Halimo Gobaad | Djibouti | (VIDÉO OFFICIELLE) 2017

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • Bonjour
    je suis l artiste Halimo Goobad et je dédie particulièrement cette nouvelle chanson au peuple se Djibouti

Комментарии • 976

  • @hamdadjiboutiangirl8895
    @hamdadjiboutiangirl8895 7 лет назад +144

    mashallah heskan in badan aya sugayay whli 😍 Djibouti my Home 😙 inta somaliga ku hadasha inan ugu sareno ma ciid ba diidan 😃 halimo gobad thks swety we love you ❤💙💚

  • @awoayan8080
    @awoayan8080 7 лет назад +187

    Mash Allah halimo gobaad allow ku xifti fananad qaaliya hadaan nahay reer Djibouti waxan ku lenahay dhamaan thanks walasheen oo qaali nagu ah ayaad tahay horay usoco sister 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @saadiaabdillahi9262
    @saadiaabdillahi9262 7 лет назад +175

    C'est vraiment un grand plaisir Chère Halimo!!!Merci énormément en tt que femme Djiboutienne et t'es la bien venue chez nous😍😍

  • @fuaadmahdi6835
    @fuaadmahdi6835 7 лет назад +481

    Hadan nahay Dadka Somaaliyeed waan jecelnahay walal-heena Djabuuti. JANADII IFKAAY JABUUTI.
    HIT LIKE IF YOU GUYZ LOVE DJABUUTI.
    FROM THE LAND OF POETS SOMALIA.

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +6

      Fuaad Mahdi
      Viiva Djibouti ❤
      Wadanka somaliyed
      Ee sida fanciska uu dhaqama kk waww😂

    • @lynda2255
      @lynda2255 7 лет назад +3

      Fuaad Mahdi Djibuuti wey kuu jacel ayey uu qaban SOMALIWEYN .😍Nice musik goobad

    • @moustaphahassan9141
      @moustaphahassan9141 7 лет назад +5

      Fuaad Mahdi tanks 😇 wll sido kale RER jibouti way idin jeclyihin

    • @sergioramos4478
      @sergioramos4478 7 лет назад +1

      Khadar maxamed Biikos xgna muku jirtaa hooyada wasee

    • @lynda2255
      @lynda2255 7 лет назад +14

      Fuaad Mahdi 😘 djibouti 🇩🇯

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 7 лет назад +1701

    Allow Nikii Like Isaara Naarta ka xoree oo Janna Geey Aamiiin 😍 Love somali

  • @hamuddahir3426
    @hamuddahir3426 7 лет назад +491

    Inta Djiboutian🇩🇯 ah oo heestan dawatay farta taaga 👆🏻👍 🇸🇴

  • @salmagolden32
    @salmagolden32 7 лет назад +554

    Walalahen Ma Deriskena xalasha ah jabouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯inta jabouti jecel liketa hala igu qabto 👍👍👍👍😍

  • @asmitalabxarur4744
    @asmitalabxarur4744 7 лет назад +294

    Somali ahay from 🇰🇪 Kenya add iyo add ayan ujeclhay waleheyga somaliyed oo ah reer Djibouti 🇩🇯 one love ❤️ all the five Somali ✨ stars

  • @itsamina5844
    @itsamina5844 7 лет назад +201

    I am somali but I love Djibouti inta ila jacel like

  • @manmalow6948
    @manmalow6948 7 лет назад +59

    merci enormement pour cette belle chanson halimo gobaad sister on te soutient fortement Djibouti loves u qali ONE LOVE 4 SOMALI PEOPLE viva my sweet motherland JABUTI agoon kooriya Haataf Abdi mahaad naaq wayn naaga kuudoon huno

  • @adnamo9091
    @adnamo9091 7 лет назад +162

    Queen of Somali halimo gobaad 🇸🇴
    God bless Djibouti 🇩🇯 🙏🏿

  • @alimdooh8539
    @alimdooh8539 7 лет назад +12

    OMG halimo gobad thanks heesta Djibouti we love you....Jabutay horamargaka Jaliil ba mahad uu yeshay..

