Masha allaah mahadsanid sh illaahay hakaa abaal mariyo sh waxaan Ku riyooday marar badan nin gabay igula hadlaayo marar badan baan isku dayay inaan fahmo mana fahmin hal mar baan waxaan fahmay waxa uu kahadlaayo wuxuu lahaa wiilka waan udaayay ee yuu sigaarka igabaran waxaan kanax sanahay waxa iidhiibay ilmahaan sigaarka loogabaq sanyahay sh iisoofasir illaahay kheyr aan dhamaan ha insiiyo adiga iyo gabadhan
Cafwan asxaabee sheekha lambarkiisa rabay ama qof haayo ha iisoo qoro ama sheekha haduu I arko asiga ayaan u baahnaa wax yaabo badan inaan la wadaago rabaa si ani aan u faaido idinkana aad u faaidiin اللهم رب الناس اذهب الباس اشفي انت الشافي لا شفاء إلا شفاؤك شفاء لا يغادر سقما
Asc sheekh dambigaaga allaah cafiyo aduunka aakhiradane raxmada allaah waxaan ku riyooday mar badan anigoo salaad tukanaayo waxaana toosaa mar mar anigoo qiraa.ada aqrinaayo mar mar ne takbiirta rukuucda dhawaaqeeyga waan maqlaa markaan tooso? allaah haku hanuuniyo
Asc shiikh salan kadib riyadan iso fasir jizakalhu khayr waxan ku riyooday ano libaax intan shiishay dilay kadib ad la igu farxay o la i dhahay shacabka sawir ka qadaya gesiyad Ayad tahe qof madax banan ayan ahay shukran shiikh khayr Alle haku siyo bulshada wax fican bad u haysa🙏🏽
Asc sheekh riimi waxaan ku riyooday anigoo 🕋 kacbada joogo oo xajarul aswadka dhunkanaaya dad aan garanay iga celinaayaan ana aan diidaayo dhahaayana kacbada aan rabaa plz sheekh ii soo fasir plz 🥺🥺😞😞
Sheekh Allah ku Xiftiiyo waxan ku Riiyoday Aniga oo Gacantayda Bidiix waliiba Dhiinaca Kiilan kiilada Hosteeda ku Arkay Wax Siida Buurada oo kale Ah Kadiib wantaabtay waxan iga Sobaxay Ama iga Sodhacay wax U Eeg Hiiliib waxuunka ku Beegmay Isla Garabka Bidiix Korkiisa waxayna U Eekayen Sadeex Wasladood Oo Wax waxyar isku jiira korkana kulee Fiiq Fiiq Yar Yar iso Sheeg Sheekh Allah ku Xiftiiyo
Asc sheekh waa jimcadii 3 aad aan soo qoro iga jawaab adigoo mahadsan ( Waxan ku riyodey anoo magaalada dhexdeeda baabuur ku kaxeynaayo anoo sifiican u aqoonin oo ku siganaayo inaa shil galo hadan ka badbaadaayo waxan ahay wiil ) جزاك الله خير
Asc sheikh allah ku barakeeyo waxan ku riyooday anigoo foolanaayo wax uur na malihi lkn xaas ayaa ahay. Mida labaad waxan ku riyooday walaalahey iyo gabdho kale aan isla joogi jirnay dhahaayo aan badino kalimada: (laa xowla walaa quwata ilaa bilaah). Plz sheikh isoo fasir.
Walaal qaali tan danbo kaaga kawabaa; Taas oo inbadan dhacdaa, walidkaga oo dhinta riyada kugu imaado waxeey ka dhigantahay walaal walidkaas waad ilaawday, maadan xasuusan oo sadaqa umaad bixin, marka wa in aad sadaqo u bixisaa, inaad xoolo u qasho deedna aad u sadaqeeyso ama maskiin quudiso, qabrigeeda hadaad taqaano halka uu ku yaaallo tag ku ziyaaaro, ee (suuratul ikhlaaas) ama qul-huwallaah kusoo aqri una soo duceey. Waxaadna sameeysaa Qabrigeeda haduusan cagaaar leheyn, geed cagaaran kusooo abuuur.
