Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Guuuul iyo gubanimo ❤❤❤❤ madaxweeyna yaa sheena
Noollow sanatar daahir allow noodaa madaxdayada uf qabiilka annaa leh illeen way uraysaaye
Hogaamiyihii daahir riyaale kaahin hogaamiye sharaf iyo karaamo Kaga degay Dal dad mida ayuu wareejiyey cimriga iyo caafimaadka alle hakuu daayo
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤
Daahirow siyaasiinta iyo xisbiyada iyo baarlamaanka ayaa qabyaalad wata! Maaha shicibka
Waa runtaa halasoo xidho
❤❤❤
Waa runta halasoo xidho
Madaxweyneyaash carabta ama waa la dilaa ama way baxsadaan ama jeel bay ku danbayaan. sawiradooda iyo waxii astaan ay leeyihiin waa lagubaa. Bal eeg somaliland sida ay xormeeyaan madaxadooda.Reply
Adeero Waliba xirsi oo buug ka qori doona ayaa sugaya😂
🤣🤣🤣🤣 Cinwaanka buuggu wuxuu noqon: Hurdaaye!
Wee
❤
Guuuul iyo gubanimo ❤❤❤❤ madaxweeyna yaa sheena
Noollow sanatar daahir allow noodaa madaxdayada uf qabiilka annaa leh illeen way uraysaaye
Hogaamiyihii daahir riyaale kaahin hogaamiye sharaf iyo karaamo Kaga degay Dal dad mida ayuu wareejiyey cimriga iyo caafimaadka alle hakuu daayo
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤
Daahirow siyaasiinta iyo xisbiyada iyo baarlamaanka ayaa qabyaalad wata! Maaha shicibka
Waa runtaa halasoo xidho
❤❤❤
Waa runta halasoo xidho
Madaxweyneyaash carabta ama waa la dilaa ama way baxsadaan ama jeel bay ku danbayaan. sawiradooda iyo waxii astaan ay leeyihiin waa lagubaa. Bal eeg somaliland sida ay xormeeyaan madaxadooda.
Reply