UURKA MARKAAN U SHEEGAY SAXAAF SIDUU DAREEN KIISA NOQDAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @quruxsaninagobaaf1284
    @quruxsaninagobaaf1284 2 года назад +886

    asxaapey iso duceeya ilaahay awlaad ha isiiyi bari ayaan isbitaal usocda iso duceeya walaalahay 7sano marwo ahay iso duceeya wan idin baryaa😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @hoodoupdiasis6283
      @hoodoupdiasis6283 2 года назад +34

      ilahay subxana watacala kuwa aad ku frxdo ha kusiyo wll 🤲🤲

    • @caaishacabdulaahi3963
      @caaishacabdulaahi3963 2 года назад +21

      Alle haku siiyo abyo
      Astaqfarta badi wax walbo waa hele i.a

    • @hanimohamed1413
      @hanimohamed1413 2 года назад +10

      Ilaahay owlaad saalax Allah ku siiyo inshaa Allah

    • @berwakoahmed6918
      @berwakoahmed6918 2 года назад +14

      Wllo siniyada Ayaan kugu so duceyy in alle awlaad baariya kugu arsaaqo adiga iyo intii aan awlad haysan ba

    • @isra-dhalad2434
      @isra-dhalad2434 2 года назад +7

      Wll alle awlaad baariya hakugu irsaaqo🤲

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 года назад +82

    "Si walba oo aad bani'aadan u raalli geliso wey adag tahay inuu qanco balse Allah s.w raalli gelintiisa waa ay fududahay waxana ku filan kaliya inaad dhahdo alxamdulillah weligaagana noloshaada haku xirin bani'aadam tabar daran"
    Mhdsnd so dhww wll♥️🙏

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir3688 2 года назад +77

    saliga napiga faa,iidadiisa waxa kamid ah hadad 1 mar kusaliso napiga ilaahay 10 jeer puukugu salinaya culays haduu ku haysto badi saliga napiga insha Allh wuu fududanaya aan dhaman teen badino saliga xapiipkena scw scw scw❤❤

  • @اللالل-ذ1س
    @اللالل-ذ1س 2 года назад +51

    حبيبتي ادنا طيبه القلب ماشاءالله تبارك الله الله يحميكي من عين حاسد يآرب ألف ألف مبروك الله يزيدك يآرب

  • @nimoadenhussein3694
    @nimoadenhussein3694 2 года назад +101

    Masha allaha allaha Ino adkeyo Annaha mardhow ayan u shegaay sowjkeygaa🥰

    • @xafsasaalax7155
      @xafsasaalax7155 2 года назад

      Masha allha

    • @faridaxaji6821
      @faridaxaji6821 2 года назад

      Masha allha tabarikllha abayo allha haku adkeyo allhuma aamiin

    • @shiine887
      @shiine887 2 года назад +4

      Mansha allaah ana waniska shakiisnhy lkn iso duceeya

    • @nimoadenhussein3694
      @nimoadenhussein3694 2 года назад

      @@faridaxaji6821 amiin mcnto🥰

    • @nimoadenhussein3694
      @nimoadenhussein3694 2 года назад +1

      @@shiine887 niyada se jeceshahaay allaha kaga dhigo owlaad briya allha kusiyo amiin

  • @muuna8
    @muuna8 2 года назад +47

    Masha allah abaayofamily qurux badn ayaa tihiin isku waara waligiin ...ilaahay xaasid iyo il xun ilaahay ha niga haayo

  • @hodanmohamed3403
    @hodanmohamed3403 2 года назад +21

    wlllayaalow murada leyhy isoo duceyaa inuu ilahy ifududeyo amiin yaarabi 😭

  • @Zahra-hx4rf
    @Zahra-hx4rf 2 года назад +19

    Ana haduu iga so dilmay alx 😭😢😭 inta owlaad hesan alle hasiiyo inta hesatana alle ha u siyaadiyo insha allh

