SWEDEN--MOHAMED OMER: Part 1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • HADAFKEENNA XIGA 100K Subscribers - Let’s do it #INNAMARI
    Halkaan Ka iibso Course-kayga: :courses.mohame...
    WhatsApp: +252 62 4455194
    Booqo Website-keyga : www.mohamedome...
    Follow me on FACEBOOK :: / mooinspires
    Follow me on INSTAGRAM : / mooinspires
    Kulankan oo aan la qaatay bulshadeenna reer Stockholm, waxaan kula wadaagay wacaal iyo ogaal aan is leeyahay, wuxuu xal u noqon karaa arrimo ku hor gudban inaan helo nolol tayo leh oo qofeed, tu qoys iyo tu bulsho.

Комментарии • 228

  • @abdifatahgiire2408
    @abdifatahgiire2408 2 года назад +115

    Shaqsigii ugu wanaagsanaa uguna aqoon badnaa uguna xishoodka badnaa intuu Alle abuuray waa nebi muxamed scw scw scw scw scw 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Haldoorka-18
    @Haldoorka-18 2 года назад +20

    majirto nolosha mar kamid ah, adiga oo iska raaxaystay aad natiijooyin fiican aad helayso qof kasta oo aad taqaano oo horumar ama guul gaadhay hamoodin inuu sifudud ku gaadhay maalin aad iska nasanaysay oo aad raaxaysanaysay ayuu shaqeynayay ✨😍

  • @aliiaali3523
    @aliiaali3523 2 года назад +53

    Absolutely I love, he’s a great leader and great leader makes you a great person and great person makes a great people a great people make’s a great community.

    • @iraaqMedia
      @iraaqMedia Год назад +3

      Thats ExcetilY✅

    • @hanad9901
      @hanad9901 Год назад +1

      exactly

    • @user-sm5bd6ov6h
      @user-sm5bd6ov6h 7 месяцев назад

      Wllo mohamed omer aad ioad bada ufican thy whil runti waxa thy qof aad io ad ukarti badan waxan damcay inan kula tartamo lkn wuu dhici weyday😢

  • @asmamusewadaad5226
    @asmamusewadaad5226 2 года назад +95

    😅😅😁wlhi wll waxan xasuusta Qiso igaso martay sidii aan kula kulmi lahaa adiga
    Wxy ahayd 2017 maalin aad school kayaga nogu timid kaas oo ah sheikh ibrahim school kadibna waxad dhahday beri insha Allah gelinka dambe dabaq ku yaala deero bridge hayno ahaato
    😁😁😁😁kadib aniga iyo gabar aan zhp nahay ayaa isaso raacnay kadib markan soo galnay meeshii ayaa nala dhahay mawadataan 10$ anagon haysan one dollar😂😂😂
    Maalintaas ayan goaansaday inaan noqdo like u welina waan kusuganahay wadadii aad malinkas ifurtay
    Mhd sanid wll mohamed omer
    Insha Allah dhawan wan gaali booskaga iyo meel kasaraysa🤲🙏✊

  • @mubarikabdilahi7782
    @mubarikabdilahi7782 2 года назад +14

    Mahadsanid Mohamed Omer
    Wallao
    Runtii ilaa iyo 2017 kii waxbadan ayaan kaa bartay waana wakhtigii aan fahmay inan qofna kugu saacidi karin
    Waxaad doonayso
    Hadaadan adigu diyaar ahayn
    Macalin waan ku salamayaa

    • @mohaaadam9335
      @mohaaadam9335 Год назад

      Absolutely great mention reality it,s great mention

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 Год назад +4

    Subxaan Allah MASHA ALLAH waakan Ragay SOMAALIDU GOBLAN KA AHAAYEEN ALXAMD LI Allah AĹOW RABIYÒW DAD BADAN OO KU FAHMA KU SII CAQLIGA ALLE KUU XAFID MAHADSANID INAABTI GUULAYSO ANI AHAAN MADAXWAAYNEE AYAAD UU QALAANTAA WAX BADAN BAAD BEDELI LAHAYD MASHA ALLAH NUR USOO BAXAY UMAD WADA JAAHIL AH AYAAD TAHAY GULAYSO MAAL KUU MA HAYEE DUCO BADAN AYAAN KUGU GARAB GALI WAR KU DAYDA WIILKAN AAD LIBAANTIIN EEH

  • @hamzehusein7
    @hamzehusein7 Год назад +9

    Waxaan ahay medical student. Guulkasta oo aan gaadhay qayb weyn baad ka qaadatay ustaad mahamed omer, Alle ha ku sharfo Alle ha ku karameeyo.

