sida loo kariyo bariis zurbian hilib Yemen. طريقه تحضير زربيان اليمني باللحم👌👑

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 18

  • @mohamad8613
    @mohamad8613 2 года назад +1

    ماشاءالله 🌟

  • @khadroabdulle1577
    @khadroabdulle1577 2 года назад

    Mash Allah gacan Allah ha ku barakeyo

  • @mohamud8979
    @mohamud8979 2 года назад

    Maashaa allah

  • @canabcumar95
    @canabcumar95 Год назад

    alaahuma barik ❤️ jasaaka laah qeran ❤

  • @fardoussaraysso4521
    @fardoussaraysso4521 2 года назад +1

    Mashallah

  • @sara3muad950
    @sara3muad950 2 года назад

    Mashalh keep going

    • @suraya4128
      @suraya4128 2 года назад

      Mashaallah keep going 🤟

  • @shamsaibrahim3807
    @shamsaibrahim3807 2 года назад

    Masha Allah

  • @mohamedabdul1986
    @mohamedabdul1986 6 месяцев назад

    Mahadsanid walaal

  • @mohamedosmanadan3606
    @mohamedosmanadan3606 2 года назад

    Macalin top 👌masha Allah ❤️

  • @zakiaosman9721
    @zakiaosman9721 2 года назад

    Masha Allah 🥰🥰🥰

  • @aminamohamed672
    @aminamohamed672 2 года назад +1

    Mashallha keep going🫡 bro🥰🥰 mina Sharif🤤😋😋👌👏

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 года назад

    Aduunka waxa ugu cunto macaan waa Somalia iyo carabta dad dad restaurant Hadii cunto samay waa yabaysa wax Ka cunto macaan majiraan waa sababta cunto wa isku mid #masha I love Somali food mar naag smyso cunto nin sameeyo waxa lagaa khaladaad lagu arko sidaa in milixda sonkorta Ka badiyo Ku gareeyo lkn Marka naag samayso wax khalad Ku arki mayso dumarka waxa awood liyihiin in halmar samayeena afar shan Shay isku waqti tusaale iyada cunto karinaysa waxyaaabo kale samankarta Ka duwan waxaas lkn ninku halwax diirada saara wxaas marka dhameeyo waxyaabo kale bilaaba

  • @Umumaysa96
    @Umumaysa96 8 месяцев назад

    Saliid badan
    Nuskiilo basal ah aad u shiil ilaa ay buni ka noqoto ka gur
    Koob biyo ah oo sacfaraan leh meel dhigo
    Koob waxad ku shubataa koob zabaadi ah iyo nus koob sacfaranka ahaa ood so mirtay isku qas
    Ku dar 3xabo toon ah
    Qado yar xawash dhub
    Qado yar zinjibil
    Qando wayn xawash buur buur
    Qando yar hayl iyo qorfe shidan iyo nus qando filfil shiidan ah
    Qaando cusbo ah
    Qando yar khal
    Qando yar oo kalar ah
    Nus basashii shiilnayd ah
    Rubuc koob salidii aad basasha ku shubtay
    Labo koob oo biyo ah
    Kiiloo hilob adhi ah
    Qaando yar maraq digaag
    Isku qas waxaba
    Shan xaboo baradho ah ood soo dhishay uun ku walaaq
    Digsigaaga oo kulul saliid yar ku soo shubay deeto ku dar alaabtii aad isku qastay
    Dabka uga tag ilaa saacad dab dhexdhexaad ah siina uumi oo dhuxul ku uumi
    Bariiska sii karso waxad ku darta
    Qarfo
    Hayl
    Dhagoyare
    Saliid
    Biyo karsan
    Baris basmati labo koob iyo badh
    Ood sii radsatay saacad
    Dabka ha saarnaado ilaaa 10daqiiqo
    Ka miir biyaha
    Bariiska ku dar suugadii kuu karkaraysay
    Labo mid ku dar
    Basashii kuu jadhanaudna ku dar
    Iyo sabiib dabka ugaabi ilaa 25daqiiqo oo kale

  • @umusalahudin4998
    @umusalahudin4998 2 года назад

    Masha allah