    • @ifraaxahmedyousuf7254
      @ifraaxahmedyousuf7254 2 года назад +1

      Ilaheey haku caafiyo Amiin yarabi abaayo kuwakale oo qeer qabaan Ilaheey haku siiyo Amiin yarabi

    • @najmamahamed4410
      @najmamahamed4410 2 года назад +1

      Abaayo badal kheiyr qabo Alle ha kugu arzaaqo

    • @hindaali1709
      @hindaali1709 2 года назад

      Anba shalay iga dilmay ,Allah haynasiiyo ciwad khyr qabo

    • @iqrocalicabdicalicabdi2910
      @iqrocalicabdicalicabdi2910 2 года назад

      Ilmihi kugu horeyy miyaa abyo😢😢

    • @Zahra-hx4rf
      @Zahra-hx4rf 2 года назад

      May abaayo wa kii 2aad

  • @drszahrasocial6672
    @drszahrasocial6672 2 года назад +64

    Congratulations my family ilaah haku adkeeyo ubadka Rabi kugu deeqay alxm

  • @xaliimosalih1784
    @xaliimosalih1784 2 года назад +13

    Asxaaabeey isoo duceeeya Inuu ilahay owlaaad barakeesan isiiyo inta owlaaad heysanin ilahay hasiiiyo inta heysatana alah baaari ha ugu dhigo ilahayooow owlaaad isiiii😭🥹 asxaabey isoo duceeeya🤲🏼🤲🏼😭😭😭

  • @anisaqueen2105
    @anisaqueen2105 2 года назад +52

    The best couples Masha Allah I just love this family♥️💯❤

  • @queensamara2882
    @queensamara2882 2 года назад +2

    Masha Allh abyo wan idin jeclhy runtii
    Abyo isoo duceya bishan 8Ahy illhey hai fudeyo dhamaan inta uur leh ducada waa xagiina 🤲🙏🤲🙏

  • @bintissa6179
    @bintissa6179 2 года назад +24

    Somalidu fudeed badana waaba prank ee maxa waye hambalyadu? Idinkooon videoga dhameesan maad soo qortiin qoraalka🤣🤣🤣🤣🤣

  • @salmaahnet7501
    @salmaahnet7501 2 года назад +2

    الله يحفظك ادنا🥰💯♥️🤲🤲

  • @arwaomar906
    @arwaomar906 2 года назад +25

    The best couples masha allh just love this family

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 года назад +1

    Mnsha Allah

  • @eng.abdirizakqoslaaye3440
    @eng.abdirizakqoslaaye3440 2 года назад +31

    Meel qurux badan iyo dad Qalbi wanaagsan m.a barakallaah

  • @KhadijaMohamed-j7r
    @KhadijaMohamed-j7r 3 месяца назад +1

    asxaapey iso duceeya ilaahay awlaad ha isiiyi bar ayaan isb

  • @nafisaabdulhi2539
    @nafisaabdulhi2539 2 года назад +7

    Walaladey isoo duceya inuu ilahey owlad isiyo 🤲🤲🤲mudo badan ayaan xaas ahay hadana waxbo ma helin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @kooskamil4736
    @kooskamil4736 2 года назад +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @khadiijoosmaan1999
    @khadiijoosmaan1999 2 года назад +22

    Masha allh abayo mcn allh isku kiina barakeeyo isku waara abid uurkana allh ku adkeeyo nooqari welcom hooyo mcn wllkey wuushaqesty

  • @mmmkk2344
    @mmmkk2344 Год назад

    Maasha allaah alaah kuu Bara keyo wlshy iyo wllkay Baraka allaah

  • @halimaabdullahi9394
    @halimaabdullahi9394 2 года назад +22

    walashey ilahey owlad badan o bariyal eh ilahey hakusiyo inti haysatini ilahey ha ubarakeyo insha Allah

  • @xamdidheeman4039
    @xamdidheeman4039 2 года назад +2

    Mashaa allah hambalyo anigana isoo duceeya in ilaahay ilmo caafimad qabo ilaahay isiiyo

