Mashallah tabaraka allah shiekh. Jazakallah khair sheikh. Allah SWT adigoo kale ha noo badiyo caqliga iyo cilmigana ha siyadiyo. Sida aad xaqa u iftiiminaysid miisanka ha kugu daro ha kugu xafido adiga iyo qoskagaba. Ameen yaa rabulcalamiin!
Masha'Allah tabaraka'Allah waa war fican sheikh wana laga sugayey. well done! Allah swt ha ku anfaco hadi aanu khayr la doonina dadka y dalkaba sharkoda ha dhaafiyo oo kuwo ka khayr badan ha ku bedelo ameen.
Masha allah sheikh maxamed jazakallahu kheyr alla haku xafido somalia xaqa alla ha garadsiyo wanadadana kuwa waxka faxamo garta alla haka dhigo yaa rabi amiin
Ma Shaa Allah Allah qeyr kusiiya sheekhow, mida kale waxan baaq udiri haaya umada soomaliyed war aan badbadsano dinta, dalka iyo dadkena. Allow na mideey🤲🤲
ruclips.net/video/RiUJwb4qp8A/видео.html 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹 🌹🌹🌹 *WALAAAL KA FAA,IIDEYSO OO DHAGEYSO DARSIGA MARKAAD DHAGEYSATANA LA WADAAG WALAALAHA KHEYRKA JECEL SI EY UGA FAA,IIDEESTAAN* 🌹🌹🌹 MAHADSANID
Msha allah shekh allaha ku xafido waajib ku saaran aya gudataye inti wax jar jartay iyaga uun be dhibee adiga wax dinbiya kuma lihid jazaakallaahu kheyr
Sheikh qayr Allah ha Ku siyo walow aan mar horey oo aan sugayey oo aan isdhihi jiray culumadii Somalia maxay u hadli layihii. Culumada kale ee Somalia iyagana waan sugeynaa ileyn culumada unba runta shegi Karo
Maasha Allah sheikh biloow ilaa dhamaad anagaa dhageysaney waxaadna ka hadashey meeshii larabey iyo sidii ugu habooneyd Maasha Allah sheikh maxamed cabdi umal Allah ha ku xifdiyo aakhiro iyo aduunkaba jasaakallaahu kheyr
Masha alaah sheekh geesi ah oo unaxaayo umada Somaliayeed wadadabadan baa qabiil diinta uga aamisan xafidaku laah🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️👏👏👏👏👏
Ascwrb. Sh maxamed abdi umal Allah inoo barakeeyo oo cimri dheer oo cibaado leh Allah ha siiyo .Baaraka Laahu fiil sh maxamed.
بارك الله فيك ياشيخنا فاضل وجزاك الله خيرا
Masha Allah shiiqow allah ku xafido🎉🎉
Mashallah Tabaraka Laah Shiikh Umul Allow ku Xafid Aduun iyo Aakhiro Amiin yaa Rabi.
Masha Allah aqli saliim eh jiritaankena waa muqadas🎉🎉
Sheikheena Alle ha noo xafido iyo dhamaan culimadeena sheikhoow arinka gala waan daalnay Alle idiin waafajidoona oo waan guuleysadoonaahe insha Allaah
SHEKH UMUL FAHAM IYO AQOON DIIMEED AYU ALLE SIIYAY MASHA ALLH ILAH CIMRIGISA HA U BARAKEYO AAMIN
DAD BAA JIRA WARXUMO TASHIILĶAA BADAN ÈE ILLAAHAY HA SOO HADÈEYO
Love ❤you 😊@@bashirabdihirsi766
Ma😂😂😂😂😂
Shiiqow qeyr allah ku siiyo 🎉🎉
جزاك الله خير الجزاء
Jazaaka Allahu khayr.
Ilaahoow Kuwii Waanada Qaata Kadhig Adigaa Awoodee Yaa Rabal Caalamiin Ilaahoow Aamiin
maasha Allaah sheekh umul mahadsanid
Jazakallahu kheira,Sheikh you did it!
I like how you explained and I expect they will do it may Allah unite us.Alihayow naikuken gawoochi.
Sheekh jazakalahu kher
Jizaakalaahu Khayran Sheekh
Jazakallahu kheyr Sheikh..In aad siyaasada wax ka sheego aad baa loogu baahna..
Sheeekha alle haku xafido runta iyo xaqa ayaaad ka hadashay
Mashallah tabaraka allah shiekh. Jazakallah khair sheikh.
