@FarhiaismailMohamud-z4y Reer Muqdisho hore waa ahay, Reer Baledweyne Hore waa ahay, Reer Boorama Asali ahna waan ahay, Waxaana jeclahay in waxa aan qorayo noqdaan war aan ka fiirsaday oo waa runtaa mooyee waa beentaa qofna i odhan.. Thnk you..
khadijo qalanjo wa reer awdal wale reer awdal somali uu horeya hablo qurux badan midabkana kawada kooba hablo geela dhicin kara haday goodolo soomaan hablo aan la garanayay baxsan awdaltayday 💋💋💋
Asxabeey make upka qalad aadkafahanteen. Waligeedba gabdhaha somaliyeed bilaa make up ee joogi jireen biryahaan danbalee makeupka lakeenay iyo is. Adeeska marka Aniga xataa majecli make upka malinta arooska aba dhib sadaa waqtikalane warkiisa daay gabdhahA yana qalad laga fahmin
quraxdeeda waa cadayn u aah xilikaan ma jirin make up oo hada rage lagu qalda qalanjo firi side u qurxoon tahay masha allaah ilaa hada hablaha somaliyed ayaada u qorxoon
somalida waxa ku badan dadka aan hore wax u fahmin qabyaalada iyo qudhunku diley somaliya is somaliya mida kale gabartan waagii hore dadkii markaa joogey khaasatan gabdhihii markaa noolaa ayey quruxda u qaadey laydinma dhihin somali ayey ilaa maanta ugu qurux badan tahay wax fahma wagaas waaye hadamaansha allaah gabdhaha somaliyeed quruxda waa u dhasheen ilaahaybaa ugu deeqey meel kastoo aquruxbadan tahay ilaa hada inkastoo ay gabowdey balse is
Qurux da somalia qaday qadijo qalanjo waxay gartay nin kasto somali wife kisa Inu ugu waco qalanjo qeybsami weyday la dhaha raga somaliyed dhan wada arkay qalanjo qeybsami weyday raga somaliyed DHAN mid u qeybsanto ma aha nin kaliya nasib u yelan karo
Hhh dad xagaana quruxay maqleen wajiga un bay fiirin war qofka jirkiisa iyo qaabkiisa quruxdu way kamid thy inkastoo wajigu door wayn kaqaato gabadhaana intaba way haysataa m.a
kkkk waxa quruxda u diidan dumar bey u badan yhn lkn..dumarku ma iyga u ogolankara naag kale mid walba iyada isula qurux badane..gabadhani waa qurxon tahay..wana midabki somali e asalka aha
mnsh allh wlhi nin been shegi kuuu run shega ba gbdha ni wy qurux badan tahy isma lihi nag kaa qurux badaan ba jogta hadi hy dhimatyna rabi ha unaxariisto hdi hy noshahyna rabi ha udanbi dhafo rabigi umay aya dhex yar oo tako ah wajii qurux badan itaala kudhamys tay malaba lama dhafin qofta ni wy iga dhax baxdy mnsh allh
I have never seen like this girl all Somali girls Xaqiqdii anoo aqoon aya hada ka hor RUclips Ku arkay waxaa markiiba niyadeyda kusoo dhacday majirt gabar Somali oo k qurxun Maya ayaana isugu jwbay qalanjo qoordheer waad nashafisay
MAAMA KHADIIJAAY KUWA JANADA KHAMRADA AAN LAGU SARKHAAMIN LA DHANSIIYO ALLA HA KAABDHIGO AAAMINE. KHADIIJO OO BOQOR BUKAASE DAYUURAD USOO DIREY, KANA SOO DOONEY MADAXWEYHIHI XILIGA M SIYAAD AUN SARAAKIISHI KACAANKUNU KU WARGEYLIYEEN BOQORKI AFRIKADA DHEXE SOO DOONE DIYAARADI U FADHIDO;;;LAKIN ISKA DIIDEY UGUNA JAWAABTEY CALANKEYGA IGALA QIIMA BADAN CALAF SHISHEEYE;;;YAA SALAAM MAASHA Allaah waa tusaalaha heybada iyo hanka gabadha somaliyeed.