    • @nafisaguleed2956
      @nafisaguleed2956 Год назад

      Masha’Allah 👌Allah haku fududeyo waayo waa adag yahay 😉

  • @ahmedsuleiman3258
    @ahmedsuleiman3258 Год назад +2

    Maashaaa allaah macali maxed omar runtii waxaad tahay shikhsi dadaal badan wax na kabadalay dareenka umada soomaaoiyeed gaar ahaaan dadka ay fududahay in ay lumaan oo ah dadka da yartaaa anigu runtii waxaan kaafaa iiday wax fara badan oo aan u baahanahay waad ku mahadsantahay ilaalinta dadkaaga

  • @najuuabdirahman2171
    @najuuabdirahman2171 2 года назад +7

    Haa waxba kujira qalbigayga aan doonayoo inaan soo taabto oo aan cod dheer kusheegto imika dadaalkyga ayaan doonayaa inaan muujiyo guuldarradaydu waa guushayda imika oo wxn fahamay inan qalbigayga cabsida kujira inaan kasaaro qofna danayn oo aan naftayda unoolada okaliya iska ilaawo dadka igu hareeraysan waxay igu xamanyan🌼💯💯

  • @adansaleban8437
    @adansaleban8437 2 года назад +1

    Majirto nolosha adoo iska raaxaysanaya inaad natiijooyin wacan oo lamajeerto gaadho . Odhaahdaas waan ku afariirey ee halla ogaado. Macalin Mohamed Omar ilaahey haku xafido labada daaroodba Ustaad.

  • @farahyare9049
    @farahyare9049 2 года назад +15

    THIS CHANNELS DESERVES 1M SERBCRIBERS

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 2 года назад +25

    Best motivation wlh ustaad mahamed Omer ❤️🙏

    • @shukrimohamed9145
      @shukrimohamed9145 Год назад

      Macalin wa runta aniga Marka Yara abahey waxo dhihijiray waxa kadhaxlay Abahey marabo Ina idinka IGA dhaxashan wlhii ma ilow Ila hada Marka noqday qof weyn Aya fahmay waxo ola jeday hamigisane woka Mira dhaliye Anigane oo igu tilalay Hami weyn oo manta igu beeran

  • @bilehaaji7171
    @bilehaaji7171 Год назад +1

    Sedex maalin ayaa muqaalkan dawanaya waan ka dhergi la ahay ustaadka oo horteyda tagan cml aye iitahy ilaah haku sharfo

  • @engilyas44
    @engilyas44 Год назад +2

    Macalinka qofniimada iyo horumarinta mustaqbalka hiigsiga guud iyo garahaned xafiidullah

  • @cabdisaatir8119
    @cabdisaatir8119 2 года назад +13

    ام اشاهد مثل هذالدرس هي من نعمة الله علي

  • @abdihaybe1737
    @abdihaybe1737 2 года назад +1

    Abdi dhiirigalin ka qiimo badan oo qof sameyey kii ugu cajiibsana weeye wlhi manshallaah.

  • @themoabdalla
    @themoabdalla Год назад +1

    Allaha Ku xifdiyo wll jazaka Allah , sido kale waxan iibsaday courses-kaga wlh aad Ayan kugu Mahad celiyay , sido kale somalida waxan Ugu baaqa iney iibsadan oo ka faideystan wlh Wa fursad qaali ah .