Allah SWT adigoo kale ha noo badiyo caqliga iyo cilmigana ha siyadiyo. Sida aad xaqa u iftiiminaysid miisanka ha kugu daro ha kugu xafido adiga iyo qoskagaba.
Ameen yaa rabulcalamiin!
SHEKH UMUL jazakallah kheyr , ilahow culumada aaqiro iyo aduun u dambi dhaaf oo janatul fardows geey ya rabi
Fadlan Subscribe garee Iyo Sharee
ruclips.net/channel/UCYEpvCuitXtSrcU9yHKJA_w
Asc jazakumulah
Masha allah beautiful,sheikh umal hadad si sharaf leh hadad u hadashay oo dhanto qudbadii hore illaahey qeyr ha ku siiyo aaamiin yarabi
Allahu Akbar Sheikh illahey ha ku xafido jizakalahu Kheeyr
Jazaka.allahu.kheira.shekh.guuleyso.allaahu.akbar❤
Masha Allah sheeq umul Waa xaqiiq waxa aatka hadashay masha Allah Allah ku xafido sheeq Allaha xaqa inawada gara siiyo insha Allah
Mash Allah ilahay hakuxifdiyo jazaaka laah kheer
Masha alla alle haku xafatiyo
Ilahay hanoo kaa xafido anagoo ku arag ayaanu hadana Jacayl badan kuu qabnaa rabi hakaa raali ahaado sheikh maxamed cabdi umal
Amin Adigana Allah haku jeclado Wlshy
@@mohameddahirkeynan5446 amiin wllky dhamanteenba
Sheikh maxamed cabdi umal jizaakumulah. Cimrigaaga allaha kuu barakeeyo. (Amiin)
Asc wllo fadlan isoo booqo subscribe-taadana igu saacid ruclips.net/video/pwzFCYZlecQ/видео.html
Masha alaah shikh ale haku barakeyo aamiin
Jazakallahu kheir.. Sheikh Allah hakubarakeyo...
Maashaa Alaah ale hakuxafido sheekh umal
Wcs shiikh uma l aad aad xigmadaadu uwanaagsantahty maashaalaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah 🎉🎉 jazakallah qeyr
Jazakalaj qeyr allow ino xifdi sh mahamed abdi umal iyo dhaman culumadeyna
Masha allaah allaah haku xifdiyo sheeq
Sheekha illahay ha barakeeyo runtuu u sheegay ragii soomaali dhabarka jabinayay sheekha anigoo iidoora walaahi waan taageersanahay
Masha ALLAH ALLAH yaxfadka sheekh Umal
Maansha Allaah Illaahoow culumada noo barakee Sheekh Allaha ku dhoowro oo haku barakeeyo adiga iyo culumada kalaba
Masha,allaah wa jasakalah-khayr wa-barakallah-fiik sheekhunaa waa kalmado ama hadal lawada sugayey oo mudnaantiisa iyo macnihiisaba xambaarsan qofkii wax ku qaadanayah ilaahayoow nagu wada anfac aamiin.
Asc wllo fadlan isoo booqo subscribe-taadana igu saacid ruclips.net/video/pwzFCYZlecQ/видео.html
Marshall ah.Tabaraka.Laah.shiikh.UmuL.allow.xafid.aduun.iyo aakhiro.aamiin.yaa.rabi❤
Masha allah barakalahu caleyka sh maxamed umal waa idhaha umada somaliyed anagu waxan doneyna hadanu nahay islam kitabu llaahilkariim iyo sunatu xabibinaa muxamed scw marka culomaay intaat iska deysan fadhiga ukaca taxkimu shareca wan idin salamay wll
Shekh Ilahi haku barakeyo cilmigaga
M.a sheikh ruunta ka hadashay kuwii maqli laha oo fahmi lahaa Allaha ka dhigo InshaAllah
Maashaa Allaah
Allaha inoo xafido
Sheekh Umal
Jazaakallaahu khayran Khayru jazaa sheequnal faadil sh maxamed cabdi umal ilaahay subxaanahu watacalaa haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba ilaahay adiga iyo qaarkula mida hogaanka hanoogu dhiibo.
JANNO FARDOOUSA YAA RABBI SH UMAL AAMIIN .....