Qrux wajiga bad moden somali dad walan gbadha stylkeda ega horta qruxdu wa styl xta wajiga waka qurxanthy stylkay wadato cunaha dher gabar sasa si lgu helo o somali ah wa adagthy
all somali girls are beautiful specially isaaq waliba habar awal the cuties and most people know that. qabiil ahaana iga ma aha somali oo dhan way ila qurux badanyihiin but hadda kala saarto weeyaan. love you all my somali girls.
Futadad ka hadashay hablaha samaroon ayaa ugu sita dhaman somaliya oo dhan. Waayo gabadha hesaysa wxy ahyd miss beauty of Somalia xiligedi. Habar awal mxy badiyen ictiraf bad ilaa 1990 gii lacaymadine faqash ayad tihin
no make up no isqurxis no is dhalaalin lkn waa midabkii asalka ahaa eee hablaha sooomaliyeed waana nooca aaanu hadaanu rag nahay qurux u naqaaan dhexda ooo yar iyo labada qayboood ee sare iyo hooose ooo weyn sidaaasay iska noqonaysaa 2017/8/26
Dad baa soo qoraya reer awdal bay ahayd bal ma is weydiseen fanaantii hore oo sharafta na siiyay somalia meelkasta bay ka yimadeen dalkoodana way jeclayeen dal inay leeyihiina way dareemayeen sahra ahmed kinsi xaaji aden saado caali khadro dahir ahmed cali cigaal binti cumar gacal xasqn adan samatar kuna sii dar intan
+Somaliano Hussein wlh maxaa aminsanahay inee kuwa hada ka qurux bdn tahe coz markaas aba ficnet oo make up iyo wxs aa alin lkn kuwa hada make up la an horror aa uqabtaa
manshaa allah tabarka allah ilxun kuma aragto way qurux badan tahay oo cod macal style ayey ledahy lkn mama sado ali warsame illahay naxaristi jano ha ku casume aya kasi qurux badanayd macal codka melkasta iyada ka shidanayd lkn dab yar ma shidayso iyadu ba wa khatar
It is funny that morons like you think they can divide and rule us with imperialist mentality. Who the F are you to say anything with the way we decide to dress when your name is SHAUN? Besides it is not you who should tell us which way we should dress.
+mujaahid gubad xariir waa say idhin latahay kuwa Qaadka cuna ee barjeeya ayaad rabtaa in aad naga gado maanta sxb ma arag miyaa gabdhaha la moodho xuural cayntii janadha ee mar la soo dhaa lacsiiye dunia ee jooga muqdisho
hhhhh bro qurax maxaa u daqaanaa mida kale anaga reer waqooy waan naqaanaa hanoo xayeeysiiinin bro qandha ilka cas cas hhhhh gabadhaana ma ahan reer waqooy
hhhhhhh muqdisho waxa joogaa waa baantuu ee ma hablaaa hhhhh naga gadaysaa kulahaa ma daanyeer baa hablaha somaliland loo quudhayaa ragoodii geesiyaasha ahaaba u jooga
Gabdhaha soomaaliyeed waa gabdhaha aduunka ugu quruxbadan uguna sharaf badan . Allaha noo daayo .
+Abdikhadar Hashi aamanta maa naag kuu heel bad isleedeykkkkkkkkkk
aden unknown
aman managba
laguhelaa sxb
Alllow ameen
gabdhaha soomaaliyeed oo dhan ayaa qurux ilaahey siiyey
Mashaa allah aad bay u Qurxoon tahey gabadhu... Quruxdana waxay u tahey Gabar Somaliyed❤️
Www Khadijo Qalanjo Quruxdii dumarka waa ku jeclahy ciyartaada kahelaa wale😍😍😍😍Khadijo Qalanjo
Qalanjo Qeybsami weyday Bilaash looma Odhan, Qurux illaahay waa udhameeyey Viva Fanka Soomaalida
Dadki hore rer muqdisho tahay qalanjo qeybsami weyday lo yaqan
@FarhiaismailMohamud-z4y Reer Muqdisho hore waa ahay, Reer Baledweyne Hore waa ahay, Reer Boorama Asali ahna waan ahay, Waxaana jeclahay in waxa aan qorayo noqdaan war aan ka fiirsaday oo waa runtaa mooyee waa beentaa qofna i odhan.. Thnk you..
awesome and fantastic... I love my somali country and people...