  • @saynabomer141
    @saynabomer141 2 года назад +4

    Mashaa Allah allha kuu xafido inta kuu jogta iyo ilmaha yarba wll adna ana isoo duceeya ilamo khayr qaba in illahay isiiyo

  • @hayatmohamud3572
    @hayatmohamud3572 2 года назад

    Mansha Allah tabaarakallah Alle ha isu kiin barakeeyo qali adna

  • @queenfatma9598
    @queenfatma9598 2 года назад +3

    Sirta adna weysiranya kulushehe saxafow sacas ayey kuheysata 😂😂😂😂big love my family❤❤❤💯

  • @fadxiyaxuseen3202
    @fadxiyaxuseen3202 2 года назад

    ALLEH HA KU SIYAADSHO FARXADA

  • @hibonuuro7633
    @hibonuuro7633 2 года назад +12

    M.a hambalyo my family wad noolad in badan adnooy abyo hooyo calwiyo igu salaan waa iska jecalhy💋💋❤

  • @yaasmiincadey182
    @yaasmiincadey182 2 года назад

    Saxaaf caadi ma,ahaa wllhi ceeb waaye kulaha msha allh alle ha idiin barakeeyo caruur tina abwe iyo abyo alle ha ku aad keeyo wax qeyr qaabo alle haku siiyo

  • @hani8826
    @hani8826 2 года назад +13

    Asc
    Saxaaf kalmada naag la, aan àfka ha barin ma fiicna. 😍🇸🇴

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 2 года назад

    Dadkan waawayn maxaa ka qaldan niyow lawdh caruur ah bay leeyihiin masha allh ilaahay ha udaayee hadana sidii dad hadda ilmihii ugu horeeyay ilaahay siiyay ayay ilmo kasta soo dhigayaan uur markaan usheegay Muxuu dareemay wlhi waali waaye

  • @nasramuqtar2152
    @nasramuqtar2152 2 года назад +3

    Sirta adna wey siiraanyo kulushahay sacaas bay ku haysataa saxaafow lkn saxaaf calooshoo iga huriyay wlhi sidoo ufarxay lee masha allah keepgoing my beautyful family’s ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fadxiyaxuseen3202
    @fadxiyaxuseen3202 2 года назад

    ALLEH HA IN BARAKEEYO WLLSHY ADNA IYO SAXAAF

  • @aishaluula1989
    @aishaluula1989 2 года назад +9

    masha alh abyo ilhey ha ino adkegeyo malin hore marka so kalinesaye uur ina lahaye Man oken lkn mnta ina leyahye ogahye alx ❤inta malin hore iso duceysay alx hadiyad wn helaye alle ha iadkeyo

    • @ifraaxahmedyousuf7254
      @ifraaxahmedyousuf7254 2 года назад +1

      Mashaa Allah tabarakallah ilaheey hakuu barakeeyo abaayo ubad qeer qaba ilaheey haku siiyo Amiin yarabi dhamaanteen

    • @aishaluula1989
      @aishaluula1989 2 года назад

      @@ifraaxahmedyousuf7254 😘

  • @malyun5955
    @malyun5955 2 года назад +2

    Mashallah ❤ wankulafaraxsane walalayal iso duceya inu ilahay isiyo ohlad bariah ani iyo intahysan I.a🤲

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 2 года назад +42

    Allaha kuu adkeeyo beautiful family masha allah tabarakallah 💐💐💐❤️

  • @qaaliwandajaceelqaaliwanda806
    @qaaliwandajaceelqaaliwanda806 2 года назад +1

    Saxaaf iidoo run ah ilaaheey haku tuso oo uurale aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲

  • @zeitunhassan8229
    @zeitunhassan8229 2 года назад +2

    ManshaAllah Allah hakubarakeyooo siz Adna

  • @faisomire3313
    @faisomire3313 2 года назад

    Masha Allah Habalyo habalyo Alle haku Adakeyo Cunuga Cafimad qabo Alle ha idinku irisaqo oo bari Aha

