Dorashada Axmed & Firdhiye oo Inta Axmed Gartay Garan waayey !! Xasan sh oo Hogii uu Qodey Ku dhacay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 ноя 2024

Комментарии •

  • @seed3966
    @seed3966 14 часов назад +10

    Asc reer ssc waa iney uhambalyeyaan maamulka jubbaland guul iyo gobanimo dheh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education 13 часов назад +5

    Hambalyo Madaxweyne Axmed, waxaan kuu rajaynayaa guul, caafimaad, iyo horumar adiga iyo ummadda aad hoggaamiso. Hogaamintaada ha noqoto mid xasillooni iyo barwaaqo u horseeda dalka iyo dadkaba. Waan kuu duceynayaa."

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc 14 часов назад +5

    Hambalyo hambalyo hambalyo hadaanu nahay reer Ssc waanu taageersanahay waxaan leenahay madaxweeyne horay usoco daarood oo dhan baa ku garab taagane ❤❤❤❤❤❤❤guulayso geesi

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 13 часов назад +4

    Guul jubba land from khaatumo ❤❤❤ axmedoow xanuuji oo meyd garaac mooryaan xasan iyo nedelka xamze

  • @FadumoXasan-p5b
    @FadumoXasan-p5b 14 часов назад +5

    Aaad iyo aad baad u mahadsantahay wariye firdhiye waad dhiirigelisay❤❤🎉

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 12 часов назад +2

    Masha Allah
    Runta ayaad shegtay.
    Guul guul Jubaland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @omargass-o5y
    @omargass-o5y 14 часов назад +3

    Waan hambalyaynayaa darwiish Ahmed madoobe runtii waa halyey cadowgayga iyo cadawgiiba meelbuusaaray. Congratulations darwiish.

  • @shamsaabdirahim4114
    @shamsaabdirahim4114 14 часов назад +4

    Hanbalyo maxaweyne axmed Isalan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdullahidekowkossar
    @Abdullahidekowkossar 14 часов назад +3

    I salute u all @nagaad tv from N.E.Province headquarter Garissa
    Runta siday tahay ayaad ushegtayo shakhsi kasto siyasi darood ah wa inay sida ay ku dhehantahay gesin8mo cikarnimo sida axmed madobe oo kale ay noqdaan.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 12 часов назад +2

    Hambalyo Hambalyo mudane madaxweyne Ahmed Mohamed islaam Geesi guul shacabka Jubaland,puntland iyo SSC Khaatumo State of Soomaalia guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK Garloogube DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 11 часов назад +1

    Maansha allaah guul jubaland❤❤❤❤❤

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 6 часов назад +1

    Hambalyo madaxwayne axmed islam WA runtii cidna aqoonsi ugama bahna mw firdhiye inan xassan munafaq gurgurte wax U ahayn wuu ogyahay doqona lo sheegi masyo😮

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z 14 часов назад +1

    Axmed Shmaxamed guuuuuuuuuuuuul biri kumagoyso insha Alah guulayso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 14 часов назад +1

    Hambalyo hambalyo Ahmed madoobe❤❤❤🎉🎂👏🏻🎉🎊🏇🏿🏇🏿🥰

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 8 часов назад

    Guuuuuul Ahmad Ma Doooobe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 6 часов назад

    HOGAAMIYE-XIGEENKA SSC-KHATUMO AYAA HAMBALO DIIRAN GAADHSIIYEY M.WEYNE AXMED MOHAMED ISLAM❤❤❤❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 14 часов назад

    ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 congratulations Hambalyo Hambalyo Jubaland waa ruuntada SSC KHATUMO aqonsi ugama bahna anaga isaqonsan From SSC KH GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 14 часов назад +1

    Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdijama1300
    @abdijama1300 14 часов назад +1

    Ahmed madoobe waa yaqaan sida daayeerada caqliga xun laykaga celiyo.