NITA-RESPECT DECISION YAKE
Somali women are naturally cute.I don't know why they wear a lot of makeup nowadays.Greetings from Ethiopia!!
mashaa alaah fanaanad reer borama ka soo jeeda codmacaaaanaaaaa
Masha Allah edo khadija qalanjo qurux badan ismad badalin ila hada quruxiy watas Allah ku daayo edo Mcn ❤❤❤❤❤❤
Xage ku noshahay inan la kulma rabaa insha allah
*Gorgeous 😍👑*
Masha"allah gabadhu aad ayay uqur xoontahay Taasna hablaha somaliyed ayay kala Siman tahay !!
khadijo qalanjo wa reer awdal wale reer awdal somali uu horeya hablo qurux badan midabkana kawada kooba hablo geela dhicin kara haday goodolo soomaan hablo aan la garanayay baxsan awdaltayday 💋💋💋
asma dagan I love awdal sallal 11 mashallah
Waa runtaa
Reer Nuur waaye laandheere Samaroon waaye 🤔🤔🤔🤗🤗
Masha allah quruxda iska yelyel mahan waa loo dhashtaa
Iman Mahamud
Quruxda malaha qof walba waa sidii uu u arko ani waa ila caadi
Asxabeey make upka qalad aadkafahanteen. Waligeedba gabdhaha somaliyeed bilaa make up ee joogi jireen biryahaan danbalee makeupka lakeenay iyo is. Adeeska marka Aniga xataa majecli make upka malinta arooska aba dhib sadaa waqtikalane warkiisa daay gabdhahA yana qalad laga fahmin
masha alaah khadiija qalanjo waa gabar shikhal ah oo ku dhalatay gabalka owdal waana naagta ugu qurux badneed ee fanka ragana waxaa u quruxsana abwaan mohamed Ali kaariye ala yaa rahma
+Kooshin Yuusuf thanks khadija qalanjo wa samaroon siciid siba maxamed case qormay noqotay shikhal
Waaaaaaw runtii hanaanka quruxdeeda waan la dhacay👍 oo ey waliba burka ey dumarka isla dhacaan uma marsana.
Omgg no makeup no lipstick no camera shidn hdna way shidntay😍😍😍😍allow Ku naxriiso HDD dhimtay hadad noshaynna alle cimriga ha Ku dherye khadija
original somalilnder way noo shahay
Egland ayay ku nooshahay waa mamo
@somali_weyn,
Mahadsanid sida sharafta leh eed cadeynta ii weydiisatey, waana ilbaxnimo aad dheertey dadka qaarki.
saxib anaa dhegahayga ku dhegeystey intii cawke Alle haw naxariiste Bbcda ka shaqeynayey habeen uu toos u wacay Maama khadiija uuna weydiiyey su'aashas iyada ah, weyna xaqiijisey shekadas, dabcan cawkena aun weriyaha qaranka buu ahaa oo goob joog buu u ahaa.
The singer looks gr8.can't imagine how free they were back then.being unveiled and all.
Great times! Missed Somalia. We really messed things up.
most singers are like that even now.
waaw waxay ka dhalatey qolada soomali ugu gabdho qorxoon
waana dhulbahante qadiijo qalanjo qeybsami weysey baa horey loo yiri mgrt walaal.
