Xog Habarjeclo iyo Cirro 3 Arimood Qorshayey Kulan Ragii Guusha Keenay Maxaa kasoo baxay?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 ноя 2024

Комментарии • 49

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 2 дня назад +4

    HJELCO abaal ayay nagu leedahay waana gobta isaaq markasta walee abaalkiina ma ilowno From Garxajis ❤

  • @axmedhaaruun2195
    @axmedhaaruun2195 3 дня назад +4

    Tiiyoon xilkii lagu wareejin ayay fashilantay waxa aan moodaynay dhuuso ayaa xaar noqday

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 2 дня назад

      Sxb liq kiniinka wuu qadhaadh yehee😂😂😂😂😂😂😂

    • @ahlanhussien
      @ahlanhussien 2 дня назад

      Walee waxa fashilmay oo xaar noqday kii garaadada calanka sitay soo daayay

  • @AliAwadYonismohamed
    @AliAwadYonismohamed 2 дня назад +1

    Dhaqanka habarjeclo maaha inay habarjeclo ukala eexdaan ❤

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 2 дня назад +1

    Ha la ogaado suntu waa wax iskuma fale buur madoow.1.ictisaamka shabaabka la haysta2.ceelafweyn odayaasha dhex jooga.3.ayagaa balaayooyin aloosa.4.hartiga ayagaa irdaha ka furay 5.amnigeenu waa ayagoo la sadqeeyo . 0:28

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 дня назад

    Guuuuuul somaliland viiva viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi

  • @AliAbdi-l8q
    @AliAbdi-l8q 2 дня назад +1

    Waanu idinku duminaynayna siibaqtii iyo YUSRA HARTI

  • @omarshirwa
    @omarshirwa 2 дня назад +1

    Hbar jeclooooy muuse wakaaa muuse wuxuu ahaa BUUR MADOOW AWOOWGIISI SHANAAD

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 3 дня назад +1

    Kuwan Wa Huwan Somalia la shaqeeysta. Waa in Kacdoon adag lagu qaadaa oo buuraha loo galaa.

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 2 дня назад

    Tuugtii qaranka dhacday Waa tuug qaran Dumis. Beenta
    Waa Tuugtii qaaliyey Siilaanyo Alle. Ha u naxariisto
    Tuug Doomaysa inay. Wadankii iibiyey

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 дня назад

    Huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo xaarmajo buuuufi wedani shuuf shuuf

  • @moookoodaar269
    @moookoodaar269 2 дня назад

    Ader Muse halku maray

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 2 дня назад

    Dalkaas ha duu wareego iyagaa masuul ka ah.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 дня назад

    MADAXWAYNE Ciro Haduu kuwani talo ka waayo Codkaanu Siinay waan ku khasaarnay😂😂😂😂😂

  • @jaamacyuusuf2697
    @jaamacyuusuf2697 2 дня назад

    Sidebay usoo xulanayan marka ma xilibanba mise waa wasiir dawlada cyaarta kadaya 😂😂😂

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 дня назад +1

    Daciifnimada Ciro waxa u daliila kilaabtan odayaasha sheeganaya ayuu ku leeyahay wasiiradiina soo magacaaba waar wuxu xumaa sowkii lahaa diplomacu auaam ahay yacni wuxuu inagu celinayaa 30 sano ka hor halkii la joogay.

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 2 дня назад

    Maamul goboleed ayaa doorateen waxa dadkan u geysatanna waydunu aayi.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 дня назад

    XAQA MASAAKIINTA CASHUURTA BIXISA QOONDO DADBAN KU RABAAN MUNAAFAQIIN 2 AF LEH EE BUKA

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 дня назад

    ADEER KUWANI WAA ICTISAAM QORSHE GAARAYNA WATAAN

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 2 дня назад

    Yaa kuu soo sheegay yuusufow 😅

  • @nimosamater3429
    @nimosamater3429 2 дня назад

    Waryaa dawal oday dhaqameed wataa mahagaato waxaakuwaramin

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 2 дня назад

    Alitsam ayasosocda😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 дня назад

    In beelaha walaalaha ah isku soo dhawaadaan waa sax oo qaranka horu markiisa loo midoobo ,ta siyaasadana shan sano ilaahay baa og cida u noolaan doonta,

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 дня назад

      Midan uu sheegay walaalnimo inanku maaha walaalnimo ee 2 reer oo qori isudhiib ah ayuu sheegay, waxaasi waa wixii muuse bixi diiday ee cidkasta siyaasadeeda hafuusho oo dalku 3 xusbi ayuu leeyahay halakala raaco waa fikir wacan,lkn Labo reer ayaa israacaya waa burbur midaasi walaalo oo umada kale ayaa layska raacayaa waxa laga dhaxlayaa duminta dalka oo soo degdegta

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 2 дня назад

    Have jabuuti na inta ka soo qadateen .