  • @sureyaxarbisalax6226
    @sureyaxarbisalax6226 2 года назад +3

    M.a wall omar Mohammed wax badn ban ka faaidey ilahey haku sharfo🙏🥰

  • @lakihassan9440
    @lakihassan9440 2 года назад +1

    Kkkkk dadka noole dhintay somalida ubadan wale wad iga qoslisay ale haku barakeeyo meeshad joogto iyo meel kasaraysa gaaadh maxamed cumar ma gagacaga isbadalka adunka samayn kuleh walidkaa markuu maxamed kuu bixiyay buu gushaa nolosha kuufuray somha masha allh tabarakalh

  • @nastehomohamed4560
    @nastehomohamed4560 Год назад +2

    Légende mohamed i am support you from Djibouti 🇩🇯

  • @abdirahmanhararo9444
    @abdirahmanhararo9444 2 года назад +3

    Illahy haku barakeeyoh wll mohamed omar intan wax kaa dhagysty waxa jira isbadal iyo farqi wayn oo u dhaxeya kaan ahaan markii aanan ku aqoon waxna kaa dhagaysan iyo maanta Alxm
    I wish you success pro ❤️

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 Год назад +1

    Anigoo 19sano jiro ayaan school keygii dugsi sare Iskaga tagey anigoo ku fakaraayey hammi ah mar un lacag aad leedahay arag aduunka dadka ugu taajirsan ka mid noqo
    Maaalinkaas shaqadaan bilaabey 8sano ka dib maanta 20jir lacag lacagtii uu ku hamminaayey baan ahay ay ganacsigiisa 10qof ka shaqeeso baan ahay alxm ilaaaheygii ha Ii rumeeyo inta Ii dhiman

  • @ilyasgahayr5367
    @ilyasgahayr5367 2 года назад +2

    Meesha uu fikirkaagu jiro, ayay tamartaadu tagtaa. Midaasi waan kaa guntay

  • @zucadziman526
    @zucadziman526 Год назад +1

    Best motivation that I ever seen mohamed omer nolol farxad leh ku noolow ustaad

  • @abdulahisoane7340
    @abdulahisoane7340 2 года назад +1

    ustaad mahamed omer maashaa allah runtii waa dhiirigalin aad iyo aad muhiim u ah ruuxii dhagaystana wax wayn uu iska badaloyo

  • @anasmhussein4390
    @anasmhussein4390 Год назад +13

    "الغنى غنى النفس" حديث شريف

  • @gulledbenjamin7146
    @gulledbenjamin7146 Год назад +6

    ❤ waan ku jeclahaay ❤waxana kugu jeclahaay maskaxda qurxoon ❤gulleyso waliga

  • @mankacade7838
    @mankacade7838 2 года назад +3

    Best motivation mohamed omar waa nadhaqaajisey

  • @abdilahihussein9581
    @abdilahihussein9581 2 года назад +4

    Macalin Rabi janatul firdawsa hakuugu abaalgudo 🥰

  • @YasirCarafat19
    @YasirCarafat19 2 года назад +1

    M.a waa video noloshyda saamayn weyn kuyeeshay we are waiting part two.thanks my roll model mohamed omar

  • @amiinhanad971
    @amiinhanad971 2 года назад +4

    Mohamed omer qof aan ku deydo Mnshlah

  • @anfacbashiir4824
    @anfacbashiir4824 2 года назад +3

    Maxamdoow wll bishaan bishedii ayaan kubartay walhi isbadalka aankasameyay nolosheyda wax aqli biniadam kusoo dhacaa mahan mudo sanad kayar waxan ahaa hoyo han jaban oo baaba san niyad jab darteed aaan qubeyska nafteda xataa ukici karin ilmheyganae kalimada hoyo nerji aanku dhaho mahaysan xasna wan ahaa nasibxumo lkn go aanka aqatay dhaskii aankakacay nafteydoon eegay ilahey oon uyertay manta cid aaan ilahey eheen uma bahni ilmaheygi aniga walidkey farxad alx abowow mahadsanid
    Shaqo ficane wadheysaaa wllkey qali waku fanaa inaa isku afnahay

    • @mooinspires
      @mooinspires  2 года назад +2

      Aad baan ula dhacay qisadaada walaal. Aad baanan ugu faraxsanahay isbeddelkaad samaysay. Illaahay baa mahadleh. Anigana dhiirigelin bay ii tahay. Waanan sii wadayaa hawshan.