Asc sheekh waan ku salaamey ajer Allah hakaasiiyo waxaan ku riyoodey laba mar oo isku dhow aniga oo safar ah mar walba diyaarada ayaa iga tagtey waxaan ahey garoob mahadsanid
Shiikh riimi janadii alle haku geyo waxan ku riyooday shiikhow anigoo madaxwynihi dalkygu iguursaday wx reer ahna malihi shiikhow riyadan III fasir dhawr jeerna wxan ku riyooday naaso an kuwayga ahyno caano ka da,ayan
Asc wr wb kheeyr allah ku siiyo sheikh 10 jeer waa so qorey mana iso jawababin Waxa ku Riyodey qoleey ama shibir mel agteda ah ku dhaleso waan qadey ukunti iyo shibirti ama qoleeydii waxan sarey meel u yaaley buul marka riyadan i fasir jasakalah kheyr
Shiikhaw jisaakala kheyr cunugbaan dhalay kadib Dugsi ayuu dhigtaa ka badal ayaan is idhi ka dib istiqaaro tukadey waxan ku riyoodey laba bali ooxareeda Idaho duljooga habash wax isu nahay la joogto ilmiihii dhiig kadaayo oo ay ku leeday yaa ku dakhrey
Asc sheik rimi alle hakubarekeyo,wàxan kuriyodhe anigoo aros jogo o aad uqurxon o dadka aroska jogo ila ya banyihin islan An aqonin kugeriote aroski.garob Ayan ahay sheik,
Sheekh waxan ku riyooday sheekh caan ah oo kamida culumada Somaliyeed walashii oo ah qof wayn oo hooyo ah oo la dulmayo waliba ay dulmayan dad kala duwan
Asc sheekh ilaahay haku barayakeeyo waxan ku riyooday anigo afka kasoosaarayo Timo faraha badn habeenkii xigayna waxan ku riyooday nin mindi wata oo iceer sanayo waxana u maleenaya in uusan iqaban taas ma hubin in uu iqabtay jasaaka Allah kheyr
Asc sheekh waxay ahad ramadan 21 deedna cishe ayaa islaha tuko waan dalana ano isleh aad leylaka tagtid ayaan seexday waxan ku riyoday anigo afarta farood masas iga so dhacayan hogna dultagan aan aad ayaan utasbixsan jiray waxan yidhi astaqfurulah mid ayaa iga dhacay hadan alxamdulilah mid aya dhacay alahu akbar deedna kii afarad ee harka lagu ataxyadsado ayaa iga fudhiwaayey hooyo ayaan ku yidhaadh hooyo waa saladii aan ka tagi jiray
Asc sheekh waxan kuriyodai mararbadan aniga o saarn jarnjara markan raba in andagana madagikara o wan kabaqaya Marna geda ayan saranahai meel an kadagana. Malaha isofasir sheekh keeyr alle hakusiya
Asc sheq waxan ahay xass caruur haysato waxan ku riyoday aniga mas kur saday kadib maskii aya dhalay mas kale lkn mas kii u dhalaya ayaa igu so jestay malmo kadib yacni in uu iqanino ayu kenay kadib na maskii i qani nayay ayan bananka iskag saray iso fasir Allah haku xafido
Asc shikh wxn ku riyoday nin an wada socon jirnay ayan kala harny muda shn sano ka dib ninki oo dhinty waxa mesha dad badn qab wxay cunayan hilib hoyada nef qalaysa oo leh wxd is jeclayden midha ma ogayn ana wxan ganta wxn ku sita misanka ugu yar dadkuna wxay leyihin ma misanku kaga dhintay bad sidataa bl iso fasil shikh illahy haa ka ajar siyo
asc sheekh waxaan kuriyoday anigoo dhumay waliba dhul aan isku af eheen oo aan dadka weeydiinaayo meesha aan kasoo dhumay dad aan somali nimo ugu dhawaaday oo aan is dhahay ayagaa ku fahmaayee wax weeydii kadib waraawo dadoow igu naqda kadib aan kasoo cararay oo aan horay u sii dhumay
Asc sheq afiga iyo galahad Allah isin barakeyo wankuso celin cirbada mida isbitalka waye mida kalana waxan ku riyooday anigo cano gadanaa Mar walbo laba islamod on Alan Alan ka gadanaa mana cabin iso fasir Allah idin barakeyo
Asc sheikh waxan ahay gabadh weli ma guursan habeen intan seexday anigo saliga nabiga afka ku haya markan hurdadii seexday waxan ku riyooday nin midi igu haya oo igu leh waan ku kufsanaya kadib aad ayan ula dagaalamay ka dib intu mindidi iska tuuray ayu dhahay waxaba kuguma samaynaayo ee hay kashifin iso fasir shikh
Asc shiekh sanado ka hor ayaa ku riyooday anido mindi dhiig ka da'yo gacanta midig ku wata misna taagan ifiin iyo mugdi dhaxdooda Shiekh ii fasir fadlan
Asc sheekh 3yer ayan guri leeyayi wali maan dhalin lkn mar walab waxaan ku riyood ano uurale anigu nasak siinay anigo baran dhah ku hay mar walab ilama hay xat dadak qar baa igu yidhaahad ado ilamo dhalayi ayaanu ku riyoonayi ogabadh wan yaabanayi man dhalaayo
Asc sheeq riimi jisakumulahi qayran iiso fair islamo iiyimid o and midkaliya Kazan on canjero sugo leh siiyay Markey dhameystena Ankara werwerayo Waxman site carurti owaxbarasho ku malan caano digsi kabuxo and Winston merida Canada xabad quranjo Canada ku dhex jirto garob ayan ahay
Asc Sheekh waxad ii fasishaa waxan joogaa Hargeisa, waxaan ku riyooday anoo hudheel wax ka cunaaya shaqaalaha dhulka nadiifinaya iyo kuwa cuntada qaybinayaa waa cadaan biritish ah, ana aan leeyahay ma cadaan ayaa dhulka nadiifinaya.
Masha alaah sheq alha idin xafido Jazaaka laah
Masha allaah mahadsanid sh illaahay hakaa abaal mariyo sh waxaan Ku riyooday marar badan nin gabay igula hadlaayo marar badan baan isku dayay inaan fahmo mana fahmin hal mar baan waxaan fahmay waxa uu kahadlaayo wuxuu lahaa wiilka waan udaayay ee yuu sigaarka igabaran waxaan kanax sanahay waxa iidhiibay ilmahaan sigaarka loogabaq sanyahay sh iisoofasir illaahay kheyr aan dhamaan ha insiiyo adiga iyo gabadhan
Zheikh Qer alah Haku Siiyo Wxan Kuriyoday Anoo Qapri kortagan oo lapo ilmo Yar Yar I ag joogan Waxana Dhahayay Qaprigan Ayan Poor Kajafayay Qul wale Ku aqrinayay Faraha kuxisaapinayay Zheikh isosheg qer alah Haku Siiyo 🥰💯 Wana Maamo 43 jir ah Zheekh
Cafwan asxaabee sheekha lambarkiisa rabay ama qof haayo ha iisoo qoro ama sheekha haduu I arko asiga ayaan u baahnaa wax yaabo badan inaan la wadaago rabaa si ani aan u faaido idinkana aad u faaidiin
اللهم رب الناس اذهب الباس اشفي انت الشافي لا شفاء إلا شفاؤك شفاء لا يغادر سقما
Asc sheekh dambigaaga allaah cafiyo aduunka aakhiradane raxmada allaah waxaan ku riyooday mar badan anigoo salaad tukanaayo waxaana toosaa mar mar anigoo qiraa.ada aqrinaayo mar mar ne takbiirta rukuucda dhawaaqeeyga waan maqlaa markaan tooso?
allaah haku hanuuniyo
Asc sheekh riimi waxbadan ayaan kaa faa iiday khayr allaha ku siiyo
Waxaan ku riyooday macalinkii quraanka ii dhigi jiray oo quraan iimarinaya ani iyo gabar walashay ah oo iyada ku dagdagayo quraanku
Asc sheekh waxan ku riyoday cunug yar o hur daya o adimaya o dad kii oo dhan eydhaheen masha allaah cunuga wan aqanaa wadareskeyga Ee maxawaay sh
Maasha allaah qeyr allaah kadhigo
Asc ilahay hakuu xiftiyo
Waxaan ku riyooday anigoo gurigayaga jooga
Waxaan arkay mas cagaaran
Kadib guriga ayuu siduu u socday albabka ka gallay walalky iga Yar ayuu caloosha ka qaniinay kadib wuu qayliyay wuxuuna dhahay qaniyadiisu waa macaan
.
Sheekh Ii fasir gabar aan la guursan AYAAN ahay
Ilahay hakuu xiftto
Asc shiikh salan kadib riyadan iso fasir jizakalhu khayr waxan ku riyooday ano libaax intan shiishay dilay kadib ad la igu farxay o la i dhahay shacabka sawir ka qadaya gesiyad Ayad tahe qof madax banan ayan ahay shukran shiikh khayr Alle haku siyo bulshada wax fican bad u haysa🙏🏽
ASC sheekh janaada Alleh ha ku geeye mar hore Ayaan suaal soodhitay manaha yo ee sheekh Adoo raliya isoo sheeg Riyaad sheekh waaxan Ahay hooyo waxanan ku Riyooda aani iyo caruurtayd oo dagaal nalguu qabtay ka dib Aani walaysidaey kadib waxan laah ilmo yar kadib waax baaqatay ilmihi yar kadib wuu dhintay oo laa fihii baan uutagay wax ilmo yar maliih oo mahaysto sheekh Allah ha ku cafiyo😅😅
Asc shiikh gurigayga waxa kabuxa wariiri iyo goo dado godada Dana xoog ayan uga cabsada waana kabuuxan wariiriga melkasta guriga ka qodanay hog Allah shiikh janatul Firdowsa haku geeyo
Mahadsanid shiiq rimi su asheydana wahelay abayo ismahan adigana sidokale madama ad u gudbisay
ياشيخ أنا اتوفى أبي جاء واحد من أولاده بالحلم
وتطلب ابغى فلوس عشان الأكل خلص ابغى اعرف وش اسوي
وجزاك الله خيرا 😊😊
Asc waraxmatulaahi wabarakaatuhu sheekh waxaan ku riyoodey anigoo ku istaagay bisad yar oo hada la dhalay ma dhiman laakin hilibkeeda qaar ka mid ah ayaa farta iyo suulka lugta midigta ah iga dhex galay markaas ayaan qori isaga bixinayaa waana ku soo toosay kheyr ilaah haku siiyee ii fasir .