Kkkkk ben badana 7sano kaso waregtay lkn dhulbahante maha ee wa samaron tas ogow
Kobka qurux da somaliyed qaday sidetameyadi beautiful aheyd fanka lorka aheyd qadijo qalanjo
manshaa allah laisma caasiyeeh khadiijo qalanjo qurux waxay ka ahyd qani
heestaan waxay kamid ahayd heeso lagu qaaday suudaan oo hobaladii qaranka soomaaliyeed ee waaberi uga yaabsadeen caalamka
quraxdeeda waa cadayn u aah xilikaan ma jirin make up oo hada rage lagu qalda qalanjo firi side u qurxoon tahay masha allaah ilaa hada hablaha somaliyed ayaada u qorxoon
saaxiib ha caynin gabadha iyo gabdhaha somaaliyeed oo idil ,ogowna in ilaahay uu siiyo quruxda qofkii uu doono
kaaga daran waa bila make-up 👏
kkkkkkkkkkkkk
@Farhia Farah wall farxiya faarax mahubtaa inay nooshahay toloow qofkaad ujawaabaysay
Ma ahan adiga aya umaeeeyga, Make up waligeey aya la marsan jiray. Afkeeda iyo dhabaankeeda eg. Make-up ayeey marksan tahy
Hablaha somalida waa kuwa aan ugu jeclahay adduunka oo dhan noolada
+Maxamuud Liiban waxba maka duwana hablaha kalee ee haka badbadiin kkkk
khadija Qalanjo waleee illaahay hada ooy waynaatay Sidedii u qurxoontahay Alllaha xifdiyo
xagee ayay ku nooshahay imminka wll
@@maakhiri3886 london ayay joogtaa iyadoo fakhda haysa
Waa Bandhigyadii Suudaan Khartoum iyo Waaberi Hoobalo fanka Africa hogaaminayay 1986
Qurux jidhkeda naag wakhtigan joogta kuma yal👏👏👏
queen araweelo kkk anigaa ka shidan wan odhankaraa xitaaa😂😂
Fatma Fatma
sheekaad haysaa
inanyhy
yaaa tawa
queen araweelo iyadaba bila mak
queen araweelo wara maxaa nagu Cuntay 😂😂😂😂😂😂😂😂
wakhtigeedii iyo cideedii ugu qurux badnayd. codka laakiin....
second to Saado Cali
Qalanjo way quruxbadantey lkn aniga ahaan waxa igala quruxbadan maandeeq iyo saado cali Aun
somalida waxa ku badan dadka aan hore wax u fahmin qabyaalada iyo qudhunku diley somaliya is somaliya mida kale gabartan waagii hore dadkii markaa joogey khaasatan gabdhihii markaa noolaa ayey quruxda u qaadey laydinma dhihin somali ayey ilaa maanta ugu qurux badan tahay wax fahma wagaas waaye hadamaansha allaah gabdhaha somaliyeed quruxda waa u dhasheen ilaahaybaa ugu deeqey meel kastoo aquruxbadan tahay ilaa hada inkastoo ay gabowdey balse is
Qurux da somalia qaday qadijo qalanjo waxay gartay nin kasto somali wife kisa Inu ugu waco qalanjo qeybsami weyday la dhaha raga somaliyed dhan wada arkay qalanjo qeybsami weyday raga somaliyed DHAN mid u qeybsanto ma aha nin kaliya nasib u yelan karo
Hhh dad xagaana quruxay maqleen wajiga un bay fiirin war qofka jirkiisa iyo qaabkiisa quruxdu way kamid thy inkastoo wajigu door wayn kaqaato gabadhaana intaba way haysataa m.a
Aad bay u qurux badantahay camerada ayaa qaraami ah mashalah
She's beautiful but the most beautiful of all Somali female musician is The late (Allah ya Rahma) Kinsi Haji Adan
Am not somali but she realy beauty wlhi like
quruxda dad badan aya u qiray ana wan ku racsanhy
Qurox wa diin e mahan wax qawan o an asturnin
Arkan farah Hassan waagaas xijaab majirin sister
Back in the days when we were civilized
Civilized in what way?
@@guulwade989 mentally, culturally and socially
jealous,she is so beautifull that is just,please no insults
She is really a classy singer
qurux u Dhalasho Ah oon Dhalanteed ahayn weeye
DEFINATELY THE MOST BEAUTIFULL WOMEN IN THE REGION OF SOMALIA
Aniga waxankahelay musicga very nice
+Sahra Awil Haa Sis Musica Caadi maaha, Wuu israacraacayaa sidii Hirarkii Badda...
