Комментарии •

  • @CaliSandheere-x7r
    @CaliSandheere-x7r 32 минуты назад +1

    Waa sheydaan ee sheekh ha ku sheegin Sheydaankaan

  • @rukiaabdi1949
    @rukiaabdi1949 Час назад

    sheikh wa siyase aragte der wana aqonyahan بارك الله شيخ

  • @respectsave99
    @respectsave99 31 минуту назад +2

    Nin yahoow aqoon diin oo dhamestiran ma lihidee ee afkaga Qabso shiiqa waxba haku dhaginee

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 5 часов назад +1

    Wa run DAWLAD HUN DAWLAD LA.AAN AYAY DHAATA, Alxamdulillah nabada Allaha ino barakeeyo, mahadsanid wll cabdullahi dardaaranka fiican

  • @AxmadCiire-h7r
    @AxmadCiire-h7r 4 часа назад +2

    Shekh Allaha barakeeyee waa Mofakir Muslim Somaliyeed waxa aad lading digleedahay oo araktidiisa aad umucaradeena wax in aatahay Wahabi wareersan Shiicadana wa walaalheen Muslimiin ah ana had kuleh .

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 2 часа назад +1

    Maqrib time London, waa soo tukanaa Sheekh warkiisa waa u soo noqonaa Inshaa Allah.

  • @amalhaggar2799
    @amalhaggar2799 Час назад

    Alxamdulillah Guul ismaciil Omar geele Allahu Akbar

  • @nouradekanoura3164
    @nouradekanoura3164 47 минут назад

    Mahadsanid walal 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪💪

  • @dahaboawalehdirieh6335
    @dahaboawalehdirieh6335 40 минут назад

    Walahi waa runta walalo 🇩🇯🇩🇯🇩🇯💜💜💜❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴

  • @abdichakouristaroboy
    @abdichakouristaroboy Час назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 49 минут назад +1

    Shiikhu waa caalim mufakir qaali ah eebe ha xifdiyo
    Shiikhu run buu ka hadlay
    Ma waxad leedahay dikteetar iska aqbala war uma haysid reer jabuuti badan kooda baqtigaa u xalaal ah

  • @kamata850
    @kamata850 14 минут назад +1

    dictator iyo burbur waxbaa u dhexeeya 3rd way

  • @alihusseinali4412
    @alihusseinali4412 4 часа назад +1

    sheekhu waa runtii waxa uu sheegaayo ee ka hadal qabyaalada soomaali dishootay inta aad masalaha dabadhiganayso mushiikhda soomaaliwayn

  • @SaidaAli-l4r
    @SaidaAli-l4r 41 минуту назад

    Allah kabaq qabrigaa illashoo

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 51 минуту назад

    scw scw scw

  • @warwokayeh2089
    @warwokayeh2089 Час назад

    Shrukran wll jir oo jog abo IOG❤

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 52 минуты назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @rodaali169
    @rodaali169 28 минут назад

    Sheekh waa ismaaciil cumsr geele habrawadagi, waa run jabuuti adkaysi ayay ku jiraan angaa reer jabuuti ah, wadamadii oo dhan way is cuneen lakin jabuuti shicibkeeda waa sdkaysi badan yihiin, soo baro sheekh cabdiraxmaan

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 35 минут назад

    Waa sheekh qabyaladiiste ah

  • @IbrahimYacin-sf9zi
    @IbrahimYacin-sf9zi 7 часов назад +1

    اللهم انت سلام و منك سلام
    وانسألو الله سلام

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 6 часов назад

    HASBUNALLAHU Wa NICMAL WAKIIL, Allaha sahlo amuraha Amin ya rabbi

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 3 часа назад +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN ❤

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 55 минут назад

    sax wa shiikh hadalkiisa wll lacagtii shacabka isaga cunaa uun

  • @UmuMawada-x2j
    @UmuMawada-x2j 6 часов назад

    Ilahay namabado nolosheena aad ayn ugufaraxsanahay hadanahay reer Djibouti 🇩🇯 vive la république de d

  • @FahimaAhmed-to3bv
    @FahimaAhmed-to3bv 2 часа назад

    Scwscw Scwscw ❤️ ❤️ Aaaaammmiiin

  • @OmarNur-x3w
    @OmarNur-x3w 7 часов назад +1

    ❤ sxb nice Fikir kaga

  • @nouradekanoura3164
    @nouradekanoura3164 53 минуты назад

    Wa cheikh benale Djibouti wa nabad chekhu itobiya ayu nagasogalay Djibouti umadhalan