  • @amnaabdullah3046
    @amnaabdullah3046 2 года назад +4

    Marka hore alfmabruuk adna
    Midkale waxaan idinka codsanayaa inaad iiducaysaan 16sanno marayaa xaajigayey markuu awlad kale helay wuxuu iigu hanjabaa furniin wuxu igu yidhi dhaqtarkani waakii aadkusooquusaysay walahi ehelhaga umasheegin cido joogaa igadaran walalayaal isooduceeya walahi qalibga igajabsan intaan16sanno sabrey ee xataa awlaad helay inuusidaas iihadlo raxmada rabbi kamaquusan càwa jimcosoosoogalya duco bes 😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌😌

    • @iqrachannel2508
      @iqrachannel2508 2 года назад

      Iinsha allaah alle haku siiyo abyo alle hakaa farxiyo ciilka alle hakaa bixiyo iinsha allaah alle u dan sheego meel aan bini aadam joogin qofna kuu muuqan saqdhexe so kac alle ku ooy una danshego wardigina badi qalbiga so kugu qaboobo

    • @kowsarinaahmed4732
      @kowsarinaahmed4732 2 года назад +1

      Allah hka farxiyo wll awlaad saalxna oo deg deg ah rabi hkgu arsqo Aaaamiin yaa rabi 🤲

    • @amnaabdullah3046
      @amnaabdullah3046 2 года назад +2

      @@iqrachannel2508 Inshallah xabibti waaniskawataa wardigayga alle raxamadiisa kama quusayneyo

    • @hanaaniitahanaaniita7092
      @hanaaniitahanaaniita7092 2 года назад

      @@amnaabdullah3046 I.a wllo illhy Haku siiyo kuwo aad ku faraxdo

    • @quruxsaninaadam9165
      @quruxsaninaadam9165 2 года назад

      Ilahey waxan kaga baryaya inow ka farxiyo owlad ad ku faraxdo kugu deqa matano eh waliba

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 года назад

    Asckm masha allaah allaha idin barakeeyo

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +39

    M.a awlaad intayada anan haysana alle ha siiiyo oo an anu ka mid ahay iyo qofka aqrinaya qoraalkeyga ee single ka ah 😅❤

    • @suleeqoabdulkadir6455
      @suleeqoabdulkadir6455 2 года назад

      Aamin Aamin ya Allah dhamantenba ❤️

    • @asmamahamuud8343
      @asmamahamuud8343 2 года назад +1

      Amiin amiin amiin

    • @adnamohamed613
      @adnamohamed613 2 года назад

      Aamin yaa allah ❤ 🙏

    • @omaamir1444
      @omaamir1444 2 года назад

      Allaha ku siiyo waxaad ku faraxdo salaatul leylka iyo istaqfaarka badi allaah isku xir xanuun hadu jiri xaraa caafimaad allah ku siina allah waxu yiro duceysta ana waa niiga ajiibaa ilaahey haku siiyo anaga baari allaha nooga dhigo owlaada

    • @Zahra-hx4rf
      @Zahra-hx4rf 2 года назад

      Alle ha ku siiyo wll

  • @umunimco2208
    @umunimco2208 2 года назад

    Masha alla waxana idunkula talin laha nimcada alla ku siyo waa laa qarsada wayo dadka dunida joga xasadki baa ku bataya waa iga talo

  • @sitigaliila4580
    @sitigaliila4580 2 года назад +3

    Congratulations 👏 🎊 💐 🥳 👏 🎊 💐 🥳 👏 queen

  • @FaadumoYusuf-ir8zo
    @FaadumoYusuf-ir8zo Год назад

    Ilahey ha idiin barakeeyo ilmihiina❤

  • @hafsasuleiman8497
    @hafsasuleiman8497 2 года назад

    Manzhallh congratulation million times walalahay ilahay haku adkeeyo xbbti ilmaha