Music 🎼 gu waa Sudanese ❤
Qadiijo Qalanjo ... Waa Qalanjo Qeybsami weyday Gabadhii Layidhi Qurux Darteed... Waa Ciyaaryahanad aad utaqaan Ciyaaraha Hidaha & Dhaqanka Soomaalida. Waa Heesaa aad u Codmacaan, Waa Jilaa Xirfad Sarre uleh Qaabka Jiliinka... Barta Qalanjo Hadaad Dhawaan Fanka Kusoo Biirteen Dawashadiisa & Dhagadhageyntiisa ...
being veiled is beauty quruxdu waa asturnaanta
kkkk waxa quruxda u diidan dumar bey u badan yhn lkn..dumarku ma iyga u ogolankara naag kale mid walba iyada isula qurux badane..gabadhani waa qurxon tahay..wana midabki somali e asalka aha
kkkkk anigaa u qiray inay quruxda hay qalanjo aa la yiri wallee wey ka muuqataa maanshaa allaah
Ahmed Yasin wall qurux waa xiyaab
mnsh allh wlhi nin been shegi kuuu run shega ba gbdha ni wy qurux badan tahy isma lihi nag kaa qurux badaan ba jogta hadi hy dhimatyna rabi ha unaxariisto hdi hy noshahyna rabi ha udanbi dhafo rabigi umay aya dhex yar oo tako ah wajii qurux badan itaala kudhamys tay malaba lama dhafin qofta ni wy iga dhax baxdy mnsh allh
Wllo dumarku xaqiiqatan waxba isuma quuran illahow xaqa na garadsii
Fathy Oo
abaayo waruntaa kiirunhega
iyo kiibeen sheegabo
qalanjo rabaa qurux udhameyay
anigu timaha iyo afka iyo dhexdan
marwalbo ka eegaa
walee lagama bogon karo
indhahana lòoma dhameeyn kara
allahayoow kuunaxariiso aduun
iyo aakhirabo masha allaah
Our old People ayeey u jirtay waaw nice Muqaal
Mashalaaah quruxeey barigaasy dalyo dadba jidhene
she was first ever miss Somalia. you can check it on google. " qalanjo qaybsami wayaday " baa hadraawi laga hayaa
I have never seen like this girl all Somali girls
Xaqiqdii anoo aqoon aya hada ka hor RUclips Ku arkay waxaa markiiba niyadeyda kusoo dhacday majirt gabar Somali oo k qurxun Maya ayaana isugu jwbay qalanjo qoordheer waad nashafisay
anigoon waxba ka sheegeyn qalanjo, uguma qurxoona haweenka soomaaliyeed dhamaantood
iney qurxooneed shaki kuma jiro waqtigii ay dhallinyarada aheed laakiin somali uguma qurxooneene gabdhaha heesa ee somalida ah ayay ugu qurxooneed!
Sudans musicians ayaa heesta tumaya waw
Gabadh somali ah oo qurxoon laakiim mid fool xun maba jirto aloow soomaaliya nabadee
MAAMA KHADIIJAAY KUWA JANADA KHAMRADA AAN LAGU SARKHAAMIN LA DHANSIIYO ALLA HA KAABDHIGO AAAMINE.
KHADIIJO OO BOQOR BUKAASE DAYUURAD USOO DIREY, KANA SOO DOONEY MADAXWEYHIHI XILIGA M SIYAAD AUN SARAAKIISHI KACAANKUNU KU WARGEYLIYEEN BOQORKI AFRIKADA DHEXE SOO DOONE DIYAARADI U FADHIDO;;;LAKIN ISKA DIIDEY UGUNA JAWAABTEY CALANKEYGA IGALA QIIMA BADAN CALAF SHISHEEYE;;;YAA SALAAM MAASHA Allaah waa tusaalaha heybada iyo hanka gabadha somaliyeed.
bro sheekadas kutiri kuteen ban moodi jiray e II xaqiii indr
WAARIMEYSIDE WANAAG , Mahadsanid waa sheeko qiimo badan.