  • @malyounmaly7785
    @malyounmaly7785 7 лет назад +15

    Thanks sis halimo gobad u dedicated a beautiful song for my sweet home Djibouti one love Somalia

  • @crazyguy2054
    @crazyguy2054 7 лет назад +194

    Djibouti aad baan ujeclahay inshallah marbaan jeclahay inaan booqdo waliba fasax soo socdo
    love from mogdisho 🇸🇴
    nice song haliima gobaad

  • @nadifoemli6864
    @nadifoemli6864 7 лет назад +8

    Woww inaba caadi mahaan heestan viva Halimo goobad pic respect ✊ aad iyo aad ayaan kugu mahaad celineyna huno hadan nahay reer jibouti waxan kulenahay maadaxaad noosaraan tahay walashey qali 😍😘❤️🙏🌸😘❤️

  • @anid9027
    @anid9027 7 лет назад +13

    Djibouti Alow ku dhowr o cadowga ha jabo vive waliga. Thank you the queen of beauty & style Halima Goobed we love you 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤💖❤

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 7 лет назад +85

    Waligiin ba jira jabuti walalaha somaliyed 🇩🇯 🇩🇯 😍 😍

  • @ismaluisti9591
    @ismaluisti9591 7 лет назад +30

    merci beaucoup pour ct belle chanson que tu nous as dédié on t remercie infiniment

  • @salmaanbaasi379
    @salmaanbaasi379 7 лет назад +56

    jabuti one love from somaliland
    waxaa tihiin wlldeyn ee hormarkiina ha jirto ilove all
    somali people

  • @Fadxiismaill
    @Fadxiismaill 7 лет назад +7

    💖💖first liketa ha ikala bakhaylinah 😘😚😘😪😪

  • @hamzamiguil9540
    @hamzamiguil9540 7 лет назад +12

    ouah une très belle chanson
    dédicacé à tout les djiboutien
    force à toi #gobaad
    afkaaga caano Gabobe la'gou gabay
    DJIBOUTI #DHALKEYGAAY
    BOGEYGA KOUTAL #JABUTI
    JANADI IFKA'AY #JABUTAY
    WALIGINBAA JIRA #JABUTI

  • @osmanidil7533
    @osmanidil7533 7 лет назад +36

    Une très belle chanson waaw!!!. Bravo gobaaad nous t'aimons aussi. 💛💜💚💕💖💝💞💟💗👍👍✋👏👏👏

  • @alfananibnumarey3883
    @alfananibnumarey3883 7 лет назад +16

    Heestaan wey iga gadantey viva Djibouti anoo ka socda buntlander reer Djibouti aadbaan idin salamin

  • @hassang9003
    @hassang9003 7 лет назад +44

    🇩🇯♥️
    Halimo Love, Respect & Admiration 🤙🤞

  • @leilaahmed5684
    @leilaahmed5684 7 лет назад +25

    Merci pour cette magnifique chanson halimo. Que Dieu te benisse bisou..

  • @awildaher9988
    @awildaher9988 7 лет назад +76

    I am puntlander put I love jabuti 💔💓👍👍👍👍👍 pest hees like izii reer jabuuti nolada☝

  • @asmasaid3944
    @asmasaid3944 7 лет назад +15

    mashallah wa la dhacay heestan et vive DJIBOUTI mon patrie, l'unique et le seul pays que j'aime au monde ALLAHA ku dhawro JABUUTI

  • @deeqoabdule4512
    @deeqoabdule4512 7 лет назад +3

    Wow gobaadey hda qeelisi xata heestada cadi ma ahan jabuti heestan wa u qalanta wlhi big respect rer jabuuti 😍😍