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l 4 часа назад

    Bismillah. Sheekhaan dad shisheeye ayuu ushaqeeyaa sheekh nimada ayaa lagu duubtaa waqtigaan hada lajoogo ilaahay hana asturo waa aakhiru zamaan soomaaliya wali qabiil ayaa lahayaa.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️✌️✌️

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 4 часа назад

      Istaaqfuru laah dheh waad denbaabtee maxaa shiikha kuu geeyey dulli alle ku badye

  • @rodaali169
    @rodaali169 32 минуты назад

    Asc sheekh cabdiraxmaan waa sheekh geesiya oo cilme iyo diinba yaqaan , madaxwaynihii Iran waa la jarjaray warkiisa lakiin waa run waxa uu ku hadlayo

  • @cumarciise7256
    @cumarciise7256 36 минут назад

    Scw

  • @KhadraAbdalla-ze4vl
    @KhadraAbdalla-ze4vl 6 часов назад +3

    War sheekhha ixtiraam buu kaa mudan yahay hadaad ra’yigiisa aadan rabin ma inuu qaldan yahay oo kaaga saxan yahay miyaa? Waa kugu ceeb inaad culimada iyo waxgaradka u gefto waxaadna tahay nin aan dhexdhexaad aheyn oo dareenkiisa keliya u muuqdo ma istaahishid in lagu daawado.

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 4 часа назад

      Sax khadra eygani ma istaahilo in la daawado

  • @SaidaAli-l4r
    @SaidaAli-l4r 42 минуты назад +1

    War yaa jabouti wax kama ogiid
    Ee sh kadag adi qabriga mad lagali jabuti innanay nollo kunol yihii

  • @adanhusseinabdi3366
    @adanhusseinabdi3366 7 часов назад +1

    Assalaamu caleykum . Sheekha waa runtiis. Wax xaq ah ayuu ka hadlay .
    Ogow Sudaan iyo Yemen waxaa burburiyay waa UAE.

  • @aminamoussa1173
    @aminamoussa1173 31 минуту назад

    Run bu shaigeya

  • @ibrahimjibrile9606
    @ibrahimjibrile9606 3 часа назад

    Viva.ismail cumar gelle

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 4 часа назад

    Xayawaankani ma istaahilo in la daawado culimadii buu ku gefayaa

  • @Aaliyah-v7d
    @Aaliyah-v7d 5 часов назад +1

    Waa run 100&100 wuxuu sheequ sheegay. come on, brother ha eedaynin sheikha.
    Ismaaciil waa murderous 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @moallim1000
    @moallim1000 14 минут назад

    Xaqqa Dhagax ha saarin Weriye. Reer Djabouti waa La cabburiyey. Waana la dulmiyey waa xaqiiq. Ismaaciil iyo Reerkiisa ayaa ka nool sida Xassan Shiikh.

  • @MohamedAliMoussa-x6v
    @MohamedAliMoussa-x6v 4 часа назад

    Nabad waan ubahanahay lakiii siidaan oo kaley maah waaan dalneey ee illahey haa sahloo

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 42 минуты назад

    Shiikha warkiisu run kama foga

  • @Junanilll
    @Junanilll 2 часа назад

    Ani ma,arko wax qaldan oo uu shiiqan shegay . Ismaacil cumar geele mesha wuu kudahay( madaxtinimada) sidas aya lagu nacay .

  • @nouradekanoura3164
    @nouradekanoura3164 51 минуту назад

    Walalkay wan kuwata runbad chektay

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 52 минуты назад

    That's your opinion.

  • @MadinaMahmoud-gt5hg
    @MadinaMahmoud-gt5hg 36 минут назад

    Asc walal ree djibouti waligod na makacayan

  • @famns-gv3ck3pd8m
    @famns-gv3ck3pd8m Час назад

    Farid guesi guesi dalay wa run IOG wan jeclnayay wlh don't worry

  • @hawamahdi-il3xb
    @hawamahdi-il3xb 2 часа назад

    Intasad risiq karadsanaysa sheekh afka kajedi waxad shegaysid waxa dhacya maha qoriga dabka ah lajogso warya

