Carabtii Oo Iraan Ka Tuugayda Inaysan Israaiiliyiinta Weerarani

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • #SubcribeHashi

Комментарии • 95

  • @bashirabdi5977
    @bashirabdi5977 Месяц назад

    Dowladaha Carabtu waa cadawga koobaad ee muslimka. Damiir iyo dadnimo hakasuginina. Iyaga iyo yahuud waa iskumid.sheekh ismail Hanniyeh Alle haunaxaristo. Somali haiskutashato carabtu itoobiya waynoogahiilinaayaan waalahubaa ee dadnimo iyo iskutashi iyo midnimo aan yeelano. Alle talosaarano. Alle halaag iyo burbur hakukeno yuhuud iyo yahuud kalkaal.

  • @XamseMaxamed-h1h
    @XamseMaxamed-h1h Месяц назад

    Suleiman.ha chi...a.s.cgaza.ilaahay..ugargaaro.aamin.aamin

  • @mostafaqoob2217
    @mostafaqoob2217 Месяц назад +11

    CARABTU WAA NAAGO
    CARAB LIBAAXYADA AH HADAAD MAQASHO WAA
    AFGHANISTAN 🇦🇫 PALESTINE 🇵🇸
    YEMEN 🇾🇪 SOMALIA 🇸🇴

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 Месяц назад +1

      Afghanistan carab ma aha. 😂

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 Месяц назад +1

      Carab ma nihin diinta Islamka noo dhaxeysa

    • @user-vx5sq5yf2c
      @user-vx5sq5yf2c Месяц назад

      Ee ma oromad tahay​@@kamalhussein5603

    • @MahamedMisaari
      @MahamedMisaari Месяц назад

      Carabtii dhiiga lahayd caboor aya kawaayay muslimiinta dunida manta joogta adboododa illaahay aya kaqariyey lakin sikasta xa ahaato maalamihii wacana way sosocodaan

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 Месяц назад +1

    Warkale mallaha waa uun
    Afkala qaad yaab dhakafaar
    Iyo murugo usoohoyatay.
    Caalamul islaamka 🌳🤝🌳

  • @axmedcabdiraxmaan6954
    @axmedcabdiraxmaan6954 Месяц назад

    Waa run reer falastiin carabaa laynasa

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Месяц назад

    ❤❤❤😂😂😂❤❤😢😮❤❤❤
    M.allaah Allaha guuleeyo muqaawamada siiba Falastiin ❤
    Iiraan guul😂😂
    Ku mahadsanid Tabintaada ❤❤❤❤❤❤

  • @drbukhaariabdirizakfaarahh1345
    @drbukhaariabdirizakfaarahh1345 Месяц назад +1

    Carabtu waa naago ay yahuudu fuulaan waa khaansiir dhamaantod 👌

  • @akrimabdikarim9867
    @akrimabdikarim9867 Месяц назад +3

    Tani anigu horey ayaan u ogahay.
    Xamaas allaah baa umaqan.
    Allahayow ugargaar reer gaza xamaasna guulee bicizatilaah.
    Natanyahu madaxda carabta wuxuu ku yiri babaadiya dhiiga yahuuda ciddi hawadeedi la iisoo maro mabadbadinin dhiiga yahuuda ee iska jira, yaa la idinki keysoomarin ayuu ugu hanjabey Natanyahu carabta munaafiqiinta ah.

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood Месяц назад

    ❤😂 Iiraan xoogga jira ee yuhuud
    Ka salbabkhday ee muslinka ah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 Месяц назад +3

    WAA WAX LALAYAABO. IN DALALKII CARBEED AY. UKALA ORDAYAAN BAD BAADINTA NIDAAMKA. SAHNUUNIYADA

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h Месяц назад +3

    Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Ciil Iyo Marooro Dilaac Baanka Qaaday Madaxda Carbeed Maalinkaliya Haday Xush Odhan Lahaayeen Lamaxasuuqeen Gaza laakiin Waxaan Ogaaday Yuhuudu Inay Ogolaasho Kahaysato Madaxdaa Waanasiib Daro

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 Месяц назад

    Wariye xaashi dagaalka hada socda isbadal wayn buu keeni doona waxaana kala cadaan doonta cida muslimiinta uhiilineysa iyo cida gaalada soo raaceysa waana sunada rabi taas❤❤❤

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 Месяц назад +3

    Illahayow uu gargar Palestine

  • @ahmedabdi8352
    @ahmedabdi8352 Месяц назад +3

    Waa wax lala yaabo runtii inay carabi intay iran tagto ay tidhaa wxn ergo ka nahay inay daan Israel weeran