  • @wizkizayanleh4138
    @wizkizayanleh4138 7 лет назад +10

    #Hataaf_Studio caadi ma tihid walla bro inta ugu danbaysa wa faransis 😂😂 nous sommes avec toi et Xaliimo Gobaad j'aime ton artiste J'te jure frère
    Nôtre artiste: Hataaf Studio
    Nôtre Chanteuse: Xaliimo Gobaad
    Nôtre pays: Djibouti 🇩🇯
    Je remercie Ma belle princesse 👸 où nos chanteuse Xaliimo Gobaad ❤️❤️❤️❤️❤️
    Somalia salaan iga gudooma
    Somaliland salaan iga gudooma
    Buntland salaan iga gudooma
    Jubbaland salaan iga gudooma
    Khatumland salaan iga gudooma
    Iyo inta kale iga gudooma

  • @molitoismo5368
    @molitoismo5368 7 лет назад +213

    From *Somaliland* Djibouti and its people are very kind, friendly, humble generous and welcoming people as I heard from other people and I'm curious to have a friend, brother and sister from their to learn a lot from them. I love you my Second country n I hope I'll visit you soon legally.

  • @mahadbiif1556
    @mahadbiif1556 7 лет назад +4

    Wooooow wooooow wooooow
    Thank you very much
    #Halimo_Gobaad 🌷🌷🌷
    #DJIBOUTI
    ALLOW NOO ZIYADI
    Nabad iyo Nolol
    😘😙😗😗😙😘

  • @guntigabyare8182
    @guntigabyare8182 7 лет назад +74

    Big Respect for DJibouti from Hargeisa OneLove❤

  • @dalmarcabdala4007
    @dalmarcabdala4007 7 лет назад +22

    abwaan dalmar waa heersare heestu noolaada reer jabuuti 💙💚💚💛👌

  • @alimilano9166
    @alimilano9166 7 лет назад +28

    jabuti wajaclhy wayo waa dad najacel cunsiri mayaqanan jcliyh jabuti alow idin dhowr walalahen an wada jclnahy inta ila jcel jabuti like i wada sara thnk u 😍

  • @mohamedsaid7887
    @mohamedsaid7887 7 лет назад +140

    Quelle belle chanson
    Quelle belle voix
    Merci 😊 halimo
    Djibouti 🇩🇯💪🔥🔥💪💪💪
    Que dieu protéger ntre pays Djibouti 🇩🇯
    💪💪💪💪💪💪🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪💪

  • @ayaandegen3038
    @ayaandegen3038 7 лет назад +241

    Saar like hadad jeceshahy plz reer Djibouti 🇩🇯 🇩🇯🇩🇯❤️❤️🇩🇯🇩🇯

  • @isracadeey562
    @isracadeey562 7 лет назад +7

    I am from muqdisho lkn waxaa ugu jeclahay jabuuti waa dhulka kaliya ee somalida ah oo aqoon qabiil xumaan xasinimo uqdad shicibka iyo madaxda viva jabuuti dad dhiig leh iyo garab walalnimo yaqaanan we love you like I saara inta jabuuti jacel inta kale .kii naceb ama ka maseero uqdad u dhimo

  • @munamohamed7470
    @munamohamed7470 7 лет назад +623

    Rer mogdisho ahy djabouti walhi wn jclhy

  • @akwajr9674
    @akwajr9674 7 лет назад +33

    Jamhuuriyadeyda bilan jabouti we Love u Somalia ❤️💯💯❤️😍

  • @nadiraadam6166
    @nadiraadam6166 7 лет назад +210

    From Somaliland We love wllahy reer DJIBOUTI horumarkinana wan jecelany😍😍😍

    • @libanmoha3138
      @libanmoha3138 7 лет назад +5

      nadira adam viva somaliland 💚 love love endless love

    • @hassanbogoreh8408
      @hassanbogoreh8408 7 лет назад +10

      nadira adam... Thanks dear anaganaa sidokale... Love Somaliland as my 2nd Country👏