    • @anfacbashiir4824
      @anfacbashiir4824 2 года назад

      @@mooinspires melo badan wan damcay kugusoo qoro lkn melhan kaadhageysanjiray adiga maliheen mlin dhaw arkay janalkga hda waxaan joogaa fiiland adiga iswidhan umleynyaa wllkeey guleyso inn kugu dhiiriyo qisadeyda waan rabay waa mahad ale hdaan kusoo gudbiyay

  • @ZakiZaki-jn2bo
    @ZakiZaki-jn2bo 2 года назад +2

    My teacher since 9 last year

  • @ibrakadarba6641
    @ibrakadarba6641 2 года назад +2

    Ustaad. Mamomed. Omer. Wlhi dhiri galintada. Wax kbdn. Iske badalay. Alx. ❤❤

  • @abdisalanabib
    @abdisalanabib 2 года назад +3

    Guulayso walaal Eebbe idamkii

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 2 года назад +1

    Mohamed Cumar MAASHAA ALLAAH MAHADSANID waa Cqaadir Goljano hadaad xasuusato geesibaad ahayd ciyaalkaygaan ku Daawadsiiyaa

    • @mooinspires
      @mooinspires  2 года назад +1

      Cabdiqaadir, si fiican baan kuu xasuustaa walaal. Hormuud baad ii ahayd markii aan korayay. Waxa aan ku barbaaray uun adigoo dedaal, hal-abuur iyo ganacsi wada. Wax badan baan kaa bartay walaal. Salaan qiimo badan iga gaadhsii ubadka iyo reerkaba.

    • @sahracabdisamed3928
      @sahracabdisamed3928 Год назад

      @@mooinspires tolow anigana goormaad I baran🤣🤣

  • @bedrikhadar5770
    @bedrikhadar5770 2 года назад +1

    Mshalah mohamed omar alle haku barakeeyo
    Waa balan maalin uun inan meel kawadaa hadli doono inshalah

  • @aburayaan1718
    @aburayaan1718 2 года назад +2

    Mansha Allah ustaad Mohamed Allah haku barakeyo xaqiiqatan waad carissa Oo boodhka Ka jaftaa bini aadanka .
    2014 Ilaa hadda Wakula Socda barakow wll

  • @salmaansalmaanabdi8077
    @salmaansalmaanabdi8077 2 года назад +1

    Walhi aaad baan urajaynayaa inaan Mar uun kulano mahamed omer
    From jigjiga

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 года назад +1

    Majeceshahay xisaabta ugu sahlan inaa barato mase waxa sahalka waa kusahashadaan gedki fuded lagu koro fudedaa logasodaga sida jaran jarada lokoro sida logasodago burta sida lokoro sida logasodago senbari soodagida culus korida fudud

  • @fatimakiin435
    @fatimakiin435 2 года назад +1

    Wll mohamed omar mhdsanid xaqiiq nollasheda wax ayee iga badaleen hdaladaada

  • @nadiramohamed8542
    @nadiramohamed8542 2 года назад

    Alle ha ku barkeeyo wllo noso wada daa sheekdad taxne nooga dhig dadbadn oon ku jiro ayaa wadad so haya oo raba in aya gaadh halaky rabaan shugrn wllo

  • @mohamedabdirahman6880
    @mohamedabdirahman6880 Год назад +1

    Mansha Allah great speech.
    Hadal laabta galay.

  • @maryammustafe5802
    @maryammustafe5802 Год назад +4

    Good motivation my teacher maxamed omer thnks 💯🥰🥰

    • @maryammustafe5802
      @maryammustafe5802 Год назад +2

      Wax ka wanaagsan afkayga hooyo lawaa waad mahadsantay wllo wan ku hadlaya afkayga hooyo🥰🥺🥺

  • @ahmedshariif9951
    @ahmedshariif9951 2 года назад +3

    Thanks ustad mashallh

  • @kamaalhassanadnan5996
    @kamaalhassanadnan5996 2 года назад +2

    A Big Man! Thanks ustaad.