Asc sheikh waxan kuriyooday anigo dahab helay weliba katiin lkn markiiba gabarbaa igu tiri aniga leh oo waan siiyay isoo fasir waxan ahay garoob jazakuma Allah kheyrul jazaa shugran sheikh
Asc sheekh riimi waxaan ku riyooday anigoo 🕋 kacbada joogo oo xajarul aswadka dhunkanaaya dad aan garanay iga celinaayaan ana aan diidaayo dhahaayana kacbada aan rabaa plz sheekh ii soo fasir plz 🥺🥺😞😞
Asc shiikhow allah haku barakeye riyadan iga soo jawab mar walban ku riyoda ilmo waxay noqota gabar ilmana ma dhalin
Sheekh Allah ku Xiftiiyo waxan ku Riiyoday Aniga oo Gacantayda Bidiix waliiba Dhiinaca Kiilan kiilada Hosteeda ku Arkay Wax Siida Buurada oo kale Ah Kadiib wantaabtay waxan iga Sobaxay Ama iga Sodhacay wax U Eeg Hiiliib waxuunka ku Beegmay Isla Garabka Bidiix Korkiisa waxayna U Eekayen Sadeex Wasladood Oo Wax waxyar isku jiira korkana kulee Fiiq Fiiq Yar Yar iso Sheeg Sheekh Allah ku Xiftiiyo
Asc sheekh waa jimcadii 3 aad aan soo qoro iga jawaab adigoo mahadsan
( Waxan ku riyodey anoo magaalada dhexdeeda baabuur ku kaxeynaayo anoo sifiican u aqoonin oo ku siganaayo inaa shil galo hadan ka badbaadaayo waxan ahay wiil ) جزاك الله خير
Hal riyo aya dhoowr mar iguso lalabatay sheikh. Gabadh walashey oo idileyso. ifasir jazakallah
Asc sheikh allah ku barakeeyo waxan ku riyooday anigoo foolanaayo wax uur na malihi lkn xaas ayaa ahay.
Mida labaad waxan ku riyooday walaalahey iyo gabdho kale aan isla joogi jirnay dhahaayo aan badino kalimada:
(laa xowla walaa quwata ilaa bilaah).
Plz sheikh isoo fasir.
Sheekh illaahay khair badan illaahay haku siiyo
Asc shehk Allah haku barakeeye wxn kuriyody saxaaro urbadn oo diirxi kujiiro oo na melkasta Tako an arkaayo ilaa an riyada kaso Kacy labo labo daarted saxarada noceda waa shuban jilcn onaa dirxi caad kudaxjiro
ASC sheekh janaada Alleh ha ku geeye ilmihi yar laa fihii sii bac baa l agu shubay bahal baa cunaey ku hore wuu cunaey ban Soo kacay hurdadi wax limo yar yar maliih waa riyo sheekh 😂😂😂
Allahu Akbar
Masha Allah
Jazaka Allah Sheikh Riimi
asc sheekh waxan ku riyo anoo dhar tolaya. Iso fasir janadi allah haku geeyo
Masha Allah sheikh Alle ha ku xafido waxaan ku riyooday anoo masas badan guriga dhan ka buuxan oo dhinaca is irii u dhaqaaqba
Mas weyn taaganyay
Asc sheikh Allah SWT ha ku barakeyo.
1.Waxan igu soo noq noqota riyooyin sida gaadhigayga oo parkinkan dhigo garan waayo riyada dhexdooda.
2. Hooyaday oo dhimaty oo riyo iigu timada marar badan.
Jazakallah khair sheikh.
Walaal qaali tan danbo kaaga kawabaa;
Taas oo inbadan dhacdaa, walidkaga oo dhinta riyada kugu imaado waxeey ka dhigantahay walaal walidkaas waad ilaawday, maadan xasuusan oo sadaqa umaad bixin, marka wa in aad sadaqo u bixisaa, inaad xoolo u qasho deedna aad u sadaqeeyso ama maskiin quudiso, qabrigeeda hadaad taqaano halka uu ku yaaallo tag ku ziyaaaro, ee (suuratul ikhlaaas) ama qul-huwallaah kusoo aqri una soo duceey. Waxaadna sameeysaa Qabrigeeda haduusan cagaaar leheyn, geed cagaaran kusooo abuuur.
