku jiray cml kalsonida ka muuqato luuqadaha qalaad aad ayuu ugu fcnyahay waa macalin weeyn Ani xml respect

  • @samiyaabdi98
    @samiyaabdi98 Год назад +6

    Waan ku farax sanahay in aan aragno wajigaga i’m so happy 😁😁😁🫶🏽🫶🏽🫶🏽♥️♥️♥️

  • @somalichanel2943
    @somalichanel2943 Год назад +3

    أصدقائي ، توقفوا عن الغناء ، لم نكن نعلم أنك فنان ، أرجوك توقف عن الغناء 😥😥

  • @fadumagabbose4630
    @fadumagabbose4630 Год назад +5

    Abowe wad no dhumatay qof ad u qurux badan aya tahay Masha alah

  • @Yasmine-to4ds
    @Yasmine-to4ds Год назад +2

    Masallha wallahi hnuo waji IYO cood baa 100%😍😍

  • @ismail.5g644
    @ismail.5g644 Год назад +19

    Somali music to the world🎭

  • @amjad_updull9271
    @amjad_updull9271 Год назад +23

    Awesome This song is something else Song of the year 🥁.

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Год назад +4

    Wooow❤😮wan ku faraxsanahay in ugu danbayn wajigaga aragney mofarah❤keep going bro😎2/January 2023 yaa dawanaya sanad wacan🙌❤️🥰😍

  • @DeeqaDEEQA-cr7ek
    @DeeqaDEEQA-cr7ek Месяц назад +2

    wow codmacaan bad ledahy❤❤

  • @A-ABDI-74
    @A-ABDI-74 Год назад +6

    War heestaab 100jeer cml aankaa ceshtey waa another level 🥰👍

  • @odhaahsamehassen6964
    @odhaahsamehassen6964 Год назад +6

    Sidii Ugu Qurux badnayd Ee wajigaga nagu tusi lahyd Waa tan cajiiiiib talentigan Waaku qarsona miya legenow Amazing 👏

    • @hiba_hurrin
      @hiba_hurrin Год назад +2

      War sidee wax leedahay ma xumaan bad ku dhiiri gelinaysaa subxanallah

  • @patolb6116
    @patolb6116 Год назад +4

    Ninkii qisoyin iyo taariiqaha fanaaniinta soo gelinaayey mey dadka maanta dhahayaan sheikha kumaleynaaye pop smoke markaa kahadleysay ayaanba ogaa ciyaalka xafada ina tahay any way keep going

  • @Nimcoooooooooo
    @Nimcoooooooooo 24 дня назад +1

    khalaz maanTa wajiGaaGI waan arkeyyyy ❤😂

  • @RahmaMohamedabdioomaar
    @RahmaMohamedabdioomaar Год назад +11

    Wlhi wll kulama jecli fanka

  • @dahabzaafi7044
    @dahabzaafi7044 Год назад +4

    What a song😭🥺Waan sugaayy wllhy wejigaan intaaso sano nalaga qarinaayy♥️♥️

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 Год назад +5

    Heestan 1000 jeer kusoo ceshtay😂😂💯❣❤❤❤❤❤

  • @Khalidlatiif
    @Khalidlatiif Год назад +3

    Heeskaan iga gadan macalimuu mo
    Take your flowers bro salute🔥💐❤

  • @canabciise42
    @canabciise42 Год назад +22

    Inta jeer and Dawadey heestan xad malaha What aTalented Voice and charisma skills you have ❤im always supporting you❤

  • @user-bp2fs3jm2m
    @user-bp2fs3jm2m 8 месяцев назад +6

    Aad u qurux badan thy😂😂😂❤❤❤

  • @tyzonipnumoh3790
    @tyzonipnumoh3790 Год назад +5

    Adaa Naa kacsadee see dareemYzN my fanz dadwaynaa no hoos❤

  • @Queen-cw6em
    @Queen-cw6em Год назад +1

    Eyyy hestaan meqaa mar fiirsaday wax kle❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedcraxmaan5898
    @maxamedcraxmaan5898 Год назад +5

    Runti sidaan kaama fileynin qof waanagaan ayaan kaa aaminsanaay maanta kadib muuqaaladaada ma daawan doono lkn ilaahey haku soo hanuuniyo dadka keep going dhahaayo ilaahey ka cabsada aaqiraa na sugeeso

  • @samirasamani8298
    @samirasamani8298 Год назад +9

    Walaalkey Muqtaar aniga wxn ka mid ahay oona ka mid ahaa dadka weligood ku taageero balse wllkyga ayaad tahay kugu ma taageeraayi in aad ila aadin JANADA ood aado NAARTA aduunkaan wxd ku tacbato ayaad aqiro kuuyaalo wnku baryaa aan JANADA ISLA AADNO wllky wllhi janadaan kula jeclahay kuguma taageeraayi inaad wadadaan marto😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sandheereboyofficial9400
    @sandheereboyofficial9400 Год назад +5

    This song waxan umaleenaa inaa kuqaado fanaanka sanadka keep going sxb mo faami🔥🔥🔥🙏🙏

  • @muneirch0ma268
    @muneirch0ma268 Год назад +3

    Another level pro✅️🐐 GoaT ka Rabka