HAFSA QUEEN IYO HANAD OO AAN WAXBA ISKU REEBAN, "NAAG BOOGA LEH NINNA GUURSANMAAYO"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 сен 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

Комментарии • 84

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 месяца назад +4

    ruclips.net/video/HCBD4GVLtPc/видео.html
    SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HANAGA HILMAAMIN! MAHADSANID!

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 2 месяца назад

      Askaamu caleykum abaayo hadalkaaga waa run c/xaafid waa wiil daacad ah ilahay ha badbaadiyo mida xigta abaayo maanshaa alaah waxaad aad u jecelahay akhrinta qur'aanka inyar noogu sii dar oo noo sii akhri hadii aad awoodo adoo mahadsan insha alaah

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 2 месяца назад +9

    Abdixafid wa wiil edab iyo ixtiram iyo xushmad leh xafso oo xumeysey ayu dhahy wllshey bd thy MashAllah 🎉❤

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 2 месяца назад +8

    Ilahay dhalinyarada haso hadeeyo macsida haka qabto

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 2 месяца назад +5

    الخبيثات للخبيثين والخبيثون للخبيثات والطيبات للطيبين والطيبون للطيبات!! Dadka xun xun ayaa is leh . Inan fiican oo Diin iyo Akhlaaq leh isku ma aaminto saaqid!

  • @luulshire1152
    @luulshire1152 2 месяца назад +5

    Maashaa allaah quraanka alaha nagu anfaco 🤲🤲🩷

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад +4

    ILLAHEY QURANKISA AYUU NOGU SHEGEY IN NINKA XUN UU LEYAHAY NAGTA XUN EE SAAXIIBUL MACSIYA ADINKAA ISLEH

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj 2 месяца назад +8

    😂😂😂gabar qurux badan o xiyaban ma arkeysid ee iska amus qof walbo qofkiisa buu helaa ee waxaa ku sugeysa xafsa ama xafsa 2😅🦻

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад +4

    ACUDUBILAH WARDADKAN ILLAHEY KACABSAN MAYAN MIYA AAWEY WIXII DHALEY GABARTII GURSATO KAN MACSIDA KU FANAYO CUDUR BUU IGURIDAY BARI SOO DHEH

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 2 месяца назад +2

    Illahow Cowradena iyo Cowrada islamkaba noo astur

  • @rahmaali7625
    @rahmaali7625 2 месяца назад

    Sax wllhi naciimo aniga xitaa marqaati ayaa ku ahay mar horey ayaa sheegtay in qisadan so socoto naciimo illahay haku xafido abyo🎉🎉🎉

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 2 месяца назад +4

    Cabdi xaafid illahay baa jecel maskiin daacad ah buu ahaa

  • @user-fe8ym2um6u
    @user-fe8ym2um6u 2 месяца назад +3

    Subxanallah.Waa Gangestaro.Bisinka
    Kuligoodba sharaf maleh.Allaha sahlo.
    Abdixafid,isbaaro ayaa loo dhigtay.
    Kuwaas in uu u dhawaado ma'ahan.

  • @hibojama5798
    @hibojama5798 2 месяца назад +4

    Markaan arkayba waan ku xasuustay inaad tidhi waan sugaynaa waay iskeeni doonaan

  • @qamarosman6752
    @qamarosman6752 2 месяца назад +3

    Naciimo shukran xabibty xumaanta ayaad la dagaalantaa
    Allaha garabkaada ha galo 😊howsha aad wado ❤

  • @asmaosman8198
    @asmaosman8198 2 месяца назад

    Subxanallah waa fadeexadii ugu xun mid xuman ku faanaya Waa khira Zamaan الحمد لله بنعمته ممن ابتلاك وفضلني علي كثير ممن خلق تفضيلا

  • @Umuam
    @Umuam 2 месяца назад +5

    Asc naciimo alle haku barakeeyo

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад +3

    Waa yaab nin meel macsi ku faanayo midakale xafso maweysan mustaqbal laheyn walee quruxdan iyo dada yar yeysan kuuboon shegin 30 gaarto socotey

