ANIGOO QALAN AYAA 6-KIILO 2-ISBUUC ISKAGA RIDAY & WAXAAN SAMEEYAY DAAWO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 72

  • @buskutmuniirafamily9518
    @buskutmuniirafamily9518  Год назад +9

    Go'aan hadaa gaartid wax kasta wa sameyn kartaa like & Subscribe noo saara thanks

    • @fadumoabdirashid3194
      @fadumoabdirashid3194 Год назад

      Muniira chia seeda sidee u isticmashaa

    • @Ummu-ayash
      @Ummu-ayash Год назад

      Plz Munira magaladeyd waan ka wayay waan usticmali jiray fitne kan cagaarane intee ka heshay??? Calosha dhaqsoo jaraa 2017-2019 ka wan isticmali jiray xataa calool istaaga aan u isticmali jiray balse waan waayay dukanka ka kadan jiray onlinekana laba meel been ii sheegeen hadaa magaladada laga helayo waan ku soo dirsana isop kad posto xata isop dhig

    • @fadumoabdirashid3194
      @fadumoabdirashid3194 Год назад

      Shaxa miyaa wll ma dhubaa dadka

    • @nimcomohamed3073
      @nimcomohamed3073 Год назад

      Wll Ilamahu ma nuujisid miyaaa caanihii Maanay ka yaraan takale liptop maanay wax yerleyn babyga

  • @aminohasssan3244
    @aminohasssan3244 Год назад +1

    Xabaji dhuudhub xawaji buur iyo funnel seed isku karkari marka cabesid hurud yar ku darso Masha Allah Aniga wax badan aya iskaga garty 2 oo 2 bo sano gudahooda hilib badan iyo calool aya I kortay lkn Alaabtas wax badan aye i tartay sokor oo dhan wan jaray lkn cuntada kale wan cunayay wax yar aya ka cunayay cunuga xita wuu I nuugayay wax bo ma u dhimin ilmaha marke dhashan aya labara isbitalka aye iigu keenen cunto basbas leh wixi ka dambeyay Aniga basbas waxwalbo waa cunayay Alxamdulilah baby ga wax bo maku noqonin

  • @umumanalixtiraamcaruurta4236
    @umumanalixtiraamcaruurta4236 Год назад +2

    Muniira thanks 🙏
    Lkn waxba iska ilowday deraca kaligiis haku so duubin wax kale ku kor xiro insh Allah

  • @asmacali111
    @asmacali111 Год назад +3

    Masha llah munira caday ❤❤❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Год назад +1

    Mashallah Mashallah gabdow calosha hala yareyo cafimadk ka shqeyo dumark jirkoda ilalis iyo daqalo ayow ubahanyahay❤❤❤Love

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Год назад

    To be honest waxaad ku casheysey cunto aan health aheyn maxaa yeeley rootiga walagu cayilaa iyo spread ka sugaa salamigana waa kadaranyahay oo caruurtana yaan lasiin

  • @FaisaCadeey25
    @FaisaCadeey25 Год назад +3

    Good job Munira Insha Allah u will get there with a lot of hard work❤

  • @asiamoalimabdi9821
    @asiamoalimabdi9821 Год назад +2

    Waa sax xapipti hore u soco allah ku siiyo cfmd taam ah

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Год назад +6

    Muniiro waxaad tahay qof farxad badan masha allaah ❤❤
    Meeshii iscaateen lagu sheego waan soocararaa 😂😂 midakale sanjabiilka subixii anigoo afkeyga qabo ayaa. Cabaaye waxaa kaqaadey bogo ayaa ihureeso waan iska daaye

    • @maniramourad6758
      @maniramourad6758 Год назад

      Haa Isla daa

    • @maryanhoney4068
      @maryanhoney4068 11 месяцев назад

      Wll chia seeds cab subax kasta hal qaanto biyo ku radi jab liin ku dar 10 taqiiqo kadib cab waxba ka faaideysaa Insha allah wllo😍😍😍

  • @siciido8920
    @siciido8920 Год назад +2

    Mansha Allah

  • @nasriinabdiaziiz3610
    @nasriinabdiaziiz3610 Год назад

    Muniiro cameradina mar walba gudud ayaa ku jiro sifican clear uma aha

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Год назад +1

    Masha Allah quruxey wale waa dhuwatay 🎉🎉❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Год назад +1

    Liinta weligaaba diirka la diir chemicals ayaa lagu buufiyaa. Aniga all fruits and vegetables waxaan ku dhaqaa baking soda.❤❤❤❤❤❤

  • @NasraSaleeban-mr9is
    @NasraSaleeban-mr9is Год назад

    Maanshaa allaah

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Soooo dhawoow inbadan qarioisliina qaraneey yareeycaday tistis tistis tanatanay yaryartaaneeey Absuttlyyyy saxsax Runrun wadayareeeeey wadaqiimobadaneeey iyaah princseseseses

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga Год назад +3

    Tu as l'air en pleine forme, c'est super ..!