Maasha Allah kheer ilaah ha ku Sheekhuna ilaah haku xafido Ameen
Baara kallaahu fiik alle ha noo kaa xafido sheekhanaa sheekh maxamed cabdi umal
jazakallah kheyr sh maxamed cabdi umal tii horeba inyar wa kaga hadashay maamul gobaleedyadada ee diidan amarka dawlada dhexe🙏
Mashallah runta ayakaduwajisey
Illahoyow kuxafida sheikh umul
Hdi dhago wax maqlay iyo qalbi waanaqaato e leyihiin intaas kufilan Allaha ka abaal mariyo sheikhuna fadil jazakallah kheyr Al jazaa
MASHA ALLAH HALMAALIN IN AAD CARABKAAGA RUNTU KUSHEEGTO WAWAXWEEN ILAAH HAKUXAFIDO SHEEQ UMUL
Masha'Allah tabaraka'Allah waa war fican sheikh wana laga sugayey. well done! Allah swt ha ku anfaco hadi aanu khayr la doonina dadka y dalkaba sharkoda ha dhaafiyo oo kuwo ka khayr badan ha ku bedelo ameen.
بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل شيخ محمد امل وجزاك الله خير الجزاء
Asc wllo fadlan isoo booqo subscribe-taadana igu saacid ruclips.net/video/pwzFCYZlecQ/видео.html
Masha allah sheikh maxamed jazakallahu kheyr alla haku xafido somalia xaqa alla ha garadsiyo wanadadana kuwa waxka faxamo garta alla haka dhigo yaa rabi amiin
M.a shiikh allaha ku barakeeyo
Ma Shaa Allah Allah qeyr kusiiya sheekhow, mida kale waxan baaq udiri haaya umada soomaliyed war aan badbadsano dinta, dalka iyo dadkena. Allow na mideey🤲🤲
Wrdiinta iyo siyaasada kalasaar dufow e
@@maamuuseyare6154 waxan kawadha in Somalida aay xukumaan dalka kitabka ii sunnatha Nabiga(SCW)
Mansh Alaah ilaahow ku barkee yaa rabi. Dar ilaahay ayaan kuu jaclahay.
Asc wllo fadlan isoo booqo subscribe-taadana igu saacid ruclips.net/video/pwzFCYZlecQ/видео.html
ruclips.net/video/RiUJwb4qp8A/видео.html
🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
🌹🌹🌹
*WALAAAL KA FAA,IIDEYSO OO DHAGEYSO DARSIGA MARKAAD DHAGEYSATANA LA WADAAG WALAALAHA KHEYRKA JECEL SI EY UGA FAA,IIDEESTAAN*
🌹🌹🌹
MAHADSANID
Msha allah shekh allaha ku xafido waajib ku saaran aya gudataye inti wax jar jartay iyaga uun be dhibee adiga wax dinbiya kuma lihid jazaakallaahu kheyr
ALLAHU AKBAR ALOW NOO BARAKEEY CULUMADEENA ,WALAAHI WAAN KU FARXAY DHAMEYSTIRKAAN, ALOW ADDUUN IYO AQIRO KU BARAKEE☝️☝️☝️💙💙💙💞💞💞
Kkkk intii xalaal laga helaayo xaaraanta ayaan ka shaqeysanene sas waaye faqiiih Weynaade miyaa alaahuma salim
@@faatihfaatih3398 حج
Sheyqanaa Mohamed umal Allah yaxfidka:
Waa calimka umata somaliyet:
Jazaakallaahu qayran wa jazaa sheekh moxamed cimrigaaga Allaah kuu dheereeyo
@@aasiyafiicanay426 amiin
Waa talo aad u qiima badan iyo wacyi gelin ku socota inta caafimaadka qabka. جزاك الله خيرا
Jazzaa kallaah allaah haku xafido aduun iyo aakhiro
Maansha allah sheekh umal illahay haku xifdiyo aamiin Waa run maatada haloo tudho illahay ka baqa
Masha Allah sh.jasaakallahu khayr
mashaalah shiekh allah haku xifdiyo
Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo sheekh umal
Maan sha allah Sheekh ilaahay haku xafido waasax waxaan rajaynaya in Dani iyo Ahmed madoobe ay wax ku qaataan
Deni iyo Axmed madoobe duuflahan oo kale ma dhegeystaan ee ka xeysta oo gurigiina geysta hadduu wax idiin tarayo
جزاك الله خيرا الشيخ والوالد
Alaha ku cafido shekh
Amiin Alllah xaqa nawaafijiyo, dhibka Allah naga dulqaado.
Mshaa alaaha jasakumulahu khayran ilahay malinka qiyame ale hanagu kulmiye janada nobalan ah inshaa alah
Baarka allaah fiika wafii cilmika sheeqanaa faadil allaah ha ku xafido
Khayr Allah hakusiiyo waadgudAtay xaqaagii ilaahay hawaafajiyo . Allah haku xiftiyo. Aamin.Amiin.
Sheikh mohammed abdi umal. جزاك الله خير
sheekh alle haku barakeeyo laakiin culimada hawiye iyagu qabyaalada ayeey kashaqeeyaan laakiin anaga kuwayagu xaqaay sheegaan hada bal sheekh caliwa jiis oo sheekh hawiye ah wuxuu ku haflayey day hada hadaad adigu xaqa sheegtay iyagu sheegi maayaan sheekh daarood haduu saa uhadli lahaa waay wada ooyi lahaayeen hawiyoodhan qabyaalada ayeey diinta ka hormariyaan culimada kale ee beelaha kale ee soomaliyeed alle haku barakeeyo sheekh
اللهم لا تعجل مصيبتنا في ديننا ولا تصلط علينا بذنوبنا من لا يخافك ولا يرحمنا الاهم أمين يارب العالمين ولك 😥🤲
P
جزاك الله خيرا
Sh umal waa sh allh u aqli iyo diin iyo odaynimo siiyay allh ha u siyadiyo aamiin
Allaha bara keeyo shiikha cimri iyo caqli mansha Allah
Maasha.allaaah, Alle s.w. hakaa ajirr siiyo, Alle s.w. haku,anfaco waannadda kuwa loo jeediyay iyo ummaddoo iddill, Ducadda Alle s.w. hainnoo aqballo.
Intii soo gudbisaynne khayr dhamaantii haugudbiyo, sharr iddaylkeedna hakagudbiyyo.
Aamiiiin.
Shekh umal xayaakalah allaah ya baarik 👍🇸🇴👈
Waad mahadsan thy Sheekh Umal Alle ha ku xifdiyo
Sheekh Maxamed Cabdi Umal
Alle haku Xafido Aduun ixo Aakhiro
Masha allah qayr allaha kusiiyo .ayagana kuwii allaha ku hanuuniyo allaha kadhigo aamiin
Jazakallah Shiikhuna Al-faadil.
Jazakallahu khayran
Mashallah my sheikh sheikh umal ilaahay ha ku xifdiyo
Masha allaah shiiq umul allaah haku xiftiyo
Masha allah sheikh allah ku xifdiyo
Alla Haku Xafido Sheekh
Waan Rajaynaynaa in ay Wax Kuqaataan Waanadaa
Dhagihii Alle Waaniyo Uun Baa Waan Sama
Jizakallahu kheeyr sheikh Maxamed Cabdi Umal may Allah reward you Amiin 🌹
Asc wllo fadlan isoo booqo subscribe-taadana igu saacid ruclips.net/video/pwzFCYZlecQ/видео.html
MAANSHAA ALLAH SHEEKH UMAL WALAAL ILLAAHAY HAKU XAFIDO YEYNA KU CADHO GELIN AMA YEYNA KAA JEEDIN WANAAGA IYO KHAYRKA AAD UMADA SOOMAALIYEED U HAYSID
masha allah sheekh ajar allaha kaa siiyo dadaalka aad dalka ku bixinayso waxan dareemayaa in aad gudatay waajibkaagii jazakalaah
Sheikh qayr Allah ha Ku siyo walow aan mar horey oo aan sugayey oo aan isdhihi jiray culumadii Somalia maxay u hadli layihii. Culumada kale ee Somalia iyagana waan sugeynaa ileyn culumada unba runta shegi Karo
Allaah hakuxifdiyo sheekh💯❤
Yaayaa , maashaa Allaa Sheekhow Ilaahay haku xafido iminkaad noqotay Garsoore caadil ah oo aan cidna gar siinin ( xaq) oo cidwalba eedaysaneeya. Sow Eebe ma oran: RUNTA ( xaqa) sheega xataa hadday kharaar tahay ( dhib iyo xanuun kala kulmi doontaan); sow Ilaahay ma oran: malahu ( danniku) waa dembi , iyo hadduu qof faasiq ( beenaale/fitnowade ahi ) ah war idiinla yimaado iska hubsada .Yacni haddaad tahay qof waxgarada ama diinta wax ka yaqaanaa waa in hadalkaagu ka maqnaadaa : SIda la yiri, sida la sheegayo/sheegay, sida la malaynayo, haddii wax saas ah jiro ama u jirey ( conditional phrases), (qaala wa qiila), iwm. Oo aad markaas kadib dad dembi uga gashid haddalkaagii .
Allaha cimriga haku barakeeyo, adiga iyo dhammaan culimada diinta.
Ilaahay haku barakeyo Sheekheena wallee seef la bood ma tihid hadalkaguna waa mid cilmiyeysan