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 12 часов назад +1

    Firdhiye madax buur waa horgal xasan dhiiqo raacay

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 12 часов назад

    Hambalyo Ahmed nuur

  • @kamal171
    @kamal171 13 часов назад +2

    Kalsoni hadad laheyin waa wadhib

  • @aminam3470
    @aminam3470 14 часов назад

    Wa sax you’re right guul iyo gobaniimo

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool 13 часов назад +1

    Waaay ilatahy Firdhiye inaad Nairobi ku taqaanay oo dadka aad uga war roonthy 😂

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 12 часов назад +1

    Friday he is work with XASAN Dhiiqo and ISMAACIIL OMAR GEELE uf

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 14 часов назад

    Asc Mashaa Allah waad asiibtay

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 6 часов назад

    waa hadal run ah wll firdhiye maxaa ku dhacay sidii aanu filaynay uma muuqdo

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 6 часов назад

    HOGAAN FIRDHIYE WUXUU U HAYSTAA INUU MAGACAABAY XASAN IYO XAMSE

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 13 часов назад

    "Start where you are. Use what you have. Do what you can." - Arthur Ashe.

  • @maryanali9186
    @maryanali9186 14 часов назад

    Maashaa alaah axmed cumar iyo ogaadeen baa iska dhalay kaase dhulbahante iyo iidoor baa dhalay

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 13 часов назад

      Hhhh oo idoor iyo dhulbahante mxey qabaan😂

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 12 часов назад

    Aad iyo aad, Axmed Cadde waa raggeedii. Jecliyaa ninka rag ka gardaran banaan iska mariya.

  • @Basicrights114
    @Basicrights114 9 часов назад

    Maalinta aad dhalatay ayaa Allaah ku siiyay AQOONSI aan cidina kaa qaadi karin !!!!!

  • @abdullahimataan7461
    @abdullahimataan7461 12 часов назад

    ❤❤❤❤❤ good

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 14 часов назад +1

    War firdhiye xasan ayuu isu dhiibay😊

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 13 часов назад

    Xaga horumarka axmed wax badan buu ka qabtey weli mamul yimada oo dib u dhis ku sameyay waa dawlada jibland

  • @mudiali719
    @mudiali719 14 часов назад

    Waryaa Firdhiye culees jira heesta sidaa ma oran karo lakiin khatumo Meel Fican weey gaari inshallah

    • @mohameda7585
      @mohameda7585 13 часов назад

      marka hadal macaani hassan mamulgoboleed 3xaad oo darood baryo miyaa looga helayaa? Hadal adag iyo in uu gogol wada tashi Darood oo Puntland, Jubaland, Somali Galbeed, NFD iyo Inta reerku hadego Galmudug dhigo buu ku cadaadin karaa federalka. Lakiin baryada iyo in maalin walba muqdisho baryo loo tago marka uu kasoo daalo ha isku dayo arinkaas.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 5 часов назад

    FIRDHIYE WAA SIDA SOMALILAND 😂. ICTIRAAF BAA HORMARAY😂😂😂

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 5 часов назад

    SAX❤. WAA RUNTAA😂.

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 12 часов назад

    Guul Jubbaland

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 13 часов назад

    Viva axmed madoobe ❤❤❤❤

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 13 часов назад

    Afkooda iyo dhega hoodu isma maqlaan waa dad waalan ma fiyooba xasan iyo xamse

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 часов назад

    jubaland guul

  • @احمدسعيدعثمانعبدي
    @احمدسعيدعثمانعبدي 12 часов назад

    كما تدين تدان هذا حال أحمد مدوبة
    Xilligan dhircadaabe waa in lataageero

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 11 часов назад

    wa run ereygays firdhiye inu garto bay ahayd

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 14 часов назад

    Xasan maanta waxba somali uguma hadhin xitaa wasaradihii buu xarashyaa caasimad somli leedahy loogu tegimaayo halkii ugu dambeysay bay ka taagantahy

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 12 часов назад +1

    GUUUUUL Ahmad Madowbe

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 14 часов назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @anabahmed4924
    @anabahmed4924 13 часов назад

    FIRDHIYE. waa kalsoonidii oo qof ah laakiin waxaad ka ilduuftay marxaladaha iyo xaaladaha kala fog oo noocyo badan leh oo waxyaabo badani ku xeeranyihiin oo kallifaysa in aan isku si loo maarayn karin ee adiguna waxaad u baahantahay inaad si qota dheer oo aan caadifad iyo cid ku dayasho lahayn u qiimaysid arrimaha SSC ku xeeran iyo inay tahay maamul curdina oo daadejintiisii weli socoto aana u baahnayn islaantii derisku diric cusub ayay soo gashatay ee u baahan goorma iyo meeshee iyo sidee waxaan filayaa raggu rog rogga ummuuraha cul culus sidaaday mar mar gees maraan ee bal ku❤noqo memorigaaga iyo waxa ay SSC ka saxafi ahaan kaaga baahantahay!!!!!!!!!!!!

  • @Raho339
    @Raho339 12 часов назад

    GuuL 🟦⬜️🟦⬜️🟦🐎🔥💪✊👊🫵

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 14 часов назад

    M,FIrdhiye maxuma wuxuu doonayaa Soomaali weyn , EenXaafad marabo

  • @snw9257
    @snw9257 13 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 jaawabo gaagaban oo xigmada iyo haladayg🦁🦁🦁🦁💪🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️Axmed geesi daacad

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 14 часов назад

    Guuul og

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg 13 часов назад

    Madaxwayne firdhiye wax kasta waa la socdaa waqtigeeda ayuu la sugayaa taladu dag dag iyo fudayd uma baahna

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 часов назад

    dhulbahante waa dad unable dowladii soomaaliyeed idoor bey Lee dahey raaca iyagana wax dhalanteeda baa lagu sabaa sidii caruurtii .maanta kahor is maamula lama Oran aamusa oo qayila baa xasan yiri

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 13 часов назад

    Xasan Sh waa horor hus waa in layska yiraahdo

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 14 часов назад

    Godkiibuu ku dhacay

  • @munaahmed372
    @munaahmed372 13 часов назад

    Axmed Madoobe waa geesi birta calashaday .Farmaajo doqon dadkeed cuntay ayuu ahaa.

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 10 часов назад

    Absolute. Aqoonsi ugama baahni

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 13 часов назад

    Axmed madoobe waa libaax libaax dhalay. Laakiin Firdhiye waa Miskiin miskiin dhalay yes man ah. Isagoo kalena. Abaar iyo Jilaal. Midna uma dulqaadan karo.

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 12 часов назад

    Firdhiye ma. Garanwaayine sikaluu. U arkay. Axmed madoobena berihore ayuu baroosinka. Aaastay xasana. Godkii. Uu. Qiday. Ayuu ku dhacay

  • @Straight-yk8ic
    @Straight-yk8ic 10 часов назад

    Qabyaaladii oo qabyaalad cid ku caayaysa.
    Waxaad sheegayso cidda ku fekerayso waa idinka iyo inta uhoraysa

  • @Mideye157
    @Mideye157 14 часов назад

    Ma garanay Saad Jubaland iyo SSC aad meel u wada dhigaysid.
    Dawlad gaamurtey iyo mid Hada la dhisayo.
    SSC meelna cadow maanta ugama baahna.

  • @SharifIsxaaqShariifAdan-vc1xh
    @SharifIsxaaqShariifAdan-vc1xh 13 часов назад

    Jamaca meeshan waxey ku dhahdey maqfuruudi dambi batahy bay kudhahen😂

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 12 часов назад

    Waa sidaad markuu iyaga kasoo horjeedsado waxa ay walaaqanayaana diido waa khaldan yahay. Markuu iyaga lajirona waa saxan yahay.

  • @ahmedhirsi281
    @ahmedhirsi281 12 часов назад

    Somaliya waykala
    Tagtay sibuxda ha
    Ukalatagto yaan
    Anigu odhanlaha
    Sida Somalild
    Hasan, Ahmed,
    Dani,bixi,kuli way
    Khaldanyihin mid
    Pasta wanag iyo
    Xumantada waa
    Isugu mid isago
    Eegaya qabil iyo
    Dana kale

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 6 часов назад

    firdhiye sidii inan lasoo guursadey buu aamusan yahey ha is cadeeyo isaga iyo ismada dhaqanku

  • @25Aug23
    @25Aug23 14 часов назад

    Firdhiye ma axmed madoobe oo kaluu noqonkaraa

  • @CadeGude
    @CadeGude 13 часов назад

    Axmed wuxuu haystaa
    Airport
    Deked
    Wadamo kutiirsan
    Khayraad badeed
    MU firdhiye kaga maarmaa dawlada mikirifone baad iska
    Qaadatay inaadeer

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 14 часов назад

    firdhiye waa gashaanti gashaan Tina aamus baa lagu maheriyaa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 13 часов назад

    Axmad Madobe waa geesi ogaadeen isaga iyo Danayba

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 12 часов назад

    Dawladnimo iyo maamul xasan laga sugayaa majirto qofka naawilaya ama sugaya in Xasan Dawladnimo iyo horumar keeno waa qof caaq ah oo indha la’ Sanad iyo bar baa uharay muxuu qabtay? 0.