    • @asmaruush5864
      @asmaruush5864 7 лет назад +2

      nadira adam haa sax wllo we love jabuuti

    • @asmaruush5864
      @asmaruush5864 7 лет назад +7

      Somliland baanan ka sii jecelahay

    • @kadirmeddoubad2053
      @kadirmeddoubad2053 7 лет назад +3

      merci wall

  • @ayanlekorontokoronto2192
    @ayanlekorontokoronto2192 7 лет назад +22

    Masha Allaah Hees iga dheh Jabuti. Xaliimo Gobaad big respect

  • @ayuubishaq5521
    @ayuubishaq5521 7 лет назад +66

    Walaalo aan naga daalin Jabuuti we love u all the time and every moments💯🇩🇯🇩🇯😍💯

  • @sababaysababay2803
    @sababaysababay2803 7 лет назад +32

    xaliimo gobaad inayl waa reer jabuti woow reer Xamar baan modaYoo Waan ka dHacaYee reer jabuti like iigu qabata anaa qabee 😍😍

  • @nistahamuhamud5462
    @nistahamuhamud5462 7 лет назад +3

    erayada iyo laxanka wa isla nabiil bulle proud of ya ina adheer nabiil keep the good work ♡♡☆☆ nice video haataf the best studio thumbs up huuno

  • @MunaMW
    @MunaMW 7 лет назад +52

    Waaaaw gobaadteyda canshaqa ah qoftaan 😍😍😍waadka baxaste djabuuti dadkeeygoow nolaada 😘

  • @wizkizayanleh4138
    @wizkizayanleh4138 7 лет назад +10

    Mahad sanid Xaliimo gobaad ilaahay amarki wan jeclahay cododka dahabka gobaad noolow quruxey nous sommes avec toi la princesse 👸❤️❤️❤️❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @AdnanAli-kc7xb
    @AdnanAli-kc7xb 7 лет назад +25

    Esh qiyazak
    Fananada iskabulada o dhan
    J'aime mon pays deuxième Djibouti 🇩🇯

  • @hamzaadaweh5045
    @hamzaadaweh5045 7 лет назад +26

    Macha Allah my beautiful country🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @kurbejr6504
    @kurbejr6504 7 лет назад +34

    jamhuuriyada bilan jabuutaay iga gaadhsiiya salaan reer Djibouti one love 😍

  • @diredawaethiosomaligirl1693
    @diredawaethiosomaligirl1693 7 лет назад +24

    Dalkii xornimooy jabuutaay dalkeygaay❤️Jamuuriyadeyda bilan jabutaay dalkeygaay jiban ku qaba jabuti iyo jacyl aan dhamaan jabuti we luv uh too xppti gobaad❤️Jabuti waa in aan kugu casuuma si aan inapa cadi eheyn wellcm to t djabuuti queeney👑From dire dawa

  • @osmanidil7533
    @osmanidil7533 7 лет назад +5

    Aad bad u mahad santahay xalimo goobad. Wanu ku jecelnahay anaku. Jir o joog afkaga cano lagu qabey.👏👏👏👏💕💖

  • @djsaaqinho8885
    @djsaaqinho8885 7 лет назад +11

    First view N comment
    like ii saara inta iga danbeesa
    🆓like

  • @somlimodernfilms374
    @somlimodernfilms374 7 лет назад +16

    Somali modern films
    Heeesta jabuuti
    Wareeer waaye
    We Love All somali

  • @zayaelhakemvevo5294
    @zayaelhakemvevo5294 7 лет назад +56

    we love u halimo gobad 😍😍 please come djibouti en tattend♐🔜

  • @moburco9119
    @moburco9119 7 лет назад +6

    One Love From Burco, Somaliland To Jamhuuriyadeena Bilan Djibouti

  • @moqazem8935
    @moqazem8935 7 лет назад +14

    mashallh cod ka ga caadi maaha
    XALIIMO GOBAAD
    BIG RESPECT

  • @najmaali1067
    @najmaali1067 7 лет назад +295

    muqalka maraya yarta wn jeclahay 💖like bal igu siya malintii dhalashadayda weye💙💚💚💛👌👌👌✋👏viva djibouti