  • @Mohamedsamakaab
    @Mohamedsamakaab 2 года назад +1

    Nin culus guuleyso, nolasha adaa wax iga baray

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 года назад +4

    Legend always legend keep going mahomed omer go forward 💯💖💪

  • @nimahussein3348
    @nimahussein3348 2 года назад +1

    Nawarakalaah eedo maxamed Omar wa xafadakalaah aamin

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Год назад +2

    Mahamed arinkan waxay ku socota dhalinti yurub noola soo tahriibtay ee America 🇺🇸 uwada tahriibaya si tan aan hayno tu ka badan u helaan 😢😢😢😢😢

  • @prtrader8012
    @prtrader8012 2 года назад +2

    Ustaad mahadsanid fiidyowgan noloshayda wax badan ayuu ka badalay

  • @xuseenmaxamud6402
    @xuseenmaxamud6402 2 года назад +1

    Dhiiri galiye aad uqalbi wngsn illahey haku sharfo wll

  • @beingal-cadaala2307
    @beingal-cadaala2307 2 года назад +3

    Waan ku taageera ustaad allah yaxfidak

  • @hanadkayse8421
    @hanadkayse8421 2 года назад +3

    Wllhi markaan arkay mxd omar waan iska sii farxay___❤❤❤

  • @maajidbadmaceeye4725
    @maajidbadmaceeye4725 2 года назад +2

    UsTaad Mohamed Omar Salama🙋

  • @haala552
    @haala552 2 года назад +1

    Wlhi maxamed nin weyn noqday masha alaah

  • @abunucaymz1438
    @abunucaymz1438 2 года назад +2

    Masha Allah
    Hore usoco
    Allaha kulagarabgalo hayaanka noloshaada

  • @WARMOOG804
    @WARMOOG804 2 года назад +2

    Nooloow waligaa you are my teacher

  • @xayaadmalpohmalpoh635
    @xayaadmalpohmalpoh635 Год назад +2

    Mahamed cumar aad ayaad umah sntahay wax jirtay malin subax aan exam aan ka soo baxay anooo si fiican udiyaariyey lkn wax xoogah wan soo qalday anoo intii ka muragysan ayaan arkay vedo aad kagah hadlayo dhiiri galin dadkah niyad jabah Anoo ka niyad jabsan examka bari aan gali doono ayaa dhiiri galin uhelay waxn isdhahay madadas hadaad sidii si ka fiicn udiyaaro wa heli wnah keeni inta aan rabay lkn alx waan helay wax wlaph oon rabay ilahay ayaa mahdaa leh markaa wax tagay inaan ka fikiro waan iskah dhaafay wax danbe uun baan lays dhigin
    Dhirbaxada uhoryasa eey nolshu kugu jiido hadaad cashar ka baran waydo walee talke adaah isku dhigay 😆🤗

  • @arimahanolosha2545
    @arimahanolosha2545 2 года назад +1

    M.a Allah haku barakeeya part 2plz

  • @fathimuuse3713
    @fathimuuse3713 2 года назад +1

    Raxmankena wayi ha ku barakeeyo

  • @sihamahmed1417
    @sihamahmed1417 Год назад

    Masha allah tabarakallah macalin Maxamed omar ad ban ugu xidhanyahay barnamijyadada Rabi hagu xafido wll

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 2 года назад +1

    Masha allah tabarak allah jazakallah

  • @nimcohanamahamoud9379
    @nimcohanamahamoud9379 2 года назад +1

    Mashallah allaha ku xifdyo wll jazakallahu khyr

  • @mukhtaarcabdimaxamuud2746
    @mukhtaarcabdimaxamuud2746 Год назад

    Mahamed CHANGED ALOT OF PEOPLE

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 Год назад +1

    Absolutely much thanks Mohamed Omer

  • @mahadgurre
    @mahadgurre 2 года назад +1

    Mahadsanid Walal Mohamed Omer❤🙏

  • @ZakiZaki-jn2bo
    @ZakiZaki-jn2bo 2 года назад +2

    The first time I met a teacher was in 2014 in Borama the land of science and civilization

  • @anfacabdalla6413
    @anfacabdalla6413 2 года назад +1

    Ustadkaygii alle haku xifdiyo

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 года назад +1

    *Mahamed Omar waxaa u ahay marqaati nool waayo anagoo yaryar ayuu inta uu naga dhex baxay uu tacliinta ku mashquuley,walee wxy ahayd waqti qof caruur ahaan aanuu isxakamayn karin*

