Markaad Xirfad Yeelato Ayaad Ka Baxaysaa Xamaalinimada - Learn High Income Skills.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali wa.me/message/...
    Markaad Xirfad Yeelato Ayaad Ka Baxaysaa Xamaalinimada - Learn High Income Skills.
    ✔️ Kusoo Biir Telegram Channel-ka: t.me/Omarroshid
    ✔️ You can Contact me Here:
    ► Instagram: / omarroshid
    ► Email: engroshid@gmail.com

Комментарии • 30

  • @uniquegirl-pv8mp
    @uniquegirl-pv8mp 3 месяца назад +6

    Waa run wlhy dhalinyaro hala dadaalo ilaahay wax walboon jecelnahay hanoo rumeeyo insha allah

  • @ابوخالد-ن2ل
    @ابوخالد-ن2ل 3 месяца назад +2

    Anigu waxaan ahay dadka ilaa yaraantoodi aaminsan in iskuulka cilmi korodhsi loo tago ee risiqa xirfad iyo maskax lagu so dhacsado taasi waxy iga caawisay inaa n afaf cusub barto kuna dadaalo casharda waanan baranya omer roshid xirfad waanad mahadsantay🤩🥳

  • @AbdisalaanDhibyare
    @AbdisalaanDhibyare 3 месяца назад +2

    Ustaad muuqaalka halka saac ah muxuu ahaa.😮

  • @daadir2020
    @daadir2020 3 месяца назад

    Noo soo badi xirfadaha faaidada leh ustaad guuleyso

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 месяца назад +1

    M.a sxb Hormar wacan🎉🎉

  • @daadir2020
    @daadir2020 3 месяца назад

    Mahadsanid Ustaad

  • @ibrahimafrica4879
    @ibrahimafrica4879 3 месяца назад

    Thanks teacher

  • @axmadsamantar1150
    @axmadsamantar1150 3 месяца назад

    mahadsannid Omar jazaka llaah khayr waa sad shegtay Alx waxan leeyahy 4Xurfadood
    1:Web design
    2:Graphic Design
    3:Digital Marketing
    4:Vedio Edit

    • @queenliza596
      @queenliza596 3 месяца назад +1

      Sual web design programing Maa isticmashaa

    • @queenliza596
      @queenliza596 3 месяца назад +1

      Maku shaqeysaa

    • @Safaanasiman
      @Safaanasiman 3 месяца назад

      ​@@queenliza596 sidaa xirfadaa baratay uga shaqeesatid waxaa u baahanyahay inaa isoo bandhigto social media sameeso ku soo badhig xirfadaada fiver iyo Upwork sameeso dadka aa isleedahay xirfadaan wee anfacee simbal inaa sameedid ka dhaadhici intaa hadaa sameesid 99% inaa ku shaqeesatid😮

  • @Arafaat__10
    @Arafaat__10 3 месяца назад +1

    Walal course video editing noo bilaaw 👍

  • @hindiafsomalicusubfanproj2024
    @hindiafsomalicusubfanproj2024 3 месяца назад

    Yes waa runtaadaa bro

  • @user-ed4op8hu2q
    @user-ed4op8hu2q 3 месяца назад

    ❤ustaad thnx

  • @SOMZONETECH6129
    @SOMZONETECH6129 3 месяца назад

    That is true pro ❤

  • @HAMZEKAYNAAN
    @HAMZEKAYNAAN 3 месяца назад +1

    Sxp side ayaa loo furtaa community please please video ka soo samee

    • @Safaanasiman
      @Safaanasiman 3 месяца назад +1

      RUclips ku qor ka dibna muqaalo badan helee😂😂

  • @AsmaOsman
    @AsmaOsman 3 месяца назад

    ilaahy hku shrfo waxbadanba kafaidy muqalkan wll

  • @ALMAHDI12677
    @ALMAHDI12677 3 месяца назад

    Intee xirfad ka bartaa wllo

  • @warkayo6821
    @warkayo6821 3 месяца назад

    Ok

  • @tosh3ytv40
    @tosh3ytv40 3 месяца назад

    Maxaawaye muqaalkan halka sac

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 3 месяца назад

    1:10:19 Full Time

  • @RoyalRoyal176
    @RoyalRoyal176 3 месяца назад

    Waan aqanaa xirfada video editing lkn shaqo halkee ka helaa😢😢

    • @Safaanasiman
      @Safaanasiman 3 месяца назад

      Fiver furo ama somalida RUclipsr ka ah kuwa aa isleedahay muuqaal edit ee u baahanyihiin muqaalkooda intaa edit gareesid u dir una sheeg inuu u baahanyahay video editing kadib shaqo aa ka helee ha ogalaan 1 free ah, kaliya waxaa kugu filan sidaa xirfadaada usoo badhigti 1 muuqaal aa u sameeday

  • @ogoow1
    @ogoow1 3 месяца назад

    👇👇👇👇

  • @AboBoris
    @AboBoris 3 месяца назад

    Course after effect ma helayaa

  • @BigFarmaa-mh4qw
    @BigFarmaa-mh4qw 3 месяца назад

    Numberaga WhatsAppka