  • @famns-gv3ck3pd8m
    @famns-gv3ck3pd8m 2 часа назад

    Sheik maha kani wa al shabab

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 6 часов назад

    Sheekha Maxad ku haysataa..wax walba oo uu ka hadlo waa wax sax ah oo jira ..mida kale dadka reer djbaouti is badal ayay rabaan siday Somalia ba madaxdeeda u badasho ayaanu anakuna rabnaa.ismail oo 25sano fadhiya cidina marabto wadanki wuu baa,ay 😢

  • @xasancabdisanduuq4834
    @xasancabdisanduuq4834 2 часа назад

    Culumada ka dhamoow hadii kale subscription ayaa lagaala noqon

  • @foziaahmedhassan238
    @foziaahmedhassan238 2 часа назад

    Cheik mahaa

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 6 часов назад

    Wcs wll qali Amin ya rabbi, SCW SCW SCW

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 2 часа назад

    Sheekhu cilmibu kuhadlayaa ee adigu maxad heysa

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms 2 часа назад

    wuu inxiraafay oo waa shiici c/llaahiyow sheekhna wax kama oga liiska sheeqyada marhoraa laga saaray isagaana iska saaray koley anigu sheeq uma aqaan mar horaan arkay I uu inxiraafay

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 51 минуту назад

    sax sudaan masuuba ku dhacday wllahi

  • @Madina-mg6qm
    @Madina-mg6qm 44 минуты назад

    Sheekhan hal sano iyo bar inuu xirna adiga ma ogtahay

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 53 минуты назад

    sax c.lahi hadii madaxweyne uuw dhaca mala helo nabad siyad bara aragnay nabadii isageey racday iyo sharciga

  • @MOHAMEDALIMOUSSE
    @MOHAMEDALIMOUSSE 8 минут назад

    Shiikan wanjeclahay

  • @jiidhe1970
    @jiidhe1970 Час назад +1

    Waaruntii sheekhu. Nacnacda naladhaaf

  • @faarahmohamed8617
    @faarahmohamed8617 45 минут назад

    Shekhan wan ku wareray wax uu yahy mashiicaa masunibaa ma wax aanan gaa dhin oo Soo bixi rabaaa wax uu kahadley waligey ma fahmin

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 27 минут назад

    Iyagu waa hal qabiil oo kaliya

  • @medomar-w5s
    @medomar-w5s 3 часа назад

    Ce vrai

  • @kadraobsiye
    @kadraobsiye 13 минут назад

    Adoo kale cilmigiisa waxba kama fahmikartid waa nin mufakara oo aqoon yahan ah oo siyaasi ah ogowna waa habro wadaag isaga iyo geele

  • @Nuuralqalbi.raxadaquranka
    @Nuuralqalbi.raxadaquranka 14 минут назад

    Wadaadkan away diintii uu akhrinayey , hadii uu xukunka rabo muu is cadeeyoo ,war umada dab haku shidin dibadaha ayuu ka qzylinayaa .

  • @Amina-co2fd
    @Amina-co2fd 7 часов назад

    Shiiqa runtuu ka hadlay geele wuxuu yahay umada waa ogtahay

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 6 часов назад

    Shiico waa walaaala nahay sh maaahan laaakiiin waa mufakir aalaga yaaabaa

  • @SoudeyssiMahdi
    @SoudeyssiMahdi Час назад

    ismaaciil cumar geellee iyo cabdiraxmaan bashiir waa isku habar wadaag rumaad

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 6 часов назад

    Cabdilaahi ismaaciil sowaaha ninkii bayloodka dada yar kuxirey suuliga baran barada wehelkula noqdey ismaacoil horor hadhaafo jabuuti boqolaal aqoonyahan baajioga

  • @HousseinRobleh-wv5hl
    @HousseinRobleh-wv5hl 7 часов назад

    Walaal Cabdilahi mid aiga ayaa qiraaya dicteter inuu dalna ka dagin dadna kama tago

  • @abrahamsamatar-sp1qn
    @abrahamsamatar-sp1qn 46 минут назад +1

    Waar sheekhu wax khada muu sheeg in maxad la gariiraysa jabuutina xalada uu ku sheegayo waa run “lkn sheekha meel kale ayad kala qaaday ee sheeg “ sheekhana cilmi iyo madiba uu leeyhaay ee “ sheekhana waad weeraraysa sheekh shiblina ilin baa indhaha ka imin rabta sida aad u difaacayso waar culimadu waa isku mid

