Live Zoom Webinar 12-Sep-2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Muuqaalkaan waxa uu ahaa Webinar live ah oo ku falanqaynanay suuqa iyo xaaladiisa asbuucaas ✍🏾▶️ Sidoo kale waxaan kaga hadalnay Xaalada MFF iyo mustaqbalka shirkadaha kale ee loo yaqaan Prof fimrs🙌🏾
    🔊 🔔 Waa Kanaa Linkiga Discord Server-ka Publica ah ee loogu talogalay dhammaan dadka ku xiran RUclips-keena MoalimuuFX ✅
    / discord
    🫱🏻‍🫲🏽🙌🏾 My Social Media Accounts
    ✅ Instagram: / moalimuu
    ✅ TikTok: / moalimuufx
    ✅ Wesbsite: moalimuufx.com/
    ✅ Discord: / discord

Комментарии • 94

  • @abshirshariif9498
    @abshirshariif9498 Год назад +11

    aad iyo aad ayaa u mahadsantahay zoomkaan shalay waan joogay xoomka bilow ilaa dhamaad haddana waan ku ceshanaya insha alh wuxuu ahaa zoom qiima badan runtii oo meela badan taabanaya

  • @Cumarpk
    @Cumarpk Год назад +6

    Moalimu thanks a lot man you’re really changed my life ilhay haku xifdiyo ❤janagale

  • @ahmedbeder10
    @ahmedbeder10 Год назад +6

    Masha Allaah ustaad, Alle haku xafido, thanks a lot our teacher and mentor #Moalimuu.

  • @wahibmiganeh
    @wahibmiganeh Год назад +1

    Thanks Ustaad Allah haku xafido sidad dhalinta maskaxdooda aad u dhisaysid ❤ respect for you Ustaad 🙏📊♥️🌍😍

  • @DoshAli-zb2yt
    @DoshAli-zb2yt Год назад +3

    Ustaad allaha ku sharfo dambigaadana allaha daayo adi iyo reerkaaga oo dhan 🤲

    • @somali1855
      @somali1855 Год назад

      Ducada hagaajiso sxb type error

  • @khadarcazka5337
    @khadarcazka5337 9 месяцев назад +1

    Your words are worth teacher thanks ❤🙏

  • @rahmachennal4085
    @rahmachennal4085 Год назад +7

    250 qof dawaty ma ulike greysan mclinka 1m like hdan awodo wa soon lhaa

  • @arafaadabdi8945
    @arafaadabdi8945 Год назад

    Masha allah goat mualimuu my best teacher I see for may life 👏👏👏👏👏👏

  • @ahmedmahamudjama6055
    @ahmedmahamudjama6055 Год назад +1

    Ustaadaw khayr badan Allaha ku siiyo.waad mahadsantahy.

  • @Aminadhol448
    @Aminadhol448 9 месяцев назад +1

    Shukran ustaad 🙏

  • @maankacade_7784
    @maankacade_7784 Год назад +3

    La'aantaada qof dhalinyaro ah forex heer kama gaari lahayn ustaad guuleyso aduun iyo aaqiro

    • @hassanhashim-zb1sw
      @hassanhashim-zb1sw 8 месяцев назад

      Sxb strategyada moalimu Muda intee dhan ayad isticmashaa

  • @walirastaproduction5678
    @walirastaproduction5678 Год назад +2

    All I can say moalimuu he is a legend 🙌

  • @husniyare7185
    @husniyare7185 Год назад +1

    Aad baad u mahadsantahay Ustaad

  • @haidar873
    @haidar873 Год назад +1

    Ustaadi kheeer Allah kusiiiyo 🥰

  • @yahyemohaa2011
    @yahyemohaa2011 10 месяцев назад

    thanks ustaad best video

  • @Nadiir_Yare
    @Nadiir_Yare Год назад +1

    Aad baad umhdsntahy macalin waad noo hagar baxday janadi baa inoo ballan ah ❤🎉

  • @koshinabdilahi314
    @koshinabdilahi314 Год назад

    Janagale alle haku sharfo runtii inuu zoomkaas inasoo gaaro waan ogahay howsha aad ka amrtay alle ayaa mahad iska leh in aad mentor ithay ..........................................
    🥰🥰

  • @marwanmohamed118
    @marwanmohamed118 Год назад +1

    mahadsanid ustaad wuxuu ahaa zoom qiimihisa wata 🙏

  • @nada4812
    @nada4812 Год назад +1

    M.a mhdzanid ustaad

  • @hassanadde8169
    @hassanadde8169 Год назад +3

    Ustaad Qeyr Allaha Ku Siiy0 Fractal Ka Waa Meesha Qof Walbo Ku Dhibanyahay Video iNoogu Soo Samey Ustaad

  • @abdirizaaqhussain8069
    @abdirizaaqhussain8069 Год назад

    M.a shukran ustad jazaakalaah

  • @mohamedibnuabdullahi7441
    @mohamedibnuabdullahi7441 Год назад +1

    Baraka Allah moalimu ❤❤❤❤❤ my goat 🐐 🙏 ❤️ 🙌

  • @Qorsheye
    @Qorsheye Год назад +1

    thanks ustaad abaalkaaga mala gudu karo🙏🙏

  • @abdisamadabdinasir4086
    @abdisamadabdinasir4086 Год назад

    Masha allah ustaad mahadsanid .

  • @salaxcllahi2528
    @salaxcllahi2528 Год назад

    masha allah ustaad khier ku rajeyn

  • @meedobrown7055
    @meedobrown7055 Год назад

    mashallah ustaad aad uu mahadsantahay ❤🙏

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +2

    Mashaa allah bro sidad dhalinta maskaxdooda u dhisin
    ku mahadsanid inbadan😊

  • @XassanXassan
    @XassanXassan Год назад

    I love you wallhy ustaad❤❤❤❤

  • @kamalabdi5900
    @kamalabdi5900 Год назад +1

    Thanks janagale.

  • @PlzSubscribe_Like
    @PlzSubscribe_Like Год назад +1

    Ustaad 2018 ayaan kula socon jiray, waan xanuunsaday 2021 waxaa ii raacay my Funding Talent aaccoun 50K ah bay igu boodeen, farahaan kala baxay oo ka nastay mudo sanad ah, Asbuucaan Newskii MFF IYO soo laabashadayda baa isku beegmay, Alx Mocalimuu waan kuu xiisay sidoo kale Asxaabta ♥️ 🎉

  • @cabdallacaraale7531
    @cabdallacaraale7531 Год назад

    M.a wuxuu zoom qiimo bdn ustaad alle hku sharfo ❤

  • @caalamiboy3510
    @caalamiboy3510 7 месяцев назад

    Thanks ustaad wax badan Baan kaa faaiiday

  • @updinasirnana2990
    @updinasirnana2990 Год назад

    Kheer Allah kusiiyo ustaadi ❤

  • @abdallaedwardsr.i.w6217
    @abdallaedwardsr.i.w6217 Год назад +1

    aad iyo aad baa u mahadsantahay

  • @Kalid-Ali10
    @Kalid-Ali10 Год назад

    Jazakallah 😊ustad

  • @AbdifataaxIsack
    @AbdifataaxIsack Год назад

    Jazaka allh ustaad

  • @naasiradam7582
    @naasiradam7582 Год назад

    Waanu dhawnahay janagale aad ayaan ku salamayaa ustaad

  • @xasanadan8352
    @xasanadan8352 Год назад

    Ustaad alle hku xfido 🙏❤

  • @cabdishakuuraadam6816
    @cabdishakuuraadam6816 Год назад

    Mshaa allah ustaad mahadsinid

  • @CABDULAAHIMACLIN-b8y
    @CABDULAAHIMACLIN-b8y Год назад

    Masha allah maclimou❤❤❤❤❤

  • @M.F.A-44
    @M.F.A-44 Год назад +1

    Waar waxan ma fahnsani wll ifka wll lagu yahe
    Bal wuxun ii faide Dhaqaale igu filan waa haysataye

  • @aminaqaraami
    @aminaqaraami Год назад

    Mnsha allh mhdsanid ustaad❤🎉

  • @hamsemohamed9213
    @hamsemohamed9213 Год назад

    ustaad allah ka jasaayi siiyo amiin

  • @wiilhoog5753
    @wiilhoog5753 Год назад

    Masha allah ustaad guuleso❤😊

  • @maslahabashir4193
    @maslahabashir4193 Год назад

    The legend ( Xog badan ) Oo Prop yada ku saabsan ayaa faHmey maanta

  • @abdiazizmahamed6610
    @abdiazizmahamed6610 Год назад

    thank you ustad

  • @abdirashiidhuseinaxmed8503
    @abdirashiidhuseinaxmed8503 Год назад

    Ustad allah haka abaal mariya

  • @abdikarinahmedabdi4215
    @abdikarinahmedabdi4215 Год назад

    Alaah haku barakeeyo ustaad

  • @jamaabshir8866
    @jamaabshir8866 10 месяцев назад

    🙏

  • @koshinabdilahi314
    @koshinabdilahi314 Год назад +1

    Salaama janagale

  • @anasahmed.4815
    @anasahmed.4815 Год назад

    jazakallah khayr

  • @abdinasircalijimcale9564
    @abdinasircalijimcale9564 Год назад

    Ale yaa soomalida dhan ka dhiga moalimuu 🎉🎉🎉 35:09

  • @GUULED-TUBE1000
    @GUULED-TUBE1000 Год назад

    thank you mr moalimuu ❤

  • @MamaZara
    @MamaZara Год назад

    Asx asxabey wxn ubahnahay qof akoon jalenji iifura, bilaa dhukumenti ahay, ftmo, funded next ama fidelcrest ama kuwa kale please icawiyaa

  • @mohamedgasim1870
    @mohamedgasim1870 11 месяцев назад

    ASC USTAAD AND ARDAYDA. SUAAL? SHARDIGA AH NEW KUMA TRADE GAREEN KARTID MAXAA LOOLA JEEDA? MAWAXA EE KAMACNA TAHAY PAIRSKA AAN WAQIGAAS QAADANAAYO INEESAN NEWS LAHEEN?