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 2 года назад +23

    🤣🤣🤣🤣 waa ka reysay markan saxaaf ha kugu taagnaato adno adigana prank iska ilaali for saxaaf 👍

  • @najaxawc8083
    @najaxawc8083 2 года назад +1

    Mnsha Allaaah hambalyo kunjeer Alle ha ku Akeeeyo

  • @salmaaxmed7420
    @salmaaxmed7420 2 года назад +3

    MashaaAllah

  • @amiiraadancali9816
    @amiiraadancali9816 2 года назад +2

    Alle ha kuu daayo abyo mcn

  • @nurasacid2814
    @nurasacid2814 2 года назад +2

    Masha Allah tabaarakallah ❤️ 😍

  • @djqadar6082
    @djqadar6082 2 года назад

    Abyo alle ha ku adkeeyo alle idanki asaxabeya alle darti igu so duceeya in alle caruur i siiyo si niyda ah igu so duceeya

  • @hibaaqabdi1753
    @hibaaqabdi1753 2 года назад +10

    Masha allah ❤

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 2 года назад

    Lkiin inaad soo ban dhigto ma fiicna qof ka naxa iyo mid ku farxaba uu dawanaya ilahy hakuu adkeeyoh

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 2 года назад +18

    Ilahaay ha idin xafido famaily Qurux badan tihin Ruunti Maasha Allah❤️❤️🥰🥰🥰

  • @ruqiyomaxamed8873
    @ruqiyomaxamed8873 Год назад

    Wll waa Ku bariya ilmahaaga alaah ku hanuuniyo

  • @mariamerryteam2713
    @mariamerryteam2713 2 года назад +5

    m.allah ❤❤ walhi waa ku farxay Adno ilahay ha ku xafido mcneyy wn ku soducena🎉😊😊hnplyo

  • @sumaniffiso6789
    @sumaniffiso6789 2 года назад +2

    M.allah first one ilaahay khayr ha idinkaga dhigo adnay🥰

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 2 года назад +12

    Xabiibti ugu horeen hampalyo teda kale dad qaar wayba ogyihiin uurka aniga kow ka ahay maalinti hospitalka aniga maahan gabar sxbtay waaye aad dhahesay teda kale anagaaba og video kaas aragnay saxaaf ma arag miyaad leedahay somali ma aqaano xiligee social media uurka iyo ilmaha inee keenen dhaafi donaan intaan heesan alle ha siiyo inta heesatana alle ha u xifdiyo 🤲🤲🤲🤲

    • @hudarahma2465
      @hudarahma2465 2 года назад +3

      Laacag radiska halkas lagalay nin nagtisa igayin majiro malinkas kahorna wuoga lkn dadkay modayan bilaa caqli iyagokalaa xushod majiro dhaqan majiro walagubabay mesha waligay madhihin urban leyhy hoyaday xata wankalaxushoda ilaa dhalmada kudhawadi ayan dhaha soduce 7cunug sidas kudhalay alx hada kadibna umasocdo inan shegshego waban kaxishonaya waxas dadkan xishodka kadhamaday

    • @sususiman5356
      @sususiman5356 2 года назад

      @@hudarahma2465 hadiyada alle ku siiyay maxad ugu xishoone 😳

    • @hudarahma2465
      @hudarahma2465 2 года назад +2

      @@sususiman5356 waxalanaguso barbariyay dhaqan fican dumarku xishodo waxyabaha khaska bananka lakenin qofkasta nolashisa khasja uqorsonthy hadyada ilahay kusiyay marka caloshu bananka timado waa sax lkn maxalaga shegshegaya anaga dhaqankan kukornayba sidasa inlagaxishodo waxas waana sida saxda

    • @quruxsaninaadam9165
      @quruxsaninaadam9165 2 года назад

      Wlhi aniga kula og iney uur ledahay balse balse dadka doqomo ayey modan yab

  • @salmangallow9911
    @salmangallow9911 2 года назад +1

    Maaxi shooooto xishooda wlley waxsokle haanola iman xitaah hadu runyahy sababtoah dad wax jirah ilmoh an hysan so xishooda😲😲😲😲

