Rw, waa runtaa laakiin mar hore ayaa ka rabay in arintaas aad soo jeedisid hadda oo xeero iyo fandhaal kal dhaceen weey adagtahay arintu, haddii aan la helin dad wadaniyadda taageera isla markaa la illoowo danaha shaqsiyadeed ee loogu adeegayo cadawga somaaliya oo ay ka mid yihiin doowladaha, dariska iyo imaaraadka
Waa sax in masuulku sheego wixi Qatar ah hadii ow waxka qaban waayo
Lkn waxa noogu wacan mamul gobaleed leh dowlad gooni Ayan ahay cidaan raban la heshiin.
Edaysane ahmedyy wa la soo qabanayaa🫡🇸🇴🇰🇪
Waagoorma Hadalkagu maare taada jjjj
Rw, waa runtaa laakiin mar hore ayaa ka rabay in arintaas aad soo jeedisid hadda oo xeero iyo fandhaal kal dhaceen weey adagtahay arintu, haddii aan la helin dad wadaniyadda taageera isla markaa la illoowo danaha shaqsiyadeed ee loogu adeegayo cadawga somaaliya oo ay ka mid yihiin doowladaha, dariska iyo imaaraadka
Xasan iyo xamse haiscasileen waa laheshiinayaa
Sax sax sax sax sax
Mar hadii mw iyo rw amrkooda shaqeyn waayey maxaa la qaban karaa dowlad majirto ayey lamid tahay rw wa runtii
WAR HADIDINA ISKA ISKAALALOSODADANAYAYE WAA GUULDARADA MAYDGATE
Wadanka hadii qayb laqaato waa kamasuul ah mw iyo rasul wazaaraha ayay aabo leedahay
10:29
maxaad hada ka hadlee markaa umadii kala irdheeseen oo itoobiya aad badii ka gadeen adeer adiga iyo hasan aad ka masuul ah
Dolada waxbadan o dhaqaala aye😂 arosatay away canshuurta labadi sano la ga yimid,;?
Cidkastoo kasocota mulmilowga xasan caaq kadigtonada dadkayagow
Kani wuu sii bahdilay umadan soomali ee tabata yarayd
Labo dhimir qaba baa soomaliya haysta madaxweynaha iyo raisul wasaaraha hala baaro
diciifnimada waxa kosgareyey dawlad ugacangashey adiga oo marxun ah xsan shiq oo tug ah dadki barakiciyey iyo diciifnimada dawladu kali talisnimada lagala tashanayo jabuti qabyalada qurunka ah mw xasan shiq iyo geelle aya ugu wacan dalku inukunoqdo (1991) waxas aya sabab u ah ee tallo marking lahayo aya tabard lahaya
Maxaad been noogu saraadini