7:09 alla ba.ayee sundus sanka sidee uga galisy ladan mucjiso😂😂😂wllhi hooyadey baa waxay na dhahdaa intaan cunto gurano ay way kugu badan thy mya hooyo waan cuni karaa hyeh marka dhamyn waayo sanka iyo afka ayan kaga shubi sundus hdda sidi bey ka dhabeysy sanka dalaq😂 ❤hooyo mcn allaha ku xafido cimri dheer cafimad iyo cibaado suban❤i. a all hooyinka somaliyedna sidaas oo kle i. a
Guys wllhi qosal and funny waye please part two so sameya waliba Afrtiinan I Support to you all together guys ❤❤❤❤ the video it is so funny keep going ❤❤
Alle kuwana ladan iyo sundus yaa isku balamiyay😂😂😂
😂😂😂😂 indho la,aantu xunun waye wlhi alle indhaha idin matiro inta indhaha la,an alle nuurka hawso celiyo😢
Aamiin
Amiin😢
Aamiiin
Dunidaan maso marin rux ka qeyr badan nabi maxammed ❤❤
Scw scw scw
Scw
ALLA wllhi sundus wey waalan tahy qosolka iga dhamaysay wllhi😂😂😂😂
Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤❤
Wlh Mel ay sundus kujurto oon quslin ba majirtooo 😂😂😂 love you sunduseyy❤❤❤
Ladan please part two❤😂😂
Ladan part❤🎉
Please soo badi😂😂
Sax
Sundus mid ma ah
Wiilasha part two ka dhig
Alla sundus ilaahow hanaga qaadin hadan qosol udhinto sundus loheysta😂😂😂
Haa walaahi
Haa
Haah walaaahi😂
QURAANKU WA DAWADA QALBIGA ❤😢 WLLHI
Team Sundus. Iyo ladan cabsi cabsi😢❤
Wlhi sunduz waa ku qoslaa😅😅😅
Sundus maxa ku dhacey wax uso dhigi weydey 😊😢
Runtii walsheena Ladan barnaamijyo xiiso leh ayee galisay VIVA horey usoco
Wlhi sundus funny waaye 😂😂😂 anoo daalan bay iga qoslisaaa
Kkkk saaan u qosley
@ Wlhi they made my night 😂😂😂
Kulaha Afka kalaqaad kadib wixiba hal mar bay ku uruurisay 😂😂
@@barwaqofarax-ce9xr kkk wlhy imisa jeer bn ku ceshadey muuqaalkan
Sundus wllhi beera I cadaadisy😂 plzz part2
Wlhi ferihii ii xanunay san uqoslayay sundus say wan uradinaysay iyo sida ladan sanka loga siyay is so funny all my sisters😅😅😢😢
Ala sundus mid mhn. Beerkay i xanuujise cwa😂😂😂
Mnooli ani 😭💔
Ana kula midaa caw
Alla sundus wllhi qosol iga dhamaaday cawa😂😂😂😂😂
Sundus la,aanteed waa abar wlh waa qosol miiran 😂😂😂😂😂
Alla sundus Waa qof funny ah 😂😂😂😂😂 calls Haa I xanuuntay I dhaaf
7:09 alla ba.ayee sundus sanka sidee uga galisy ladan mucjiso😂😂😂wllhi hooyadey baa waxay na dhahdaa intaan cunto gurano ay way kugu badan thy mya hooyo waan cuni karaa hyeh marka dhamyn waayo sanka iyo afka ayan kaga shubi sundus hdda sidi bey ka dhabeysy sanka dalaq😂 ❤hooyo mcn allaha ku xafido cimri dheer cafimad iyo cibaado suban❤i. a all hooyinka somaliyedna sidaas oo kle i. a
Wllhi video ay sundus Ku jirto janal kasta ha ahade oon qosol udhimn majiro m.a funny 👸♥️💋
Allabeerka😂😂😂😂 ladan plz part 2🎉🎉❤❤
4tan san ujeclhy illhy uun ba og ❤❤❤❤
Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤❤
dharka ay ladan cidi xidhanthy meel iigu sheega asxaabeey waanka helay asturaad iyo qurux weeyaan wlhi Maashaa Allah
Sundus waa funny wllhi 😂😂😂
Wlhi meesha sundus joogto maan qoslin hadaan kaa yeelo😂😂😂😂😂
Na bal sundus away xalayna masodhigin cawana masodhigaysid miya cashaqena👸🥰
Gabdho Allaah ka baqa is astura dhalanyaranimo yaay idin qaadi xijaabkii quraan lagu sheegay xerta ragga hafid naaayn nin oo waxan kawadaa zinada indhaha wallyaal xijaabka sharciga qaata meel lesku soo joogo alla ogow ha raali galinin naftiina ee raali galiya Allaah اللهم هل بلغة اللهم فشهد
Barnaamij sundus Ka maqantahy barnaamij ba maaha wlhi😂😂
Gabdhahaan Waa iska jeclahay there are so funny 😂😂😂 4kala daran waaye
Ala sundusaa walahi saan uqoslayay imisa jeerayaan kuceshtay😂😂😂😂😂😂😂❤
Walaahi sundus waa funny kkkkk saa ugu qosley ilin iga timidkkkk
😂😂😂😂😂 alla caawa qosol iguma harin afar kala daran
Ladan maash allah barnaamishyo soo jiidasho leh baad keentaa
Please part two from d.jabouti 🎉❤😂😂