  • @xamdaqueen9557
    @xamdaqueen9557 2 года назад +3

    Abaayo anigana iisoo ducay inow ilahay isiiyo 🤲🥰

  • @mucaadabdikani8022
    @mucaadabdikani8022 2 года назад

    Aaaaaaaaamin yarabi allow cafimad taam nasiyo dabi dhaaf noga dhigo asagan caaafiyo

  • @allahwithme1310
    @allahwithme1310 2 года назад +6

    masha allh masha allh masha allh abyo allha ku daayo anagana allha nasiiyo aamiin

  • @deeqoahmed1259
    @deeqoahmed1259 2 года назад

    wooow masha allah

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 года назад +6

    Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qaar Allah Idinsiiyo Insha Allah🙏🙏🙏🥰

  • @xamdinaasir9647
    @xamdinaasir9647 2 года назад +2

    Ilmaha qatar waye meesha sida u dheer ha saarin abayo il il ma dhowrto ka ilaali caruurta meelahan oo kale anoo wayna ka cabsado wlhi allaha noo xafido ilmaha meel ay jooganba

  • @adnanuuraamiin4142
    @adnanuuraamiin4142 2 года назад

    Masha allah ilahay ha adkeyo

  • @halaburhaga3759
    @halaburhaga3759 2 года назад +30

    War hooy saxaafow si fcn u shaqayso lagu leeyay prank kigu waa runto la qariyay lol😂😂😂

    • @mssramla2900
      @mssramla2900 2 года назад +1

      Istqfurullah😂😂😂😂😂

    • @halaburhaga3759
      @halaburhaga3759 2 года назад

      Alle haysku barakeeyo wa famli aan jeclee kaftan intasna😀

    • @naeem4091
      @naeem4091 2 года назад

      Shaqada safican ucab o gadisan sific ufahantay😂🤪

    • @halaburhaga3759
      @halaburhaga3759 2 года назад

      @@naeem4091 😂😂

    • @sumii2403
      @sumii2403 2 года назад

      😂😂😂

  • @halimamohamud6355
    @halimamohamud6355 2 года назад

    Abayo. Adno. Ilahey hakubarakeyo

  • @haniabdiraman2655
    @haniabdiraman2655 2 года назад +6

    masha allah anaa u horeeyey plz like ii taabo

  • @ruqiyomaxamed8873
    @ruqiyomaxamed8873 Год назад

    Wll maamo oo xanuun san ayaan Ahay labada kiliyood Iyo riximka ayaa Layga haaya

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 2 года назад +8

    Asc saxaafi & adna family congratulations and mashallah . Walalayal wa walal idinka naxaya oo waano walalnimo idin somarinayo hawada, Walalayal nimcada alle kusiyo wala qarsada Wana dardaaran nabigena scw Walalayal ayantan xasadka aad ubatay, plz waxyabaha idinka idin farxadgalinayo dadka qaar naxdin bey ku tahy, ee nimcada ilahy idinsiyey ka qarsada social media only family kina specially 2 ayeeyo iyo 2 awoowe iyo idinka bes ha idinku ekaato xata no family intisa kale , this my experience iskaba ilow Ina social media ad ku share gareysan.
    Wa iga waano walalnimo ilahay ha idin xifdiyo oo ha idin barakeyo sharta sheydanka iyo sharta insiga alle ha idin ka xijaabo aamiin ya rabbi.

