Dhaanto Cusub 2021 Khadara dhaanto iyo Ayaanle Geele

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024

Комментарии • 49

  • @xasankaafiaxmad2509
    @xasankaafiaxmad2509 Год назад +5

    Holac iyo raagan hooska kla jeclen ❤❤❤❤

  • @laabsalaxcarays4035
    @laabsalaxcarays4035 Год назад +6

    Dhaantadaan waqti hore ba la qaaday 2016 bay ahayd ban u malayn al shabab bana lo qaaday lkn dadku in qabiil lo qaaday bay u qabaan

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 Год назад

      Alshabab koormay xili hore joogtay hawdka bari xigmad yaridaa

    • @abdulazizatl6752
      @abdulazizatl6752 Год назад

      Hhh Somali meelkasta wa qabil we ha diidin liyuu ogaden ba loo qaadee

    • @csamiicdirir3020
      @csamiicdirir3020 Год назад

      Qabiil dhulbahante ah baa looqaday alshaab xagay isku arkeen iyo liyuu bolis zxb ogaden oo dhan iyo reer yar oo axmad garaad la dhaho gaar ahaan reer hagar bay uqaden hagaro fiina baana haweytay tuducan alashaab dibaalaga daray dadkii qadayna walaxidhay alashabaa 2022 bay weerartay dds dhaanatadan 2016 baalaqaday

    • @Abdikani90
      @Abdikani90 11 месяцев назад +1

      ​@@csamiicdirir3020horta xikmad yarida da ka yabay ogaden iyo hagara kulaha 😂😂 hagar maha ee wa rag wwx fahan shabab 2016 mar bay degan so werar tay😂

    • @Dhagawayne-fe9zl
      @Dhagawayne-fe9zl 10 месяцев назад

      Shabashloma qaadine dhulbahantaa loqaday waana wax meel uyaala ogaaden sawkaleh hagar raafdiinabaa nahawaystayoo

  • @khadarbare7165
    @khadarbare7165 2 года назад +2

    gusha nasib ayay uleyihin new bolis gulesta libaxyal

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 2 года назад +5

    Cagdheer cagdheer dhashay waynootahay reer diini waligood waah niwasijireen doraad kuwiih ciidalawarahayay sooh new boils mahayn ay aydhashay

  • @awaarechannel1758
    @awaarechannel1758 4 месяца назад

    Ayaanle aad Ayaan u salaamayaa anagoo kuray ah inbadan ayaanu adhi wada raacnay

  • @user-ky6jy1ze4d
    @user-ky6jy1ze4d Год назад +1

    Oo hamuuyeeysan baa horey horey ugalay❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-uh3cn4mz3u
    @user-uh3cn4mz3u 9 месяцев назад +1

    Najiib dahiar shire weye sln

  • @kingroba7406
    @kingroba7406 Год назад +1

    Dhanto way dhaftay tan waa asal

  • @adenmohamoud2794
    @adenmohamoud2794 2 года назад +4

    Inkastood aad daaroodtihiin
    Calool xumaan idiin hayn

    • @lovenature8647
      @lovenature8647 Год назад

      Mxad Ola jedaa

    • @csamiicdirir3020
      @csamiicdirir3020 Год назад +1

      Zxb iska dhaaf alshaaba looqaday qaar baa leh lkn wan isfahmaynaa labadeenu

  • @nazreinmahatt7633
    @nazreinmahatt7633 Год назад +2

    Heestan waan necbahay waayo waxa laqaaday markii aan awoowgay cali cismaan baxnaan waayey

    • @abdirahmanadam4580
      @abdirahmanadam4580 7 месяцев назад

      Alle HAW naxariisto adeerky cali waraabe waxaan issues aragnay 2014 koora tooshe alle yaa raxma geesi

    • @bashkanuurka
      @bashkanuurka 7 месяцев назад

      Cali waraabe miyaa ello

  • @user-uh3cn4mz3u
    @user-uh3cn4mz3u 9 месяцев назад +1

    Abti qaali wa ku salamay

  • @aqoonkaab7994
    @aqoonkaab7994 2 года назад +4

    Waaw macaanaa

  • @AbdulqaadirWc
    @AbdulqaadirWc 9 месяцев назад

    Nayuu poolis waan jeclahy wllhi si kastoo ay dhantadii anaga noogu qaadeen me mareexaan😂

  • @adenmohamoud2794
    @adenmohamoud2794 2 года назад +3

    Dhaantadii reer Buhodle lagu jarbaashay

    • @cabdiqadar3307
      @cabdiqadar3307 2 года назад

      cabdi

    • @csamiicdirir3020
      @csamiicdirir3020 Год назад

      Heer buuhoole maahe waa ogaden iyo reer hagar wax isku dhima maah haday kufanayan angu hadan dhulbahtenhy waxba umahaysano

  • @user-fr3kw2rf3z
    @user-fr3kw2rf3z 2 месяца назад +1

    2:54

  • @Abdinasir-tq8ge
    @Abdinasir-tq8ge Месяц назад

    legend ayaanle❤❤❤

  • @Xaliye-vi7ex
    @Xaliye-vi7ex Год назад +1

    Liyuu police allha xafido

  • @muztafephilips9676
    @muztafephilips9676 3 месяца назад

    Ragii lagu nastay farda awliyo

  • @faaraxgawaaan7115
    @faaraxgawaaan7115 Год назад

    Dhanto fashilan hooga reerdinibaa nahaweystayoo durba waxan kahelay sida lohantiyay kulahaa

    • @inaabdinasir
      @inaabdinasir 3 месяца назад +1

      Rerdiini malaha 😂wax baro

  • @warsamekhaliif3523
    @warsamekhaliif3523 11 месяцев назад +1

    Mamada caadimahan

  • @faadumofay9079
    @faadumofay9079 Год назад

    Dhaanatadaana marakaana maqalo dhiigaa idhaqaaq

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 Год назад +1

    Ayy mamada. Codkeeda jeclahy. M.a🥰😍

  • @MaxamedMaxamuud-kl8vf
    @MaxamedMaxamuud-kl8vf Год назад

    Cod DaHaba iga dheH m.a

  • @gobonimodoon2387
    @gobonimodoon2387 2 года назад +2

    Waa Dhaanto Macaan

  • @AhmedHassan-tc9gu
    @AhmedHassan-tc9gu 17 дней назад

    Hooge reerdiiniya na hawaystayoo durba waxaan ka helay sida lo hantiyay hamuum yadii aan qabay haatan kula helaye iska hoyyo sidaasan ku kala hadhnaye😂😂😂😂 cagdheerey way inoo tahay

  • @MaxamedAxmedcusman-ir8te
    @MaxamedAxmedcusman-ir8te 4 месяца назад

    Dad cuqdadqaba lama wayo kkkk rerdini iyo waxlamid ah kamanan hadleyinin miskin ahhhhh

  • @lewangoalski6883
    @lewangoalski6883 Год назад

    Hagar baa na hawaystayoo😁

  • @kahiyadeco4848
    @kahiyadeco4848 2 года назад +1

    Imk
    K
    Kikiiiiiiiiiii

  • @ahmedsahal5599
    @ahmedsahal5599 Год назад +4

    Cay iyo layn bay isoogu daren tani hadaf kodi bay cayen 😂😂 hanbo tiray

  • @mahadcumar4030
    @mahadcumar4030 Год назад

    0