SHIRKAA MOQDISHO MW XASAN SHIKH IYO LAAFTAGAREEN 21 September 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2024

Комментарии • 36

  • @RahmaMamow
    @RahmaMamow Месяц назад +2

    Augasija❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @amangibrahim3094
    @amangibrahim3094 Месяц назад

    Saxiix waaye hadalkaan ✔ ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 Месяц назад +1

    Guul

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Месяц назад

    So far so good ilaa iyo hadda meel fiican bey maraysaa viva Mayland

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад

    MAQAL MA JIRO

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 Месяц назад +1

    Caaaaac.
    Haddii aad Tamar leedahay maxay itoobiyaanku kuu waardiyeeyaan.
    Faankii oo caadi u soconaya kkk

  • @AdanFarax-f9g
    @AdanFarax-f9g Месяц назад

    Asc

  • @FadumoMuseSaid-s6j
    @FadumoMuseSaid-s6j Месяц назад

    Horta wxaa layiri gaal dil gartisna sii madaxweynyaal inlaa yaarahaado dawlad goboolediyada waa gumarnator ama badhsaabiyo waa hadise dawalda cadaalad ah laa heelo

  • @YasirElmiAli
    @YasirElmiAli Месяц назад

    "GOLAHA SAMATA BIXINTA SOOMAALIYA" waxaa iskaleh Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Fadhigeeda Caasimada Soomaaliya ee Garoowe

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Месяц назад +1

    CODKA SOO DAA..

  • @cabdullaahixasanxagarka2884
    @cabdullaahixasanxagarka2884 Месяц назад

    Masha Allah
    Guul iyo Gobo Nimo

  • @CabdicasiisCusman-kn1ph
    @CabdicasiisCusman-kn1ph Месяц назад +2

    wcsln.mastar.geele.maasha.alaah.guul.iyo.gobonimo.walaa.laha.digil.iyo.mirifle.haliska.dHawo.tuugada.hawiye.hAna.laga.sifeeyo.maaylaan.oodha.

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Месяц назад

    Kan Zinzibarigaan wax aamuusiiya ma la’ yahay???!!!

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg Месяц назад

    Mayland waanu taafeersan nahay waxaanu ka raali gelinan tarxilkii dadka reer mayland ee qaladkii ugu ee weyna aanu ka galay mastaafurintii reer mayland ee laascaano waanu bixin doona wixii hanti ee kaga lumay reer mayland dad badan ayaa naga jooga macalin weyne oo ah awal sheekh isxaaq iyo arab sheekh isaxaaq dadka maymland cidda gasha afaarahooga way jabaan jabkii lascaano naga soo gadhay waa dadja cuqubadoodi somaliland waa la aqoonsanaya balan waxaanu ku qaadan inkoonuf galbeed ay xukumidoonan

  • @bby6
    @bby6 Месяц назад

    Mooryanta u hogamiyo Hassan qabuure faagte wa in la iska celiya brother

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Месяц назад +1

    Itoobiya waa cadaw maxaa slomaali ka falay dhexdooda Itoobiya waa najaaso havu jihaado inshaAlaah

  • @FadumoMuseSaid-s6j
    @FadumoMuseSaid-s6j Месяц назад

    Hora dulmiga ilaahay maa ogoola ah laa iska dhiciyo dawlad iyo qofasta oo dhib waada laakin fadlan xabash inlaa hunbuniyo shacabka dhegahooda waa dhibaya maxaayeelay wixii 77 laga dagaalamay ragi idhaha lugaha iyo xubnaha mihimka ku wayey cubtaala martin ayeey weli ku jiran marka maanta haday maqal xabashi laba goor ayeey dhimanyan waxaase dhacaya xasan iyo inta dhibka waada madaxooda alle ah ka shubo ilaa waa qof damir lahayn xukuna waxaaba ka aqoon somaliya ilaahay dhibka ah ka qaado amin amin allaahu amin allaahow amin

  • @JacfarCalixusen
    @JacfarCalixusen Месяц назад

    ❤❤❤❤❤

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Месяц назад

    Digil iyo mirifle dad isku jira weeye ee ma aha Hawiye xataa Daarood baa ku jira cid walbey leeyihiin

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 Месяц назад

    R lugeeyoow waxaa ciin
    Aad aragtaa ma ciidamadii
    Koonfugal beedbaa oo soomaliya maad qabsataan
    War gelidi cid kaa dhicin
    Mayaane hgidir yaa kaxiga
    Biyamaal iyo banaadiri baa
    Iska leh kibirka hala joojito

  • @attoshhussein1915
    @attoshhussein1915 Месяц назад

    Maxaa uga duwan tahay Hawiyo soo ma ahan shalay hawiyo car waa la waayey yaa baxinay $$$$$ beenta

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 Месяц назад

    Aniguu waxaan layaabay meeshaad warka ka soo caruuriso.kkkkkkkkkkkkkkk

  • @ahmedsalad6842
    @ahmedsalad6842 Месяц назад

    War macalinka lugeyow waa jiracle

  • @Farmayoo
    @Farmayoo Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MaxamedCabdullahi-f1c
    @MaxamedCabdullahi-f1c Месяц назад +1

    Mac yes

  • @AbuukarAadan-kh6gp
    @AbuukarAadan-kh6gp Месяц назад

    Ma waxaad raali katahay nacasyahoy in itobiyaan dalka qabsado mise waxad rabtaa in muslinka walaalaha isku dhamaadan ogow dabka aad afuufaso qiyaamaha wixi ku dhinta waxbaad ku leedahay hadaad nabad ka shaqaysana badelkeeda ayaad leedahay naftana meel majirto ogow facilities shaydan jooji asc.

    • @bby6
      @bby6 Месяц назад

      Muslimnimada ma aha wax lashekto a wa dhaqan diini ah lakin adiga Muslim qaburaha faganaya Muslim diinta iyo qabiilka qabiilka jecel mooryan guryo agomed xog ku hesta ta miya Muslim utaqan Mr fahmo yare

    • @mauktarmahamed6834
      @mauktarmahamed6834 Месяц назад

      Adiga howi matahay?

    • @bby6
      @bby6 Месяц назад

      @@mauktarmahamed6834 silly question has no answer Mr mooryan

    • @mauktarmahamed6834
      @mauktarmahamed6834 Месяц назад

      ​@bby6 even to you your maryan bastar

    • @bby6
      @bby6 Месяц назад

      @@mauktarmahamed6834Mr empty minded what did say caqli gab amus

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 Месяц назад

    Warya waad adaab darantahay qabiilada magacyadooda afkaaga ka dhawr, accusation bilaa macni ah looma baahna waa defamation