Asc sheekh waxan ku riyooday anigoo shabeel madaxa iga qaniiney
Waxaan ahey Aabe
Fafansiiska xero qaxooti baan kujuraa
Waxaan ahey sharci suge
Sheekh iso duceyya insha allaah
Sheekh riimi waxan kuriyoday anigo laydhahaya adi io walsha timina ha laydin ku shido sheekh isofasir inshallh
Shiikh rimii alleh danbigaga hadhafe waxa dhowur jeer kuh riyoday dhagaxan dheemanah iso fasir shiikh👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆
Asc Sh Allah hakubarakeyo isofisir riyadan waxan kuriyoday qof aniga ieg ocaad eh oiqoslayo mahad sanid
ASC shiq Allah's ajar hakaasiiyo waxaan kuriyooday ani iyo shiq xuseen calijabuuti o Jano iskulajirno iifasir xaas ayaan ahay
asc sheekhayaga khayrka lehoow waxan ku shegaya marka hore shekhaw inanan ahayn qof cibaadada ku fiican mana tukado lkn hada ayaan islee yahay bilaw salada insha allah, riyadaydu waxa weeyi oo aan arkaa anoo dulaya waliba bulshada dhexdeeda ku duulaya dhulkana waxan ka dulaaa illaa 20mt oo kor aan dhulka uga kacaa, mar dharbarka ayaan dhulka adiyaa oo cirka ayaan wajigayga ujeediyaa marna sida aan utaagnahay ayaan dhulka uga duulaaa oo cagahayga ayaan dhulka adiyaa, marna beerka anigoo ujiifa ayaan duulaa, isoo fasir sheekhaw illahay haku barakeeyo
Asc shiikh waxaan ku riyooday qof aan aqaan oo qolka jiifay daaqadiisa inta soo istaago magaceygu ku dhawaqaayo kadibna weel ku tufayo aniga dhan jirka baralees ka noqday xubin dhaqaaqeyso malahan carabka kaliya waxaana dhAhayaa subxanalah subxanalah subxanalah yaa allaah isoo fasir shiikh shukran
Asc sheekh Alleh ha ku dhoowro waxaan ku riyoodey aniga oo caruurteydah ay gabadh gaabani biyo wasaqa aay igagah shubeyso anah waan ka ilaalinaayey caruurta biyaha wasakhta ah waxaan ahey gabadh la qabo iiga soo jawaab sheekh insha Alaah
Asc sheq riimi waxan kuriiyodi niin Kenya oo naak diiriskena ah oo qolkakusoxeratay oo gogoosha Is ku
Tageen anigane maserayo oo asigane beeninayo wow nasameyi calaqat ayaadhax marii wabarowenayi ayeey igudhadi ane waxan dalbadi fuurin limafurin
Asc sheq allah haku xafido waxn ahy xas an wali ubad dhalin ninkeyga mama walid u ah aya ku riyooty anakoo gabar noo dhalaty
Sheikh allha ku barakeeyo waxa ku riyooday dhowr mar mala duwan aniga oo wiil qurux badan dhalay hooyadeyna dhabta ku hayso mana la iqaba
Asc sheikh Allah kubarakeyo hasbaahay waxan kuriyoday babay oo lakala jexey oo murihisa ujedo daxda Marka labad ankuriyoday door biloyin kadib
Asc shiikh waxan ku riyooda mas markasta asago icaydhsanaya guriga sogalaya jasakallahu khayr
Dee ma kuu fasiraa tan dhoor jeer ayanba maqlee
Mansha Allah tabarikalaha jizakalahu kharina sheekha
Sheekh waxaan arkay riyo anigoo guriga fadhigiisa jiifo ayaan waxaan arkay qof gacanta daaqada kasoo dhiibtay ka dib jilibka ayuu iga qabta meel waan udhaqaaqi waayey far xitaa waan nuxjin waayey ka dib lailaha ilahah ayaan ku cel celinaayey ilaa aan hurdada kasoo booday qofkaasna ma aanan arkin xitaa gacantiisa daaha iyuu ku daboolay shukran sheekh
Asc sheekh waan ku salaamey ajer Allah hakaasiiyo waxaan ku riyoodey laba mar oo isku dhow aniga oo safar ah mar walba diyaarada ayaa iga tagtey waxaan ahey garoob mahadsanid
Sheekh asc illaahay ha ku xifdiyo
Asc shiiq riimi allaha ku xifdiyo waxan kuriyoday anigo nin madow talofon sinayo
Sheikh jazakaallah rayad eemad sojawaabin
Shiikh riimi janadii alle haku geyo waxan ku riyooday shiikhow anigoo madaxwynihi dalkygu iguursaday wx reer ahna malihi shiikhow riyadan III fasir dhawr jeerna wxan ku riyooday naaso an kuwayga ahyno caano ka da,ayan
Asc wr wb kheeyr allah ku siiyo sheikh 10 jeer waa so qorey mana iso jawababin
Waxa ku Riyodey qoleey ama shibir mel agteda ah ku dhaleso waan qadey ukunti iyo shibirti ama qoleeydii waxan sarey meel u yaaley buul marka riyadan i fasir jasakalah kheyr