Sudus walhi funny waaye qosol😂😂😂
Ilhow sundus ha noowaayin team sudus aamin dhaha😊
Ala manooli ladan cidi noo soo Badi wxn cml ❤😂😭
Ala San u qoslayi ley Wan furay wlhy 😂😂😂
Alla Sundusey 😂😂see cml hee😂
Sundus ayada dhan funny kasa meysn thy 😂😂
Feerha iga fuuriyen wllhi gabdhahan 😂😂waaba qosol miiran 😂😂
Part 2 sundus iyo kiki
Ladan iyo samia
Sundus maxakakhaldan tolow waxdhan masodhiigto😂🥹🥹
Wllhi anigoo qoralka aqrin baa daremay in ay sundus wx samaynaYso wllhi sundus ciyaartubwaa u fadhidaa😅
Al saa uu qoslay lee sundus midmhn😂❤
Ani xitaa😂😂
4 tan sidan u jeclhy allow Hanaga qaadi ❤❤❤
Car ben wye dheh video ga jiif aya ku dawanesaa 😂
Been waaaye
Been cajero duboya😂
Wa run
masha Allah gabdho wada qurxoon idin kala garan maayee wada guuleysta insha allah
Sundus maxaa waye saan😂😂😂😂😂😂😂 ladan sanka laga siiyey😂😂
sundus wa qosol midhan ila samiya ayay dhabarka ka marisay 😂😂😂😂
part 2 ladaneeyy😂sundus dhib badanaa
4 taan waa igabadiyeen wlh horey usocda❤❤🎉🎉
Sundus mel ay jogto ha ka shaking wa xarabe cadiya berka icaysay 😂😂😂😂 ladan part two
Sundus qosol keey igadhmameysay ladan plz part two 😂❤
Sundus muuqaal kasta kuu soo dara waa qosol miiran
ANA UG HOREYAH CAWAA LADAN 😂❤LOVE BURAN
Sundus way idin khiyaantay ladaneeyYyy 😊❤😂
Malinta soo labisto maxaa qurunka usubisa kulaha sundus😂😂❤
Wlhi inta sundus siineyso 3jeer kusoo celcelshadey😂😂😂😂
Ani5
Alla walhi waa fuuray😂😂😂😂 Sundus waa imtixaaan😂😂😂😂
Kkkkkkk wllhi sundus qosolkee iga dhameysay😂afka igala fur kadhahay❤
Wllhi afartaan baa you tubeka igu haaya😂
Xijaab ka waa ku qurux badan tahay LADAN
Waar zunduz Zay ladn yeeshy😂😂😂😂
Walahay san uqoslayay kaliyaha ixanunay sibahan sundus say cidi ugashay😂😂😂😂
😂😂😂😂plz part two😂😂😂sundus qosolka iga dhamisay wlh😂😂
Wlhi ma noli sundus maxa qaldan qashin cml bey ugu gurtey ay waliba gacanta si racisey wan dhameyey kulaha 😂😂
Alla sundus markee ladan siineyso qosolkee iga dhameysay😂😂
4fartooda weey kala daranyihiin waa funny m.a sidaa isla jooga waligiin 😂😂😂 farxadiina hawaarto ladaney part 2soo sameey plz 😂😂😂
Sudus funny wllhi
TeaM ladan io Sundus Cabsi Cabsi 😂😂😂😂😂
Gabdho wa iga qoslisiisen walahi wax walan tihin sundus iyo samiyo😅😅😅😅😅
Abaayo parta too nosoosamay ladan cidi❤❤❤❤
Gabdhahi shactiroo socoto ayey noqdeen cawa 😂😂😂😂
Kaki iyo ladan ayaaba dhaamay waansuuxay runti m.a guuleyso huuno qaali I.a 😂😂😂😂😂😂😂
Wllhi sundus funny wye😂😂
waalahii qosolkaa igaa dhamadheey. 😂😂😂😂😂😂
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 alla ku weygiii 😂😂😂😅 noolada 🎉🎉🎉❤❤❤
Sundus fani waaye wllhi
😂😂😂😂😂😂😂Ladan maash Allah barnaamishyo soo. Jiidasho Leh band keentaz
Kusali nabiga scw
4 taan qosol igu dileen 😂😂😂
Fidowgaan anoo xanun san igo soo aady walhi waaa qosli waayey waa xanun sanaa😂😂
Gas waan isku kaa jigaadhay walaahi 😅😅sundus iyo samia dadkeena maaha😅😅
😂😂😂pls ladan part2
Alaa sunduuza cawa Wan isku kaadiyay wlh😂
Guys wllhi qosal and funny waye please part two so sameya waliba Afrtiinan I Support to you all together guys ❤❤❤❤ the video it is so funny keep going ❤❤
Alla sundus caadi maha wlhy naa gabadha sidee dhahday alla beerta wlhy beerka ii casaday
Maaanta adinka dhann labis waa idin fadhiYaa 😂❤
Allla sundus waa bashaashkoiiyo qofa 😂😂😂😂
Ladan vedio funny 😁 soobadi kana party two kasoosamee😂😂😂😂
Ladan xijaab soo kuma qurxana
Haa MashaaAllh
Ar kuwana qosol iyaga dhalay wlhi 😂
Barnamij kasta sundus halugudaro plz waba funny😂😂😂😂
alla sundus la,aanteed saan u qosli lahaa😂😂😂
Wlhi sundus caadi maaha waa fuuray 😂😂😂😂
Video gaa labo gor aa ku soo ceshtay inte sundus ladan rotiga seneeso😂😂😂😂😂❤ i love sundus so funny 😂😂😂😂😂😂😂
Sundus caadi maaha 😂😂
Wllhi saa uqoslaaye waa ilmeeye😢😂😂
Sunduss iLa xaLeY wX maSo dhiginn😢