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 2 месяца назад +2

    Masha Allah waa runtaa ❤

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 2 месяца назад +4

    Subxaana Allaah

  • @israa2491
    @israa2491 2 месяца назад +5

    Warya nin dhowrsan aya gabadh dhawrsan hela adiga sidan ah ayaa rabtaa sharaf orod adunka iska soo qari cida tahay adaba iscadeeyay e xishoo kibirka iyo faanka iska daa doqon.kom

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh 2 месяца назад +3

    Nacimo Abayo Masha Allah alle ha ku xifdiyo adun iyo aqiro adiga iyo Familkaga ❤❤👍

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w 2 месяца назад +2

    Gabdhoooooy waaa maqashaaan wiil kaaaan yaaab wiilay dhaaawacday iyana waalaga aaa ray

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 месяца назад +3

    Manshalah nacimo horay ayaa u shegtey waaya arag hada tajau saas waxa soo socdo yaab😊 shilin walbo meshu is dhigo ayaa lagu gowraca maqli jiray walaahi beem mahan alahu akbar

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 2 месяца назад +3

    Alla kan wuu naceebayay war waxba hanoo keenine naga fariiso😮😮

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 2 месяца назад +2

    وعسي ان تكرهوا شياًً وهو خير لكم. Waxaan u malaynayaa Inuu Ilaahay u Roonaday C..xaafid waayo waa naag waalan xafsi. Hanadna sidaad tidhi gabadh fiican ma helayo . Ninka ugu xun wuxuu Rabaa I inuu guursado Gabadh wacan . Our culture is racist toward Somali ladies .. Somali girls behave well and that will be good for you here and after life !!3434:32 as you heard this Hanad guy Said , “ If I want get married and settle down , I will marry well behaved , religious and respectful lady” why not the other way young ladies . Every girl’s dream should be to marry a respectful man.

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 месяца назад +3

    Naciimo abayo aqligada. Maskaxadada allha haku barakeyo xbtiii

  • @Nujuumbra
    @Nujuumbra 2 месяца назад +2

    Subxana llah kan waa later wayn inta muqata inta uqarson ba kadaran! kuwa isku aminaya waa canke waliba gabadh sharaflu raba miyaa!!

  • @qajo9403
    @qajo9403 2 месяца назад

    Abdixafid videokaan haloo diro wa wiil yare please qofkii snapchatkiisa haayo misi tellphonekiisa haayo sidoo igu waan qaado videokaan wa Vidor qiimo badan masha'allah nicima waano fiican ba siisa abdixafid jzkllah ❤❤❤

  • @fafis2743
    @fafis2743 2 месяца назад +3

    Naag ku rabtaa iska yar ee qaraarka jooji.Gabdhaha islaameed aflagaadada ka daa.

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 2 месяца назад +2

    Ac waan ku salaanay gabadhaan Aaway waalidkeed maxaa qaldan

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 2 месяца назад +2

    Subxanallah Subxanallah

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 месяца назад +1

    Hadaan beesha kablalax daarood nahay siiba harti waan iska kaa cafinay hadaad wiilka miskiinkaa meeshii lagu xumeeyay ka baxday laakiin waxyaabaha aan dhaqanka noo ahayn illaahayna raaliga ahayn kabax kana toobadkeen wiiloow Allihii ku ku abuurtay unoqo

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 2 месяца назад

    Thank you sister ❤❤❤❤❤

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 2 месяца назад +2

    Cabdixaatid waa wiil yar oo aan waayo aragahay wax waaniyana ma helin maskiin

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 2 месяца назад +2

    Waalaaal nimco naataan waa albaab furan marka yay ku xiiqin tan

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 2 месяца назад +1

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan allh haso hanuniyo ceeb xishod maaleh acdubilh subxanllh

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад +2

    Oo adoo ciyaal suuqa miyaa gabar sharafleh ku aqbalee gabdhow waad maqleysaan ee shabel nagodka iska ilaliya

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 месяца назад

    Dadkan markan fiiriye waxa iso baxde cabtooy inee yihiin xafsane maskaxiyan wax wen ba ka qaldan Allah so hadeeyo

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w 2 месяца назад +1

    Yaaa alaaaah gaba dhaaan way muuno beeshay yaaa alaaaaah yaaaab fayuuus aaaaa aaacuudu bilaaah

  • @jumanaabukar1069
    @jumanaabukar1069 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 2 месяца назад +2

