Lafoole Heestii Qareenlaay With Best Lyrics Album kii Ayaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • isku soo laabasho wacan Sxbayaal, waxaan rejaynayaa in aynu dib ugu midowno Channel kaan Cusub, Saaxiiibadii horey noola joogay Channel kii weynaa, halkaanna nala jooga waa ay mahadsan yihiin, Sxbada Cusub soo dhawaada, Halkani waa Cadaala Lyrics RUclips iyo Facebook. Heesihii ku jiray Channel kii hore ayaynu halkaan mar kale dib ugu baahi doonnaa, Kuwii Channel kii hore ku jiray oo dhammaan qoraal ayaynu si maalinle ah u soo galin doonnaa. soodhawaada.
    Hooyga Heesaha iyo Madadaalada Cadaala Lyrics dib ayuu u soo laabtay sxbayaal. Waxaaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa Sxbadii ku xirnaa Channel kii hore ee Cadaala Lyrics, kuwaas oo muddo 5 sano iyo dheeraad ah nala joogay halkaas (RUclips kii hore). sidoo kale soodhawaada szbada Cusub.
    ~Abdinaasir Cadaala

Комментарии • 10

  • @alayuubi3456
    @alayuubi3456 7 месяцев назад +4

    Waxaan is lahaa armuu khaldaa Erayada heesta qoraalkooda xaqiiq dadka luuqada hodanka ku ah tahay sxb Guulayso hal xaraf maadan khaldin ❤️✊🏻

  • @ahmadnuur489
    @ahmadnuur489 Год назад +3

    Waa hees xaqiiqada taabanaysa
    axsan fanaa lafoole 👍👍

  • @SamiirZaam-xd7im
    @SamiirZaam-xd7im 19 дней назад

    Hadaad kala qabwayntii qabyaaladina wacantahay bal qoskiinii soo hadhay ha xukumo qabuuraa wlhi waa hees dareen xanbaarsan

  • @farhanofficial5495
    @farhanofficial5495 3 месяца назад +1

    Allah heestan maxaan baadhay oo aan waayey, waxa kaliya ee aan ka xasuusnaa 'qorshihii murqaankee qadiradu lumisaay .

  • @hassanosman5686
    @hassanosman5686 2 месяца назад

    Somalia marqaan Lee mey ku dhisneyd

  • @AhmedMohamed-hx3bz
    @AhmedMohamed-hx3bz Год назад +2

    Wow great song

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 7 месяцев назад

    Waan dhawnahay sxb mida kale aaway heesti gaaywaroow ee fasiixa oo hada ka hor naga balan qaaday sxb

  • @mohamedduufaan8274
    @mohamedduufaan8274 10 месяцев назад

    Heestaan in badan baan raadiyey waan waayey. Sxb mahadsanid.

  • @hassanosman5686
    @hassanosman5686 2 месяца назад

    Somaliyey siyaad tuuga alah Naga qabto