Asc Sheekh Riimi ilahay haku xafido waxan ku riyoday aniga oged ka boday wan ka boday waaxn ahay inan ♥️♥️♥️♥️♥️✅
Asc sheekh riimi waxaan ku riyooday iyada oo bisad madaw dhabarka igaga jirto marada hoosteeda marba qof ayaan ku lahaa mayga dhimatay markii dambe ayaan tusay waxay igu dhahday sowtaa ilmaha quruxda badan isku bedeshay salada subax markaan tukaday baan ku riyooday xaas baan ahay
Shiikhaw jisaakala kheyr cunugbaan dhalay kadib Dugsi ayuu dhigtaa ka badal ayaan is idhi ka dib istiqaaro tukadey waxan ku riyoodey laba bali ooxareeda Idaho duljooga habash wax isu nahay la joogto ilmiihii dhiig kadaayo oo ay ku leeday yaa ku dakhrey
Masha Allah Sh jazakallahu khayran
Asc sheekh alle haku xifdiyo jimcahan waa layga tagay wan kusoo celina waxan ku riyoday aniga io gabar oo isla socono gabdhana habartartay waye waxan utagnay 3dumar io ciiyal meel joogo oo cunto karsnayo wan ramdan markasa ramdan tii hada na dhaftayna way ahay cuntada cuna ayey na dhehen kadib aniga wan diday iyda way cuntay kadib ayey naag igu tiri adaan kugu talgalye cuna wan cunay wayna iga dagi wayday heer aañ miday inan dhimsho ku dhawagay kadibna wan ka kacay hurdadi 🙏
ASC shiekh waxanku riyooday aniga oo khubuz jubnad marsanaaya oocuniraba. Iyo aniga oo buurkoraaya iisoofasir jasaaka Allahu khayr
Asc sheekh alle haku barakeeyo waxaan ku riyooday anigoo beer abuuray beer beertana bocor waaween iga soo baxay anigoo guranaayo sheekh isoo fasir Ajar alle hakaa siiyee.
Asc sheik rimi alle hakubarekeyo,wàxan kuriyodhe anigoo aros jogo o aad uqurxon o dadka aroska jogo ila ya banyihin islan An aqonin kugeriote aroski.garob Ayan ahay sheik,
Jazakallaah shiiq allaha ku barakeeyo shiiq waxaan ku riyooday labada mici ee kore ilkaha iga dhacaayaan iisoo fasir shiiq
Asc
Asc
Sheekh Rim
Sheekh waxan ku riyooday sheekh caan ah oo kamida culumada Somaliyeed walashii oo ah qof wayn oo hooyo ah oo la dulmayo waliba ay dulmayan dad kala duwan
Asc sheikh ale haku barakeeyo waxan ku riyooday aniga iyo hooyaday iyo dadkale oo soconayna laba mass ayaa hortayada joogan kadib wan qayliyay hoyo kacarar markasan hooyo mid dishay kikalana wuxu ahaa mid sadex afleh Marka nin cadana oo Nala socday baa dilay masaskuna waxay ahayen qaar Dmiriya
Asc sheekh riima allaha ku xifdiyo aakhira iyo aduunkaba
Waxaan ku riyooday ninkaan kala tagnay oon dib uheshiinay saan uwada soconay ayaan arkay isagoo ciro iyo bidar yeeshay
Asc markii sedaxad ayan sogudbiyay mana iso jawaboaid illaah qeyr haku siyi kama dalayo riydana waa sidan Sheikh riimi illaah haku baarakeyo adiga iyo inti muslim waan hurday anigoo suratul maryama dhageysanya markasaa waxan ku riyoday anigoo xudhurteyda uu wax iga sorixayo markan tabtana saxaro ayuu iila egaa
ASC sheikh waxan kuriyoday anigoo oyaayo oo shahadada kucelvelinaya marki anso kacanay wan ilmeynayay wana ashadanayay wali jazakalah
Asc sheekh ilaahay haku barayakeeyo waxan ku riyooday anigo afka kasoosaarayo Timo faraha badn habeenkii xigayna waxan ku riyooday nin mindi wata oo iceer sanayo waxana u maleenaya in uusan iqaban taas ma hubin in uu iqabtay jasaaka Allah kheyr
Waxana ahay gabar aan wali guursan
Asc shekh Waxan ku Riiyoday Aniga iyo Ninkayga oo Racanay diyarad Intanan Fuliin Diyarada Wax Nala Socda 3 qof Onn Garanayn lkn Labo Ay Lamane yohiin Watana Labo Caruura Markan kornay Ayy Labada Caruura miidkod Dadka Shantaa Sano Yahay Ayan Dhabta Ugu Qabtay Wann Duulnay Mann Gadhiin Xagan Rabnay iga Ralinoqo Hadan Dhereyy Sheekh Allah ku Xiiftiiyo iga Sojawab
Sheekh Allah Haku barakeyo ee ii fasil ano dharkayga qaqawan yaha o yaxyaxsanay Sheekh fadlan
Taada halkan ka fiirso ruclips.net/video/XpCuDP48Wts/видео.html