  • @AbdiwaliAhmed-d1y
    @AbdiwaliAhmed-d1y 13 часов назад

    Waan wataa ahmed hassan munaafaq shalay ma xasuusto miyaa nacaska😅

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 6 часов назад

    AXMED MADOOBE WAA SAXAN YAHAY OO DOORASHO XOR IYO XALAAL AH AYUU QABSADAY, WUUNA DIIDAY DASTUURKA XASAN SHEEKH UU DJIBOUTI KASOO QORTAY, CIIDANKA YAR EE BEESHA XASAN DHIIQO AH EE RASKAMBONI LA GEEYEY WAA LA DILAYAA INTA ISA SOO DHIIBTO MOOYEE INTA KALE.

  • @Raho339
    @Raho339 12 часов назад

    SSC-KhaaTumo State💙🤍💙🐎🔥💪

  • @Umo580
    @Umo580 14 часов назад

    🫶🫶🫶♥️♥️♥️👍👍👍✅️✅️✅️⭐️⭐️⭐️

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 12 часов назад

    Firdhiye waa kumeel gaar weli manoqon Maamulgoboleed buuxa
    Taas waa inad ogaataa iska hadalka waa laga fiican yahay iyo iskudirka
    Yuusan hadalka tegin ee wax isukula har

  • @baxsan698
    @baxsan698 7 часов назад

    Tusbaxa iska dhig dabiga iyo dulmiga u diyargarow

  • @munaahmed372
    @munaahmed372 13 часов назад

    Hanbolyo Ahmed Mohamed Islam

  • @CabdilaahiYuusuf-c1s
    @CabdilaahiYuusuf-c1s 13 часов назад

    Halkee lagu gumaystay daarood meelkasta yaa daaroday uun hayaan kkkkķkkkk ilaahay umada haka qabto wixii fidno wada

  • @SacdiyoJaamac-mj4yh
    @SacdiyoJaamac-mj4yh 13 часов назад

    Axmed madoobe waa askari firdhiyana waa shacab marka iskumid maha

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 11 часов назад

    Scabbard I aqonsan

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 13 часов назад

    ,axmaad waa shabab umadasna waa u afdubantahay cidrabto majirto adeer xoog wax lagu qadimayo wana laso qabanaya

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj 14 часов назад

    Nagadoow maamuul adkaaday o aan cidna u baahnen iyo maamuul curdanka ah ayaad isla meel dhigaysa ,cadayso mucaradada malin walba waxaad tusaale u soo qaadata firdhiye,isku xishood ninyahow.

  • @AdenAli-b8j
    @AdenAli-b8j 14 часов назад

    Kaymaha kaanbooni waa halkii shabab galijireen dawladu magasho reer jubalandnow waa laydin soogalay iska ilaaliya qaraxyada keymi hii waa lasoo galay kaambooni

  • @Ahmedo-qq3ve
    @Ahmedo-qq3ve 9 часов назад

    Waar Axmed madoobe 13 sanadood buu jiraa maamulkiisu madow & cadaana way dhiseen oo maal geliyeen, adna gelin baad jirtaa oo shalaad dagaal ka soo baxday ee is garab dhiga Maan gaabnimada ah nagala tag belaayo iyo qabyaaladii Buhoodlaa kaa dhex hadlaysoo waa ku fahamsanahaye

  • @BarkhadBashiir
    @BarkhadBashiir 9 часов назад

    Dalka mazuuliyad ayaa kaasaarane adeer kaalay oo dadkaa wax uqabo ilaahaybaan kugu dhaarshee.

  • @guleit89
    @guleit89 11 часов назад

    Talo mahaysid

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 13 часов назад

    Firdhiye ba waa yiri sidaas malaha adigaan maqal e

  • @massmass8300
    @massmass8300 14 часов назад

    Arinkaa jubalaand io axmed waa intaa aadsheegday👎👎👎👎👎👎

  • @BaasheCabdi-p7i
    @BaasheCabdi-p7i 13 часов назад

    Tusbaxa iska dhig neefow waad anbatee diintaadii waxaad ku badalatay qabiil

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 8 часов назад

      Iidoorkii baa meeshan munaafaqnimo iskugu soo wada tuuray. Tusbixiisa waxba kaama gelin diin iyo caqlina waa kaa badiyaa . Haddii aadan udulqaadan karin warkiisa xikmadda leh oo aad kuxajiimooneyso Ileen waad bugtaaye channel kiisa udaa. Simple is that.

