SIRAAD CABDULE IYO AXMAD-NUUR JAANGO || SHEYLILAAH WALIYULAAH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 21

  • @Kaaliyalegend
    @Kaaliyalegend Месяц назад +1

    Waa abwankii maxamed Maxamud CAGABALAD waa koxdii horsed fananintii qaranka siraaad cabdule iyo axmad nuur jangoow dhamaan naxariistii jano illahay haka waraabiyo amiin amiin

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 месяцев назад +2

    Hadaan hadalkaaga shiilau
    Weliba shirabee ka fiirsaday
    Warkaagu wuxuu shabahayaa
    Ninkii yiri waan shiraysan
    Mindiyahaan sheelayaa
    Libaax shaashliyo maroodaan
    Shillin ka gurayaaaaaaa.
    Allow idiin naxariiso dhamaantiin.

  • @JimalehYemeny
    @JimalehYemeny 11 месяцев назад +2

    Shadaaftu waa cawda ama darmada

  • @bulshomedia6995
    @bulshomedia6995 Год назад +1

    Eraga show ma ahan ee waa showr ee lyrics iska saxa

    • @HassanBirmad
      @HassanBirmad 8 месяцев назад

      Kanoo kaliya maaha kuwan heesaha youtubeka soo geliyaa erayada qoraalkooda way wada qal qaldaan waxay umaleeyaan uunbay qoraann eryada sax umasoo qoraan way kufsadeen heesihii

  • @kaydkadirir5253
    @kaydkadirir5253 7 месяцев назад +1

    Ereyada heestani waxaa ku badan luuqaduu qalaad
    Sheef waa af maxay?

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 3 года назад +1

    Cayaar ,

  • @abdullahihurre9843
    @abdullahihurre9843 2 года назад

    Listening on 2022 dated: 23rd. January 22....Caadi maaha hesihii hore..

  • @HassanBirmad
    @HassanBirmad 8 месяцев назад +1

    kuwan heesaha youtubeka soo geliyaa erayada qoraalkooda way wada qal qaldaan waxay umaleeyaan uunbay qoraann eryada sax umasoo qoraan way kufsadeen heesihii

  • @aarkamaantamedia2461
    @aarkamaantamedia2461 Год назад +1

    Shadaafta nimaad ulaabtoo adigu hayshegan tidhi macnaheedu waa nin aad xumaysay

  • @mayduleeyebooy964
    @mayduleeyebooy964 Год назад +2

    20/ 23 =2 =23 ??? heestan abwaanki sameyay magaci isheega ???

  • @Qalafe
    @Qalafe 2 года назад +1

    SHADAAAF ,waa maxay eraygaas fadlan ?

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 2 года назад

      Shadaafo=xamantada=
      Shadafahaga qaado =wixii ka yaal ururso oo la tag
      Waa kalmada negative ah
      Waa ha soo laban meesha wixii ku yaalna ka qaado

    • @kaamilali1389
      @kaamilali1389 2 года назад

      Wallal. Show mxa laga wadaa wll

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 2 года назад

      @@kaamilali1389,show wan ku ilabay: hubaal wan ku ilabay,show keligeed micno maleh lakiin marka weedh lagu daro ayey mico sameysaa

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 2 года назад

      @@kaamilali1389 lakiin heesta waa shoow oo leh shaqal dheer tasina way iga maqantahay

    • @burhanyusuf8746
      @burhanyusuf8746 2 года назад +1

      Heestaan erayadeeda waxaa sameeyey Abwan Shube oo hada ah maareeyaha tiyaatarka qaranka.

  • @JimalehYemeny
    @JimalehYemeny 11 месяцев назад +1

    Hadaad shabad tahay sidee uga shaleeydaa markaa waxuu qaldo halsaxo lakiin canaantu waa ceeeb