Gabar 4 bil jirta o aad modo ilmo 40 maalin jira see u yartahay darteeda kii xoogay kwrn oo hoyadeda qabay o mindhiqiradii banaanka keenay subxanallaah yaa allah awlaada iyo nagaba na xafid amiin😢
Walaahi albab ka la furi waayey waan yabin laha police wax na qabneen laga sugin waxaa cajeeb ah ilmo yar la dhahayoh ilma kale illah adna seexa see hurda aga timid ilmo banan ka jirah ankee tan 6 wuu wadan karey
SORRY DAD CALOL NUGUL JIRA AX AX ANIGA KULA MID AHAA MARKAN CAAFIMADKA BARTAY IGA BA.BADAY KABACDI WAN XANUSADAY CILAAJ HADA JOOGTEYSTAY XATAA TELEGARAMKA KA EEGTA WAX AAN LA EEGI KARIN SORRY QALBIGA ALAHA KU ADKEYO
Dhawr famli oo sudaniya ayaa jarkyga xaga caruurta way ku liitan waxaan is odhanjiry xaga caruurta somali ciid kaga liidata ma jiirto lkn iyaga inaga daran oo xataa wlhi kuwan arky way dilaan oo 2mar oo ay gabadh sudaniyadii nagu hor diiidhy waliba sii bila naxariisa wiil ay dhashy oo 3 sano jiira ilaa hada caruurtydu way ka sheekeyan aniga qudhydana qalbigyga kama baxdo mida kale ilmaha ayay masuul isaga dhigaan oo kaligood ayay dibada uu diiran si ay usoo ciyaran
Xaasbunalah wanacmal wakiil balayo kugu dhacday inalilah wa ina ilayahi rajicun adunku wuu roogman raba walhi laxawala wal quwata ilaa bilah 😢😢
Acuudu bilaa allow ha nagu keenin 😢😢
Laa xawla wala.quwati ilaa bilahi
😢😢😢😢😢😢 xasbuna Allah wa nicma wakiil saqiirtan muxu sida ugu silciyey Allah ku ciqaab mujrim waaye
Laxowla walaquwata ilaabilaah
Ax allah illahaw noo xafid awladeniyo awllda muslinba
subhanallaah. illaahow noo xafido awlaada iyo dhamaan muslimiinta oo dhan... mid aan habaryar u ahay 4 caruura illahey siiyey ay meeshaas ku haysataan waana mid cagaheeda hoostooda raaxo ka raadiso.
subxaanallah subxaanallah
Laa xawla walaa quwwata illaa billaah
😭10 bilood wa cunug bujuq ah.Hooyo hurdeyso ilmihii oo dayacan hooyo maahan fiican.Bal muxu faiidey ninkaas,Nasg uu guursado wu helaye mxa caruurta jecleysiyy,Ha ladilo wa ba mid xanunsan haduba jecel yhy caruur kufsi kuwo kalu kufsana hadana.
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
لاحول ولاقوة الا بالله اللهم احفظنا , ilaahow hooyadeed iyo aabeheed qalbiga u qabooji😢😢
Innaa lillaahi wainnaa ileyhi raajicuun Subxaanallah 💔
Carabta ayan ka dhegeystay lkn Adigaa ka sugaayey inaad ino so gudbiso
Gabar 4 bil jirta o aad modo ilmo 40 maalin jira see u yartahay darteeda kii xoogay kwrn oo hoyadeda qabay o mindhiqiradii banaanka keenay subxanallaah yaa allah awlaada iyo nagaba na xafid amiin😢
Meeshay ka dhacday wa halkee ?!😭
Somaliya muqdisho
@@haalaabdihalim3852 sabaabta loo qariyeey qisad 😢😢
Maxaa loo soo bandhi waayeey 😢😢
لاحول ولا قوة الي بألله😢 اللهم لا تسلط علينا من لا يخافك فينا ولا يرحمنا😢
Amiiin ya rabbi ❤
Subxanalaah maxa hoyo doqona adunka jogta se hurdo u qaban karta nacdal kugu dhacday 😢😢😢
Aamin Aamin yarabi
SUBXAANA LAAH
ABAAYO 22 21 ILMO MAAHA WAA QOF QANGAADHA .
IIMAANKA CAJIIB AHE
Acuudu bilaah qof ku ma walnaa 10 bilood subxanallah ialahy hooyo iyo aabo haa dhalay samir haka diiyo
Laki 21 jir waa nin wayn😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢xasbunallaah wanimcan wakiilan
Acuudu bilahi minashadani rajim
سبحان الله 😢😢😢😢😢😢
Likta muuqaalka ku dhiira geliya
Xasbunallaah wanicmal wakeel
Beer adkaa hooyada huruday ilmajeedoo dayacan 😢 alloow noo xafit awlaada waawa necbahay ilmaheyga dayacan inaan hurdo
Waxaa laga yaabah gabarta 6 jirtah ayaba laga yaabah in la dhahey ilaalah waarid ka qaar walaahi ilma dayac badan ku hayan
Qeyru masul ba dhashay ilmaha isagana cuqubo allah ku rido qumayga
Fatima masha allah
Xasbunalaah wanicmal wakiil 😢😢😢
Waxas yaa koriyey, bismilahi mise waa xanunsan yahay
Masar wa meel baday
Very sad story subhanallah
INAALILAAHI WAINAA ILLAYHI RAAJICUUN
LAAKIIN INLA DEL DELO SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN MUSIIBO RABAANI AH ALAHA KU RIDEE AAAAAAAAMIIIIIN
WAALIDIINTA QALBIGA ALAHA UDAJIYO AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN
Walaahi albab ka la furi waayey waan yabin laha police wax na qabneen laga sugin waxaa cajeeb ah ilmo yar la dhahayoh ilma kale illah adna seexa see hurda aga timid ilmo banan ka jirah ankee tan 6 wuu wadan karey
أعوذ بالله لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل .
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
😢😢😢subxanallaah
Laaxowla walaa quwata illaa billah
Muna arin aad ii damqisay isma laheyn waxaasoo kale jira xasbunullah wa nimcal wakiil waliba walashey si dareenleh baad u soo gudbisay wallahi waa calool xuma waa run huuno hadalkaag dadaal baa laina faray
Ila intan dhageystey qisa maanata wlhy maskaxdeyda wey ka bixi ladahey subxanalah ilmaha ilme leeg ayan heysta wlhy kolba wan eegaya manta
Hooyada qeerar masuul ah londanaa ku akay hooyo intay gabdhaheeda 2 iyo 1 sano jir ah intay gukursiga cuntada lagu siiyo ku xirtaa markasay seexataa daris ayan eheen illahay amarkii 2bari baa soomarey ilmihiiyoo diday saakey ugu xirtay kuriga ayoo xiran intaa kafuro ayaan siidayaa ayagoo socodkiiba dhib ku ah waan ooga digay madooneynin inaa gaalada u sheego iyadiina isbadal maleh waxaan ku qasbanadey inaa soomaro markasta wey ibarten markan alaaka soo garaaco magac ay ilabaxen ayeey ku qelyaan markasay albaabka iga furtaa
Taa hooyo malagu tilmaami karaa🤔
Wlahi wan dhamysn kari wayay
SORRY DAD CALOL NUGUL JIRA
AX AX
ANIGA KULA MID AHAA
MARKAN CAAFIMADKA BARTAY IGA BA.BADAY
KABACDI WAN XANUSADAY CILAAJ HADA JOOGTEYSTAY
XATAA TELEGARAMKA KA EEGTA WAX AAN LA EEGI KARIN
SORRY QALBIGA ALAHA KU ADKEYO
Qof miir qaba ma ahan qofkas
Wuu shaqeysanaayey
Laakiin geedkiisa shaydaan la lahaa
Haka saarto maanta
Masar waalagu dilaa dadka falalka genstat sax
Musiibo allaha ku rido
Xasbunallahu wanicmal wakiil
Scw scw scw
Allahu akbar
Wcs xppt fatima qisadan wan ubaahnayn
Caruurta in la ilaaliyo
Subxannlh 😢
Subxanallah dadka tiktok joga been badanaaa 6 nin kuftey kulhaaa 😢😢😢
Wan ku salamay
Soomaalidu wa dad walin 10 nin ayaa kufsdy ayey lahaayeen
Hooyada waa dayacdey, lakiin qadar baa socotey, meshaas
Subxaanallah
ASC❤ WLLO❤
Qisadan TikTok aya ku arkey wlhi so painful
Wiilka waa pedophile 😢😢😢😢
Ya Allah indha xumadas Hana tusin
Subaxanallah
Subxanalah
Subxaanallaah
Asc wll f.muno salaan sare
Asc awalaani walaalaha soomaaliyeed saan maqlay sudanta ilmaha dhashay iyo masaarida wiilka kufsiga sameeyey xogaa colaad ahbaa ka dhaxaysay masaariduna hadii wax dagaal ah idin dhexmaraan waxbay dilaan reer soomaali ah hada kahor ìntay iskudheceen baykusoo duuleen hooyadiibay nafta dhaafiyeen marka dhaqankaas bay yaqaaniin
😢😢😢😢
Dhawr famli oo sudaniya ayaa jarkyga xaga caruurta way ku liitan waxaan is odhanjiry xaga caruurta somali ciid kaga liidata ma jiirto lkn iyaga inaga daran oo xataa wlhi kuwan arky way dilaan oo 2mar oo ay gabadh sudaniyadii nagu hor diiidhy waliba sii bila naxariisa wiil ay dhashy oo 3 sano jiira ilaa hada caruurtydu way ka sheekeyan aniga qudhydana qalbigyga kama baxdo mida kale ilmaha ayay masuul isaga dhigaan oo kaligood ayay dibada uu diiran si ay usoo ciyaran
Ma kow ayey kaga sisey wll
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn
😢😢😢😢😢😢
Xasbiyallah wanicmal wakiil balaayo kugu dhacdey
Subhanallah
Nuunada kale ee ladilay noosoo daa
Maxaad kuamane xawayamada caarab ilmo kuyiir 48 hours halaradiyo carabtad kada
Kadaba naagesaa waanamanaya kutenoho uuf
Subxanallaah
Naagta ilmo 10 months sidebay usidaysa xawayaan
Wlhy wll waa wax lalayabo subxanalh 10 sano inanta jirta ayn ku aamin ilme leeg ilmaha oo kale ayn heysta
Hooyada Halaa xiiroo
Fatima muna
Subxnllh
Scm
😢😢😢😢
Subxaaanallah
😢😢😢