    • @umusumaya2525
      @umusumaya2525 2 года назад

      Ee prank waaye video ga ma dhameesan miyaa

  • @farxiyoxaji3656
    @farxiyoxaji3656 2 года назад +2

    Aamiin

  • @ynwaboy5092
    @ynwaboy5092 2 года назад +15

    M,sha,allah Family Qurux Badan 👀✅

    • @zeinabmohamed4002
      @zeinabmohamed4002 2 года назад +2

      Masha Allah may almighty Allah bless and protect your always ❤️❤️❤️ ameen walashay

  • @hassanmmj2187
    @hassanmmj2187 2 года назад +1

    Masha Allah alxmdulah

  • @queen-vs9ol
    @queen-vs9ol 2 года назад +11

    Ma.allah 🥰ilahay hakui dayo 🤲amiin

  • @iqraahmed4469
    @iqraahmed4469 2 года назад +11

    Zaxaaf jugta waa uqarqarinoosa adna funny thy wlhi😅

  • @aliyaozmaan2528
    @aliyaozmaan2528 2 года назад +1

    Masha allah alpha alpha mabrouk

  • @faadumoaadan7521
    @faadumoaadan7521 2 года назад +5

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم

  • @rumaanbintuabdulahi1178
    @rumaanbintuabdulahi1178 2 года назад

    Abaayo walaahi waan kuuguriyoody adigoo uurleh

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 2 года назад +3

    Maasha allah ilaahey hadinkadkeyo uurka iyo awlada ilaahey idin siiyo

  • @maryan3892
    @maryan3892 2 года назад

    Guriga wuu fiican yahay kiradiis iyo haduu ka banaan yahay from New York City

  • @tufaahofficial4878
    @tufaahofficial4878 2 года назад +3

    Hor horaa oganey inaa uur ledahy illahy hakuu adkeyo xbbti

  • @nadaabdi732
    @nadaabdi732 2 года назад +2

    ماشاء الله تبارك الله

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 2 года назад +3

    Ma sha allah🌷

  • @faizojamac7961
    @faizojamac7961 2 года назад

    Ilahey run haka dhigo

  • @naasLi22
    @naasLi22 2 года назад +4

    Walaley waxaaga qarso wa ogtahy wixii kugu dhacay ayan hore

  • @kifayaali7415
    @kifayaali7415 2 года назад +2

    M.a allah haku barkyo

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 2 года назад +3

    Masha allaaah tabarakallaah illahey ha in adkeyow aaaaamiin yaa rabbii

  • @caashoxasan9430
    @caashoxasan9430 2 года назад

    Masha allah allah idin barakeyo adna iyo saxaf wan idin tagera

  • @mumtaazmaxamed9675
    @mumtaazmaxamed9675 2 года назад +16

    M.a abaayo famil qurux badan

  • @salmocabdirahman16
    @salmocabdirahman16 2 года назад

    Masha alaah isrta ando

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 2 года назад +11

    Mashaallah abayo setihiin xaladina mawacantihiin igwaraan mawacantahii love you 😍 😘 ❤ ♥ 💕 💖 1000k titok the first night 🌙 😊 😘 😀 😄 💖 🌙 😊 😘 😀 😄 💖 🌙 😊 😘 😀 😄 💖 🌙 😊

  • @deqaabdi8987
    @deqaabdi8987 2 года назад

    Masha allah

  • @princesalman4198
    @princesalman4198 2 года назад +12

    I don't know Why people DON'T LEARN A LESSON AT ALL FROM THE PAST 😥☹️😪🤔🤔❓❓⁉️

  • @hibaqhashi8584
    @hibaqhashi8584 2 года назад

    Masha Allah masha Allah masha Allah

  • @sulekamohamedali4687
    @sulekamohamedali4687 2 года назад +6

    Masha allah 🥰

  • @beelamaxamed4203
    @beelamaxamed4203 2 года назад

    Masha allah allah kuu adkeeyo adna cadey ألف مبروك

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 2 года назад +7

    Masha allaaaah hAmbalyo
    Lkn prnk mi maxu u xanaqay saxaaf 🤣🤣
    Runtii waa jiraa koo kalaa jira 🤣🤣🤣🤣
    Kasoo aarso saxaaf ani ano dhageysanayo
    Marka masha allaah hambalyo dhahaa ogaday
    Ineeh prnk thy waana daaayey hambalyad 🤣🤣