Asc sheekh waxay ahad ramadan 21 deedna cishe ayaa islaha tuko waan dalana ano isleh aad leylaka tagtid ayaan seexday waxan ku riyoday anigo afarta farood masas iga so dhacayan hogna dultagan aan aad ayaan utasbixsan jiray waxan yidhi astaqfurulah mid ayaa iga dhacay hadan alxamdulilah mid aya dhacay alahu akbar deedna kii afarad ee harka lagu ataxyadsado ayaa iga fudhiwaayey hooyo ayaan ku yidhaadh hooyo waa saladii aan ka tagi jiray
Asc sheekh waxan kuriyodai mararbadan aniga o saarn jarnjara markan raba in andagana madagikara o wan kabaqaya Marna geda ayan saranahai meel an kadagana. Malaha isofasir sheekh keeyr alle hakusiya
Asc sheekh waxan ku riyoday wiilka an xidhidhka lenay o khudar isiinaya isoo fasiir fadalan
Sheekh waan Ku salaamay su aashii igama soojawaabin oo ahayd nasg xaafadeena oo dhimatay Ayaan arkay ayadoo nala fadhida oon sheekaysanayno marna anoo leg madhiman miyaa waxay itiri madhiman riyadayda ugu badan was anoo iskuul aadayo oo kadaahayo iisoo jawaab
Asc sheq waxan ahay xass caruur haysato waxan ku riyoday aniga mas kur saday kadib maskii aya dhalay mas kale lkn mas kii u dhalaya ayaa igu so jestay malmo kadib yacni in uu iqanino ayu kenay kadib na maskii i qani nayay ayan bananka iskag saray iso fasir Allah haku xafido
Asc sheekh waxanku riiyoday Anigo masajidka naabiiga scw aankujiro oo gabadhan garanayo iguledahay Unsii kushiid kadib Aan laba girgiro dahabiya kushidaya alaab caraaf badan kadib gabadhi intay masajidka fadhisatay loxoox ayaykudubanaysay kadib subixi ayu hadana abahay isheegay inu islahabenkas uu kuriyoday isago Alle istikhfaar ibaryaya aniga iyo wllkay
Sheekh waxaan ku riyoday anigo aroosa lkn an garanayn ninkii i aroosayay waxaanan ahay marwo laqabo oo waali awlaad dhalin illaahay janada hakugu bushareeyo sheekh
Asc sheikh magacaygu waa kamaal jaamac waxan ku riyooday maslugaleey fara badan oo gurigeyga dhex jooga riyada 2 baad waxan ku riyooday wax xoog weyn oo idilaya oo wajigayga dhulka ku jiidayo balse aniga na aan quraan aqrinaya
Asc Sheekh waxan ahay wiil dhigta jaamacad waxan kuriyooday aabahayga iyo awoowgayga oo ah dad labadaba geeriyoodeen oo uu awoowgayga inta uu iyeedhay lacag badan jeebkayga ii galinaayo oo uu ileeyahay kubashal lacagta iso fasir ilahay hakubarakeeyo
Sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam sallallaahu caleyhii wassallam 🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Asc shiikh riimi waxaan kuriyooday jikadeyda oo weelasha lagasanqadhinayo ana aan leeyahay meelbaa la inaga soo raacay waxaan arkay khaanad furan markaan is idhi xidhna wey xidhmi weydey waxaana kujirey wixii sanqadhayey shiikh riyadan 6 jeer baan kusoo weydiiyey
Asc shikh wxn ku riyoday nin an wada socon jirnay ayan kala harny muda shn sano ka dib ninki oo dhinty waxa mesha dad badn qab wxay cunayan hilib hoyada nef qalaysa oo leh wxd is jeclayden midha ma ogayn ana wxan ganta wxn ku sita misanka ugu yar dadkuna wxay leyihin ma misanku kaga dhintay bad sidataa bl iso fasil shikh illahy haa ka ajar siyo
Asc shiiq illahay ha ku barakeyo waxan ku riyooday bisad uur leeh midab keda cawl jazaaka laah khayr
asc sheekh waxaan kuriyoday anigoo dhumay waliba dhul aan isku af eheen oo aan dadka weeydiinaayo meesha aan kasoo dhumay dad aan somali nimo ugu dhawaaday oo aan is dhahay ayagaa ku fahmaayee wax weeydii kadib waraawo dadoow igu naqda kadib aan kasoo cararay oo aan horay u sii dhumay
Asc shiiq Allah ku barakeyo waxaan ku riyooday abaahey oo meel jid ah taagan wuxuu idhahy idinka waa iduugteen lkn ninkas aa isoo badbaadiye wuuna dhintay aabo
Asc Sheekh please iso fasir riyada iyo riyadii kale Arbacadii la soo dhaafay…..waxaan ku riyooday haween ii timid riyadaydii waxay gacanta ku haysaa musbarka derbiga waxayna doonaysaa inay calooshayda geliso Waan qaylinayey oo waan la dagaallamayay
thanks 🙏 sheekk jazk kmla