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 14 часов назад

    Huwan faqash way midoobeen laakin wa sidi qudhaanjo badan oo wax iska dhicin karin marka adoon cagdheer axmed madoobe waxa xiniyo uyeelay kiniya iyo itoopia aya u hiiliye oo u dhexda ka galay ey ha moodin inu xarood xiniyihiisa ku yimid kismaayo waa cassimad direyd iyo jijigaba ha umaleyn caasimad xarood waligaaba ila siyidka ila afweyne waxad ahayd fulay magac somaliyeed wax ku ahaa oo gaar ahaanti waxba rag is dhicin karin 8bilood aya dumar xisaabsanayd xiligi gojacade lagugu qaawiye ed banka cidladaa ad kuso dhici kari weydey inad banaanla timasdow

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 14 часов назад

    AHMED ISLAM QABURO MA FAAGANIN

  • @Waryaa1234
    @Waryaa1234 14 часов назад

    Tusbax beenaale..😂 Firdhiye aqoonsi ha ka raadiyo Xasan ama yuu ka raadinin, maamul dhameystiran oo dastuur ka Somalia aqbali karo maaha, laakiin Jubaland waa maamul la aqoonsan yahay. Halkaas ayey ku kala duwan yihiin labadaas nin.

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 13 часов назад

    Kan waa Ahbal aan aqoon iyo caqli lahayn ,Ahmad madoobe waxa uu haystaa oo Xoog ku qabasaday dagaanada somalia ugu Dhaqaalaha Badan ,Waxa uu haystaa Dakad ,Madaar Diyaaradeed ,dhul hodana beero iyo xooloba lagu dhaqo Wabiga iyo biyo badan le,
    Waxa uu hada ku joogaa waa xoog xoog oo dagaanka ma lahan ,Ragii lahaana waa ka dhacsaday asagoo uga faaiidaystay Dagaaladii maxaakiimta oo uu qayb ka ahaa iyo Dawladaha Ethiopia iyo keniya ku gacan siiyay waana ogyihiin , mar ay noqotoba waa halka dagaalka ugu adagi ka dhici doono ,mustaqbalka ,laakiin hada isaga ayaa kismayo gudaheeda ka taliya , dagmooyinka kalena Argagixisada ayaa ka talisa maadama uu madaarkii iyo Dakadii haysto Argagixiso iyo dhulka dagaanada ku xeeran waa ku khasbanyihiin in ay waxna kala soo dagaan waxna ka dhoofsadaan ,
    Waxa uu dhoofiyaa dhuxusha oo isaga iyo Argagixisaduba ay gubaan dhirtii,waxa laga dhoofiyaa khudaar ,waxa qaataa canshuur Xad dhaafa,firdhiye laascaanood ayuu hor jooge ka yahay ee maxaa soo gala,
    Ahmed madoobe waxa xuduud dhanka bada ah la wadaagaa keniya inkastoo dagmooyinka bariga laga haysto ,wakhtigan waa ka maarmaa ninka muqdisho ka hadlaya ee aan Afgooye xukumin ,

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 8 часов назад

      War adigaa ahbal iyo qashinba ahe maxaad kucaayeysaa wiilkan?
      Axmedka aad sheegayso Xasan baa kasii xun. Kismaayana soomali baa wada degan. Waxna kaama gelin adiga meel kasta ruufyaanimo iyo iskudir baad lataagan tihiin maxaa adiga kaa galay kismanyo iyo waxa dega ama axmed madoobe iidoor xun oo cuqdadadi dishay baad tahaye kadhex bax soomali iyo arimahooda. Oo dadka kaa sharafta iyo caqliga badan afkaaga dheer ee qashuushka ah kacesho. Ibnu abaa gadhaa dhashii gumeystaha.

  • @mohamedabdi4977
    @mohamedabdi4977 13 часов назад

    dulidulidhalay ayaadtahay

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 14 часов назад

    SAXAFIGANI. WAA. BEEN. DAAC

    • @hoggaansane9275
      @hoggaansane9275 14 часов назад

      Maxaad ku haysataa, waa yaabe ,muxuuse been ku sheegay.

  • @Raho339
    @Raho339 12 часов назад

    SSC-KhaaTumo State🟦⬜️🟦🐎🔥💪