  • @Sharmarke-h1z
    @Sharmarke-h1z 2 дня назад

    Himiladu taad mooday maaha adeer waata daba la sheego
    Waxaad ka hadlayso .aaha dawladnimo jaahil halkaad ku kortay waan aragna oo maxay shalay uga laaban wayeen

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 2 дня назад

    Huwan is uruesayey Ale ha iska ka shifo if iyo Aalhiraba

  • @AminaBoon
    @AminaBoon 2 дня назад

    Aanaga wax aaragney

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 дня назад

    MUNAAFAQIINTAN SAAQIDIINTA LAALUUSH CUNKA AH EE XALAAL XAARAAN KALA AQOON MAXAAD NAGA HOR WADAAN HJLO

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 дня назад

    Beesha Sharafta leh ee Hjeclo haku saabadayn nijaastan adoonta u ah huwan, nimanka maanta furfuraya SSB Somaliland waxba umasoo wadaan Hjeclona yeynaan arkin iyagoo dagaalo sokeeye ka dhex riday oo hueanta la soo saftay, waa kilaab kuwani.

  • @kingmahdihooyomcn1913
    @kingmahdihooyomcn1913 2 дня назад

    Ma dhoobada ayad ku dhaganayd o imika ayad kaso fuqday sawdigan so fadhistay video-ga 😂😂😂

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj 2 дня назад

    Majiro qor la isku dhiibayasba way dhamaatay Somaliland mar haday dhamaatay oo madax dhaqaneed ku noqotay cidii faqash utagaysa iayaday utaal odaywaluba meeshii bye Somaliland

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 2 дня назад

      Inader iska samir doorkan waa la weydeene😂😂😂😂😂

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 2 дня назад

    Isbahaysigu wuxu aha midkadhana beesha suber awal oo aycadeyen inayka marmen

    • @CabdirashiidHalahala
      @CabdirashiidHalahala 2 дня назад

      Habarjeclo codkeedu cidna kooto uguma xidhna. Abaalkiina hore ayey isaga gudday.

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 дня назад

      @@CabdirashiidHalahalareer ayaa tihiine meel istaaga sida awal iyo garxajis, maxaa marba reer idin hoos geliyey ma inta tiro yaraanta ah ayaa idin ciiLaysa cabdiyow, xusbigiina fuula

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 2 дня назад

    Kadaab

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 2 дня назад

    Qudhunkan ey ictisaamka waxa khalad ah muse bixi aya godob ka galay beeshiisa subeer awal ey habar garacad xabusheed iyo yusuf harti imoo hawaystayn ey garaca xaraanka ahaa ey muse bixi aya hadyad u bixiye boqortoyadii subeer awal marka wan so ceshan doona habar dhilow xabadhina hargeisa waa laga saari doona amba garxajis ayad magan u noqon doonta laakin dib dambey lagu aamini maayo muse garac aya hayad kusiiye laakin labadiinaba yusra harti iyo futo hecylow labadiinba waa ini dakiideym doona adoonimo ayad ku dambeyn doontaan

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 3 дня назад

    HJ RER WER WER KU DHAMAYSTAY NOLA SHIISA ODAY ORDAYA XIL DHIBAN OYAYA WERIYAL WER XIDHAN DUMAR KOODI IYO CARUURTO DI BAY SAL BABAKH KU HAYAN ZUBEER AWAL SIDIIISA KAL SOONI U NOOLOW AMA ADUNYADA RESLESS KU DHAMSYSO ...

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 2 дня назад

    Kkk

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 2 дня назад

    Bbb

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 дня назад

    Waar Kuwani madax dhaqameedka Hjeclo maaha Waa nijaas cadow kalkaal ah oo huwan iyo Somalia u shaqeeya waa kuwii Ceel Afweyn gabaadka ka dhigtay, waxa ay ku hadlayaana ciyaalku kuma hadlo ee waxaan ku idhi qori isu dhiib ma jiro ee horta Ciro lix ama Sanad ma dhamaysanayaa?? Waa maya liano waxa shalay qoladii uu Jibouti u diray ku hadlayeen Ooyaaye iyo Ay kale oo la haa Ciro ayaan fariin ka sidaa maaha wax la adkaysan karo waa in KACDOON KACDOON KACDOON shacbi la sameeyaa oo kuwan ina leh ilaa Kismayo ayaanu isu furaynaa aakhiro loo diraa siyaasiinta lagu xijiyaa, waar dadkii wadanka xoreeyey iyo dhashadooii wadanka way joogaan AFAR Oday ah wax walba u xalaal yihiin cidi dhegaysan mayo nin walba wadankiisa wuu difaaci, Cirona wuu ogyahay waxa shacabku doonayo ayuu raaci hadii kale inta guriga loogu galo ayaa aakhiro loo diri.

  • @hamsirr6551
    @hamsirr6551 2 дня назад

    Waar ina awsiciid uumba shiriyey oo waxan ka shaqeeyey maskax ay lahayeena kumay iman

  • @MulxMaydMM
    @MulxMaydMM 3 дня назад

    Gooni isu taagi SomaliLand Grx badidiisu ma raacsana
    HJ na wey ka noqotey sidey u eegtahey . Marka inta hadhey ee H/A iyo Arab u tun weyn yihiin maxaa la gudboon?????

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 2 дня назад

      Doorasyada danbe iska suga 😂😂😂😂

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 2 дня назад

    QoLada habar jeclo maxay marba reer isugu qaadayaan waar xusbi ayaad wadataane xusbigiina duuLiya, waxay Awal AyaanLe idinkusoo eryeen ayaa qabtaane, sabab aad reer isugu dhejisaan majirto

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 2 дня назад

    Habarjeclow waa xor sacadmuuse ilaahay nugama oga