Abaayo waa naag rabto in aay ku xasado waxaayna rabtaa in aay sixir kuu sameeyso misa ku xasdo qur aan isasaar walahu aclam
@@HassanHassan-sq3gcsubaxaallah Allah ka magan galay mahadsani walalo 🙏
Aamiin baayo qur aanka dhageeso aqriso isasaar insha allaah
Asc sheq afiga iyo galahad Allah isin barakeyo wankuso celin cirbada mida isbitalka waye mida kalana waxan ku riyooday anigo cano gadanaa Mar walbo laba islamod on Alan Alan ka gadanaa mana cabin iso fasir Allah idin barakeyo
Asc shiiq waxaan Ahay xaas waxaan ku riyooday aniga oo nin Kle jameeco la samenayo mana garanaayo Allah haku xafido
Masha Allah sheikh allaha ku xafido jazakallahu kheyran jazaa baarakallahu fiik
Asc sheikh waxan ahay gabadh weli ma guursan habeen intan seexday anigo saliga nabiga afka ku haya markan hurdadii seexday waxan ku riyooday nin midi igu haya oo igu leh waan ku kufsanaya kadib aad ayan ula dagaalamay ka dib intu mindidi iska tuuray ayu dhahay waxaba kuguma samaynaayo ee hay kashifin iso fasir shikh
Sheeq ilah qeer haku siiyo waxaad iu fasirtaa waxaan ku riyooday anigoo lacag badan aruursanaayo mar waa gurigeyga hortiisa meesha aan ka aruursanaayo marna waa jidka ika horeeya lcgtuna waa shilin somali
Asc shiekh sanado ka hor ayaa ku riyooday anido mindi dhiig ka da'yo gacanta midig ku wata misna taagan ifiin iyo mugdi dhaxdooda
Shiekh ii fasir fadlan
Asc sheikh Riimi waxan kuriyooday aniga Oo raba ina culimo xer ah aan kubiiro. Lkn wexey idheheen awoowga hebel aya kugu dhagan. Awoowgeyna waa hore ayu geriyoday wuxu a aha sheikh ween Oo ahlu deen ah . Kheyr allaha kusiiyo sheekh. Waxan ahay gabar uur leh.
asc shiikh waxan ku riyooday aniga oo wax hilib camala iga soo dhacayaan oo waliba dhinac uu dixiri kaga jiro subuxiina dhiigaba ugu dhacay shiikh xaasna waan ahay
Asc sheekh qeer allh ku siyo adun io akhiraba allh kaa allah kaa abaa mariyo sheek wxaan ku riyoodey nin an aqoon ulaheyn hadan ani iyo gadha saxibadey ah isla wada socono guri nakeeney gurigana an aqoon ulaheyn qofkana oo ad ayuu uqurxbadna hadan ila markiiba wxaan arkey asoo misaajidka usocdo hadan mac isiinayo ayn arkey sheekh qer allh ku siiye ii fasir
Mansha Allah qofkii ugu horeyey
Iam the second person
Shekh waad maahad santahy jasakala khair
Asc sheekh 3yer ayan guri leeyayi wali maan dhalin lkn mar walab waxaan ku riyood ano uurale anigu nasak siinay anigo baran dhah ku hay mar walab ilama hay xat dadak qar baa igu yidhaahad ado ilamo dhalayi ayaanu ku riyoonayi ogabadh wan yaabanayi man dhalaayo
ASC sheesh riimi ayadoo hadiyad leysiinayo oo labo buste mid ayaan qaatey midna waan katagey ifasir alaha ku xafido
Mar kasta riyadaydah waa Ka tagtaj
Fadlan eega
Abaayo iska sabar dadka aya badan riyada si lafahmaayo oo gaaban uso qoro hada insha allah
Asc sheeq riimi jisakumulahi qayran iiso fair islamo iiyimid o and midkaliya Kazan on canjero sugo leh siiyay Markey dhameystena Ankara werwerayo Waxman site carurti owaxbarasho ku malan caano digsi kabuxo and Winston merida Canada xabad quranjo Canada ku dhex jirto garob ayan ahay
ASC sheekh waxaan Ku riyoda inin inu idilo donaya waan a. Ka cararay Maria iso Faso alaha Ku barakeeye
Asc sheikh waxaan kuriyoo day anigoo dugsi qur aan jooga markaan is dha ho cashirka kabax wuu igu adkaadaa ooka ma bixikaro cashirka dugsina madhigto waxaan ahay hooyo caruur agoon ah haysata iifasir sheikh alleha kubarakeeyo
Asc sheikh Allah akubarakeyo xasba ahay sabti walbo hooyodayda anboqda axada angurigega ulabta waxan kuriyoday intana kulabanin ninkeyga habaryatisa iyo ayeyadisa oo iskuficanahy guriga Daman kalarcad iranjiyenayan anigo guriga kulabtey oo yaban
Asc sheekh Alle haku xifdiyo waxan ku riyoodaye mascad oo dulaya oo ier yanaya Ana dhulka aan ku dhayo kolna aan kacayo sheekh iiso fasir