    Nabsi waa maguuraan koley uu Ku helo mar un abayo nacimo haa

  • @haniabdulle88
    @haniabdulle88 2 месяца назад +3

    Ala Somali maxay nimanka dalacsiisay 😅😅kulahaa naag booga leh ninna marabo, how about ninka boogaha leh sida sasaga oo kale kkkkkk walee naag sharaf leh kuma gursato adigana ileen sharaf malihide sheeko

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 месяца назад +2

      Mid dhohanbaa iska xareysaneyso

    • @haniabdulle88
      @haniabdulle88 2 месяца назад

      @@user-mk1gp2cw7o soomaahan 😃😃

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад +3

    Waad mahad santahay wllo hafza illaahay wiilkii yara ee cabdi xafid aydulantay alle waaka soobixiyey naagtas fadaro weeye

  • @fardowsa55
    @fardowsa55 2 месяца назад +1

    Habo can you talk about Xubi case? They say ex husband gave her Hepatitis B. I’m thinking it’s HIV because Hep-B it’s not that deadly then what they claiming

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 месяца назад +1

      Yaawaaye Xubi??

    • @fardowsa55
      @fardowsa55 2 месяца назад

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee oh you not on TikTok. How can I send you a video?

  • @zahrahassan3621
    @zahrahassan3621 2 месяца назад

    Waad waa nisay cabdi caafid haduu wax maqlayo ilaahay dantiisa hagaran siiyo waa wiil yar oo mustaqbal lehe

  • @ansalmaxamed8945
    @ansalmaxamed8945 2 месяца назад +1

    Abayo

  • @hamdijama7680
    @hamdijama7680 2 месяца назад

    Xafso dad maleh miyaa? Ehel maleh miyaa maxaa kudheeranmaayo

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 2 месяца назад +1

    Wcs wrb

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 2 месяца назад

    Nin sharaf leh nag sharaf leh hela

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 2 месяца назад +2

    Ana waan idinku sii xigaa 😂😂

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 месяца назад +2

      Sabriina waxaa tahay qofkii 4aad soo dhawoow walaal waan kusalaamayaa!

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 2 месяца назад +1

    Wuu kusugay naag walba oo sharafteeda dhawri wayda tanoo kale halagu sameeyo wiil yar oo miskiina ayay ku gaftay

  • @fadumomuuse5154
    @fadumomuuse5154 2 месяца назад

    😢

  • @khadraabdikhadar166
    @khadraabdikhadar166 2 месяца назад +2

    Asc anigana wa kugu xiga

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 месяца назад +1

      Khadra soo dhawoow walaal, haa adigaa ah qofka 2aad waan kusalaamayaa!

    • @hodanmohamedahmed703
      @hodanmohamedahmed703 2 месяца назад

      Yaa rabbi

    • @khadraabdikhadar166
      @khadraabdikhadar166 2 месяца назад

      ​@@dhaqaaqaaddhaxashidee
      Abayo nacimo wa ka qaaday ilahay haku xifdiyo sidad runta usii sheegtay waala lawada ogaa wan sugaynay saadaashadi wayna soo baxday

  • @jamilomohamednur7254
    @jamilomohamednur7254 2 месяца назад

    😱😱😱😱😱😱😱oo haadaa maadfurtay tiikalane 😂😂😂😂😂😂😂

  • @MunaMohamed-tj5bk
    @MunaMohamed-tj5bk 2 месяца назад

    Markad raadinayso qof dhawrsan adigu horta noqo qof dhawrsan

  • @xikmadkororso3201
    @xikmadkororso3201 2 месяца назад

    Oday ilma iska dhigaayo

  • @ansalmaxamed8945
    @ansalmaxamed8945 2 месяца назад

    Asc

  • @user-yk3dy9oc9c
    @user-yk3dy9oc9c 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤

  • @haa8793
    @haa8793 2 месяца назад +1

    Ninkaan waa narcissistic

  • @halimajama7814
    @halimajama7814 2 месяца назад

    Naa howy is qabo issavo qabo

  • @sadiyoigal7534
    @sadiyoigal7534 2 месяца назад

    Dadkaan halayska jiro aids ay faafinayaan

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 2 месяца назад

    Hafza is nest 🪹

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 2 месяца назад +1

    Wcs wrb

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