Naa doqon nimada iska daa ee ninka markuu kula hadlaayo kafaa iideyso iyadaba wey ka faa iideysata oo wax been bey oga sheykeeysaa si ay u tiraahdo anuu i jecelyahay oo waqti ila qaataa inuu marwalbana amaano ayey jeceshahay marka waa inaad ka faa ii deysataa waqtigaada murankana jooji oo waxey rabtaa marwalba inaad isku dhacdaan wey ka faa ii deysataa murankiina adaana lambar wan ah ee ha iskaga ciyaarin booska aad joogtid waayo waxaad tihiin dad is fahmaaya oo isku dhaqan ah xanaaqa iyo carada jooji eedo mideeda kale waxa cumintig kuu soo qoraayo waa dadkeedii ee yeysan kugu dirin si aad ninka u nacdid ayey rabaan mustaqbalkaaga yaan lagaaga ciyaarin hana ku mashquulin iyada ee isaga la sheekeyso markaad soo galeysid bisinka qabso markuu hadlaayana xushmey waa nin wanaagsan oo ku dhaqmaayo diin waana dad hido iyo dhaqanba u u lah xagga diinta waana meeshey nooga imaatey marka yaan lagaa aqlibadin isjilci qeylidana daa isagana quraan isasaar ku dhaheen Illaaheyna afar ayuu u baneeyay saas ola soco wuuna ka bixi karaa waana nin mas uula oo diinta waxey ka yaaaano Allaha isku joined calfo saddexda kalena u ogoloow waa nin ina adeerkaaye soon dhaweey ha ceerin una aroosi tii uu kuula imaado murwo lagu hirtana noqo waana idin sooduceynrynaa aamiin
Sheeko media weeye yaan run lamoodin waxay caado ka dhigteen war iska beena jacayli maa weelo ah isaga waa nin raba inuu ku ciyaaro dumarka kuwa doqo madaa isaga oo tuu ar kaba la bilaabo sheeko
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Walle viltarka daduu qurxiya 😂😂😂
Waa istaahisha ninyoow salmana reer magal ma aha waa badawiyad farta waxay rabtey ninka inay meel ka sarto wey fahmi weydey baxay badawiyad
Naag ya Ninkaan guursanaysa Waa naag waalan hadeer asagoon me hers an ninka naag wata yaa guursanaya
waa xaal aduun
waa wareey
Salma in uu live ka kugu bahdilo ayuu rabaa
Shukaansigii badawda ayaa meeshan ka socda
wagareey waa layaab
Waxaan waa barnaamij way is wada og yahiin yaan laydin qaldin
abaayo aan talo kusiiyo
naa waxaan iska iloiw
sax
Feynuus 2guri ma.wada ifiso qalbina 2 ruux mawada qaado
Gabadhan yar baa kaa fcn
War gabdha waad wareerisay gabdhaha iskaga tag
subaanaka yaa cadiin
haa
Prank madhamado miya
Naa doqon nimada iska daa ee ninka markuu kula hadlaayo kafaa iideyso iyadaba wey ka faa iideysata oo wax been bey oga sheykeeysaa si ay u tiraahdo anuu i jecelyahay oo waqti ila qaataa inuu marwalbana amaano ayey jeceshahay marka waa inaad ka faa ii deysataa waqtigaada murankana jooji oo waxey rabtaa marwalba inaad isku dhacdaan wey ka faa ii deysataa murankiina adaana lambar wan ah ee ha iskaga ciyaarin booska aad joogtid waayo waxaad tihiin dad is fahmaaya oo isku dhaqan ah xanaaqa iyo carada jooji eedo mideeda kale waxa cumintig kuu soo qoraayo waa dadkeedii ee yeysan kugu dirin si aad ninka u nacdid ayey rabaan mustaqbalkaaga yaan lagaaga ciyaarin hana ku mashquulin iyada ee isaga la sheekeyso markaad soo galeysid bisinka qabso markuu hadlaayana xushmey waa nin wanaagsan oo ku dhaqmaayo diin waana dad hido iyo dhaqanba u u lah xagga diinta waana meeshey nooga imaatey marka yaan lagaa aqlibadin isjilci qeylidana daa isagana quraan isasaar ku dhaheen Illaaheyna afar ayuu u baneeyay saas ola soco wuuna ka bixi karaa waana nin mas uula oo diinta waxey ka yaaaano Allaha isku joined calfo saddexda kalena u ogoloow waa nin ina adeerkaaye soon dhaweey ha ceerin una aroosi tii uu kuula imaado murwo lagu hirtana noqo waana idin sooduceynrynaa aamiin
Salma wayku jeceshaha laki. Fata wakuqadarinaysa abowe
naa kahara ninkan wuu idinku cayaarayaa kan faaiido idiima laha alagabdhuhu dulqaad badanaa
kkkkkkkk
😢😮thiuo
ma nin dartii miyaad naag u dilee waa bahdilan tahay salma you are soooo desparate.