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 Месяц назад

    Asc wrx wbr bahda khayr ka jeceley ilahay haydin xifdiyo adduun iyo aakhiraba aamiin

  • @hussenmogowalcadala6509
    @hussenmogowalcadala6509 Месяц назад

    Waa la yaabay bilaash wadanka ugutagin

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 24 дня назад

    Soomaalideena Ahaan Si Ayaanu Uga Liidanaa,Dadka Falasdhiinta Ee Dagaallamaayo

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 Месяц назад +1

    Carabta khalijka wa kuwa la inga soo galay calaam islamka burburin ya waana kuwa ugu horeey tageera nadaamka zahuniyada taas waligeedba way iska cadayd laakin wax badan qorsana aya maanta daadku arkayan nihooda. Waana sababti hogamiya cadilka marku soo boxo u carabta dagaalka hore ugu qadayo. Ilhahow xogamiya cadila no soo dedeji waan dalaan

  • @Abuukarcabdi-mv6wi
    @Abuukarcabdi-mv6wi Месяц назад +2

    Walahi garanmayo sidaron aliayayaqano

  • @abdibashiir3748
    @abdibashiir3748 Месяц назад +2

    Anaga somalida ahna waxay rabaan inay gacanta noo galiyaan yahuuda madow ee Mariska nala ah ayagoo noo soo dhexmaraya ninkaas hada dahraan ka dagay kuwo lamid ah oo soomaali nala ah balse yahuuda madow wakiilo u ah

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 Месяц назад +3

    Carabtii oo 10 bilood lagu xasuuqayo rer falastiin ayaa maanta esrael difaacaya

  • @mahdi2mahdi256
    @mahdi2mahdi256 Месяц назад +1

    Carab wlhi waa hootey

  • @Cusmaamm
    @Cusmaamm Месяц назад

    Falastiin guuul

  • @user-zs6tx1mb1v
    @user-zs6tx1mb1v Месяц назад

    Yes, true story true story thank you Hashi❤️💕

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 Месяц назад

    Shaqo wacan sxb

  • @SaedCade
    @SaedCade Месяц назад

    Seyidkii baa sheegay nimankan carab layiraahdo,waa macaan dheregla nin alle xejiyey baase ciil qabba.

  • @user-ee2yt9ss7u
    @user-ee2yt9ss7u Месяц назад

    Iilhaye Hguleye

  • @KhaliifHadliye
    @KhaliifHadliye Месяц назад

    Sadihiwacarabiwaanaagmakaahakudaalinhuuno

  • @qaniismaciil5263
    @qaniismaciil5263 Месяц назад

    Waa la yaab waxa carabta ku dhacay wax kele maaha waa aduuyo jacayl iyo kursi jacayl way iloben aakhiro iyo kitaab koodaba waa se taariikh cusub

  • @ducaleadan39
    @ducaleadan39 Месяц назад

    Waa Sidaa Walaale

  • @ahmedfaarah9677
    @ahmedfaarah9677 Месяц назад

    ILAAHAY DAWLADAHA CARABTA HA DUMIYO NIJAASADA

  • @tawakalnuur6675
    @tawakalnuur6675 Месяц назад +1

    Taariikh xumo ku dhacday suniga

  • @aminaadan4545
    @aminaadan4545 Месяц назад +1

    Waxaan dhih karnaa waxii iloobeen ale waxuu fariy oo waxaa ka xoog bataiy cabasida yahuuda iiy ka cabasanyaan

  • @marianali6233
    @marianali6233 Месяц назад

    Ceeb Allah asturo 😢😢carab way fashimeen

  • @user-hy3hx8xg7s
    @user-hy3hx8xg7s Месяц назад

    Gull Iran

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Месяц назад

    Guulayso xaashi

  • @omorali2175
    @omorali2175 Месяц назад

    Dowlada Iran wa iney dhagta ugu shuban urdun Iney hadey qabtan gantalaha an so tuurno hadey idinkana la idin iqabadoono

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Месяц назад

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 Месяц назад

    Waxaan leeyay ilahay idin argagixi dheh adduun iyo aakhiraba yuhuuday iyo inta dabadhifka u ah

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 Месяц назад

    Carabta wanaago walaahi

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 Месяц назад +1

    Arabtan waa munaafuqiin dawladaha Arabta ilaahey ha mideeyo

  • @ashawooo
    @ashawooo Месяц назад

    Maya soo arayan rufaytan carabta iran kama yelayan 🇮🇷 daba dhilfaka carabeta waye idan sugesa adinka sida lo babiya falastina adinka waye idan sugesa inshallaha gush waa walaalah reer Hamas soo iraya rufiyaka soo araya rufiyaka jordan

  • @aliabdilqadir1326
    @aliabdilqadir1326 Месяц назад

    Warun

  • @jaranecabdi5892
    @jaranecabdi5892 Месяц назад

    waana waxlaga xumaado

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 Месяц назад

    Jordan iyo imaraadka waa in ey iraan talaabo kulul ka qaado.