WAARIMEYSIDE WANAAG xiligaas iyako gabadha midabkooda leh oo aan is cadeen makeup xitaa marsan ayaa laso dalba jiray hada iyado lis dhaqay oo makeup saaida la isticmaaalo maba arkoono wax lasoo dalbooyo😅😅😅
WAARIMEYSIDE WANAAG thank you wllal waxad nala wadaagtay Tariikh qiimo badan. haweenka somiu waa boqeanyihiin
Ramla Nuur 😂😂
Yaa salaam waxa saa qurux ah
Waana bilaa makeup mashaa allah
waad la heshay maansha alah
waa aad bay u quruxbadantahay eesh qiyaasak waa reer borama
She's reer borama :)
samaroon
Of course she’s Al samarooniya
Qrux wajiga bad moden somali dad walan gbadha stylkeda ega horta qruxdu wa styl xta wajiga waka qurxanthy stylkay wadato cunaha dher gabar sasa si lgu helo o somali ah wa adagthy
Stylka ayeey ka quruxbadantahay i mean she has nice body but face dadkeeda ayeey kujirtaa
2019 yaa dawanaya gbdha somaliyeed e ugu quruxda badneyd qarnigiii tegey
Soomaliyey markan qabyaladda iska deynaan qaran noqeynaa ee ka waantoba qarase gabdhaha somaliyed dhammantood wey quxur badan yihiine qabyaladda uun naga daaya
gabdhaha ha inga caayina waa asaaska bulshade waa hooye,
Masha allah❤❤ ❤
Ogaden isaaq dulbahante warsangeeli cutest girls in somali rest normal class
soomalidu siday wax u fahmaan ayaa adag lakiin siday wax u cayaan ayaa u fudud iyakoon waxba hubsan ayey iska caac leeyaan taasina maanta waa ta dhigtay dowlad la,aan iyo qoxooti khadiija qalanjo tarikh ayeey ledahay oo hablahasomaliya ayeey u qaday quruxda taasina wa wax jira every dowlad way samaystaan tartan qurux qofkii u qalmayna siyaan, iskahadlow bal maxaad sheeki
all somali girls are beautiful specially isaaq waliba habar awal the cuties and most people know that. qabiil ahaana iga ma aha somali oo dhan way ila qurux badanyihiin but hadda kala saarto weeyaan. love you all my somali girls.
Futadad ka hadashay hablaha samaroon ayaa ugu sita dhaman somaliya oo dhan. Waayo gabadha hesaysa wxy ahyd miss beauty of Somalia xiligedi. Habar awal mxy badiyen ictiraf bad ilaa 1990 gii lacaymadine faqash ayad tihin
Habiinkii Khartoum 1989❤
2017 and stil watching
2020 stil watching
no make up no isqurxis no is dhalaalin lkn waa midabkii asalka ahaa eee hablaha sooomaliyeed waana nooca aaanu hadaanu rag nahay qurux u naqaaan dhexda ooo yar iyo labada qayboood ee sare iyo hooose ooo weyn sidaaasay iska noqonaysaa 2017/8/26
Dad baa soo qoraya reer awdal bay ahayd bal ma is weydiseen fanaantii hore oo sharafta na siiyay somalia meelkasta bay ka yimadeen dalkoodana way jeclayeen dal inay leeyihiina way dareemayeen sahra ahmed kinsi xaaji aden saado caali khadro dahir ahmed cali cigaal binti cumar gacal xasqn adan samatar kuna sii dar intan
Gabadhaha hada Jogo make up ayey qurux maleyan sidasa logu dhashaa
great somalia our dream iyadaba makeup wa umarsanyahay
great somalia our dream come
Hhh make up ka bariga socday ayan muqan o umarasana lkn qrux ilahay wa siyay mashllah hadanaa qruxda maxa lo bari wayey
Quruxdii Dumarka Soomaalidaa Lagu Amaani Jiray Ayaa Ka muuqata
ilaa hadan dhagaystaa 2020
calicaaarif yaakaloo qurxan ma ogaadeen baad ilowdey
mucjiso goftaan guruxleey ar wagti fican jeclahy in aan nolaan lahaaa gabdeheena qatar
+Somaliano Hussein wlh maxaa aminsanahay inee kuwa hada ka qurux bdn tahe coz markaas aba ficnet oo make up iyo wxs aa alin lkn kuwa hada make up la an horror aa uqabtaa
qurux ley rabibaa ugudeeqay qurux jalanjo
Nice Nice qarama classic music
dhiiga yaan la igu kicin dhiikar ayaan qabaa gabdhan gabdhaha soomaliyee uguma quxana waa gabdha heesa qala
Raga Aduunka mara ama safra baa naago iyo aduun laga warsada😊 Sarkal dimoqradiyo Howlgaba baanu beri sheekeysanay, kolkasan weydiiyey:
YAA DUNI INTAAD MARTEY UGU NAAGO QURXOON?!