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 7 часов назад +1

    Hiil walaal hadhihine waa ciil walaal waa dawlada ugu cadawsan oo neceb somalia ma ahan shacabka ee waa axmaarka ina cudur geele doofaar

  • @MohamedAliMoussa-x6v
    @MohamedAliMoussa-x6v 4 часа назад

    Anakaa réer jabuti aah sheikh wuxu sheygayo waa runtii ee adiga maxa nagataqaan hada nahay reer jabuti

  • @ShukriCilmi-i9b
    @ShukriCilmi-i9b 22 минуты назад

    Sheekhan wax lagu qoonsado muu odhan

  • @mohamedabdulle9031
    @mohamedabdulle9031 7 часов назад

    Shiikhow xaal qaado
    Loooool

  • @amalhaggar2799
    @amalhaggar2799 Час назад

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq Час назад

    hadalka aad ku hadashay waa hadalka ahlul cilmiga dadkuna waa laba qolo dad ahlul cilmi ah iyagu waxay fahamsanyihiin sida wax u dhacayaan hadii fitmo bilaabanto dadka kalena waa cawaamta dadka ama caamo dheh iyagu ma fahmaan ilaa bishu hortooda timaado waxase ku jira kuwo caqliga kaga shaqaysiiya oo kuwad qaata waxa qayrkood ku dhacay runtiina maanta waa loo jeeda dawlad lagu kacay oo laga faaiiday ma jirto marka waxa fiican in la sabro oo la ducaysto dadka fidmo wadayaashana aan la dhagaysan oo ay ugu horeeyan nimanka siyaasiyiinta ah ee hadana diinta ku gabada ikhwaanul muslimiin waa nimanka wadaadkan ka midyahay ee carabta ka bilaabay kacdoonka ee silaca iyo saxariirka baday dad badan oo shalay gob ahaa

  • @ruqiasalah5744
    @ruqiasalah5744 5 часов назад

    War sheekha lacag ha ku raadinine ee ha kaa magan galo oo shaqo rageed yeelo

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 57 минут назад

    ee jabuuti madaxweynahoda wa kaligiis taliye taas ma ogid miyaa

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 3 часа назад

    Ma waxaad rabtaa ismaciil inuu lacag kuu soo diro waa sax wuukumaqlayaa sug

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 5 часов назад

    Waar shiikhu waa shiikha soomaali ugu aqoonta badan, eee niicda ka daa

  • @barkadlehismael8688
    @barkadlehismael8688 13 минут назад

    War nadhaaf

  • @HousseinRobleh-wv5hl
    @HousseinRobleh-wv5hl 7 часов назад

    Markaa sheekha maxd ku haysataz

  • @AsiyaBerger
    @AsiyaBerger 3 часа назад

    Candillahi huuno siyaasad ha ka hadlin! e reactionkaagii iska wado. Djabuuti buu sheikhu ka hadlayaa oo dhulkiisa ah. Dabayl is bedel baa east Africa ka socda, liibya io suudan midna ma nihin. Yaad u hiilisay hada?

  • @alihusseinali4412
    @alihusseinali4412 4 часа назад +1

    munaafaqaw waddaadada ayaad u soo dhigatee yuuna afku ku qaloocsamin

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c 5 часов назад

    Wuxuu ka hadlayo ma family kartidu kor uga bax

  • @djamaabdourahman
    @djamaabdourahman Час назад

    Dhilo

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 4 часа назад

    Waar nedel yahaw indhaha duufka ah lihi ka xishood shiikha baastard yahaw futada qoyskoow maxaa culimada kuu geeyey irsiq ilaahay weydiiso intaad ku dhiirran tahay culimada

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 5 часов назад

    Abdulahiyow yaan views kaa galin Culimada, Sheikhan faraha ka qaad umada la nool oo ottawa la dagan faaiido badan buu u hayaa, adiguse views raadisba baa tahay.Culimadu waa bacdal abiyaa dadka kugu xirana ha danbajin meelkale risaqada ka raadso.

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 3 часа назад

    Waa runtii sheekhu shicadu wa walaalaheen

  • @Nuuralqalbi.raxadaquranka
    @Nuuralqalbi.raxadaquranka 10 минут назад

    Mufakarow xaal qaado , aqooney dabka ba' .

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj 7 часов назад

    Muuse bixi muxuu kugu sameeyay waadiga maak bwalba ku taagane tuug khaa in ah oo xaasid ku ah Somalida qaar ka mida