    • @nuurdhaantonuurdhaanto7497
      @nuurdhaantonuurdhaanto7497 7 лет назад +6

      Najma Ali Hhhhhhh Gobaad Fanaanad culus

    • @Jaajale
      @Jaajale 7 лет назад +6

      happy birthday hahaha haday dhab ka thy haha

    • @najmaali1067
      @najmaali1067 7 лет назад

      said jama khadar way tahee shukran wllo

    • @daashrage6119
      @daashrage6119 7 лет назад

      Queen Xaliimo gobad 💞💞💞💞💞💞💞💞💕💕💕💕💕💕

    • @lilmose3905
      @lilmose3905 7 лет назад

      Najma Ali hhhhh dhalasha lagu meel mara ya ku yiri caadi iska tuugso 😂 lkin like kuma sarin kkkkkk

  • @kadarfarah1336
    @kadarfarah1336 7 лет назад +34

    am the only one who think her voice is breathtaking

  • @hassanbogoreh8408
    @hassanbogoreh8408 7 лет назад +4

    Xoxx...what a song...great women with awesome song...thanks beauty "Halimo Gobaad💓"

  • @ebranaj5238
    @ebranaj5238 7 лет назад +5

    It's like am having a crush on this artist right now with her Djibouti things 😍😍

  • @samSam-pw4wj
    @samSam-pw4wj 7 лет назад +12

    Djabutii we love u all from somaliland and we love this song 💋💋💋

  • @shaficibashe2995
    @shaficibashe2995 7 лет назад +19

    Nous vous aimons tellement Halimo Gobaad au studio Haataf
    vous remercie pour tout-------Comme si tu comprends

  • @yahane33
    @yahane33 7 лет назад +77

    Beautiful song to my beloved country DJIBOUTI ❤❤❤❤❤

  • @indhocashaq8067
    @indhocashaq8067 7 лет назад +960

    walalyaal xaliimo gobaad walsheed baan ahy indho gobaad like isaar wan idin tuuga 😂😂😂😂😂😂

    • @cumarcabdi5953
      @cumarcabdi5953 7 лет назад +4

      Indho Cashaq kkkkk dhibka dhaaf

    • @MRKAHIE
      @MRKAHIE 7 лет назад +3

      waan kuu saaray ee subscribeta aan isku qabano indho gobaad adna stylkaan ma taqaan aan ku goobee

    • @mohamedokali3817
      @mohamedokali3817 7 лет назад +1

      Indho Cashaq
      qado wakase

    • @mohamedmuminshgudle2413
      @mohamedmuminshgudle2413 7 лет назад +2

      Indho Cashaq # /100% like

    • @caasholuuul9909
      @caasholuuul9909 7 лет назад

      Indho Cashaq hahaha😂😂😂😂

  • @salehmohamoudgabad
    @salehmohamoudgabad 7 лет назад +9

    Merci pr cette belle chonson #halimo_gobaad big love my Djibouti

  • @cumarshide2927
    @cumarshide2927 7 лет назад +77

    From somalilnd we love jabouti walaalahayo I miss all jaboutian people

  • @oumalkairealimouhoumed6575
    @oumalkairealimouhoumed6575 7 лет назад +1

    jacayll an dhaman djaboutaaaay halimoy maar uun ino imo djibouti xafladan kuguso dhawayni insha allah come to djibouti

  • @abdisalammaow
    @abdisalammaow 7 лет назад +47

    If she could wave the Djibouti republic flag would made it top, any way the song is smart and many thanks to Halimo Gobaad

  • @habonarab1057
    @habonarab1057 7 лет назад +11

    🇩🇯💙😩one love Djibouti 🇩🇯🙏🏻

  • @hamzeabdiali2003
    @hamzeabdiali2003 7 лет назад +19

    Très belle chanson halimo gobaad, u welcome ❤❤❤❤

  • @fannumber0ne584
    @fannumber0ne584 7 лет назад +27

    ❤ Djibouti ❤
    Walaalo inagu qaali ah jiroo joga waligiin💕

  • @sureyaazackarie8847
    @sureyaazackarie8847 7 лет назад +326

    Waaaw Djabuuti igeeya
    dad aan taageersanhy

    • @hassanbogoreh8408
      @hassanbogoreh8408 7 лет назад +4

      Sureyaa Zackarie welcome wllo...so dhawoww👌

    • @abdimahamed8243
      @abdimahamed8243 7 лет назад +16

      Inta leh naaso macaan ayay leedahay like isaar please

    • @hamdaali84
      @hamdaali84 7 лет назад +12

      we love you somalia from djibouti

  • @khalidahmed436
    @khalidahmed436 7 лет назад +2

    Haliimo Gobaad marke hees qaadeso geedaha mexe ugu gan bataaa horta inta halimo gopaad kuriyoto ani cml Like isara 😘

  • @warsameabdikadir6002
    @warsameabdikadir6002 7 лет назад +7

    Maanta. Way shiiidan Thy. Diirac. Bay siiidat. Tolwa maa uuu dheexgl. Like ta

  • @عبوديصومالي
    @عبوديصومالي 7 лет назад +1

    waxan ka mid ahay dadka jacel dowlada jabuuti love buuuranaaa ku ahay❤❤❤❤❤like abti ha igala bakhaylin👍👍👍

  • @xamsaah
    @xamsaah 7 лет назад +7

    the best i have seen so far indeed..

  • @fatoumaosman7271
    @fatoumaosman7271 7 лет назад +3

    hees iyo badh Djibouti waad istaahisha aman inta ka badan love you halimo gobaad fananad jirta boqorada shanta somali adaa u qalma

  • @NUXURKA-MEDIA
    @NUXURKA-MEDIA 7 лет назад +73

    JABUTI WLHI WAA DAD AAN JECLAHAY MARNABA NIMA ILAAWI HORE USOCDA DADKEYGA 💖💖💖💖💖

  • @sharmarkewaaberi8523
    @sharmarkewaaberi8523 7 лет назад +3

    Wow xalimo afgaka caano qabow Laguna qabay mon pays jibuuti j'aime beaucoup iyo shaanta somaliyeed hanoladan

  • @whodineewhodinee4034
    @whodineewhodinee4034 7 лет назад +8

    Djabouti more luv idinku nahy...😍😍😍

  • @djanwaralex.4541
    @djanwaralex.4541 7 лет назад

    Xaleey un baa ku riyooday Xaliimo gobaad maanta na waan arkay masha Allah in aaan Ahlu jano ahay saas baan ku gartay.

  • @Top-killer
    @Top-killer 7 лет назад +60

    one love d_jabuti

  • @amarehadaweh1278
    @amarehadaweh1278 7 лет назад

    janadi ifka jabuutay dalkeygi jaamuuriyad bilan jabuutay dalkeygi jaawiga noolasha jiigan midnimo waligan ba jir jabuutay vive xalimo gobaad xidigta sanadka inta samaha jaceyl likega igu qaabta

  • @princessurenaa6849
    @princessurenaa6849 7 лет назад +234

    Ppp inta reer japuuti ah like igu qabta😍😍😍😍ilove japuuti cadowgaaga ha japo

  • @nadifoemli6864
    @nadifoemli6864 7 лет назад +1

    Jaanadi ifkaay jaboutay daalkeygay waaruun waa dalkagi walahi ciidii Kama xiigtoo halimo goobad we love u jaalil garaabkina ayuu jiraya Amiiiiin yarabi ilahow daalgayaaga noo dhaawr o nabada no siyaadi naabaad ayaa laaguu caanoo maalaa ilahow nabada no aadkee vive jibouti 🇩🇯🇩🇯🌸🇩🇯🇩🇯♥️👈