WUXU IGU JAWABAY: NR1 WAXA AH SOMALi 2NA KONFUR AFRICA(IMA AQON INAN SOMALI AHAY!!)
Quruxda waxay ku darsadeen Qab, ey Quursadaan xita gaaladi tusale hooya:
Gabadhii ugu codka xumayd fanaaneenta Soomaaliyeed, Quruxeeyna xaal qaado
Silki hoyada, hoyada waliged mel stage ma istagtay oo maka hestay. 😂😂
@@abdirahmanmo7945 ina dhillo, Illaah baan hooyadey stage taagin
@@DiiwaanLyrics dadka mxd ku cayi dee faqash xumbad kaso jeda somaliyo dhan baa jecel, adi laguma yaqaano inad no shahy iyo inad dhimatay
@@abdirahmanmo7945 maxxaad filanaysay markaad dadka caysay .
@@abdirahmanmo7945 yaase og inaad garac faqashtu dhashay tahay?
Cod maleh, fanka quruxdeda ku jogtey umaleyna
asc wan arky gabadhan mansha allah sxbyaal iswaraysi bro zaki diini face bok hargaysa 4475289
Dhulbahante maaha, waa Gadabuursi
dhexdeeda wey iga yaabisey!
@caali caaruf burhaan
ma is waydiisay sababta waayo waa gabadh iyo habaryarteed way is dhalaan
naagtan fanaaniiinta ayey u qurux badnayn
hablaha dhan maaha
Maxamuud Ahmed v
qurux ayaa allah u dhameeyey lkn codkeeda waa caadi buu ahaa
manshaa allah tabarka allah ilxun kuma aragto way qurux badan tahay oo cod macal style ayey ledahy lkn mama sado ali warsame illahay naxaristi jano ha ku casume aya kasi qurux badanayd macal codka melkasta iyada ka shidanayd lkn dab yar ma shidayso iyadu ba wa khatar
qalanjo way qurux badnayd laakiin saado cali kama qurux badnayn hadaan lais xasdeynin
Somali meelbu ugadhacay qofka yiri tanaa ugu qurux bad an
the real somali culture before the tent ( jalbaab) wearing Wahhabi scourge appeared
Shaun Elemens its our religion what you're talking about idiot
What do you know about islam?except what you hear from the media
Shaun Elemens right bro wahabism spoiled our culture
khadeeja rasheed now he is your teacher about your religion
Sadness 😢
It is funny that morons like you think they can divide and rule us with imperialist mentality. Who the F are you to say anything with the way we decide to dress when your name is SHAUN? Besides it is not you who should tell us which way we should dress.
What a beautiful girl!
nice song thank you
Malaha kuwa heesi jiray waagaas bay ugu qurux badnayd
@
Saxiiix waa sidaa ee maaha Dumarka soomaaliyeed oo dhan
Walaaahi Quruxley Wakhtigaa
haaye waa ku fanka ku jiray kuwa ay u quruxda badanayd waagaas
Ragga musica heesta tumin sudans weeye
natural beauty maashaa allaah
horta hablaha reer somaliland ilahay baa qurux udhameeyay cod iyo aftahaninmo marka ilahay waxan uga baryayaa inay sharaf kuwaaran
+mujaahid gubad xariir waa say idhin latahay kuwa Qaadka cuna ee barjeeya ayaad rabtaa in aad naga gado maanta sxb ma arag miyaa gabdhaha la moodho xuural cayntii janadha ee mar la soo dhaa lacsiiye dunia ee jooga muqdisho
+mujaahid gubad xariir Gabadhaan ma iyada somaliland ah ?? hehehee is qor qorka dhaafa .somaliland ba aduunka ugu fool xun. balaayo af dheer
hhhhh bro qurax maxaa u daqaanaa mida kale anaga reer waqooy waan naqaanaa hanoo xayeeysiiinin bro qandha ilka cas cas hhhhh gabadhaana ma ahan reer waqooy
hhhhhhh muqdisho waxa joogaa waa baantuu ee ma hablaaa hhhhh naga gadaysaa kulahaa ma daanyeer baa hablaha somaliland loo quudhayaa ragoodii geesiyaasha ahaaba u jooga
@@BulshaawiTv hhh khadijo wa reer awdal oo naftedu wa samaroon siciid