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 Месяц назад

    MA KUWANI ASTAKHFIRALLAH.CARAABTU WAA QUUS WARKEYGU.

  • @cayaarshealiomar877
    @cayaarshealiomar877 Месяц назад +1

    Madhowey markii laqoray mandho catowga igadaa carabi waa naage

  • @user-wq8er6xi8s
    @user-wq8er6xi8s Месяц назад +2

    Hashi warnagaso sii maxabistii falasdiniyinta aha ee jelasha Israeli ku kufsaden

  • @axmedcabdiraxmaan6954
    @axmedcabdiraxmaan6954 Месяц назад +1

    Sxb xaashi siday ilatahay waa in aynu joojinaa ereybixinta shiico waayo waamuslimka kaliye ee maanta falastiin garabtaan

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 Месяц назад +1

    Csw csw csw❤❤❤

  • @user-wq8er6xi8s
    @user-wq8er6xi8s Месяц назад +2

    Waa arin lalayabo afkana laga marojiyo inay falastiin garab wayo ayado sas labur buriyay walina laguwado dagal wadankedina dhulka lalasimay oo maraykan iyo Israeli iso gutagen meday turkey maxa kudhacay waxamba islaha iyada dhanta kuwa kale

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jaranecabdi5892
    @jaranecabdi5892 Месяц назад

    waa wax filaynay waxa dhacay ee dnd carabta

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk Месяц назад

    Asc mudane ❤❤❤

  • @muxyadincali5330
    @muxyadincali5330 Месяц назад

    warkaba iyo yaabka iyo cabsida fulaynimada ah ee masuliyiinta arabta adaa sookobayba waxan kudaroba garanmasyo, ma kuwaasa shacabka reerfalastiin iyo mid muslinimaba garab istaagi hadii dagaal wayni dhaxmaro iraan iyo yuhuuda , maraykan iyo ayda daba socotaba yaab !!!

  • @user-zm1pf5su5k
    @user-zm1pf5su5k Месяц назад +1

    Tani waa dhacdo taariikh madow ah ergaynta madaxda carbeed ay gadhka ku qabanayso Eeraan si aanay u weerarin Israaiil. Dhacdani waxay mudan tahay in taariikh ahaan oo Diiwaan geliyo si mustqalka loogaga faaiideeyo jiilalka soo Kobayashi, Isla markaana loogu sunto taariikhaha madow ee ay soo mareen madaxda Carbeed ee Gacan ku samayska ahayd

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 Месяц назад +1

      Hashi wariye sare ,xaqiiqda so gudbiya Jazakale kheyran wbt

  • @SahalwwwSahalwww
    @SahalwwwSahalwww Месяц назад

    😮😮😮

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 Месяц назад +1

    War nimanyahow horta gobolka bariga dixii rabi hasamata bixiyo shababka kunool Daman todba laken walii dowlada carbed o wax yur iska doho noma muqdaan

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir Месяц назад

    Hal keeda ayaad dhigtay Lkn anigu waaa hore ayaan ka quustay carabta

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Месяц назад

    Ala illahow niman waxba ogeyn hacadabin mareykanka yuhuda iyo iiran wa isku mid waxbayna isku og yihiin

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 Месяц назад

      Jaahil maa tahay mise waxa lagaaga waramaayo mad fahmin

  • @user-sm4bn1bn8u
    @user-sm4bn1bn8u Месяц назад

    Wlhi waxaa hubal ah madaxda carabtu inay sixranyihiin una bahan yihin quraansar

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Месяц назад

    Alle nacdal Durham hakaga rido carab

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 Месяц назад

    Biqorki urdum waxa laga soo tarxiilay mecka falastiintama waxa laGa soo qixiyey qudus dabadeedna waxa looga dhigay horjooge aad u laaya u xirxira aan dhanna u dhigin
    Dalla laguma sheedi karo ee waa xero falastiin lagu soo qixiyey
    Wax horumar ah ma samayn
    Ee wixii yujuudi u yeeroso ayuu raacaa markaa waa iska hadlow ina igarre waa maato caano leh
    Mar horeba meel aad u xun la dhigay.