  • @sadikupdidinix7962
    @sadikupdidinix7962 7 лет назад +15

    Muqdisho ayaan kudhashay lkn japuti in aan waqti ku qaato wan jeclaaa mar ay noqoto walalahey japuti waqti wan laqadan donaa

  • @shairmungani7833
    @shairmungani7833 7 лет назад

    Heestaan cadi ma ahan 🔝🔝 reer Jabuuti ee Ilahey wax walba oo jeceshihiin aa ii diin kaso 🙏
    Abwaan Nabiil Bulle madax saare 💯💯
    Somali weyn fadlan uu codeyaa Halimo Goobad tartaanka Kora Arwads 💙💙

  • @ayeshakiin3210
    @ayeshakiin3210 7 лет назад +8

    Somalay kasidna salan katimid sanbabkiyo wadnaha jabuutay naga gudooma 🇸🇴❤🇩🇯

  • @aamusanemedia4800
    @aamusanemedia4800 7 лет назад +6

    Xaliimo gobaad mababa seexdo anooo daawan
    Like ii Sara miskiin jaceyl ahy

  • @Y.Nala8
    @Y.Nala8 7 лет назад +3

    merci becoup pour cet tre belle chancon #halimoGobad 🔥❤🌆vive Djibouti forever

  • @medjib3480
    @medjib3480 7 лет назад +352

    🇩🇯🇩🇯 j'aime mon pays❤❤💘

  • @princessshukri6035
    @princessshukri6035 7 лет назад +25

    Djibouti love that country but i never went it but in future isha Allah i am to visit that place

  • @muna1738
    @muna1738 7 лет назад +5

    Luuqada French kaa ee hesta bilawgeda iyo dhamadkeda saran qof aad uu yaqano inay waydisay aheyd coz wax baa kaa qaldan. Qof dhan oo fanan ah walaga fiicanyahay dad anan luuqada kuu wanagsaneyn hees adunko dhan laga dawanayo in uu qoral ugu qoro hadusan luuqada garanayn. Inkasto bila'adan la yaho laa qaldami karo. Thanks. Si non je ne suis pas Djiboutienne, mais les Djiboutiens sont nos frères et soeurs. Ilaha ino deesto, mel kastad jogtan farxad kuu noolada Ameene.

  • @albasseabdallah417
    @albasseabdallah417 7 лет назад +10

    You are the best DJIBOUTI FOREVER

  • @QORSHETV
    @QORSHETV 7 лет назад +2

    wooow vodeo quruxbadan waa haataf abdi codka macaan wa xalimo gobaad. halka ka si wad haatuf

  • @iamsomali4620
    @iamsomali4620 7 лет назад +20

    Waryaa dhalinyaro dumaashidiin ka xishooda nio
    Feedh baad iga shaxaadaysaane😎

  • @mustaphezdahir2341
    @mustaphezdahir2341 7 лет назад +5

    midi somalind kaa zugnaa
    xalimo gobaad
    love baan ku ahay
    xubi 😀😀😀😀😀

  • @morgyyahya4797
    @morgyyahya4797 7 лет назад +22

    Djibouti 🇩🇯 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️✊🏽

  • @habsiilacag7427
    @habsiilacag7427 7 лет назад +10

    Ileen reer Djibouti 🇩🇯 ayaad eheed barasha wacan gobadeey

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 7 лет назад +1

    Waw halimo gobaad thanks hadan nahay reer djabuti djabuti kuso dhawow gacmo fuuran heestan inaba caadi maha viva djibouti mon pays natal la ou je grandi