  • @Mohan.222
    @Mohan.222 10 месяцев назад

    Dirigaliyihi abid somali oguficnaa waye ninkan the legend

  • @IsackAto
    @IsackAto 2 года назад +2

    The best motivation Legend

  • @kudhas4118
    @kudhas4118 2 года назад +8

    Asc mudane magaceyga waa mustaf waxaan kasoo salameyaa magalada beydhabo janaay waxaan kugu tilma magaranaayo am sa aan kugu amaano lkn waxaan kuu gartey mahadsanid 100%

  • @apthmalikck184
    @apthmalikck184 2 года назад +2

    You're my coragement

  • @souleimanfarah9897
    @souleimanfarah9897 2 года назад +1

    Masha Allah sxb dhigariyee

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli 2 года назад

    Lahaanshaha kama bilaabanto.
    Ee ahaanshaha ayay ka bilaabantaaa...
    Kelmedaasbaa aad muhiim ah..

  • @Omar_Abdi1
    @Omar_Abdi1 Год назад

    Aad iyo aad baad u mahadsan tahay walaalle. Waa kaa qaadannay.

  • @hassanhari1081
    @hassanhari1081 2 года назад +1

    Masha alaaah Mohamed Omer horey usoco bro

  • @yahyemahamed7766
    @yahyemahamed7766 2 года назад +2

    You really mean alot to us

  • @eelgarastv6618
    @eelgarastv6618 2 года назад +2

    Maasha Allah

  • @dhibcahacilmiga119
    @dhibcahacilmiga119 2 года назад +1

    Walaalkan iyo mashruucisaba, in muddo ahba waan ka biyo diidsanaa. Muddooyin way isoo mareen aan daawan jiray barnaamish tiisa, ha yeeshee; waxa aan ogaaday ka dhinbiil qaadashada waxyigu ay tahay waxa u gu weyn ee Bini Aadan lagu jahayn karo.

  • @iimaanbare8559
    @iimaanbare8559 Год назад

    Waxad ahayd qofkii ugu horeeya uguna danbeeyey ee caan ah een SI kafool kafoola ula kulmey hall jamacad somalia uniso

  • @fahadShaakir
    @fahadShaakir 2 года назад +1

    Thank you so much bro

  • @bashiirmumin875
    @bashiirmumin875 2 года назад

    Mohamed omer alle ha ku barakeeyo

  • @habane4191
    @habane4191 2 года назад +1

    I love you wallkay ♥️

  • @zerzadiik2558
    @zerzadiik2558 Год назад +1

    keep going bro Mohamed omar

  • @yahyemahamed7766
    @yahyemahamed7766 2 года назад +1

    Horay usoco bro DhiiriGaliye Mohamed Cumar

  • @doonkamaxammed4941
    @doonkamaxammed4941 Год назад +1

    Mohamed omer legend

  • @hindaabdullaahi6503
    @hindaabdullaahi6503 2 года назад +1

    Maanshallh wll alle hakuxifdiyo

  • @boqorkareerxaajisaalax1172
    @boqorkareerxaajisaalax1172 Год назад

    Keep going bro; I am one of your supporters!

  • @torkipoi6924
    @torkipoi6924 Год назад

    THe ONLy one MohAmmed omer 🙌🥺

  • @xarago6929
    @xarago6929 Год назад +2

    So proud of you

  • @aasiyaabduwali4407
    @aasiyaabduwali4407 11 месяцев назад

    Somali hormartay inshallah ❤

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 2 года назад +2

    Mash allaah horay usoco walal 🥰👍

  • @umufatimaumufatima4735
    @umufatimaumufatima4735 Год назад

    Thanks maclin

  • @eng-mahadgeddixiish1369
    @eng-mahadgeddixiish1369 2 года назад

    Mashallah ustaad waad mahadsantahay sidaat noo dhiiri galisay

  • @maxamedahmed9619
    @maxamedahmed9619 Год назад +1

    You are great legend keep brother ❣

  • @Cabdiqanibulshaawi
    @Cabdiqanibulshaawi 2 года назад +1

    Legend guuleyso i.a🙏🤞👋

  • @hanimohamed7565
    @hanimohamed7565 2 года назад +1

    Masha Allah Tabarakalaah ❤️
    Mahadsanid wll mcn,wax badan ayaan ka faida mahadsanid wll mcn ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @garaadsoofe4350
    @garaadsoofe4350 Год назад

    Maxamed omer dhirigeliye iyo tababare nololed nin an wax badan ka bartay