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 Год назад +2

    Masha Allah ❤❤Thank you

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 Год назад

    Muniira bbyga yar makaa catoowayo miyaaana

  • @nafisofarah
    @nafisofarah Год назад

    Lkn abyo ilmaha yar so breastfeeding uma samysid armay wax yeelaysaa waxaan, muniira waa gabar qalbi fiican masha allh abyo farxd ku nolow ❤

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 Год назад

    Shaaha halkee ka iibsatey umul ban ahay ❤

  • @farxiyo.qaran186
    @farxiyo.qaran186 Год назад +1

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @shukrigarane6388
    @shukrigarane6388 Год назад +1

    Abay munira naska asago nugayo miya is cateyse isheg plz

  • @NasraSaleeban-mr9is
    @NasraSaleeban-mr9is Год назад

    Anagana waa noo subax ❤

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Год назад

    Laakin bastada iyo bariska sidan u cunaa aalada oo wa in rooti ama ceesh salad qudar malay wax walbo waxyar laga cuna talyaniga basto wey cunaan everyday lakin waxyar

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Familyyyyyy Familyyyyyy system. Xamareeywadajireey

  • @maryamsheekhaadan5360
    @maryamsheekhaadan5360 Год назад +1

    Masha aallaah

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 месяцев назад

    Familyyyyyy familiessss systems

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Iyaaa itaaaaaaaa iyaaaaah

  • @maryanahmed2596
    @maryanahmed2596 Год назад

    Asc wad dhubatay masha Allah

  • @NimcoDahir-iv8qk
    @NimcoDahir-iv8qk Год назад

    Asc famali buskud ha munira wad dhubatay waxyar balse kuwad mcnto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Muna-gml
    @Muna-gml Год назад +2

    Abayo babay maku nugaa aniga 2bil ayaa ii dhamatay cunuga yar ma is caten karaa asago inugaayo

  • @rowda318
    @rowda318 Год назад

    ماشاء الله

  • @NasraSaleeban-mr9is
    @NasraSaleeban-mr9is Год назад

    Subax 07:16

  • @jamiilacabdi4098
    @jamiilacabdi4098 Год назад

    Waa dhuubatay amiira qalbi wanaag❤ saa kuwad

  • @habsadahir8378
    @habsadahir8378 Год назад

    Masha allah Huno quxuley macayilanid ❤🎉

  • @SahraHagi-em1ot
    @SahraHagi-em1ot Год назад

    Masha allah wadadaleysa

  • @rahmaaliomar6137
    @rahmaaliomar6137 Год назад +1

    Habaloyo qali dumar ❤❤❤

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 Год назад

    Maash allaah horry usoco

  • @hooyomcnto2902
    @hooyomcnto2902 Год назад +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fadhamohamed9141
    @fadhamohamed9141 Год назад

    Subaxi ayay igusoconaysa intas adsamysay lakin casho wayigu adagtay😂😂😂

  • @AboweAdo
    @AboweAdo Год назад

    Allow xishod ngu arsaaq

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 месяцев назад

    HEetE waleeeeeneey nubEr lEEE tttttttt 🖐💓🖐💓🖐💓🖐💓🖐💓🖐💓🖐💓🖐🖐💓🖐💓🖐💓🖐💓🖐💓🖐💓🖐 LaygufarXEEEEy, yariisaydataanaa waa naaneysaheyga bilyanEs

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin Год назад

    Muuqaagu uma eka 60 k see wax ujiraan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Haa heeeetehheeteh fariidatanaa yareydataanaa shaxshaxleeydaanaa waa laguu yaqaan tEe dumaar ta tahay aa iyaaa iyaa Yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba .Absuttlyyyy

  • @hanefa283
    @hanefa283 Год назад

    Sidaan waalaga fiicanyahay buskut xaaskaada saan kadaa ilama wacna indhaha muslimka kaxishoo xoogaa

  • @dekaosman7483
    @dekaosman7483 Год назад +2

    Abyo 5 an dhalay waligey calol ma xirin mana lihi ayada iska labato marki la dhalo le cuntada leyska yareya

  • @halimojibril5684
    @halimojibril5684 11 месяцев назад

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 Год назад +1

    ❤️❤️❤️ 👏👍

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Noolaaba, intiitaqaano

  • @zahramohamed9129
    @zahramohamed9129 Год назад +3

    Muniira waa dhuubatay m.a nimanka caatada majecla ee ogoow yaah😅😅

  • @nejiyes3616
    @nejiyes3616 2 месяца назад

    Wale tan malin qeer qabto mabaran naag nin gursaday ceebtiisa fafineyso qale dan wa ala cadab ma muwalad ayya qeer leh

  • @hoodoabdulrahman6529
    @hoodoabdulrahman6529 Год назад

    😂 😂 😂 😂

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 Год назад

    Do make breastfeeding 🤱 wll or Not

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Nacamnacam

  • @shukrigarane6388
    @shukrigarane6388 Год назад +1

    Abay munira naska asago nugayo miya is cateyse isheg plz

  • @IsraAbdourazar
    @IsraAbdourazar Год назад

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤❤