Dowlad ku sheega xasan sheekh wuxuu doonayaan in ay soo xero geshaan puntland laga dhigo dowlad xamar laga xakumo oo lacagtooda la doonayo in ay ku Kala qaysadaan madax gobolka laga soo magacaabo xamar iyo madaxa gobolka uu soo magacaabo degmooyinka cida xakumeeyso kuli waxeey u doonayaan in qabiilkiisa ay ka madax noqdaan xasan sheekh wuu riyoonaya keligii taliye ama Kim Jon unka soomaaliya.
Guul geesiyashana ciidanka 🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪♥️❤♥️ meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin🙏
Guul ciidanka difaca dowlada puntland guuleysta
😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤
Shukran geesi xidigaha tube🥰
Xasan gurguurte ilaahay nooma keeno taagero uu leyahay isagaaba reerkiina Ayaan kuli ah argagixiso ee
GUUL💪 PUNTLAND 💪 GUUL 💪
Masha Allah Suldaan Qorane runta ayaad sheegtay jassaakal Khair❤❤❤❤❤
Alaha garansiiyo inay caqligoodu shaqeeyo
Waa ajaanib marwalbo kasoo horjeeda hormarka dalka
☝🏻🙏✨️✨️✨️✨️🇸🇱
Xidigaha jira oo jooga
Salaan sare
Hawshaas hal uga.adagba utalla nimanka wata magici DFS lamadhihikaro dawlad soomaaliya.
E wa Qolo wadata magici umada.
Marka nimankas waxaba udaran bobka wixi umadu wadalahayd iyo barakicinta
Masakinta . Al xaqiiq ✅
BUNTLAND GUUL GUUUUUL GUUUUUL HANOOLAATO
Kuwa xukumadda federalka P/lan kumatala maxey yihin matalada ey sheganayan ma caloshoda u shaqeysteyalba maxeyse rer P/lan kayeleysa?
Waxaa layiri nin ku dilay harkuuma jiido xasan waa ninkii lahaa budlan 24 bari ayey ku burburaysaa hadaba wax Dana kama laha dagaalka ka socda budlaan allaa ayaanu talasaarsanaynaa waana jabayaa cadowgu ciidamadayada geesiyaasha ah guusha alaha siiyo rbbona hadhowro
Meeye kuwii muqdisho joogay sanyare iyo xildhibanadii puntlad maxay ka qabanayaan muqdisho