  • @bullaalehaji2226
    @bullaalehaji2226 11 месяцев назад

    The legend aan la iska indha tiri karin keep going brother

  • @suldaanhassan7531
    @suldaanhassan7531 Год назад

    Thanks

  • @MohamedzHarifka-xf4sn
    @MohamedzHarifka-xf4sn Год назад

    Mahadsaniid janagalee❤

  • @mohamedibrahimsalah-1733
    @mohamedibrahimsalah-1733 Год назад

    Wan kaaqaadey janagale

  • @jeeztomohamet
    @jeeztomohamet Год назад

    Jazaa'akalaahu khayr ustaad 🙏🙏🙏

  • @mohedrashiidmohamed5720
    @mohedrashiidmohamed5720 Год назад

    Thnks legend

  • @axmednuurjfx4156
    @axmednuurjfx4156 Год назад

    Ustaad arinta 3 aad ee ah in iyagu ku qasaariyaan iny runthy ana tas ku dacweynyaba hadi an mreykan tago
    Wayo hada ka hor cadjpy ayan trde ka qaaty glp ayy ahyd kadib fiidki ayaan arky on laptop ka eegy ayan arky trde ki o 100 pip io k badn dhaqaqy aniga marksan i idhi faidada xidho waba trde ki on i furnyn wuba xidhmy wn weydiyy wxn dhhay maxa dhacy wxy igu jawaben spread ayaa jirey
    Spreadki meelna igma muuqdo sl kygi uma dhawa ani ciil dartis accki waban gubey wayo 6.8 % ayu maryy wna ka mural jabey

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels Год назад +3

    Ustaad broker kee ayaan isticmaalna ee ugu fiican imika mahadsanid 🙌

  • @MubarekDahirOsman
    @MubarekDahirOsman Год назад

    Zoom faaido leh no ahaa ustaad thanks

    • @RNN1234
      @RNN1234 10 месяцев назад

      Bro Xageen ustaadka Zoomamkiisa kala Socon karaa?

  • @abdinoorkune173
    @abdinoorkune173 Год назад

    Ascm asxpta maxaan rabaa inaa billawo this class advise i siiyaa

  • @rahmachennal4085
    @rahmachennal4085 Год назад

    Thanks ustaadii

  • @koshinabdilahi314
    @koshinabdilahi314 Год назад +1

    Ustaaad haa markay itaamdo waan ba dhowrayaa account 100k ayaan ka furayaa mahad sanid janaagle

  • @koshinabdilahi314
    @koshinabdilahi314 Год назад +2

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @smforextrading1473
    @smforextrading1473 3 месяца назад

    Marka tp1 xidhato mcalin inta kale maxd kayesha see ma break even bad dhigata haduu suuqu solaabto maxa xal ah

  • @أبوأيمن-ق8ط
    @أبوأيمن-ق8ط Год назад

    Walaal iiga warran fundedNext, ma tuug is urursatay baa?
    $49 ayey iga qaateen waxna iimay qaban.

  • @heeso586
    @heeso586 Год назад

    ustaad aad baa u mahadsan tahay suasha in badan baan qabay lkin shalay baa iga jawaabtay

  • @user-qd4mj6vy9j
    @user-qd4mj6vy9j Год назад +1

    Ustaad kawaran news kan GBP ee hada soo baxay waxa uu iga qarxiyey Accountigaygii,😰😰

  • @hamseibrahim7840
    @hamseibrahim7840 Год назад

    True forex funds ugu fiican taasan anigu walogayba dul daganaa lacagna kala baxaa

  • @suhaybali6189
    @suhaybali6189 Год назад

    Funded trader and true forex and Ftmo halaga faaidaysto

  • @sommovies9651
    @sommovies9651 Год назад

    Mahsnid

  • @usaamatyf2073
    @usaamatyf2073 Год назад

    Wcs 0:07

  • @user-rh3hx4yi8f
    @user-rh3hx4yi8f 9 месяцев назад

    Wlhi waa shaki baxay 😝

  • @Showkaanifx
    @Showkaanifx Год назад

    Jessica ghaney la dhahaa eyda

  • @adanmohamed2419
    @adanmohamed2419 Год назад

    Ustadku wuu yaracatowee maxaa dacey

  • @zalahabdi5501
    @zalahabdi5501 Год назад

    Walal Account real ayaa furo lahaa waad iga Cabsinaysaa lakiin hadii aaaan furo idhahdo broker kee ayaa ka furtaa

  • @abdihakimereg
    @abdihakimereg Год назад +1

    Audicy capital sida aan ka fahmay fair deal maha waayo faa'iidada waa 50/50 bil walbana fee ayaad bixin.
    Su'aashu waxay tahay hadii aand profit share nahay waa maxay extra fee aad bixinayso.
    Islamically xataa ribo ayaa ku jirta.
    Money is good servant, but bad master.
    Lacag darteed wax walba inan u samayno waaa laga fican yahay.

  • @XassanXassan
    @XassanXassan Год назад

    I love you wallhy ustaad❤❤❤❤