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv Месяц назад

    Shucuubta dalalka carabta wey iney xilka ka tuuraan madaxda dabadhilfiyada ee yahuudi ah

  • @user-wq8er6xi8s
    @user-wq8er6xi8s Месяц назад +1

    😢😢😢

  • @mukhtaradan64
    @mukhtaradan64 Месяц назад

    😀😀😀

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 Месяц назад

    Carabta waxaa ka nool falastiin

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 Месяц назад

    Yahuudu waxay yaqaanaan sixirka ee ma sixir ayay udhiieen

  • @AhmedAli-vh9lc
    @AhmedAli-vh9lc Месяц назад +1

    Dalka urdun boqortooyo ma ahaanjirin ee waa lasameeyay waxana sameeyay boqortooyada urdun ingiriiska ujeedadii uu usameeyayna waa tan maanta ookale
    Xitaa farac ahaan ma ahn carab bal aad oogifirsada bidhaantooda

  • @khalidabdi1001
    @khalidabdi1001 Месяц назад

    Wariye xaashiyow waxan kaga tago garan maayo walhi Waxan dhabana hays iyo ama kaak ahyn

  • @user-vx5sq5yf2c
    @user-vx5sq5yf2c Месяц назад

    Waxan horay u arkay madax somaliyed oo calanka xabashida katagaya muqdisho kadibna aan arkay iyago dulaysan oo dhulkoda lagu barayo marka waxasi max aan layabo baaha madan erga ah oo dhukodi gatay

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic Месяц назад

    Ninkii aduunya joogoow maxaa aragti kuulaaban❗️

  • @user-uu4fl6rq1x
    @user-uu4fl6rq1x Месяц назад

    Dhahran carabta boqora waxaa isku dhaamah iiraan

  • @abdifahabdi2758
    @abdifahabdi2758 Месяц назад +1

    Tani ma aha taariikh ee waa qaranjab dhamaan ku dhacday caalamul islaami gar ahaan wadamada carab wana dabar go oodi hadayna ka dirganin shucuubta carabtu waa la is waydiid doona jiritaan kooda wan kadhimanaaye kama gabowno

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 Месяц назад

    Urdun ayaantii hore ayaa waxaa uhanjabtay iiraan hadaay sooraacda israaiil inaay bur burburineesa lkn hada si aay argagixisada israaiil garab usiiyaan haduu dagaal xarxo ayay qiil usameysanyyaan

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Месяц назад

    Waxba helay carab

  • @Bareh607
    @Bareh607 Месяц назад

    Sidan Kufahansiyo !!! Wa erayo kamida kuwa uu isticmalo wiilkan wana erayo kamida kuwa uula gafo dadka somaliyed walal qurbaha oo latago laguma noqdo aqoonyahan go black to school oo baro shrciyada wariyanimada tayo leh professional ah umadana ka xisho warar aan sal iyo raad lahayn ayad gudbisa cadaymo iyo xigasho la aan ayad dad badan ama masoolo eed saarta waxan rajaynaya inaad dib ufiriso

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 Месяц назад

      Wariyaha hadaad cuqdad gaar ah u qabto ma ahan inaad shaqadiisa u soo tuubo raacdo si toos ah ugu sheeg noh😂

  • @snw9257
    @snw9257 Месяц назад

    Gumeystahu dadka iska celiya iyo kan dugsanaaya way uu kala suntanyihin😡😡😡😡😡😭😭😭😭😭

  • @Mursalali-n1b
    @Mursalali-n1b Месяц назад

    Awalba walaogaa dadka wax dhagaysta

  • @Mogadishu23
    @Mogadishu23 Месяц назад

    Carabtan islaam miyaa Horta?

  • @mahirabi6915
    @mahirabi6915 Месяц назад

    Dadkaan horay u ogayn inay carabta laynayso dadka ree falastiin hada aya la yabayaan carabtoo dhan waa la guursaday yuhuud io ree galbeed aya qaba

  • @bashirabdi2943
    @bashirabdi2943 Месяц назад

    I cannot believe it with a lot of people how I want to tell me my people Somali country please. Don't follow him out of people falling around people because it's different. He's Muslim people his car, but the air people doesn't scare.